• Su'aalihii Dadwaynaha & Jawaabahooda ┇Dul-Xijjah ¹⁴³³ ⁻ ²⁰¹²┇ Sheekh Cabdulkariim Xasan Xoosh

Автокөліктер мен көлік құралдары

Walaalayaal, kala socda walaalihiin Shabakada manhajonline.com/ wixii cusub, muxaadarooyin, dawrooyin, duruus, iyo kheyrka kale!
Chapters:
0:00 Muqaddima
1:56 Xukunka hadii ay kulmaan maalin jimce ah iyo ciid, labadaba miyaa la tukanayaa mise Salaada ciida oo keliya ayaa la tukanayaa?
8:50 Takbiiraadka Salaada janaasadu ma tiro ayY shareecadu ku koobtey?
15:00 Sheekhii sunnada ku taagnaa haduu aamino in Madaxda islaamka lagu baxo, sunnadii makaga baxayaa?
34:05 Salafkii miyaa laga hayaa in la qorto oo laysku magacaabo Salafi ama athari?
51:05 Xukunka isticmaalka dumarka ee madoobeysada?
54:34 Walaaladey ma garanayo meel ay joogaan, abtigey ayan la joogaa, isagu ma i meherin karaa?
55:56 Xukunka in lagu tukado misaajid suufiyadu hayaan?
1:00:46 Qazaca xadiiska kusoo arooray, ma in lakala xiiraa mise in lakala dheereysiiyo?
Nala soo xiriir Facebook: / daarulxadiith
Iyo xaga Twitter ka: / manhajonline

Пікірлер

    Келесі