socdaalkii xasan guuleed

Ойын-сауық

socdaalkii muqdishu iyo afgooye (somalia) ee xasan guuleed abtidoon (a.u.n) february 1987
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 1 000

  • @mustiman3182
    @mustiman31826 жыл бұрын

    Abalkaa aan walalaheeen somaliyaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 aan uu hayno waxan ku qiyaso garan mayo waxan leyahay walalayal nolaada nabad iyo nolol salan walaltinomo from Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 🇩🇯

  • @blackninja6101

    @blackninja6101

    5 жыл бұрын

    reer jabuiti jeexeyga dhiigi leeyga beeray

  • @jokejoker4752

    @jokejoker4752

    5 жыл бұрын

    Musti Man sidookale wll anagaba abaal iyo jaceyl xoogan baa idiin heynaaa

  • @aayahamediaproduction8667

    @aayahamediaproduction8667

    4 жыл бұрын

    Dad walalo is jecel illhey hanaga wada dhigi

  • @hamzahassan6243

    @hamzahassan6243

    4 жыл бұрын

    M. A wad aragtaan sidaan idiin jeclayn waagii nawada ee noosoo duceeya walaalayaal

  • @somalialnd4542

    @somalialnd4542

    2 жыл бұрын

    Jamhuuriyada somalilandna halkeed ku ilawday libaaxa geeska afrika Nasoo salaan sxp

  • @garabeyproduction8880
    @garabeyproduction88804 жыл бұрын

    Dowlad somaliyeed waligey ma arag Walahi this song made me cry 😢 I love this song from Somalia 🇸🇴

  • @c-mhoror4871

    @c-mhoror4871

    2 жыл бұрын

    ax zaxib wsn ka xumahayi walahi😢😢😢

  • @heranheren9235
    @heranheren92357 жыл бұрын

    walhi water filled my eyes, it doesn't matter if u r from Somali galbeeed, NFd, Djibouti, if u have one drop of Somali blood running through your veins Somalia is ur country that's the mother land. am Somali first second djiboutian. may Allah swt give us salaam xub walcizza wa karamah Insha Allah.....our dream of greater Somalia will one day become reality Insha Allah

  • @anniejama3903

    @anniejama3903

    6 жыл бұрын

    heran heeeran amiin bro Insha allah

  • @aliyare944

    @aliyare944

    4 жыл бұрын

    Kalaam sax Amiin walal Shukran

  • @mrwho4819

    @mrwho4819

    2 жыл бұрын

    Ameen🤲

  • @MaalmoFilms

    @MaalmoFilms

    2 жыл бұрын

    Inshaa Allah

  • @qoraneofficial3613

    @qoraneofficial3613

    Жыл бұрын

    somali inaa ku hadasho maxaa kuu diiday caruurtaba waad fahantee 🤔

  • @mohamedkhaireh2918
    @mohamedkhaireh29182 жыл бұрын

    Qiiro iyo tiraayo ayaa iqabatay wlh, qiimaha ay wada dhalashadu iyo walaltinimadu ay leedahay ninkii garanaya uumbaa wax dareemi kara. From Djibouti 🇩🇯 thanks walaaleheen🇸🇴

  • @Cr71251

    @Cr71251

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll😊

  • @Cr71251

    @Cr71251

    Жыл бұрын

    Sidoo kale 🇸🇴❤🇩🇯

  • @halimaali9786
    @halimaali97867 жыл бұрын

    waan jeclahay heestaan waayo waxaan ka mid ahaa caruurtii ku kortey xarunta dhalinta kacaanka afgooye oo ah kuwa heestaan qaadaya waad ku mahadsan tihin dhamaan inta jecla aanaga

  • @nasirhassan7973

    @nasirhassan7973

    7 жыл бұрын

    Halima Ali

  • @mahadmohamed2808

    @mahadmohamed2808

    7 жыл бұрын

    Halima Ali miraha heesta kor hadaad ka xasuusato qoraal ahaan halkaan iigu soo qor thanks

  • @musemuse8734

    @musemuse8734

    7 жыл бұрын

    Halima Ali eedo baadiyaa ari kuraaceysay markuu dagaalka dhacay maad runta sheegtid

  • @muslix1147

    @muslix1147

    7 жыл бұрын

    Muse Muse Maxaad ku ogaatay in ay baadiye ari ku raacaysay? Ari in baadiye lagu raacana ma ceebbaa? Hadal wanaagsan ku hadal sxbow ama iska aamus.

  • @xamsocismaan8155

    @xamsocismaan8155

    7 жыл бұрын

    Muse Muse eebaa ogoo yaab baadleedahay, manolol fiicanbaad mooday qof Koolej ku koray

  • @carawshe1
    @carawshe17 жыл бұрын

    Oh my god, i am really crying to see this, it was really good and i wish i lived back then. My god give us or Beloved and united Somalia back.

