STREET FOOD KA MAGALADA MUQDISHO🇸🇴HABEENKI |IYO 130SHILIN SOMALI…

Ойын-сауық

Пікірлер: 79

  • @Ayeshahasan315
    @Ayeshahasan315Ай бұрын

    Caqli yari lacagta dalkada diid mid kle waa raba yaahu xaruntaas hala xiro

  • @munahassan7327
    @munahassan7327Ай бұрын

    Melaha lacagta somaliga laga isticmalin wa in laxeraa maxeythay dollar managa leh wadankasta lacagu is ticmala

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    Ай бұрын

    Soomaliya wax walbo dollar baa la siistaa xitaa gabdha ha wax iska dhigayaan inay shilin somali waligoda wax ku iibsan 90ka waxay leeyihiin waxasa rabnaa manoo gooyaa tumun xalwo le inu no goynayya u maleyneyna inyar lacag somaliya wadana manoogooya iyago somali bay lacagtodi ku jeesjeesaya o ka fanaaya manto dhan leh laca gsomali mxy no goynay cawo bahiya la igu dili raba xita boorarka dukamada isbitaalada jamacada shahadooyinka codsiyada iskuulada meel walba luqada engilish ku qoran waa cid is aqoonin somalida igaba is ogayn iny somali yhn

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522Ай бұрын

    Aden nineteen markuu hargaysa joogo somaliland shilling wuu qaata mana ku dhaco inuu diido lkn markuu muqdisho branch's ka furto ha diido shillin somali waa il dawlada laga arkay iyo jileec dawladnimo.

  • @Cabirgabose

    @Cabirgabose

    Ай бұрын

    WAA DALKIISA

  • @ghboy2914
    @ghboy2914Ай бұрын

    Moqdisho allow nabada kuu siyaadi colaad danbana hakusoo celin

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845Ай бұрын

    Kuwa shilling somali didayo wa in laxira😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363Ай бұрын

    Mogdhosho ine casimad hormartay noqotay labo gabdhod caan ah xita qof ku mashqulesa salamesa maleh wax kale qof walba danahisa ku mashqul san yhu

  • @hasnanoordeman5828

    @hasnanoordeman5828

    Ай бұрын

    😂sax warun walahi ❤

  • @nafyare9745

    @nafyare9745

    Ай бұрын

    ciyaal xamar hadaa nahay dad maba ku mashquulno

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sgАй бұрын

    Mashallah quruxbadana labada gabdhoo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828Ай бұрын

    Mashallah xamar wa uxiisay walahi allh xamarey maxan jujeclahay ❤Love Somalia 🇸🇴 ♥️ wa mahasantahin Love habon

