Subac cali cilaan iyo kabiirka ma keenyay gadiska

2 macalin is bar bardhig

Пікірлер: 40

  • @sadiiqyare6756
    @sadiiqyare67564 жыл бұрын

    Ar maya🇸🇴cali cilaan Allow baraky

  • @adnaanaladala1597
    @adnaanaladala15974 жыл бұрын

    cali cilaan ninka kaliya aan ku daydo markaa ayada qadanaayo anigoo adiga cml u gidin maba joogi kari wlhi mar mar ayaa lee dhahaa tosi subac anoo da daas gaari mana jicli qaf iga wen inaa wax utoosiyo ilahey cimrigaada ha barakeeyo

  • @Masago2025

    @Masago2025

    4 жыл бұрын

    cadnaan toosiska ajiraa laga helaa ma ogid miyaa waxow so galaa tacalamal quraana waclahu xadiithki ahaay waana lagu bartaa quraanka maskaxdaadu waa xaadir ilaa 90 daqiiqo

  • @darmaanismaan6817
    @darmaanismaan68173 жыл бұрын

    Masha Allah Macalin Cali Cilaan Kuleh Codkiisa Allah Barakeeyo Aamiin.

  • @mohamedabdullaahinuur1300
    @mohamedabdullaahinuur13004 жыл бұрын

    M cali cilan copy iska daye ninla mid ah xita mala sugayo masha Allah

  • @burburshecalicilaan8440

    @burburshecalicilaan8440

    2 жыл бұрын

    Abwan shine beentaa

  • @cabdulahicali2300
    @cabdulahicali23004 жыл бұрын

    Macalin cilan

  • @dareencaashaq9792
    @dareencaashaq97924 жыл бұрын

    Qofkle oo lala bar bar dhigo ma la wayay

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi32113 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @hassanabdulahihassan9835
    @hassanabdulahihassan98354 жыл бұрын

    Mashlh eng

  • @hassankolan7820
    @hassankolan78204 жыл бұрын

    Cali cilan change gear farsamaysan ayuu u isticmala xaga badalida codkiisuna wuu kala hara.

  • @Masago2025
    @Masago20254 жыл бұрын

    maya haku sheegin cali cilaan copy in lagu sameeyo masahlano faruuryaha aw quraanka ka aqriyaa ilaaheeyna aqoon aw ku shubay waxaa jirto waqti subacoow kujuro aana latoosin e hadad gefto kobahaga iskaqaado lagu dhahaa ama dugsi aad

  • @maryamcusman364

    @maryamcusman364

    4 жыл бұрын

    Beentaa ma aha wlhi isku xaafad eheen dhalnyarada xafada wuu karbaashi jiray wee ka cabsan jireen xitaa wuxu ku tartantiinjiray haku neefsan ayada hadaa neefsato eberkaa tahay ka carar waaye meesha😂😂

  • @ceebkasaliimofficial2422

    @ceebkasaliimofficial2422

    3 жыл бұрын

    Kabiir ka

  • @abdullahiyusufabdullahi2766
    @abdullahiyusufabdullahi27663 жыл бұрын

    macalin cilaan

  • @ISMAACIIL12
    @ISMAACIIL123 жыл бұрын

    Cilaaaan

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Жыл бұрын

    Mashalah

  • @abwaanshiine3269
    @abwaanshiine32693 жыл бұрын

    Kabiirka ayaa ku sareeyo keyfiyada aayadaani

  • @abdifatahhassan8966
    @abdifatahhassan89664 жыл бұрын

    M.a cilaab

  • @salaadmaxamuud7666
    @salaadmaxamuud76662 жыл бұрын

    Macalin Cali cilaan

  • @zahramoalim670
    @zahramoalim6704 жыл бұрын

    m.a

  • @dhimbilwarsame7437
    @dhimbilwarsame74373 жыл бұрын

    Markaan kabiirka ku leh

  • @bafanabafana7988
    @bafanabafana79884 жыл бұрын

    Masham allh

  • @bashilaki219
    @bashilaki2193 жыл бұрын

    Intee iskaga ekeenayaan nin qofka le isladhigaayo goorma ayuu hormaraa

  • @nastexomuxudin6926
    @nastexomuxudin69264 жыл бұрын

    cilaaan

  • @abdullahimohamed6208
    @abdullahimohamed62084 жыл бұрын

    Ali Cilan wa mucjisada gadiska teda kale labada macalin isma shabahan dhanka codka

  • @xasankafihassan507
    @xasankafihassan5074 жыл бұрын

    Maya keenin lkn wuu so dhaweyaay

  • @mulkimohammud6057
    @mulkimohammud60574 жыл бұрын

    M.a wan ka hele subaca noso badi

  • @maqanemedia3988

    @maqanemedia3988

    4 жыл бұрын

    😂

  • @abdirahmanmohamed9983

    @abdirahmanmohamed9983

    4 жыл бұрын

    Makenin uma na dhawo 10 years udhiban xabad

  • @jirowtv

    @jirowtv

    4 жыл бұрын

    Masha Allah dhaman wa wada fcn yihin balse kabirka so dhawryn xita haba yarate

  • @axmedcali1885
    @axmedcali18854 жыл бұрын

    My ma keenin waligiisna keeni maayo

  • @yuusufmaxamuudcali3862
    @yuusufmaxamuudcali38624 жыл бұрын

    habeen iyo maalin ayee kala yihiin

  • @saadaqsaney1345

    @saadaqsaney1345

    3 жыл бұрын

    Sax wye

  • @burburshecalicilaan8440
    @burburshecalicilaan84402 жыл бұрын

    Makenin

  • @myrajochannel1
    @myrajochannel14 жыл бұрын

    haa wllhi wuu keenay Kabiirka

  • @yaasiinsheikhabdi2846
    @yaasiinsheikhabdi28464 жыл бұрын

    My

  • @yaasiinsheikhabdi2846
    @yaasiinsheikhabdi28464 жыл бұрын

    Muusan kee nin

  • @IbrahimIbrahim-yd1qz
    @IbrahimIbrahim-yd1qz4 жыл бұрын

    Cali cilaan nuucan magaarayo kan

  • @cabdishiikhipraaahim516

    @cabdishiikhipraaahim516

    4 жыл бұрын

    Ibrahim Ibrahim keenis meeshaas mataalo waxaan waa faataale cali cilaan wiligiis gaari maayo

Келесі