No video

Siduu YOUTUBE Muuqaalada u faafiyaa ama kuusoo gaarsiiyaa?

KZread siduu Videos u faafiyo ayaan muuqaalkan ku sharxayaaa.
siduu kuugu keenaa muuqaalada aadan horay u arag ama raadin?

Пікірлер: 131

  • @haw_6060
    @haw_60602 жыл бұрын

    الحمد لله ربِّ العالمين *الرّحمن الرّحيم*مالك يوم الدِّين*إيّاك نعبد وإيّاك نستعين*اهدناالصّراط المستقيم*صراط الّذين انعمت عليهم غيرالمغضوب عليهم ولاالضّالِّين*

  • @mohamedhaji7148
    @mohamedhaji71482 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad dadka talo ugu daro oo ah :iska ilow marka hore in KZread lacag laga sameeyo kaliya waxa aad soo gudbinaysid xooga saar: Mahadsanid Waxaan kaa codsanayaa muuqaalkaan muqaalka xiga inaad ugasoo hadashid sida aad muuqaalada u Edit ✍️ garaysid iyo appka aad adeegsatid, computer mise mobile phone 📱 ayaad wax ku edit garaysaa, midkee midkeese fiican sidoo kale app ka ay tahay in aad adeegsatid hadii mobile aad ku Edit garaynaysid specially IPHONE markaad adeegsanaysid

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad2 жыл бұрын

    Masha Allah Ustaad MAHADSANID 💯👏

  • @SAHANRAAC
    @SAHANRAAC2 жыл бұрын

    Ku dar Oo Muqal KZread u faafiya Muqalada Like Ta Badan Hella

  • @fariihaahmed2516
    @fariihaahmed25162 жыл бұрын

    masha Allah wan ku farax sanahay 40k gaadhay waku mahadsan tahay walaal intaad noo faaiidaysay jazakallah kheyr. guul ku rajeeyna

  • @ahmedzaadiq1712
    @ahmedzaadiq17122 жыл бұрын

    Ustaad adigaa mudan. Marka hore su'aalihii aan community tapka kaa soo waydiinay jawaabahoodii waan kaa sugaynaa ee ogoow. Marka waxaad jeclaan lahayn inaa nala wadaagto qaabkaa you tube u bilowday step by step ilaa heerka aa hada joogtid... Shukran Ustaadii. ......

  • @HassanMohamed-ul2qr
    @HassanMohamed-ul2qr2 жыл бұрын

    Waxaan rabaa inaan noqdo KZreadr si aad ii caawin karto. waxaad samayn kartaa muuqaal aad ku sharaxdo walaal abdiwali KZread. Iyo sida aan u samayno muuqaal aad u faahfaahsan codsiga aan u isticmaali karno maalin wacan abdiwali khalif. jawaabtaada waan sugi doonaa inshallah.

  • @foziajano
    @foziajano2 жыл бұрын

    Mahadsanid Macalin Nooso Badi Fadlan👏

  • @rahmaabdiessa4275
    @rahmaabdiessa42752 жыл бұрын

    Masha alh wlal ilhy haku barakeeyo hana kaa abaal mariyo sidaad noogu soo gudbiso wxe nagu dhaanto aad baad umahadsanty☺️🤴keep going bro

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman922 жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ustaad

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa56652 жыл бұрын

    M.a guuleyso

  • @zakariyekhan7143
    @zakariyekhan71432 жыл бұрын

    Ustaad mawduucas wa xiseynaya aad baan uraadiyay,ilaahay baa afkaaga kasoo saaray ,qof somali oo inta meel uso fadhistey oo ka hadlay Ma arag ,mana jiro ba.ustaad mawduuc nooga soo diyaari Editing ka waxa kahoreeyo inuu qofka camerada yaqaano ,kahor hadli karo, Waan jeclaan lahaa.ina mawduucas no so gudbisid. Ustaad :abdiwali thank you

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson62942 жыл бұрын

    Insha allh wxaad noo soo gudbisaa marnaamij aad ugu magacdarto waayo arag . Wx kabaro. . Oo aad dadka wx tartar ka ulleh umada ama horumar iyo cilmi lgu tuhmayo ama laga faaiidi karo wxuun.. aad ku wareysanayso . Insha allh hadey suurta galtahey bro. Thnkz.