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363Ай бұрын

    Aden19 waaa in la xiraa wala dacwena

  • @user-zk8wz8ym4h

    @user-zk8wz8ym4h

    Ай бұрын

    Muxuu sameeyey

  • @nasiyoabdule7029

    @nasiyoabdule7029

    Ай бұрын

    Ma aragtay kibirka lcg shilin Somalia ayaa ladeydoya 😂😂😂

  • @abdicuud4492

    @abdicuud4492

    Ай бұрын

    In la xiro waaye mesha dhan😊​@@user-zk8wz8ym4h

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahabАй бұрын

    Waaaaaw mash allah gabdho wanagsan

  • @sana_qli
    @sana_qliАй бұрын

    waaaa lajabay ooo waxay dadkan lcgtdoda diiiidyaaaa mxaaa kasiya rer muqdisho 😳

  • @khadiijaabdqadir

    @khadiijaabdqadir

    Ай бұрын

    Waa kuwa sikale ufikiraya lkn waa inay dowladu xidhaa

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281Ай бұрын

    Amazing video

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265Ай бұрын

    Video gaan inta ka hrshay🎉🎉❤

  • @user-se4fy5xr3t
    @user-se4fy5xr3tАй бұрын

    Dukanka shilin soomali diido hala xiro

  • @DheemanAdam-kb8eu
    @DheemanAdam-kb8euАй бұрын

    Waaaku qaldan thy in vedio aan laguu ogoleen aad soo dhigto bilaa amar

  • @user-wx7dt8jl9p
    @user-wx7dt8jl9pАй бұрын

    Maria vlog no soo dub plzzz qlpiYeY❤❤🎉🎉

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516Ай бұрын

    Dukaanka shilin soomaaliga diida halla xiro waayo waddani maaha 😡😡😡

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496Ай бұрын

    Luqadeed ku hadashaa waadigan Af somaliga igu yar taa hayaa luqada kow ku ah ku soo gudbi youtube hadii uu ki dhibayo somaligu hays dhibin

  • @Mumtasxuseen1
    @Mumtasxuseen1Ай бұрын

    Oo camera manka cunto ma sinaysaan miyaa idinku ba isku guraye

  • @SamiraAbsuge
    @SamiraAbsugeАй бұрын

    Mariya harlin waan ku salaamat

  • @user-sf4qf3qz4l
    @user-sf4qf3qz4lАй бұрын

    An ugu horeyey😂❤

  • @HodoApdillahihassan
    @HodoApdillahihassanАй бұрын

    Waayo Lakiin lacgtaa wadanka Loo didyaa subaxan cashaayi ruyhu baadhi ma Lee

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491Ай бұрын

    Dhagta uun kamqla muqdisho waligey xta konfur uma so dhaqaqin insha allh one day

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Ай бұрын

    Soo dag dag ha daahin

  • @nafyare9745

    @nafyare9745

    Ай бұрын

    kusoo dhawoow magaalada xadaarada walaal

  • @user-Nasir77
    @user-Nasir77Ай бұрын

    Muqdisho quali waxeeda

  • @abdallahmohamed1562
    @abdallahmohamed1562Ай бұрын

    shilin somali marabno maqadano wagaf weyn wlhi

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogsАй бұрын

    Best street food

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871Ай бұрын

    Beautiful, watching from Qurbaha, thanks Maria and Ashwaaq fara dheer. 👍 👍🎉🎉

  • @user-vu6hb9rj3l
    @user-vu6hb9rj3l10 күн бұрын

    Habon sis is astur

  • @HawaAdem-to4oo
    @HawaAdem-to4ooАй бұрын

    1:00 anaga 5 dollar waa 45,000 shilling siland😂❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562Ай бұрын

    Aadan nineteen waa somalilander ma qaato somali shiling dollar laandheere

  • @moukarammohamed819
    @moukarammohamed819Ай бұрын

    Lkn aden 19 somali shilling inu dido maha wa khalad

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157Ай бұрын

    Queeen of city maria harlin❤

  • @sumayohassan2746

    @sumayohassan2746

    Ай бұрын

    The queen is ñ we idi ex😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624Ай бұрын

    Waxay ahyid Qofta ugu Qurx Badan Socil mida

  • @asmasmoments9083
    @asmasmoments9083Ай бұрын

    Aden 19 dhadhana male tabarti bey didayan miya shilinka Anu kama hadlayo kuwa hargeysa way macan yhn shilina wey qatan labadaba ana dhadhamiyy Lkn wlhi kuwa xamar ice cream mesha kuma hayan melaha kale ice cream yada ka macn

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nnАй бұрын

    Dad lcgtoda ka fanayo Shilingka wuu qimo belay wlh

  • @maxamedbille1799
    @maxamedbille1799Ай бұрын

    Somalia lacag xuma subhanallh somaliland lacag teeda waa qaali tan wey qiima beeshay 1xbet saarta

