Su'aalo Iyo Jawaabo || Darsiga 7aad || Ramadaan 2021

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 36

  • @sahroali1967
    @sahroali19673 жыл бұрын

    Amiin yaa rabi Wcs wr wbrt jazakallahu kheyr

  • @ikraamaadam6437
    @ikraamaadam64373 жыл бұрын

    ماشاالله

  • @amalcumargood1270
    @amalcumargood12703 жыл бұрын

    Mashaaa alaah sheekh cumar dirir ale hakuxafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba54773 жыл бұрын

    Jazakumullahu khayr

  • @umuadam777
    @umuadam7773 жыл бұрын

    Mashallah

  • @user-lf8jo2jz3k

    @user-lf8jo2jz3k

    3 жыл бұрын

    الله يبارك فيك

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi43743 жыл бұрын

    Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe24453 жыл бұрын

    MASHA ALLAH

  • @habonhasan2737
    @habonhasan27373 жыл бұрын

    Sheekh Allaha ku barakeeyo halkee baan suaalaha kugu soo diri karaa

  • @abdirahmanbiihihome7982
    @abdirahmanbiihihome79823 жыл бұрын

    Mansha allah shekh maxamed Cumar alleh ha barkeyo

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen12933 жыл бұрын

    jasakalaah khayr

  • @janagalerabiish3469
    @janagalerabiish34693 жыл бұрын

    Alle hanagu anfaco sheikh su'aalaha iyo jawaabaha kuwii ka faa'iidesta alle hanaga dhigo jazakallah sheikh

  • @abdukadirhashi3748
    @abdukadirhashi37483 жыл бұрын

    Mashaa alaah

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj3 жыл бұрын

    Asc walalahyg qalig Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏

  • @hibaaqabdiali6080
    @hibaaqabdiali60803 жыл бұрын

    Mansh allhi

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse3833 жыл бұрын

    Asc SH Maxamed Dirir jasaka Alahu kheer Ramdanta mubarak Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi waxan kale o aan salamaya dadiyaha kula dadihin barmamishka Asc dhamantin jasaka Alahu kheer Ramdanta mubarak

  • @raximamaxamed424
    @raximamaxamed4243 жыл бұрын

    Maansha allh

  • @SacdtheqqyoAxmed
    @SacdtheqqyoAxmed3 жыл бұрын

    Shiikhaw ejar allah kaasiiyo suaalah xageen kusoodiri karaa

  • @sulekhaahmed3550
    @sulekhaahmed35503 жыл бұрын

    Acs sheekha allahaka abaal miriyo su aalo badan oo diini ah ayaan qabaa waxana doonayaa in aan kafaaiidaysto sheekheena waxbadan ayaa mugdi igaga jira sida salaadaha habeenkii ladukado xageen ku soo qoraa

  • @akasha6740
    @akasha67403 жыл бұрын

    Sheekh Alleh darti ii gu soo duce carur baa qar casi igu yihin qarna iga bukan

  • @ruquyo3326
    @ruquyo33263 жыл бұрын

    M.a sh soaash xagee lagu sodiraa

  • @camuudiprintingcenter9320
    @camuudiprintingcenter93203 жыл бұрын

    Sheekh Alle haku xafido. Maashaa Allaah

  • @saidbare5850
    @saidbare58503 жыл бұрын

    Asc walal wanidukixirnahay codkaduuyaryah

  • @qadanosman5574
    @qadanosman55743 жыл бұрын

    Asc sheqa wan kusalamaya salanqali ah sheqo waxan kunolaha

  • @GAROW2000
    @GAROW20003 жыл бұрын

    Asc sheekha halkee loogu soo dirayaa su,aalaha

  • @Taliso1
    @Taliso13 жыл бұрын

    Asc magacay waa fadxiya shiikha waxan waydiinayaa waxan ahay gabar aan family ka da la nolol yacni kaligeed nool marka sakatul fidriga ma anaa iska bixi naya mase abahay baa lagu lee yahay ? Hadii se aniga la igu yee yahay maxan bixiyaa ?

  • @qadanosman5574
    @qadanosman55743 жыл бұрын

    Wadanka kenya magalada nairobi magaceyga wa qadan osman sualban kuwaidina hoyade ojogto badiyaha gashamo equnoshay ina wado wedidey sheqow maxansameya ad ilatalilehed wayel waye maxansameya meshojogto ina kuhayo weiguadagtahay sheqo ALLAH aquxafido

  • @absentminded1527
    @absentminded15273 жыл бұрын

    Asc magayga waa axmad shiikhow hawaynay rag imaam ma unoqon kartaa

  • @kafiyasulaiman7685
    @kafiyasulaiman76853 жыл бұрын

    Asc wll Alla haydin barakeeyo dhammaantiiba .su'aashayda Marka aan rabo in aan dahaaro qaato bacda caado ma sii xidhan karaa soonkii maalintaa aniga oo aan dahaaro qaadan laakiinse salaada duhur u dahaaro qaadanaya anoo sooman salaadii subaxse aan tukan ?

  • @nastehobashir309

    @nastehobashir309

    3 жыл бұрын

    Wcs wllo ha wad xidhn krta soonka adoon tuknyn ood marka is leedahy daharo qaado malinta aad soonka xidhity

  • @haniabdiahmed9663
    @haniabdiahmed96633 жыл бұрын

    Suaala halkaalagusooqoray

  • @absentminded1527
    @absentminded15273 жыл бұрын

    Asc magayga waa axmad shiikhow hawaynay rag imaam ma unoqon kartaa

  • @Haysarc

    @Haysarc

    3 жыл бұрын

    Sheekhu wuu ka jawaabay su’aashaa video ku so dhafay dib u daawo

  • @absentminded1527

    @absentminded1527

    3 жыл бұрын

    @@Haysarc sxb waa vediogee ayaagoo Dhan waa daawaday manaheline