  • @shaficixariir4271
    @shaficixariir42712 жыл бұрын

    Casharada.soo badi.waayo xayaysiiska muqalka aad usamaysaa maalmo badan ayuu yalaa yalaa yuutubka.

  • @umulaki1251
    @umulaki12512 жыл бұрын

    Thanks usaad aad baanu ugu bahanahay fadlan noo soo geli weliba kuwa mobilka lagu isticmaalo iyo halkan sawirada ka heli karno

  • @Susuomar-123
    @Susuomar-1232 жыл бұрын

    Aad ayaan u jeclaan laha inaad ka samaysid muuqaal borogaramka ay isticmalaan youtuberada caranta ah sida (خير جليس وجيل يقرأ) qoraar ayay ku sharaxaan buugata waa hab qurux badan

  • @Dawlad252
    @Dawlad2522 жыл бұрын

    Mawaadiicdaa aad tilmaamtay Ustaad noo soo gudbi Insha Allah. Alle haku barakeeeyo.

  • @drahyaa
    @drahyaa2 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad😍💯

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni51412 жыл бұрын

    Maasha allah walaal aad ayaad u mahadsan tahay waxaan ku waydiinayaa tusaale ahaan hadii aan hees soo dejisto ama aan youtube ka chanal ka mid ah aan kala soo dego ka dib aan ku codeeyo ama film ama aroos oo aan ka dib dib u soo upload gareeyo heestaa aan soo dejistay miyay wax dhib ah igu keenaysaa mahadsanid

  • @uploadcentral8753

    @uploadcentral8753

    2 жыл бұрын

    Haa wallal wax ajira waxa la yidhaahdo Copyright oo Hadaad muuqaal uu qof kale soo galiyay aad soo celiso ama aad codkiisa soo qaadato waxa laga yaaba inayna cid badan gaarin sababtoo ah COPYRIGHT

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse64692 жыл бұрын

    Masha allah ustaad

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE2 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadi

  • @mohamudmohamed4491
    @mohamudmohamed44912 жыл бұрын

    Insha Allah noosoo samee eng waan ubaahannahee

  • @mukhtaarxilmi9667
    @mukhtaarxilmi96672 жыл бұрын

    Jazaakallaah ustaad sanadkaa iyo barka adna kuma qasaarin anaganna inaan muuqaaladaada daawano kuma qasaarin. 1. Computer ka soo iibsashasiisa mazaan ku qiimeeyaa, waxyaaba inaan ka aqaano muhiim tahay hadaan takhasus karabin, iyo softwarada ugu muhiimsan. Mowduucaas ayaan jeclaan lahaa ustaad inaad nooga soo hadasho.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish2 жыл бұрын

    Mahadsanid ustd

  • @asadjr8680
    @asadjr86802 жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane54182 жыл бұрын

    Ustaad waxa fiicnaan lahaa inaad usoo koobto dhalinta Buuga uu Qoray DR Daarq suwaydaan ee uu ugu magacdaray فن الالقاء الرائع oo uu ooga hadlayo hab wax usoo jeedin ta haday tahay marka aad dad wadan kaaga ah lecture u jeedin hayso ama wadan kale aad ka jeedin hauso, ama camera aad iskaga soo duubayso, waa buug aad u qiimo badan oo bulshada badan ee kugu xidhan anfici lahaa hadaad uso koobto شكرا حبيبي الغالي

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson62942 жыл бұрын

    Wcs wll jazakallah fil kheyr .

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali122 жыл бұрын

    Jazzaka allah sheikh

  • @Enghagaajiye
    @Enghagaajiye2 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad.

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali2 жыл бұрын

    Aad baa u mahadsantahay walaal alle haku sharfo. waxaan aad ogu baahanahay qaabka duubista vedioga aan u samaynkaro marka aanan haysan cid ii qabata camerada ama i cawisa.

  • @mustafeliiban2991
    @mustafeliiban29912 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Waxbadan ayaa kaa dhugtay

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe2 жыл бұрын

    Aad ayaa umadsanthy eng Abdi wali video sidaa aad u hormarin karto youtube channelkad iyo talloyin qofka youtuber loo baahan yahay mahad sand#Baxnaanshe#Abdiwali#

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed64132 жыл бұрын

    Mncha allah keep going bro

  • @suleimanmohamed7995
    @suleimanmohamed79952 жыл бұрын

    mahadsanid eng.

