No video

SU'AALO IYO JAWAAB┇SH MUSTAFE , ALI MOHAMED SALAH , MOHAMED IDRIIS

NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN
www.youtube.co...
LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS
Jazakumullahu khayran
#nurulislam #subscribe #nurulislam.

Пікірлер: 56

  • @abdinaaficabdala7559
    @abdinaaficabdala75594 жыл бұрын

    Ilaahow noo xifdi culamada oo janada nagu kulmi

  • @foosiya7899
    @foosiya78994 жыл бұрын

    Maashaalaah alxamdulilaah ilaaha islaamka inaga dhigay ayaan u mahad celinayaa culimadeena ilaahay ha barakeeyo ilaahay culimada islaamka oo dhan ha xafido ilaahay haynagu anfaco diinteena barakada badan

  • @mansurahmed5069

    @mansurahmed5069

    4 жыл бұрын

    Allaahumma Aamiin

  • @zamriyemohamed9596

    @zamriyemohamed9596

    7 ай бұрын

    اللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️

  • @caishocumarmaxamuud863
    @caishocumarmaxamuud8633 жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا الجزاء

  • @muhammedalaahi5372
    @muhammedalaahi53724 жыл бұрын

    Man sha alh barakalah sh mustafe ,sh abdirashid ali sufi ,sh mohamed umal,sheikh shibili. Sheikh mohamed idiris.sheikh dr ali mohamed salah dhamaantin Allah ha idin barakeeyo.rabbi cimriga iyo caafimadkaba ha idin siyaadiyo. Allah jannada ha inagu kulmiyo aaaamin aaaaamin . Long life

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95967 ай бұрын

    آللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه آجمعين ❤❤❤❤❤❤

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif69333 жыл бұрын

    Mashaallah illahey hanooxafiido sheeqyadeena qalligabadan amiin yaa alllaha 😍😍😍🙏♥️🙏🙏😍🙏

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95967 ай бұрын

    آللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸🤲❤️

  • @dayyowibnuabdiqadirdayyow6352
    @dayyowibnuabdiqadirdayyow63523 жыл бұрын

    Allow barake culumadena

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95967 ай бұрын

    الحمدلله ❤️❤️❤️

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95967 ай бұрын

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95967 ай бұрын

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishaadan1920
    @aishaadan19204 жыл бұрын

    walhi sheekhyadaas su aashaas waa lagu sugay maasha alla sheekh maxamedna si wacan buu uga hadlay

  • @suhuramaxamad2013
    @suhuramaxamad20134 жыл бұрын

    Mash Allah sheikh Allah darti bankujeclahay

  • @faisalabdi5897

    @faisalabdi5897

    4 жыл бұрын

    Sheikhey waye suhura sheikh aad jeceshahy sheikh badan ayaa fadhiso adiga hadalkaga hal ayaa doratay

  • @ummuadna4664
    @ummuadna46644 жыл бұрын

    Allaha idin xfdiyo nurul islam

  • @foos7330
    @foos73304 жыл бұрын

    Asc maasha alah ilaahey ha barakeyo culimadaena 🤲🤲🤲🤲🌹♥️🕋

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe8164 жыл бұрын

    Mansha allah allaw culumada noo dhawr aduunyo aakhiroba

  • @khadarlbnuabdulahi8600
    @khadarlbnuabdulahi86003 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @user-wl5ub9dz2k
    @user-wl5ub9dz2k4 жыл бұрын

    Mansha llah waaraa run way ku ciyaaraan alle haka ajar siiyo culumida

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem71794 жыл бұрын

    Maasha allaaha illaahow Noo xiftih

  • @asmaabdi3542
    @asmaabdi35424 жыл бұрын

    Mashallh sheekhyadeena alle ha barakeeyo

  • @heplahepla9224
    @heplahepla92244 жыл бұрын

    Allah culimada Allah ha xafiido amiin

  • @cabdisalaansaeed7737
    @cabdisalaansaeed77374 жыл бұрын

    Maansha allaah alle habarakeeyo

  • @updynajep9179
    @updynajep91794 жыл бұрын

    Ilaahayow idin dhowr oo idin xafid oo idin barakey oo janada idin geey insha alllah

  • @ppmobile1826
    @ppmobile18264 жыл бұрын

    maasha allah❤❤❤

  • @abdirizakganbe1986
    @abdirizakganbe19864 жыл бұрын

    mashaallh

  • @awa123kaka4
    @awa123kaka44 жыл бұрын

    Masha allah

  • @happyjj8891
    @happyjj88914 жыл бұрын

    maanshaalah

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad55494 жыл бұрын

    ماشاء الله الله يبارك فيكم جميعا ونفع بكم مسلمون يارب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم عز الإسلام والمسلمين

