SPSS (5): Descriptive Analysis

Cashirka 5aad SPSS oo aan ku baranayno sida loo sameeyo Desriptive Analysis iyo weiba sida loo qoro loona report-gareeyo natiijada kuusoo baxdo.

Пікірлер: 44

  • @amalhusein4179
    @amalhusein41794 жыл бұрын

    shukran wallky aad ayaa umahadsanthy ilaheyna ha kaa ajar siiyo wax bdn ayee iga cawiyeen videoyadada

  • @AshaHalane-wc7kf
    @AshaHalane-wc7kfАй бұрын

    Thanks ustaad 🎉🎉

  • @samiiraabdalaahi2832
    @samiiraabdalaahi28326 жыл бұрын

    thanks ustaad jazaka laah qeyr

  • @mohamedisseahmed3827
    @mohamedisseahmed38276 жыл бұрын

    Thanks, Ustaad.

  • @hassannor836
    @hassannor8366 жыл бұрын

    Jazaka allah ustaad

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar11054 жыл бұрын

    Thanks ustaad, please dadaalka aad wadid haka caajisin

  • @fadumocarab6076
    @fadumocarab60763 жыл бұрын

    Masha allah tabaaraka raxmaan this is my first comment bro waan ka faaiiday casharadaada 100% waana kaaga mahadcelinayaa especially spss ka in badan oona ka aqoon baan ka bartya thanks alot Waxaan kaa codsanayaa adoo mahadsan inaad sidaasoo kale nooga faaiidaysid STATA da iyo ODK ga 2daas application nagu caawi Prof Jasaakalaah

  • @aaminaabdilaahi8230
    @aaminaabdilaahi82304 жыл бұрын

    Jasakalahu khyr maclin wax badan baan ka faaiiday

  • @abdirahmanmacalinabukar3078
    @abdirahmanmacalinabukar30782 жыл бұрын

    Thanks ustaadii, I think the answer is, you have already chosen descriptive so it is mandatory to choose frequency.

  • @abdiawale5121
    @abdiawale51216 жыл бұрын

    Awesome, Shukran Ustaad. We commonly use frequency analysis for summarizing data that is either norminal or ordinal to shows the number of occurrences of each response chosen by the respondents. But using mean such data (norminal or ordinal) will make the result meaningless. Say, for simplicity, we used a numerical codes of 1 and 2 for male and female respectively. Using mean for this data may result an average of 1.5 which has no meaning.....

  • @mohamedabdi7041
    @mohamedabdi70416 жыл бұрын

    Thanks A lot Boss Mohamed Muse

  • @abdiazizmohamed6522
    @abdiazizmohamed65226 жыл бұрын

    very sublime, thanks mudane we'll wait you to come back isbucyo kadib. why we go to frequency? because we are answering what is the percentage of x and y participation in the study, we would have selected descriptive if we wanted to state the mean, standard deviation, range and the other stuff.

  • @hanaaak6577
    @hanaaak65775 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @ahmedmohamudmohamed2374
    @ahmedmohamudmohamed23746 жыл бұрын

    Because Frequency is always states us the number of occurrences of a repeating event per unit of time now you have taken different variables such as make,females so in this study it states how many female repeated event per time. Thanks for your assignment teacher , keep it going.

  • @alimohamoud9122
    @alimohamoud91226 жыл бұрын

    Mahadsanid Macallin, waxan kale oo jeclaan lahaa in aad Quick book ga casharo nooga soo diyaariso

  • @abdullahihassan5668
    @abdullahihassan56686 жыл бұрын

    Thanks teacher, sababta aad u frequency u aaday waxey tahay Variables-ka aad ku shaqeyneysaa waa NOMINAL & ORDINAL .

  • @Motivational-Speech919
    @Motivational-Speech91911 ай бұрын

    Thanks teacher 🙏

  • @abdikani_Curious
    @abdikani_Curious4 жыл бұрын

    Sababta aad frequency u aaday waxay tahay, demographic questions ka ah waxa loo isticmaalaa frequency maadama ay yihiin nominal iyo ordinal. Calashaan markad rabtid jawaabaha su,aalaha demographic ah waxa la isticmaalaa frequency.

