Siid Cali Toogashadiisa oo Ninkale Miskiin Ah Lagu Bedeli Rabo Daahir Calasow oo Sir Kashifay

Пікірлер: 82

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069Ай бұрын

    Subxana Allah Mugdisho. Waa Meel. Yaab. Leeh ‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345Ай бұрын

    حسبي الله ونعم الوكيل على كل ظالم لا حوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495Ай бұрын

    Daahir waa daacad guuleyso dashir from holand

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolowАй бұрын

    DASHIROW QOF AAD UKACDAY ALLAAH AYAA JECEL ALLAAH HAKU CAAWIYO ADIYO AWLAADADABA MAXAKAMDA ALLAAH HAFASHILIYO 😢😢😢😢😮

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2uiАй бұрын

    Macalin Wayne (Eelay) wa rer sheikh Isxaaq asalkoda

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pqАй бұрын

    Sax Subxaanallah Akhiro Warbaa jiro

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199Ай бұрын

    Allahu Akbar

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835Ай бұрын

    MACALIM WEYNE, WA DIR ISAAQ AYU KA DHASHAY, MACALLIM WEYNE HABAR JECLO WAAYE KUN SANO RAXAWEYN KU DHEX DHAQMAY.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    SHIIKH ADAN MADOOBE WA RAXAN WEYN WA HAWIYE WA GUGUNDHABE WA JAJELLE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MAXKAMAD MESHA MA TAAL WA QAWARIJIIN HA LAGU QADO WASHAMSI

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    sheeko waalan iga dheh nin dil toogasho ku xukuman aalagu bedalay? wuuba ku xukuman yahay toogashee see qof loogu bedalay?

  • @maslah345
    @maslah345Ай бұрын

    Cadaalad xumada baahsani heerka aymareyso bal eega intii muslimiin qaalis ahow aduun laguma warayee maxkamadii ALLAH AYAAD HORTAGEYSIIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    WA SIDI WIILKA JAREER WEYNE OW QAFASHEY QAWARIJ SHUUTE IYO KOOXDIISA OY RABEEN INEY KU BEDELAAN DANBILIHI RAXAN WEYN

  • @faadumomahamedmahamud4813
    @faadumomahamedmahamud4813Ай бұрын

    Haday arintaa jirto waa masiibb haloo gurmado

  • @mukaram2018
    @mukaram2018Ай бұрын

    War halo gurmado beeshasi iyo raageba soomaliyeey.. H_gidirna iyo hawiyaba naftey u keenen beesha raxaweyn .. Lakin xaqa feeruhu ka dilaaca.. malin ba la is xisaabin doona

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tmАй бұрын

    Hayaaaay kakaca soomaaliyèy

  • @user-zo7uj9je1t
    @user-zo7uj9je1tАй бұрын

    Haaa wan banan bexena nabalami❤❤❤❤❤

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751Ай бұрын

    Muqdisho amuu yoomal qiyaamo ka dhacaa sumxaanalaa 😢😢😢

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041Ай бұрын

    Hadii warkaasi sax yahay Ilaahay baa u aari ee muqdisho halaga dhawro jawaabta

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424Ай бұрын

    Somalia waligeed hagaagi meyso sabaabta oo ah waa xagdarada masaakiinta lagu suubinayo walaahi xaraam war ilahey ka baga dad muslim ah ayaad sheeganeysaane dulmiga joojiya

  • @alimohamadahmad2108
    @alimohamadahmad2108Ай бұрын

    Www

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    SHUUTE WUXU KA BECMUSHTARA DHIIGA MASAKIINTA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MACALIN WEYNE WA HAWIYE HIRAAB RAXAN WEYN AYEY KU BIIREEN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    HALO GURMADO

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954Ай бұрын

    Daahiraw wll dadka masaakiinta ah eed caawiso ayaad janada kugali e danyarta u adeeg waligaa waadna Ku mahad santahy

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6xАй бұрын

    maxaad xasan meeqaauuiskadhiga hawiye idinkaa xasan ilmaha ukadhaga mashaabaab buuladayaala mise dalka uudey cafis hubraadin kujuro doqomo