  • @aalaayasin1482
    @aalaayasin14824 жыл бұрын

    Mshlah Seikh ALI IYO SHEIKH MUSTAFE Ayaa igu raacsan iney isku EEG YIHIin

  • @ConfusedStars-xt9ww
    @ConfusedStars-xt9ww2 ай бұрын

    Haddii aad ka heli karaan 🎉❤😅😢😂😊

  • @ivaanahassan5702
    @ivaanahassan57024 жыл бұрын

    WAA RUN WA KU CIYARAAN RAGEENA SOMALIDA AH WAXAY U BAHAN YIHIIN WACDIN BADAN IYO ALLE KA CABSIGANA WAAKU YAR YIHIIN

  • @issackdahirhaaji9964

    @issackdahirhaaji9964

    4 жыл бұрын

    Oo maxa dhaceyna raga somalidu maxay ku ciyaaran

  • @ivaanahassan5702

    @ivaanahassan5702

    4 жыл бұрын

    issack aqri kadib adaa fahmaysid waxay ku ciyaran ragena somalida ah

  • @issackdahirhaaji9964

    @issackdahirhaaji9964

    4 жыл бұрын

    @@ivaanahassan5702 maxan akhrini mise culimada ayan dhageystaaa

  • @ivaanahassan5702

    @ivaanahassan5702

    4 жыл бұрын

    @@issackdahirhaaji9964Ha walal dhagayso culumada markas oganaysa ragena siday wax udayacaan

  • @moonsun8500

    @moonsun8500

    4 жыл бұрын

    ​@@ivaanahassan5702 waxaan rajeyayaa in aad ka hadleysid dayaca ay ragu dayacaan dumarkeena iyo caruurtaba oo gabadhi miskiinta aheyd ee ay soo guursadeen dhowr sanno ka hor hadana la guursada gabadh kale , oo hadana qaarkoodba saddexba kaga dhigaan , iyo sida fudud ee ay rafgu u furaan gabdhaha masaakinta , iyo in ay qaarkoodba caruurtooda ayna biilba siinin oo ay dumarka ka sugaan , aad baan oga naxaa wale gabdhaha somalida , xataa maxkamad xaqeeda oga qaada ma jirto , shaqooyin sida u badan oo ay dumarku qabtaana ma jiraanba , walina anigo wadamo badan ku noola , waligay maan arag dumar ka fiican gabdhaha somaliyeed , waaba masaakin wale , ragga somalidu umuba qalmaan

  • @ijaaboosoble4925
    @ijaaboosoble49254 жыл бұрын

    Waxaa jira oo rabileheen inaa ogaado lacagaha sarifka wayadaan danbe lagu waashay ee intaa 1000 ghiibato bil walba 300 lagu siinaayo ma xaraami baa mase waa xalaal yaa igu dhaama ama culumada suaali kara mahadsanid

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif69333 жыл бұрын

    asc walladeey kheyr jeclaay fadlaan waxaan ahaay walashiina soomaliiyeet fadlaan iguucaawi sumscrbta like sherta isaara sumayo hijaama illahey haniisharfo aduun iyo aqiiiro 😍😍🙏♥️🙏♥️

  • @shukricali4325
    @shukricali43254 жыл бұрын

    mansha allah allaw culimada nodhawr

  • @ummuayan8227
    @ummuayan82274 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ummuayan8227
    @ummuayan82274 жыл бұрын

    Jzk qayeer sheq

  • @ak.0-010
    @ak.0-0104 жыл бұрын

    gaalada markey dhintaan xoolahod waxey siiyan ruux aan lahen dad oo dhibateysan dadba jida kadhofijiray tigid dad loogu shafqalduleliyay oo falastin kagadan jiray dad soomali markey dhimato qofkas siay udhaxlan

  • @user-xo5eb6yv9n
    @user-xo5eb6yv9n4 жыл бұрын

    مدرسة معلم عثمان لتحفيظ القرءان الكريم madrasada Barashadda qu.raanka kariimka ee Macalim Cismaan hab online-ah kaga faa'iidayso; 063449312 /0614553498 what'up , imo , massenger.

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95967 ай бұрын

    آللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤🤲❤️

  • @safiyasafiya7822
    @safiyasafiya78224 жыл бұрын

    Masha Allah