  • @abdulhakimmuguluma4489

    @abdulhakimmuguluma4489

    3 жыл бұрын

    Smlia is back

  • @mrwho4819

    @mrwho4819

    2 жыл бұрын

    Ameen🤲

  • @saalaxdheere457

    @saalaxdheere457

    5 ай бұрын

    Never again united,You must in a dream to dream such dream

  • @saalaxdheere457

    @saalaxdheere457

    5 ай бұрын

    @@abdulhakimmuguluma4489 back to where,neverland kkkkk

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed9 жыл бұрын

    Annagu waa wada jirnaa, jamhuuriyad baynu nahay, jidkuu falay siyaad baan ku joognaa jamhuuriyadii jabuutaay maanta waxaad la joogtaan dadkii idiin jeclaa ee aad ka dhalateen ka dhalateen jaalayaal ka dhalateen Our beautiful days and our greatest hero i cant describe how he was, history will mention him

  • @maxamadciise8162

    @maxamadciise8162

    6 жыл бұрын

    Abdifatah Taagane Mashallh

  • @hafsaomar1781

    @hafsaomar1781

    6 жыл бұрын

    Abdifatah Taagane 😢😢😢😢

  • @hamzacaliahmed8156

    @hamzacaliahmed8156

    2 жыл бұрын

    @@hafsaomar1781 🇸🇴❤🇩🇯❤🇩🇯☝️🇸🇴 Djibouti and somalia is same🇸🇴☝️🇩🇯❤❤❤

  • @asliissa5262
    @asliissa52627 жыл бұрын

    😢😢😢 waaan jeclhy hesta way iga oihisa iam djiboutuen lkn somaliyana wan jeclhy❤

  • @radak662

    @radak662

    7 жыл бұрын

    asli Issa mahadsanid abayo aniga xita wan jeclahy her Djibouti

  • @naimaahmed2604

    @naimaahmed2604

    7 жыл бұрын

    asli Issa ur Somali and inshaAllah we will be one again

  • @silencerak1156

    @silencerak1156

    6 жыл бұрын

    asli Issa wll INSHA ALLAH mar dhaw ayaan isla istagi doonaa markale, sidoo kale reer Djibouti aad ayaan u jecenahay hiil walal idiin naqaan.

  • @maalinmaali8833

    @maalinmaali8833

    6 жыл бұрын

    asli Issa somalia and djiboutuen are same

  • @samriyesahal6186

    @samriyesahal6186

    6 жыл бұрын

    😢😢😢

  • @mandeeqahmed5289
    @mandeeqahmed52897 жыл бұрын

    The most joyful thing I have seen. I literally got goose bumps those kids soo patriotic and well civilized 😍😍😍😍😍😍

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani7 жыл бұрын

    Allow Dalkayga Somalia Iyo Dalkayga Jabouti HORMAR IYO NABAD IYO Bararo Wanagsan Kuwari Allow Cadawgoda Jabi matahana Africa

  • @kinghanad4709
    @kinghanad47095 жыл бұрын

    omg Am crying This is my Role model Somalia will be Great NATION🇸🇴☝️ god bless Too Jamhuuriyada Djibouti 🇩🇯

  • @abdirahmanmaal6096
    @abdirahmanmaal60967 жыл бұрын

    maan arag wali qaran soomaaliyeed waxaan ka mid ahay dadkii bur burkii qaranka la dhashay way iga oohisaa heestani waxaan ogaada inaan qaran lahaa Rabiyaw i tus qaran soomaaliyeed

  • @horseedsports3117

    @horseedsports3117

    5 жыл бұрын

    Wali heestan markan arko waa iska oyaa

  • @qaysj8451
    @qaysj84515 жыл бұрын

    We love our Djibouti brothers and sisters. Isku hayb baan nahay walalayaal dhamanteen

  • @axmedcumr8499
    @axmedcumr84996 жыл бұрын

    like isaara hadii dhiigu ku dhaqaaqay Annagu waa wada jirnaa, jamhuuriyad baynu nahay, jidkuu falay siyaad baan ku joognaa jamhuuriyadii jabuutaay maanta waxaad la joogtaan dadkii idiin jeclaa ee aad ka dhalateen, ka dhalateen jaalayaal ka dhalateen

  • @eidapdiwahapmohamoud569

    @eidapdiwahapmohamoud569

    6 жыл бұрын

    yousuf rashid Also me

  • @munamohamed4708

    @munamohamed4708

    6 жыл бұрын

    Midnima dhimataan ku si dhegn teen

  • @munamohamed4708

    @munamohamed4708

    6 жыл бұрын

    Midnima dhiamataa d ku si dhegan tihiin

  • @abdullahimohamedkhalif8700

    @abdullahimohamedkhalif8700

    5 жыл бұрын

    yousuf rashid Wax ka weyn baa i dhaqaaqay wlhi 😭😭

  • @ayubmoallimali4619

    @ayubmoallimali4619

    5 жыл бұрын

    Allow idin dhowr walalaheen

  • @abdiyusuf7490
    @abdiyusuf74908 жыл бұрын

    allow dalkayga jabouti iyo somaliya horumar kooga kor u qaad

  • @buubabaroon3216

    @buubabaroon3216

    8 жыл бұрын

    Aamiin

  • @rahmaabdi6457

    @rahmaabdi6457

    6 жыл бұрын

    Amin amin amin

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani7 жыл бұрын

    😭😭😭😭 Allahu Akbar Yaa Somalia Allow Umadeena Mideee Allow Somali Isjecleysii Yaa Allah

  • @muhanadhirabe6308
    @muhanadhirabe6308 Жыл бұрын

    He made mistakes but he loved his country come on let's unite somalia please Brothers and sisters i cry always when i listen this

  • @azizahassan9308

    @azizahassan9308

    9 ай бұрын

    Who's xasan guuled?

  • @zahrayusuf684
    @zahrayusuf68410 жыл бұрын

    horta aniga weligay dawlad Somalia maku arag intaan ifka imi lkn waan iska ooyaa markan arko ama dawado Tariikhda Somalia mar gaadhay iyo siday maanta tahay, kala dheer walee , dhalanka aad dawateen iska daa Somalia iyo Jabuutiye waxay u heesayaan Africa oo dhan, Ilahow wadankayga mar uun cisidiisi soo ceeli aamin , dhalinyaro wadanka wax ka bedesha nasii Rabiyoy Ameen

  • @mohmaedqalif302
    @mohmaedqalif3026 жыл бұрын

    Yaa Allah bring back our unity tears streamed my eyes by hearing this song !!!!!!!!

