SIIRO 35 | Madiina Muxuu Kudoortay Rasuulka ﷺ | Why Medina? | لماذا المدينة المنورة

Daqiiqada 15:04 waxaan kawadaa KOONFUR,
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab Xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 22

  • @jawaahiri
    @jawaahiri3 жыл бұрын

    Daqiiqada 15:04 waxaan kawadaa "KOONFUR"

  • @zakibingolden6717

    @zakibingolden6717

    2 жыл бұрын

    Ustaad caro mala dili karaa

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Жыл бұрын

    Sanad ka dib baan dabaluudayaa . MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah. Insh'allah waan idansoogaaridoona . Allaha nagu kulmiyo jannadiisa sare .Aamiin

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed14103 жыл бұрын

    Aad Baad U Mahadsantahay Wll Shukran Wajazaakalaahu Khayr Jimca Mubaarak Dhamaan Qoyskayga Siirada Iyo Ustaadkayagaba

  • @zakibingolden6717
    @zakibingolden67172 жыл бұрын

    Wcs scw

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan8822 жыл бұрын

    Wll masha allah. Ilahay hakaa jasaai siiyo. Kaliya halka aad ka leedahay Jerusalem dheh Falastin

  • @jesshalan6325
    @jesshalan6325 Жыл бұрын

    Waad mahaf santahay laakiin ha suurad xumayne iyadoo qurux badan shaashda soo dhigo

  • @cabdiqaniboss4423
    @cabdiqaniboss44233 жыл бұрын

    Masha Allah jazaaa kal lah

  • @Dayr12
    @Dayr123 жыл бұрын

    Masha.allah ustaad

  • @asmaabdiraxman3131
    @asmaabdiraxman31313 жыл бұрын

    Wll lihayhakuxiftiyo qof wanaagsan baad tahay aduun iyo akhiraba liibaan janatul fardaw alhajugeeyo wll

  • @ahmedwarsame1550
    @ahmedwarsame15503 жыл бұрын

    💟💟💕💞💯

  • @governosacad8174
    @governosacad81743 жыл бұрын

    ❤️🇸🇴

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha74563 жыл бұрын

    maanta waan soo habsamauy xalqad xiiso leh

  • @guleedyoonis190
    @guleedyoonis1903 жыл бұрын

    Masuul sare

  • @inaibraahimcasjad.7031
    @inaibraahimcasjad.70313 жыл бұрын

    Ku soodhawaada kanaalka kitaab. Mahadsanidiin.

  • @absentminded1527
    @absentminded15273 жыл бұрын

    Sxb videogaad samaysid marlabaad miyaad daawataa wl🤔🤔 wllahi shaqa culus baad haysaa ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @zamzamsalax4852
    @zamzamsalax48523 жыл бұрын

    Asc wll. Waallaw xajarul aswadka muxuuyahay xageebuuna kasoobilawday waxaan ogahay inuu yaalo kacbada mase aqaano meeluu kasoobilawday fadlan manoo qaban kartaa maalin kale adoo kahadlaya xajarul aswad ama dhagaxa madaw fadlan ii soojawaab

  • @jawaahiri

    @jawaahiri

    3 жыл бұрын

    Xajarul aswad ku waa dhagax janada laga keenay, markii nabi ibraahim (cs) kacbada dhisayay ayuu qaybtaa dhagaxa lagalinayo katagay, malakul jibriil ayaa xajarul aswad ka keenay, markii lakeenayna caanaha wuu ka cadaa, mar walbana waxaa madoobaynayay danbiyada bani aadamka. Inaguna hadaan muslimiin nahay waynu dhunkanaa sababtoo ah rasuulka (scw) ayaa dhunkaday, wax faa'iido ahna mataro dhaguxu, laakiinse maadaamuu rasuulku dhunkaday sunadiisii ayaynu raacaynaa.

  • @cawilgarasho8089
    @cawilgarasho80893 жыл бұрын

    War heycal sulayman ma uu dhisin meel wuxu laha alle ku caabudo ma aragtida yuhuuda rumeyneysa sxb waa khalad

  • @mohamk7140
    @mohamk71402 жыл бұрын

    Bro waa in aad ka fiirsataa wax Heykal nabi Suleman dhisay ma jirto iyaga ayaa iska aheekto

Келесі