  • @saidabdullah99
    @saidabdullah99Ай бұрын

    Haa

  • @user-ny5uy5gz1i
    @user-ny5uy5gz1iАй бұрын

    Daahir bahbahle yaawarkaaga rumaynayo

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5bАй бұрын

    Hhhhhhhh somalidan Ontario xun iyo benita jeclaa see aduunka ula qabsanaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    XASAN ADAN SATAR WA RAXAN WA MIRIFLE WA HAWIYE HIRAAB

  • @saynabali3832
    @saynabali3832Ай бұрын

    Haaa

  • @user-et9ud1cb3e
    @user-et9ud1cb3eАй бұрын

    Damujajid anaga bo qaxotigena weydhibateyen

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    DAHIR WUXU ISTAHILA MADAXWEYNAHA SOMALIA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukaram2018

    @mukaram2018

    Ай бұрын

    Waxba ma istaahilo taasi been bad ku sheegtey .. Waa qabiliste afqashuush ah leh..

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9muАй бұрын

    Kan aakhiradiisa xataa Uma balaayo wuxui rabuu iska sheegaayaa War ma oga miyaa in Malaa ig ay garbihiisa saaran thy

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713Ай бұрын

    warkaas macquul maaha sababtoo ah qofka waalawadayaa oo waa loo jeedaa tiirka markii lagu xirayo waa loo jeedaa wajigiisa waa loo jeedaa ma masgaraato wajigii kii wax dilay baa loo soo galinayaa war daahirow umada beenta ka daa qof la yaqaan oo umadu wada baratay see waji kale loogu badali karaa

  • @Gulmudagirl
    @GulmudagirlАй бұрын

    maxaad kaqabankartaa laandheere habargidir haday rabaan hakubadaleen nin sheekhal ah 🦊dawacaduba 🦁libaaxa madilikartee nacasnimo bay ugadabacidaa

  • @alimohamadahmad2108
    @alimohamadahmad2108Ай бұрын

    Habgidireey Abgaal Iska qabta

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495Ай бұрын

    Haaaaaaaaas waa caawineynaaa haaaaaa

  • @umurowda6887
    @umurowda6887Ай бұрын

    arintaas waa tii hawiye ku rogman lahaa said calina si xun buu u dhiman

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    XASAN ADEN SAMATAR WA NIN RAXAN WEYNA HAWIYE HIRAAB

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153Ай бұрын

    Dulmigu waxan ka baqaya somlia ka jiro in lo rogo dad ka dulmiga iskula quman o garab isku sinaya

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6tАй бұрын

    Hada.halogurmado.hadiaykataahay.dacad.wakitabkii.habar.gidiir.midia.hortiisa.sodhiga.halacarko

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MIRIFLE WA HAWIYE QAAR WA GUGUN DHABE QAAR WA HIRAAB

  • @user-et9ud1cb3e
    @user-et9ud1cb3eАй бұрын

    Diyaar aya inahay inan uqelino

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    WIILKA XASAN EDEN WA RAXAN WEYN WAXA LO NABEY DAD DIFACA MA LEH

  • @alimohamadahmad2108
    @alimohamadahmad2108Ай бұрын

    Hadaba gabdhaha ccccc

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tmАй бұрын

    Waar halagu gustavo ninkan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    LAFTA GAREEN HA DIFACDO DADKIISA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    DOWLAD KAMA JIRTO MESHA

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770Ай бұрын

    Waryaa said cali ayaa ninkan lagu badalay

  • @umurowda6887
    @umurowda6887Ай бұрын

    daahir hawiye adaa u caqliya waxaa xamar rogay waa dadkii hawiye ee farmaajo uu qaraxyada ku waday iyo iyagoon is Rabin tan aad sheegaysaa haday dhacdo walaahi in dhulku idin liqi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    XASAN DHIIQO QABURE FAGTE DUMAR GATE CIIDAN LAYE

  • @fadumaomar3215

    @fadumaomar3215

    Ай бұрын

    Adiga maa lagu gadi jiray dhiiqadii ku dhashay wasuf

  • @umurowda6887
    @umurowda6887Ай бұрын

    cilmigan waa dhaxalkii uu ka tagay farmaajo xasan ma umad wada xun buu wax ka qaban karaa