  • @saalaxdheere457

    @saalaxdheere457

    5 ай бұрын

    jaw you can all life for that is a never happening kkkkkkkkk

  • @ikranabdi3907
    @ikranabdi39076 жыл бұрын

    Ango wan wada jiirna jamhuriyad jabouti mantay waxa la jogtan dadki idin jacelyow aad ka dhalateen wlh wa ilmeye alla muxu maxamed siyad bare wax badan dadka iyo wadanka qabtaay dadki horana mowdinin aheyn

  • @quuenxilajano3219

    @quuenxilajano3219

    5 жыл бұрын

    Insha Allah wan sugena midd nimo oo kale abayo insha Allah

  • @osamafarah3447
    @osamafarah34477 жыл бұрын

    waa somalidi hore kuwan hada jooga cabsi ayaa dishe iyo in maskaxda laga gumaysta dhalinyarow anaga so celin karna dawladnimadiii hore iyo mid kafiicanba lkn marka hore waa inan gacmahan is qabsanaa

  • @amalyusuf7501

    @amalyusuf7501

    5 жыл бұрын

    Sax nabarkad isodir aniga cabasan

  • @dharaflandkghafdaahircalas8185
    @dharaflandkghafdaahircalas81857 жыл бұрын

    siyaat bare wadanka waxbadan buu u sooqabtay ilaahna ha una xariisto aamiin yaa rabaa

  • @halohalo2805
    @halohalo28057 жыл бұрын

    wallaahi waan ooyay alla macaan badanaa walllnimada. kalgacalka xambaarsan illaahoow soomaaliyoo saana iyo kafiican ma.arki doonaa insha.allaah laakiin iima muuqato illaaheey aktiisase waxba kama.aha

  • @saidosman5803

    @saidosman5803

    7 жыл бұрын

    aamin amiin

  • @saidosman5803

    @saidosman5803

    7 жыл бұрын

    aamin amiin

  • @mandeeqahmed5289

    @mandeeqahmed5289

    7 жыл бұрын

    halo halo me too walahi I feel sad about how things are now

  • @yazeedmohamud4871

    @yazeedmohamud4871

    7 жыл бұрын

    Sxb samirka badi weynoqon insha allah

  • @salemanmaygaag258

    @salemanmaygaag258

    6 жыл бұрын

    Markaaaaa arko Somalia siday ahayd sida maaanta wasps

  • @asha3777
    @asha3777 Жыл бұрын

    Allaha u naxaristo Maxamed Siyaad Bare Somalina Allaha garansiiyo wajaabaadkeed iyo isku duubnida

  • @asha3777

    @asha3777

    Жыл бұрын

    wixii aqlile uun baa fahamaya waddaninimadu iyo xoriyadu

  • @halimahamud7093
    @halimahamud709310 жыл бұрын

    they make me cry!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @liibaancali9981

    @liibaancali9981

    7 жыл бұрын

    halima hamud me too😢

  • @themtt7853

    @themtt7853

    5 жыл бұрын

    halima hamud maxaad u ooyni dalshisheeye ku raaxeesanoosaa

  • @mahadahmed7079

    @mahadahmed7079

    5 жыл бұрын

    Viva Somalia I don't know cry wlhi

  • @kaaftoonmedia8391

    @kaaftoonmedia8391

    3 жыл бұрын

    @@themtt7853walal haday joogto qurbaha waayo waxay dareensantahay kalinta ay nabadu tahay walahi laysakama ooyo balse wax bay ku oysay walasheena

  • @Jinikaroor007

    @Jinikaroor007

    3 жыл бұрын

    Me too wallahi Somalia 🇸🇴was beautiful den

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Жыл бұрын

    Anigoo yar baan mar soo maray ubaxa kacaanka waayo waayo iyo wanaag dal jacayl 🇸🇴👍💙 ilaahay nabadii haynoo Soo cesho anagu soo aragnaye 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi19 жыл бұрын

    Nin rageed ayuu ahaa Siyad Barre. Somaaliya waligeed ma soo mari doono nin hogaanka iyo siyaasada sidaas ugu ag adag. Qashin siyaasiyiin isku sheeg oo dhulkoodii Ethiopia iyo Kenya ka gaday ayaa hada joogaa.

  • @halohalo2805

    @halohalo2805

    7 жыл бұрын

    Abdi Rageedii waaruntaa walaal

  • @neyruusneyruus4638
    @neyruusneyruus46385 жыл бұрын

    Jahuriyadii Jabuutay manta waxa la jogtan dadki aa ka dhalaten una dhalaten 💕💕💕💕 cadkii aan jaclen baa tihiin Hal Jaalayaal ma nabad baa 💝💝💝💕💕

  • @abdirzakcloud9240
    @abdirzakcloud92409 жыл бұрын

    Legend siyaad bare ilaahay naxaristi jano haku siiyo

  • @hamzahassan6243

    @hamzahassan6243

    4 жыл бұрын

    Aaamiiin

  • @salmaali3886
    @salmaali38864 жыл бұрын

    Kala maarmi maynoo midabkaa walaala ah love all Somali people❤

  • @girkacade2953
    @girkacade29539 жыл бұрын

    Illahay ha unaxariisto jaale siyad barre iyo xasan guleed abtidoon labaduba wa libaxyadeeni

  • @Afalaa

    @Afalaa

    7 жыл бұрын

    Girka Cade AAMIIN YA ALLAH.