  • @hamdushbeauty5689
    @hamdushbeauty56896 жыл бұрын

    Thanks wan fahamnay demographic lkn ma heli karna general ado isticmaalyo 2 variableska

  • @najiibdaahir7959
    @najiibdaahir79596 жыл бұрын

    mansha allah i think data aad hesato ayaa aheed nominal and ordinal sidaa awgeen descriptive statistics waxa ka mida frequency and percentage sidaas ayeena suurta gal kugu tahay

  • @humzaabdirazak634
    @humzaabdirazak6343 жыл бұрын

    Waayo waa Descriptive stastistics

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq92276 жыл бұрын

    Descriptive statistics wuxuu iskugu jirikraa frequencies & persentage in aad raadiso. Frequencies & percentage goorme laradiyaa marki datatada ay tahy nominal ama ordinal so that is why you chose frequencues ustd jawabta sidas ayan ugarty macalin

  • @ahmedhusein1537
    @ahmedhusein15374 жыл бұрын

    Aad baad umahadsan tahay wll Muxamed

  • @abdirahmanhassanbeder1060
    @abdirahmanhassanbeder10606 жыл бұрын

    Sababtoo ah waxaan radinaynaa averagka marka waa in aan doorana frequency

  • @masudhassanomar3590
    @masudhassanomar35905 жыл бұрын

    sababta aaf frequency u aaday waxa ay thy waxaa rabtaa inaad ka soo bandhigto data daada as percentage maxaa yeelay waxay isugu jiraan data ordinal ah iyo mid nominal.

  • @muhiadinmatan4686
    @muhiadinmatan46866 жыл бұрын

    Waayo waxaan analaysis ku sameyn rabnaa discriptive data

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq92276 жыл бұрын

    Sabab ta aan frequence aad udooraty ustd waxay tahy maadama datada aan taarget gareyneyno ay tahy nominal & ordinal oo wax scale ah aysan laheyn

  • @dr.shuuke
    @dr.shuuke6 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaaaad. Allaha kuu abaal gudo

  • @ahmednur1405
    @ahmednur14056 жыл бұрын

    waxan udoranay frequesncy sababto ah waxa rabna inan ogano Soo noq noqoshada iyo percentageka, hadi si kale an u fikiro scalekoda aya nominal ah sas darteed aya loo isticmalay frequesncy

  • @anfacxuseen3793
    @anfacxuseen37934 жыл бұрын

    Waad ku mahadsantahay inbadan waxaan ka faa'iday inbadan

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq92276 жыл бұрын

    Ustd marki aad rabto in aad ogaa to dadka cilmi baariatada ka qeyb qaatay inta jeer ay jawabaha kla duwan ay bixiyeen ayaa waxaa loo yaqana descerebtive statistics.

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq92276 жыл бұрын

    Descriptive statistics waa dadka kaqeyb qaatay cilmi baristada intajeer ay jawabaha ay bixiyeen

  • @bashirshatiadde7486
    @bashirshatiadde74865 жыл бұрын

    Aad ayaad u mahadsantahay, adoo kale waa dadka wadanka laf dhabarta u ah. Alaha ku dhowro.

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal53186 жыл бұрын

    Frequency inta jeer ayey sonoqnoyaan respondentska

  • @cawilsiraajihassan8051
    @cawilsiraajihassan80516 жыл бұрын

    DEMOGRAPHIC WEEYE SABABTA U AADAY FREQUENCE

  • @cabdiqaniibraahim8902
    @cabdiqaniibraahim89022 жыл бұрын

    Mhdnid mclin

  • @AliAhmed-qj1ql
    @AliAhmed-qj1ql4 жыл бұрын

    Answer: You have chosen frequecncy since descriptive analaysis is always about frequency and percentage

  • @ahlusunah
    @ahlusunah3 жыл бұрын

    Plz ustaadii wan Ku baahanahay si aan wax oga ogaada sharaxaadan afrax5m@gmail.com iga la so xariir plz muxtaad u Ahay sharaxaadan

  • @abdullahiadanshire1496
    @abdullahiadanshire14963 жыл бұрын

    Asc wrx wbk ustaad waxaad ila wadaagtaa buug reference ga ah. waxaad iigu soo dirtaa gmailkaa aideed.shire@gmail.com

  • @yahyemahdiabukar567
    @yahyemahdiabukar5675 жыл бұрын

    asalamu alaikum ustaad wxaan ubaahnaa buugaaga ma public gareese websıteka waan thesiska yahyemahdi49@gmail.com

  • @drsaidhaadi1694
    @drsaidhaadi16945 жыл бұрын

    Asc Ustaad Aad Ayaa Umahadsan tahay runtii wax badan ayaan kaa faa iiday. Waxaa iisoo dirtaa labada book Abdisalami330@gmail.com