Su.aalo iyo Jawaabo Baraha Bulshada ll Q.21aad ll Sheekh Dirir

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 9

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40Ай бұрын

    Masha Allah Tabarakallah Jazaakallahu Khayr Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

  • @abdirahimxaraaro4617
    @abdirahimxaraaro4617Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @mohamedaffey7722
    @mohamedaffey772225 күн бұрын

    ❤❤❤. Maa shaa Allah

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail426428 күн бұрын

    Jazakallaah khayr

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse38327 күн бұрын

    Asc SH Maxamed Dirir Ilahay haku xafido Adunka iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin iyo dadihiyasha kula dadihinaya barmamishka dhamantin JASAKA ALLAHU KHEER

  • @luulibra2023
    @luulibra202329 күн бұрын

    Asc shiiq mgacaygu waa Luul muqdisho jogaa waxaan rabaa inaan ku weydiiyo hadii anigoo salaad kujira ilma war wax igu dhufto kadibna aan kaqaado oo aan tuuro saladii ma iga burtay?

  • @NimcoCuma
    @NimcoCuma29 күн бұрын

    Asc sheekh magcaygu wa nimco jamac muxumed waaxn ku nolahy abaarso ayan degenhy waxn ahaa marwo la qabo ninkygi ayaa diin cay noqdey markan isku dagalny een ku idhi daa cayda aad diinta cayeyso marwalba. Uu deyn wayey ayan ana gogoshi ka diidey oon ka gabiyey kana tagy oon ka dalbdey furitan sheekh maxy diintu ka qabtaaa ma se ka furanhy ninkaa?mahdsanid sheekh

  • @mohamedaffey7722
    @mohamedaffey772225 күн бұрын

    Ascww Sheikh Magaceyga wa Maxamad Ahmed waxa kunolahy Kenya waxan qaba Laba sualod. Ninka hadii Xaskiisa kudoho Kuma rebiye igatag Maka furmeysaa mahad sanid sheikhuna. Suasha Labad 2; Ninka hudu kudoho Xaskiisa kumaba qabi wad iga furantahay Maka furmeysaa mahad sanid sheikhuna.

  • @indhergarrad4893
    @indhergarrad4893Ай бұрын

    Asc shikh mohamed dirir wa Faysal mohamed hashi waxan joga wadanka Mozambig masjidka an salada ku tukano wa masjid dadka aan ku filayn dadka qaar ayan salada jimcaha waxay ku tukana mel masjida ugu yaran u jirta 20 mitir masjida iyo meshana waxa u dhaxaysa waddo dad maran dumar qaawan aya xitaa ku jira dadka meesha maraya saladas maxay noqo naysaa