  • @germanafricatv9328

    @germanafricatv9328

    5 жыл бұрын

    Amiin

  • @mawlidrashid4057

    @mawlidrashid4057

    4 жыл бұрын

    Aaamiin

  • @umufatmaabdullah9533

    @umufatmaabdullah9533

    4 жыл бұрын

    Amiin yaa Rabi

  • @maxamedcydarus8477
    @maxamedcydarus84775 жыл бұрын

    Am proud to say I was one of those kids happy days.

  • @safaeleyeh4816

    @safaeleyeh4816

    2 жыл бұрын

    Are you in the video ?

  • @Dontjudge103

    @Dontjudge103

    Жыл бұрын

    How old are you now ?😢😮

  • @hamzacaliahmed8156
    @hamzacaliahmed81562 жыл бұрын

    Hajirto ha joogto jabuuti dad walaalo oo mid baanu nahay🇸🇴❤🇩🇯 Jusqu'à présent, nous sommes une nation que le colonialisme ne peut pas nous séparer J'aime mes proches à Djibouti Salutations de votre deuxième pays, la République de Somalie ❌🇫🇷❌ 🇩🇯☝️🇸🇴

  • @madinomaxamud6034
    @madinomaxamud60347 жыл бұрын

    maalinta si weyn ayan u xasuusta waxana ahaa mid kamida caruurtaan qeebta hore ayan ku jiraa aad ayeyna ii farxad galisay maanta oo muuqalkan aan iska dhax arkay bartamaha ayan heesta kawadaa aniguna

  • @adenali6928

    @adenali6928

    7 жыл бұрын

    madino maxamud walahi dheh ma caruurtan ayaad kamid aheed

  • @nadabintumaxamed6288

    @nadabintumaxamed6288

    7 жыл бұрын

    jir oo joog wllo madina wlshay aya ku jirtah oo dadka ku jirah oo dhan waan jclhay nolada

  • @abdirahindahir4614

    @abdirahindahir4614

    6 жыл бұрын

    Walaal xagee jooktaa.

  • @siyadibrahim4442

    @siyadibrahim4442

    5 жыл бұрын

    ruunti waxaad aragtai siyad bare iyo madaxdi hore ee iso qaabo sifa an tariqda waxaa ka weidiyo

  • @duceysanemohamed7559

    @duceysanemohamed7559

    5 жыл бұрын

    madino maxamud hada meqa sanaaa jirtaa adiga adiga oo na qalad ii fahmenin

  • @roblemohammed3450
    @roblemohammed34506 жыл бұрын

    Ohhh! Really it is heart_touching may Allah give them the way they(soomalia) get their dignity.... Lot of crying wlhiiiii

  • @ismanmohamed2394

    @ismanmohamed2394

    3 жыл бұрын

    Heart-touching indeed Greeting fm Djibouti.Somalie Life matter

  • @guuleediidccghdhdjjgdhcj3120
    @guuleediidccghdhdjjgdhcj31206 жыл бұрын

    I am Somaliland lkn walidkaybaa kujiray xasuus😭😭😭😭😭wlahi waan ooyay sobobtana magaranayo why dhiiga idha qaaqay

  • @suldanpashir

    @suldanpashir

    5 жыл бұрын

    dhiiga aa namideeyo wll 😭😭😢😭😢😭

  • @amalyusuf7501

    @amalyusuf7501

    5 жыл бұрын

    Aboowr somali waa somali dag dhiintey allaah u naxariisto waxa waxa ku nahay wada jiraah

  • @sayidcabdalla7535

    @sayidcabdalla7535

    4 жыл бұрын

    Wallaalkay Hargaysa Jabuuti Wajeer Jigjiga iyo Muqdisho Dhamaantood waa Dhulkii Soomaaliyeed waana Iskumid qofkastoo kasoo Jeedaa Ilmaynaya!!

  • @farhanmohamed1960

    @farhanmohamed1960

    4 жыл бұрын

    Iskumid ban nahay

  • @salisben8982

    @salisben8982

    4 жыл бұрын

    Guuleed Iidccghdhdjjgdhcj walal we love you hadaan somali wayn nahay❤️❤️❤️ we are one no matter what

  • @garaad3568
    @garaad35686 жыл бұрын

    Meesha waxaan kamuuqda xasan guuled abtidoon iyo sare gaas maxamed siyaad bare . Waa xiligii ardeynimadeydii xusuus gaara ayey ii leedahay. .... Labadaba alaa haunaxariisto maanta wey naga hooseeyaan

  • @hafzamahamedmudan3202
    @hafzamahamedmudan32026 жыл бұрын

    Alaa mcnaaa wallnimda iyo wadajirka 😢😢😢😢😢 burburki kadib Ayaan dhashy 25 Ayaan jiraa hoyan ahy nbdu waa mcn

  • @silencerak1156

    @silencerak1156

    5 жыл бұрын

    Hafza Mahamed Mudan sidoo kale abo sarakishii dalka ayuu kamid ahaa waan tusay bohin ayuu jabsaday. Xili fcn ayey soo mareen.