  • @mowlidmukhtar1981
    @mowlidmukhtar19812 жыл бұрын

    Soo samee vidgoes Insha allah

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson5192 жыл бұрын

    Thnkz teacher

  • @abdihakimali9789
    @abdihakimali97892 жыл бұрын

    insha waa muduuc muhim ah ustaad ka soo hadal arintas camera iyo ka hor hadlideeda jazakallahu khair

  • @serendipityclips6487
    @serendipityclips64872 жыл бұрын

    Jazakallahu khayr👍👍👍 in youtube furto an raba but I don’t where I can start and how, would you please help me Thanks alot 👍👍👍

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen2 жыл бұрын

    Tell us Editing wax badan ayaan kaa faaiiday thanks abowe

  • @sahalali9568
    @sahalali95682 жыл бұрын

    Aad ayaa umahadanathy wllkey qli runtii suaalo aan isweydinaye in badan buu ahaa ee noogu soodiyari si kalsoni leh camera logu hor hadlo iyo muqaal hagajinta mhdsanid wll abdiweli❤❤❤❤✊👊👊🙏

  • @mowxele7304
    @mowxele73042 жыл бұрын

    Masha allah jazakalaah walal wad noo faidaysa markasta hadan nahay dhalinyarada ardayda ah si gaar ah aniga

  • @mohamedabdalla3384
    @mohamedabdalla33842 жыл бұрын

    jazaklah khayr

  • @najmoabshir9427
    @najmoabshir94272 жыл бұрын

    Wll Abdi wali waan ku salaamay sida fagaare kahadalka loo barto ka soo hadal

  • @ifrahahmedkaaki8481
    @ifrahahmedkaaki84812 жыл бұрын

    شكرا wll abdi wali waxad no so galisa qabka ugu fudud e idhitin ka lo barto

  • @somalia6151
    @somalia61512 жыл бұрын

    Jamacadaha qadar fadlan noo isheeg fadlan fee and habka addimision jamacad lagu helo engineering English ah

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur2 жыл бұрын

    Ustad waanu danaynaaa re muqaalo nooga soo diyaari

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi6662 жыл бұрын

    Muuqaal aan inbadan sugayay mahad sanid ustaad.

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi6662 жыл бұрын

    Video editinka Software kasoo hadal ustaad

  • @mohamedabdalla3384
    @mohamedabdalla33842 жыл бұрын

    masha allah

  • @sheekhcabdirashiidcalisuufi_7
    @sheekhcabdirashiidcalisuufi_72 жыл бұрын

    Walaal waan jeclaan lahaa inaad muuqaal kale oo la xidhiidha sida Editing-ka loo sameeyo iyo dabcan kaamarada sida loo hor fadhiisto loogana hor hadlo. Mhdsnd

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia7302 жыл бұрын

    Another program we wait

  • @geelle92
    @geelle922 жыл бұрын

    aad ayaad umahadsanthy ustaad muuqalaada inbadan wan daawadaa inbdana we igu soo kordhiyeen lkn waxan jecleysty lahaa inaaan suaal ku weydiiyo suaasheydu wexe tahay asalkeygu waxan ahaa arday aad u firfircoon waxbarshadana ku fiican fahamkiisuna fudud yahay balse hada waxan dareemayaa inan ka wareegaay wadadii hore waxan isku arkay faham la'aan iyo waxyaabo badan oo hoos iidhigay marka tallo waa tii rabbi tan walalkaana lagama maarmo maxaa iga qaldan maxaase igula tallin laheyd MAhadsanid

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal2 жыл бұрын

    Waa mowduucyo wanaagsan hadaad soo samayso

  • @yasirosman3164
    @yasirosman31642 жыл бұрын

    Asc Aad ban ugu xirnahay chanalkaga sxb wana kaga mahadcelinaya juhdigaga. Aniga wan isku dayy youtube ciladahas aad shegtay way iqabsadeen iyo kuwo kaleba Taas marka laga tago waxaan jeclaan lahaa in aad nala wadaagto qalabka aad isticmasho hanoqoto agbka wax lagu duubo iyo waliba kuwa wax lagu hagaajiyo Thanks in badan sxb