  • @RaxmoHassanMohamed

    @RaxmoHassanMohamed

    Ай бұрын

    Somalilnd waa gobal na hoos yimaado😂

  • @MaalmoFilms
    @MaalmoFilmsАй бұрын

    Mid adeeg aaa 😂😂😂😂😂 waaa sheeko kale

  • @Zeina_ahmed

    @Zeina_ahmed

    Ай бұрын

    😂😂😂

  • @nawaalabdicasiis7847
    @nawaalabdicasiis7847Ай бұрын

    Soamalia ilahay how naxariistow meel shikinkeedii diidan 😢

  • @Zeina_ahmed

    @Zeina_ahmed

    Ай бұрын

    Haa wallhi 😢waxa intas kaga sii daran lacagta dhan heex jeex 😢

  • @user-tk1uw1ih3v
    @user-tk1uw1ih3vАй бұрын

    Xarumaha shiln somaliga diidaayo waa in shaqo laga qabto waa tuugo dolar kaliya qadanayo wa shisheyekalkal

  • @amranxasan4287
    @amranxasan4287Ай бұрын

    Masha Allah

  • @mohammedabshir6254
    @mohammedabshir6254Ай бұрын

    Ceyrin maxayele alla yab wye😂

  • @Xasa13
    @Xasa13Ай бұрын

    Ana kuxig0😅

  • @user-ye8wu9co3w
    @user-ye8wu9co3wАй бұрын

    Adan naantiin waa in lasoo xiraa

  • @user-se4fy5xr3t
    @user-se4fy5xr3tАй бұрын

    Dukan Mogadisho ku yaal oo shilin somali diidaayo ceeb waaye ani xitaa damiirtaa iga tagtaay

  • @Mumtasxuseen1

    @Mumtasxuseen1

    Ай бұрын

    Somaliland xarumaha ugu yala ma diidan ee waa il la idinka arakay

  • @hamse318
    @hamse318Ай бұрын

    Dumb Somalia waa meel lagu ba ay wadan aanay xataa lacagtiisu ka dhax shaqeyneyn😢

  • @Muniira_sh_maxamed

    @Muniira_sh_maxamed

    Ай бұрын

    Haa wlhi

  • @user-zb4xu8jo4y
    @user-zb4xu8jo4yАй бұрын

    Somali maaba lacagteeda ladiidaa

  • @siradm
    @siradmАй бұрын

    Daahi iyo Dharma 😅

  • @HanethMoha
    @HanethMoha17 күн бұрын

    2mia khlif

  • @RayanIsa-gt2bz
    @RayanIsa-gt2bzАй бұрын

    🎉😢

  • @Mostafe_shiine
    @Mostafe_shiineАй бұрын

    Dango maxaa loola jeedna 😂😂😂😂

  • @AyatDeegaan

    @AyatDeegaan

    Ай бұрын

    Salool ma utaqana 😂

  • @HawaAdem-to4oo

    @HawaAdem-to4oo

    Ай бұрын

    Salool😂

  • @marriahassan2079
    @marriahassan2079Ай бұрын

    Ashwaq looks like she is pregnant

  • @Mzz_zuniYoH
    @Mzz_zuniYoHАй бұрын

    130 aaa😅.

  • @khadiijaabdqadir

    @khadiijaabdqadir

    Ай бұрын

    Waa sax lacagta😂

  • @maryamabintulsuldan9137
    @maryamabintulsuldan9137Ай бұрын

    Naa 5dollar maxa laydinku sarifay

  • @HawaAdem-to4oo

    @HawaAdem-to4oo

    Ай бұрын

    130,000😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624Ай бұрын

    Haboon folxumo aya kasohartay ufff

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Ай бұрын

    Ha caay tamin wll adoo gabar ah

  • @Mwlyrics12
    @Mwlyrics12Ай бұрын

    Nus dollar 12 to13 to 14😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilsanemourad2052
    @ilsanemourad2052Ай бұрын

    hal shay ayaan talo ku siinayaa. lacagta somaliyeed ka badal. waa fool xun oo aan qiimo lahayn

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991Ай бұрын

    Food poison ☠️

  • @khadiijaabdqadir

    @khadiijaabdqadir

    Ай бұрын

    Mmiyad kaxuntay😂😂

Келесі