SUBAC Aakhir 4 macalin qaybta 3 macalin fadhi

Subac akhir 4 MACALIN qaybtiisa sadaxaad
Share dhaha
qaybta 4 wa so wadaaa
mar dhaw

Пікірлер: 37

  • @Masago2025
    @Masago20254 жыл бұрын

    mashlh 4 isku haboon waaye anaa kadhiman maha

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh89632 жыл бұрын

    Macalim fadhi waa masha alaah

  • @faafidacwadachannel6964
    @faafidacwadachannel69644 жыл бұрын

    Masha Allah rubaca ugu danbeeyo

  • @saciidumul
    @saciidumul4 жыл бұрын

    Aad iyo aad bad u mahadsantahy sxb wa sugayey subacan macan

  • @abdikadirmohamed4053

    @abdikadirmohamed4053

    4 жыл бұрын

    Mashlah wlhi ad ayow u mcan yahay cadi maha

  • @saciidumul

    @saciidumul

    4 жыл бұрын

    asad mohamed haa sxb aad iyo aad

  • @abdallamacalinchannel206
    @abdallamacalinchannel2064 жыл бұрын

    Waa lees helay wallhi yaaba nool

  • @abdifatahhassan8966
    @abdifatahhassan89664 жыл бұрын

    m.a

  • @abdifatahhassan8966
    @abdifatahhassan89664 жыл бұрын

    qaybta 4 aan sugaynaa inshallh

  • @maskacadde2026
    @maskacadde20264 жыл бұрын

    M.a

  • @mohamedaddowmohamed2156
    @mohamedaddowmohamed21564 жыл бұрын

    Mashaa Allah macalin maxamed jiinow Alle ha inoo dhaafo

  • @abdifatahhassan8966
    @abdifatahhassan89664 жыл бұрын

    saxip gulayso wa subacan sugaynay

  • @abshirmacalin1744
    @abshirmacalin17444 жыл бұрын

    Maasha allah wllahi waa leesku helay

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia39884 жыл бұрын

    Qaybta 1aad kzread.info/dash/bejne/pnqpzaqAeMnMYtI.html Qaybta 2aad kzread.info/dash/bejne/qXWZtshsnczRgLw.html

  • @abuukarabdukadir584
    @abuukarabdukadir5844 жыл бұрын

    Maashaa Allah subaca macalin fadhi ayaa wata

  • @zakialcadala3918

    @zakialcadala3918

    4 жыл бұрын

    3 dax ayaa laga tumay waa laga xisho wayay lkn

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia39884 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/pKGNmrGxfa_Loso.html qaybta 4aad

  • @macalincareer539
    @macalincareer5394 жыл бұрын

    Masha allah waye lkn MAQANE Media dhex dhexad kama ahan subacan in qofna laga Jaro qofna aan laga jarin maficna tankale ayadas banaanka eytal oo waxba ma aadan jarin qof aan quranka gafeyna majirto mahadsanidiin

  • @abahaaabahaa2154

    @abahaaabahaa2154

    4 жыл бұрын

    Mcln saxwaaye saa sheegtay waaye wax majarno

  • @faafidacwadachannel6964
    @faafidacwadachannel69644 жыл бұрын

    Afkiina caano halugu qabto

  • @ahmedyare2694
    @ahmedyare26944 жыл бұрын

    Masha allah

  • @cabaasnuurhilowle9952
    @cabaasnuurhilowle99522 жыл бұрын

    muuqaal maleh miyaa subacaan

  • @saciidxaajimohamed8183
    @saciidxaajimohamed81833 жыл бұрын

    macalin fadhi waa waa la qaraacay ciyaartu 2-1 bey ku dhamaatay

  • @muhamudlugey7919
    @muhamudlugey79194 жыл бұрын

    iyo tii labaad

  • @ismailmoalim1099
    @ismailmoalim10993 жыл бұрын

    Walalow awalka xagen u raadshaa

  • @muhamudlugey7919
    @muhamudlugey79194 жыл бұрын

    Tii kowaad aawday

  • @maqanemedia3988

    @maqanemedia3988

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/pnqpzaqAeMnMYtI.html qaybta 1aad wataa bro

  • @beenisali6594
    @beenisali65944 жыл бұрын

    macalin fadhi waala garacay ee maxaa loo jaray maqane

  • @mukhtarmadobe8982

    @mukhtarmadobe8982

    4 жыл бұрын

    Maqane cadaald mawadyo bro

  • @mohamedaddowmohamed2156

    @mohamedaddowmohamed2156

    4 жыл бұрын

    Waan ognahay tacasub ayaa galay maqane

  • @mohamedaddowmohamed2156
    @mohamedaddowmohamed21564 жыл бұрын

    Macalin fadhi aayda wuu gafaa maxa u jartay

  • @maxamudmuxidiin9751

    @maxamudmuxidiin9751

    2 жыл бұрын

    Ayade gafay sxp

  • @zakialcadala3918
    @zakialcadala39184 жыл бұрын

    Maqane alcadala mahan macalin fadhi marki ow gefay wuu jaray inta adaan so gelin ayaan la soconay waxa dhacay iyo sababta subacaan loo dubay lkn subscribe ka aya kala naqahaynaa

  • @mohamedaddowmohamed2156

    @mohamedaddowmohamed2156

    4 жыл бұрын

    Kala noqo saxib waayo qoysnima inaa ku qaad ma fiicno adeer

  • @xaqiiqdoon9448

    @xaqiiqdoon9448

    3 жыл бұрын

    Sababta maxa ay ahayd

  • @badarmacune113
    @badarmacune1134 жыл бұрын

    M.a

Келесі