  • @carawshe1
    @carawshe17 жыл бұрын

    Allah haku naxariisto Aabo siyaad, iyo Hassan guled ba, Allah qabriga ha iidn wasacsho Amen

  • @quenluza2832
    @quenluza28322 жыл бұрын

    Rabow somali mida mar,un natusi heestn marwalpa baan dhageestaa❤💪🥺🇸🇴🤝🏿

  • @misshanan1476
    @misshanan14766 жыл бұрын

    Iam crying walai nabad ma arkin wadankaygoo ah waxaana Ku koray wadan qalaad ilaahay mar haituso soomaali oo tii horaaa waan jeclahay dadkayga waxaan markasta daawada soomalidii hore iyo saan Nahy maanta oo dad iyo dalba joogin and I love jabuuti ii noolaada wadankana waan imaanaa reer jabuuti

  • @asadabdi5560
    @asadabdi55608 жыл бұрын

    siyaad bare anigo arkin ayan jecladay wlhi waa walid keena

  • @salisben8982

    @salisben8982

    4 жыл бұрын

    Asad Abdi wallahi sidoo kale I wasn’t even born when he was president😩❤️🇸🇴

  • @hamzahassan6243

    @hamzahassan6243

    4 жыл бұрын

    Ma arag magaciisa hadan maqlo wan ooyaa waayo waqtigiisa agoonta sidaanuu uxananaynaayay aniga gadashiisan agoon noqday xanaano iska dhaafee qaxotiyan kujiraa

  • @amooore5247
    @amooore52472 жыл бұрын

    Waan wayay farxadan oo kle aniga iyo intii buburka kadib dhalatay😭😭😭😭 ilhyow carurteyna anaga cml haka dhigin

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj7 жыл бұрын

    ilaahay haunaxaristo Halyeey africa buy ahaa jaalle siyaad. Somalia hanoolaato inshaALLAH

  • @abdiisse4554
    @abdiisse45548 жыл бұрын

    ilahay ha u naxaristo 2 dooda aabe siyaad iyo aabe guleed labo madaxwene oo wadani ayay ahayeen

  • @yahyebashir3554

    @yahyebashir3554

    3 жыл бұрын

    Ha jirto ha joogto jabuuti Waxaad nooga gaysaan Salaan jaalanimo Farxad joogto waligeed

  • @xamdifarxan2655
    @xamdifarxan26558 жыл бұрын

    masha alah somali wagaas sharafbey lahed iloho kusoceli walaltinimadi isjacelkii iyo qarankii aaamiiin yarabi

  • @abdirahmanabdi4379
    @abdirahmanabdi43794 жыл бұрын

    Walaahi ilaah baan ku dharteee ilmo baa isoo dhaaftay ilaa iyo 10 daqiiqo aabbe siyaad alllow ku naxariiso 😭😭😢😭😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @alamaganofficial9398
    @alamaganofficial93988 жыл бұрын

    Oh. Ever time I watch this it make me emotional 😭😭

  • @dkabc6379

    @dkabc6379

    8 жыл бұрын

    that tear comes from your eyes tells that you are a girl who loves her homeland

  • @hodanadenhirey180

    @hodanadenhirey180

    6 жыл бұрын

    masha allaah

  • @hodanadenhirey180

    @hodanadenhirey180

    6 жыл бұрын

    waligey ma arkin dowlad somaliyeed oo san camal

  • @sulimanaltahir1287

    @sulimanaltahir1287

    4 жыл бұрын

    Although l am non Somali, my tear come down😢😢😢😢.even though l don't get the meaning of the poem ,l have been effected emotionally by the innocent voices . I sensed this music because of the way of the kids acting and l do comparison between Somalia how it was ,and how it is . And also the thing which make me teared😓😓😓 is ,l have a huge love for my dear brothers and sisters of Somalia. By the way l am from sudan ,the most beloved country for Somalis in entire Africa. My respect My regards My sympathy My sincere love ❤❤💜💜💜🖤🖤

  • @alamaganofficial9398

    @alamaganofficial9398

    4 жыл бұрын

    Suliman Altahir we love Sudan 🇸🇩 our muslim African brothers and sisters ❤️❤️

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir73837 жыл бұрын

    Walaalaahi oo bilaahi waxa aan xasuutaa inaga oo bas xamar kasoo raacnay ayaa waxaanu nimid baydhabo xarunteeda meel kaniisad ayaa u dhawad baan moodayey oo marhore laga guuray meesha agteeda waxa istaagi jiray basaska mise habeenkaa un miyuu meesha istaagay ma xasuuto laakiin waxaan xasuusta anagoo baskii ka daadagayna ayaa halmar lakalayaacay oo askar nasoo aaday anigu markaa waan yaraa oo dadaydii saxda ahay ma xasuuto balse waxaan waydiiyey askarigii waardiyaha xarunta kamid ahaa waxa dhacay makaa waxa uu igu jiri siyad bare ayaa magaalada soo galay intaanu hadalkii haynay ayuu xaruntii soo hor istaagay asagoo macawiis iyo go shaal inuu ahaa baan umalan iyo bakoorad sita agtayda ayuu sidaa umaray waardiyihii baa kala orday oo gaydkii furay markaasaa waxaan waydiiyey maxaad lakala caraysaan soo miidnan ogayn in uu imanaayo maya ma aanan ogayn oo kadis ah ayuu ku yimid buu yidhi oocaruurta ayuu u yimid oo marmar buu asagoo noo sheegin buu naga soo duldhacaa si uu u arko caruurta waxa ay qabaan iyo sida loo xanaaneeynayo subxaanallah what amazing man dadna afkooda qurunka badan bay ku taagayaan I never forgot that night and I wll never do and I wll pry for him every time I wll remember him insha Allah, allah bless him with janatul fadowz janatul aclaa insha allaah

  • @ashrafahmad1235

    @ashrafahmad1235

    7 жыл бұрын

    Buthain abdulkadir amin amin amin

  • @JAY-nc4kj

    @JAY-nc4kj

    7 жыл бұрын

    Buthain abdulkadir Aamiin Aamiin Aamiin ya ALLAH

  • @AbdulAli-ff8uf

    @AbdulAli-ff8uf

    6 жыл бұрын

    Buthain abdulkadir Amiin

  • @qasaayeqasaaye8621

    @qasaayeqasaaye8621

    6 жыл бұрын

    Insha alla

  • @maxameddeeq2684

    @maxameddeeq2684

    3 жыл бұрын

    Amiin yaa raabii

  • @xarago1960
    @xarago196011 жыл бұрын

    I was one of these little boys!!!" I'm crying!!!!!!!!