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949Ай бұрын

    Magac feg ah ayuu soqatay si uu isugudiro dadka walee aaqiro warbaa jira

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6tАй бұрын

    Adigacayaakuwarame.soadee

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaidaАй бұрын

    Waxaas maanaga yeeleeyno hee anoo wejigiisa arkin yaaba tookanaayo hee😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    DIGIL IYO MIRIFLE WA HAWIYE WAX YAR AYA OROMO AH

  • @alimohamadahmad2108
    @alimohamadahmad2108Ай бұрын

    Iska qabta

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    DOWLAD MESHA MATAAL WAXA GACANTA LOGU JIRA SHUFTO

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475Ай бұрын

    Way dhicikartaa cadaaladii bay somaliya diidan tahay dalka siduu ku hagaagayaa hadaana kitaabla quraanka lagu dhaqmaynin allow dalka iyo dadka nabad dhaxdhig

  • @user-ny5uy5gz1i
    @user-ny5uy5gz1iАй бұрын

    Beenloow

  • @user-nf5gn2ps5o
    @user-nf5gn2ps5oАй бұрын

    Walee hawiye wuxuu Alaah qaraax iyo uquubo ugu riday xaaqa masakinta 😢

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    h/g dhulka dowlada iyo guri daarood aa soo degteen 1991 haka yaabina inaa heysataan lama huraan waa mudug mj aa niiga xoogay dekada garacad

  • @Maria28832

    @Maria28832

    Ай бұрын

    Warya qaniis aamus hg maansha allaahe lama gaari karo dhinac kasta ayaga somalia u sareyo ha cunineh hoyada siilkeeda u sheeg

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770Ай бұрын

    Adiga munaafaq ayaad tahay wax lagaa qorayaa ma jirto

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tmАй бұрын

    Asc wallaahi waa la rogayaa xamar hadii ay sameeyaan sidaa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    h/g oo abgaal aa wax dhacay dhaheysa waa xawaadle shiiqaal tuugo ku sheegay

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345Ай бұрын

    Free raage adoow

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    h/g calaacalka iska daaya weligiin waa niila garaaci jiray marna mj marna abgaal

  • @Maria28832

    @Maria28832

    Ай бұрын

    Warya adiga qaniis futada laga wasa tahayeh raga hg waa geesiyaal rag ma wasan futada u geyso mj iyo abgal ha ku wasan

  • @ayaneyabdirashid931

    @ayaneyabdirashid931

    Ай бұрын

    ​@@Maria28832 Subhanallah

  • @hindaali7051
    @hindaali7051Ай бұрын

    Ben

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6lnАй бұрын

    "Dab munaafaq shiday, muumina ku hubta". Waxa la idunku cadaabayaa, (If iyo Aakhiro). Naxsrris ma heleysaan, intaad falkan sameyneysiin. Aduunyo, tan ma u dambeysey.

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504Ай бұрын

    Dulmi kaliyaad ku faantaa uf maxaa nacay qabiil

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakimАй бұрын

    Kan max kaqaldan ninkan dahir calasow maxa kaqaldan mar wuxu lajira rer xaji saleban siyaad mcln daud marna wu ka so horjedaa

  • @hawahussein1057
    @hawahussein1057Ай бұрын

    Adiga.soow.malaheen.hadii.latoogto.siid.cali.500.wiil.ayaa.udhi.maneeyso.hadal.kaaga.hore.macadaalad.buu.ahaa.maxeey.tahay.cadalada.ad.radineeyso.adaba.midyaha.lataagnaa.in.labad.baadho.siid.cali.bad.baadadii.ayaasan.udhigteen.marka.2da..jeer.wakala.2.hadL.kaaga.iskafaa.munaafaqada.meel.kutoos

  • @user-vb7qr6uu8v
    @user-vb7qr6uu8vАй бұрын

    Hada a digital fayuuska halkaas miyuu kaa galay daahir calsow beenta dhaaf

  • @ummocasho8328
    @ummocasho8328Ай бұрын

    Haa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    HALA DUMIYO GURIGA U KA DHISAYO DHIIGA DADKA MASAKIINTA

Келесі