  • @zakariye_cadaani
    @zakariye_cadaani7 жыл бұрын

    jabuuti ha ahaaato nabada aabeheeda siyaaadna ha ahaaado africa kii aruurshay

  • @sahruujilise7314
    @sahruujilise73145 жыл бұрын

    Ubaxa kacanka Gabdhha Afgooye ayaan ka mid ahaayi inkasto aan ku jirin gabdhahan waan yarayi markas I miss my SIS All 💖💖💞💞💞👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 жыл бұрын

    @@rodajama1138 as ku salamay wan ku jiray in kasto an magacaga xususnayn

  • @dkabc6379
    @dkabc63798 жыл бұрын

    waxan ka mid ahay dhalinta dhaxda ku jirto dhinacan ka xisaab 5aad ayan ku jiraa

  • @alamaganofficial9398

    @alamaganofficial9398

    8 жыл бұрын

    Say wlhi

  • @dkabc6379

    @dkabc6379

    8 жыл бұрын

    Hubaal waa runteey wlh

  • @mohamedcabdulahi6975

    @mohamedcabdulahi6975

    8 жыл бұрын

    +Siid Cali Masha Allaah Sxb Alaha Kudeesto

  • @Shaacuur

    @Shaacuur

    7 жыл бұрын

    sxp noloshan maadan markaa adoo taa soo noolaa

  • @samira6781

    @samira6781

    7 жыл бұрын

    kkkkkk kula fogaa waqtigaan hadana waqtigaas caruurbuu ahaa so dont judge

  • @hassanmohamud304
    @hassanmohamud3048 жыл бұрын

    My dad was one those kids

  • @maxcali3264

    @maxcali3264

    8 жыл бұрын

    hassan u are lucky bro

  • @hassanmohamud304

    @hassanmohamud304

    8 жыл бұрын

    Thank you guys

  • @hassanmohamud304

    @hassanmohamud304

    8 жыл бұрын

    I cry When i watch this Video

  • @kuncilhassan2728

    @kuncilhassan2728

    7 жыл бұрын

    say hi to me please

  • @bbbccbbc365

    @bbbccbbc365

    6 жыл бұрын

    Hassan Mohamud It was great day and peace time insha allaaaah one day we will back this time

  • @ibrahimamina9726
    @ibrahimamina97265 жыл бұрын

    carurtu aad baay uu yaryar yihin balse heestay kuu luqaaynayan wa muurti buuxda vive jabuuti vive somalia waan idiin jeclenahay si dhaaba walibi from jabuuti

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse79465 жыл бұрын

    I from DJ ilove somlia feeling very sad somalia allow miidey waa garabkeyga

  • @hariselmi4952
    @hariselmi49524 жыл бұрын

    Wllhi waan qiroday ilin ba ika timd madama aan arag doolad nimo allah wxn ka barya inuu qalubtena is jecley siyo walahena jabuti nh wxn leyahy jira oo joga ♥️👑🇩🇯 ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman24377 жыл бұрын

    Ilahow ma ciil iyo calaacal ayuunban ku noolanaynaa ilaa abid goormaan sharaftayadii iyo dawladnimadaydii lasoo noqonayna?!😢 yaa rabi insha allah mar aan fogayn nasii nabad iyo nolol

  • @zuhurali6541
    @zuhurali65417 жыл бұрын

    wlhi indhaheyga ilmada weey ka dhama ladahay intee Allah nibco nasiiye lama arko hal wax lee lowada jeestay Allow somalia qabiilka qalobtoda ka sar oo dinta ku xir qalbikida YaaRabi ❤️❤️❤️

  • @yahyealielmi6208

    @yahyealielmi6208

    6 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @yahyealielmi6208

    @yahyealielmi6208

    6 жыл бұрын

    Walaahi cilaan la oyaa markaan argo dadki hore waxa ku jirnaa iyo waxaa ee walidkeena so mareen waalahi cilaan la oyaya

  • @yahyealielmi6208

    @yahyealielmi6208

    6 жыл бұрын

    Yahye

  • @mohamedyussuf5085
    @mohamedyussuf50857 жыл бұрын

    markay dhahayaan anagu waan wada jirna jamuriyad baynu nahay am feeling something walahi waa qiiro

  • @ahmedib
    @ahmedib15 жыл бұрын

    We are somalis and we are one people forever.. Nous sommes somalis et nous sommes un seul peuple pour toujours;

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed28085 жыл бұрын

    Jamhuuriyadii jabuutay maanta waxaa lajoogtaan dadkii idin jeclaayoo jaalayaal ka dhalateen la dhalateen jaalayaal ka dhalateen jaalkeen rumaad baatihiin manabadbaa jeexanii midig baa tihiin nabadbaa cadkii aan jecleyn baa tiihiin jaalayaal manabad baa 😭😭😭😭😭😭

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid463111 ай бұрын

    Allow u naxariiso awoowahey mohamed siyaad igu duceeya asxabta 😢😢🤲

  • @cajebdocumentaryhistory3233
    @cajebdocumentaryhistory32336 жыл бұрын

    I.m from Somaliland we will comeback insha Allah five Somalia our give peace strong together viva Somali people everywhere in the world we will agreement coming soon🕌💪👈💑💘❤👋💟💖💔💜💛💓💟💗

  • @chugrijama88

    @chugrijama88

    6 жыл бұрын

    mohamed hargaysa lipaax somalilande allaah yacizak you will be a leader by god's grace it's very hard to see youngsters like you saying this comment may god bless you live with health and happiness for the rest of your life amin amin amin amin amin amin

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar58956 жыл бұрын

    Aadban u jaclahay heestan Wadani allahu akbar ilen ayaa iga imada markan dhageysto Somali seey nawat u jeclet iyo hada sey kulaqubatay axx😥😥😥 yaarabi nawad caadil nasii aamiin

  • @aweysxasan5191
    @aweysxasan51917 жыл бұрын

    waxaan ka ka mid ahay dhalintan midig ka bilaaw qofka sadaxaad waa aniga waa ooyay maanta marki aan soo xasuustay sidi aan u jecleen walaalaheen jabuuti

  • @richyfam3046

    @richyfam3046

    6 жыл бұрын

    aweys Xasan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ruwaydaelmi3233

    @ruwaydaelmi3233

    6 жыл бұрын

    aweys Xasan qof kale oo teamkaagi kamida baa comments ka bixiyay oo isna sheeganaya in uu ka mid ahaa ilmahaa

  • @mahathaolat1859

    @mahathaolat1859

    6 жыл бұрын

    Thank you wll Allah ayan kabaryeyna sidhan iyo sikafican in lahela inshaAllah

  • @abdirisaaqali1634

    @abdirisaaqali1634

    6 жыл бұрын

    aweys Xasan masha allah noolow adeer

  • @biyoowcarabcarabbiyoow1221

    @biyoowcarabcarabbiyoow1221

    6 жыл бұрын

    aweys Xasan

  • @halimaali9786
    @halimaali97868 жыл бұрын

    AAAAAAAAAAA WAA XASUUS WAXAAN KA MID AHAA CARUURTII HEESEYSA WAXAA MALINTAA AXAA BOOQASHO KUYIMID XASAN GUULEED WAA XASUUS

  • @hubihaji2358

    @hubihaji2358

    8 жыл бұрын

    xaliimo waxaan jeclaan lahaa in aad xusuustaas noogasii warantid maadaama aad kamid ahayd. dhalinyarada qaxa aragtay waa xusuus iyo rajo kunool sidayda. waan ku faraxsanahay in aad soomaaliyoo africa ugu sareysa aad soo gaartay. Waxaan xaliimo kuurajaynayaa in aad kunoqono iyadoo somalia aduunka ugu sareeysa.......amiin ...Aamiin. ...Aamiin

  • @abdisamadosman2437

    @abdisamadosman2437

    8 жыл бұрын

    macha Allah wlal cimri dherer alle haku siiyo wlhi aad ayan kugu faraxsanahay

  • @alimaow95

    @alimaow95

    8 жыл бұрын

    allow ku dhowr yaa rabi

  • @Daarulcilmi11

    @Daarulcilmi11

    8 жыл бұрын

    Hada dhowna waxa dhahesay hiyadey aya ku jirte halke lagu raaaca yaaab!!!!

  • @AhmedSaid-cz8ih

    @AhmedSaid-cz8ih

    7 жыл бұрын

    gabarkale sidas bay ledahay mashalh.. hada noshihiin

  • @abdiqafarabdalla
    @abdiqafarabdalla8 жыл бұрын

    aabe siyad xata ilamaha yar waxa oo baray dibin dabyada gumeystaha oo leyhay carada ka muqato eg ilmaha yar ilahow ku naxariso aabe siyad

  • @mohamedyussuf5085
    @mohamedyussuf50857 жыл бұрын

    wadaniyiin bay ahaayen inta dhimatay alle u naxariisto inta nool cimri dheer alle siiyo

  • @halimahamud7093
    @halimahamud709310 жыл бұрын

    wish i was born at that time and live in that century forever instead now where i am afraid to go back to my country

  • @feysalali1262

    @feysalali1262

    2 жыл бұрын

    You make me cry wlh Qaxooti miyaan ahaaneenaa ?

  • @midnimomidnimo9520
    @midnimomidnimo95204 жыл бұрын

    waxan ahay reer jabuuti, walaahy waan ilmeye

  • @mohamudabdulgadir3765
    @mohamudabdulgadir37655 жыл бұрын

    Sida la i shegay waxa kujira curadkena wu inaga nasib badan yahay Lkn aniga waxan rajaynaya ciyalka ka faideysan doona farmaajo🇸🇴

  • @ramlanor3713
    @ramlanor37134 жыл бұрын

    heestan dhageesigeda 2017 so bilaby ilaaa hda isku siyaa ujclhy kma xiiso dhco💖💖

  • @baxnaano1436
    @baxnaano14367 жыл бұрын

    waaa hees aad u macaan waxaan ka helay runtii aniga sida ay uqaadaayaan iyo habka ay iskula helaayaan dheesha waan ka xumahay farxadaan kuma soo gaarin lkn wllhy somali ayaa kusoo gaaray oona ku soo farxay maanta waxaad la joogtaa ..... salaan jaalanimo.... farxad joogto waligeed ENGINEER BE HAPPY

  • @nimaabdi1254
    @nimaabdi12549 жыл бұрын

    abtidoon iyo maxammed aloow una xariisto wax badan baay noo qabteen qofkii inkira yeelki

  • @ugaas-
    @ugaas-7 жыл бұрын

    waxaan galay xasuus dheer allhayow somaliya dhabad noogo dhig allaha yow

  • @raayanraayan2z629
    @raayanraayan2z6296 жыл бұрын

    l waching 2018 it is very song l from Djibouti

  • @anniejama3903

    @anniejama3903

    6 жыл бұрын

    Raayan Raayan2z djibouti should build statue for jaale siyaad barre , siyaad true somali hero

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem5 жыл бұрын

    Indhihi arkaba ilmeeye Dhegihi dhegaystaba urugode Qalbigi xasuustaba gubtahanyoo Wxn dhashan anigu 1996 burburki shan Sano ka dib ila hada qaran la'an ayan wehel u ahay 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from hargaysa caday

  • @salmanfarah25
    @salmanfarah258 жыл бұрын

    wlhi i cant stop carring.......

  • @muuminhaaji

    @muuminhaaji

    7 жыл бұрын

    Salman farah walal Allah wadankeena nabad hainooga dhigo amin

  • @kamtv403
    @kamtv4035 жыл бұрын

    Heestaan markaan ku wareero siyaasada dalka ayaan iska dartee kama xiiso dhaco jalayaal ma nabadbaa inta i aragta like igu qabta

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225

    @alahayowarligeygukiiisraac4225

    5 жыл бұрын

    khaalid Abdulahi farxad joogta waligeed 🇸🇴💕

  • @bilalhared8795
    @bilalhared87956 жыл бұрын

    hope t o see strong somalia again ,from djibouti .

  • @manlikezakaado6135

    @manlikezakaado6135

    2 жыл бұрын

    😑

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail198429 күн бұрын

    Inaga ka marmi meyno midab ka walalahen Africa Africa Africa matanaha Africa Africa o dhan amanadeda laga ilalsho jabuti ha ahato nabada abaheda siyadna ha ahado Africa ki aruriyo nabada wan jecel nahay jalafada gumeysiga ma ogol ni jamuriyadi jabutay manta waxad la jogtan dadki idin jeclayo shalay ad ka dhalaten jexeni midig ba tihin jaleyal ma nabad ba ❤❤❤❤❤aun abayashen

  • @rumanabdi9752
    @rumanabdi97528 жыл бұрын

    this video makes me cry wlhi illahyow u naxariiso gesigii somaliyed

  • @abdisaid9873
    @abdisaid9873 Жыл бұрын

    We will be always one people even if we are different in the political 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @leylaal1603
    @leylaal16039 жыл бұрын

    Masha allh wlhi wax garad weye siyaad bare illah u naxaris

  • @abdirizaqabdalle82
    @abdirizaqabdalle826 жыл бұрын

    Anagu waan wada jirnaa jamhuuriyad bay nu nahay Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 nabad iyo Nolol

  • @Gugac262
    @Gugac2628 жыл бұрын

    I LOVE ALL SOMALIA

  • @hanad6666
    @hanad66667 жыл бұрын

    we miss U Abo siyaad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamadfarah8822
    @mahamadfarah88227 жыл бұрын

    maasha allaah caruutan heesta ey qaada yaan waa mid lagu ilmeenayo oo mar walbana inaat daawato jeceshahay

  • @abdiaziizomer5160
    @abdiaziizomer51606 жыл бұрын

    Waan ku ceceshadaa somali waa somalidii horre 🙌🙋🙌🙌 kuwan waa macala aniga bilaa dhiig qoxooti qarax calool xuma yaab😱😱😟😲😦😧

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life13 жыл бұрын

    Cant stop crying may Allah swt bring back this days.......ilaahayoow Jano fardow ka waraabi madaxweyne siyaad bare and all those worked this peacefull days......

  • @idledahir9326
    @idledahir93268 жыл бұрын

    waayo fican ayay ahayd waqtigan it was a good time 4 somalia

  • @abdosharif7922
    @abdosharif792210 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Jeneraal maxamed Siyaad bare, geesigii Africa

  • @hamzahassan6243

    @hamzahassan6243

    4 жыл бұрын

    Aamiiin

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    2 жыл бұрын

    Aabe Siyaad bare💗😥

  • @queenyismail5158
    @queenyismail51585 жыл бұрын

    16.3.2019 maanta ayu madaxwayne ismail omer imanaya muqdisho casimadeena 😭jeexeeni midigba tihiin manabadba

  • @djiboutiboy3818
    @djiboutiboy38188 жыл бұрын

    Jabuuti ha ahaato nabada abeheeda Siyaadna ha ahaado Africa kii uruurshay labaasi xaladoodiba way dhabooben

  • @nimcoosmanahmed1562
    @nimcoosmanahmed15627 жыл бұрын

    aabe siyaad illah ha uu naxariisto jano illah haka warabiiyo aamiin

  • @De7me
    @De7me13 жыл бұрын

    what is amazing celebration ..... unforgettable day ...wadaniyad iyo dawlidnimo waa taas ....

  • @aliyare944
    @aliyare9449 жыл бұрын

    Masha alah wlhi waxba ka dhacay ogow somalia iyo djabuuti waa afrikada mantanah jexenii midig baa tihiin jalayaal ma nabad baa

  • @hamdamahamed9309
    @hamdamahamed93096 жыл бұрын

    Masha allh wlhi wan jecelahay heestan 😍😍😍😍😍😂😂😂wayna iga ooyisay

  • @abdilibah5320
    @abdilibah53207 жыл бұрын

    ilaahay haunaxaristo jaalle siyaad somalia misses him

Келесі