  • @xamsecabdiraxman4768
    @xamsecabdiraxman47682 жыл бұрын

    Wcs waxrm Walaal. Qodoba aan jecelan lahaa inaad si qotodheer uu soo lafagurto oo aad Nala wadaaagto waa sidaan ugu soo dhiirada ka hor hadalka camrada iyo sidaan uga takhalusi lahayiin cabsida gudahayga ka yeedhaysa ee igu leh madiga hay waxad Gudbiso, waxad ka hadasho iyo kuwa kale oo badan. Waxan ogahay dad badan oo wax laga faa'iidalah inay caqabadsi hortaagan tahay. Mahadsanid

  • @Sub2kitt
    @Sub2kitt2 жыл бұрын

    Wall ilahy hakudhoro

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo1202 жыл бұрын

    Facebook page qof Somalia jooga ka soo hadal siduu Mastercard ugu xiri karo

  • @murtikaab9164
    @murtikaab91642 жыл бұрын

    Si fcn baad u qaada dhigtay ustaad mahadsanid

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed92 жыл бұрын

    Mawadiiqda ka hadlaya edited iyo camera sida loga hor hadlo waan ka sugaynaa ee youtube

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us2 жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء

  • @waanooyinqiimobadan
    @waanooyinqiimobadan2 жыл бұрын

    Anigu chanalkan aan idin kala hadlayo macalin duruusta iyo khayr ayuunbaan ku faafiyaa muhiimaduna waa inuu sadaqo jariya ilaahay iiga dhigo lacagna ma daneeyo mana garanayo sida loo helo . Lkn macalin ha odhan cid kale wax ha kasoo qaadan waayo khayrku inoo faafo waa muhim hadaad ujeedo cidii lacag rabta waa halkeeda lkn waxa ka muhiimsan khayrka iyo muxaadarooyinka in la faafiyo

  • @yasmin-co9lq
    @yasmin-co9lq2 жыл бұрын

    M.a macalin an waxbadan kafaiday

  • @kamela775
    @kamela7752 жыл бұрын

    Wlhy wllo anaba rabay ina KZread samaysto wlw aan rabay ina waqti iyo Judith ku bixiyo hadana wax ba kaa faa iday awlana dawadayashaada ka mid ahaa buugta soo gudbiso Saad u soo koobto bal soo badi saa wax kale kaaga faa ido

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin2 жыл бұрын

    Waxbadan ayaa sugeynay @KZread ka sida uu u shaqeeyo.

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed64292 жыл бұрын

    Thanks wll

  • @abdirisaaqmaye159
    @abdirisaaqmaye1592 жыл бұрын

    Aboowe waxaan rabnaa inaad kasoo hadasho kuliyda dentist

  • @hassanabdirahmanfarah5560
    @hassanabdirahmanfarah55602 жыл бұрын

    Waxaa kuwaydiin waxay maadada mechanics engineering waxay ka qusayso kuliya water supply enineering barnaamijkaa hadaad karto kasoo hadal waxaayala muhiim ay tahay inuu xooga kasaaro maadadaa mechanics mahadsanid.

  • @jabra0563
    @jabra05632 жыл бұрын

    Brother qaabla editing loo sameeyo ee ugu fudud nalasoo wadaag aniga ahaan vedeo qaymo badan ayaa duubaa lkn si wanagsan a aqaano qaabla loo qalabeeyoahadsanid

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud92832 жыл бұрын

    Thank you teacher 😘💓

  • @Amdam44
    @Amdam442 жыл бұрын

    sida si kalsooni leh dadka hortooda looga hadlo muuqaalka soo samee

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud9172 жыл бұрын

    Kasoo sameeyay muqal editing Vidoe

  • @xamdamaxamed6579
    @xamdamaxamed65792 жыл бұрын

    Asc walal marka hore ad aya u mahadsantahay wakhtigaga qiima leh na isisay Marka xigta waxa raba ina muqal ka so samayso qaabka edit lo samayo muqaal taya leh Mhdsnid

  • @ozmanhassan4173
    @ozmanhassan41732 жыл бұрын

    Apdiwali maasha allaH

  • @yaqiinsichannel6935
    @yaqiinsichannel69352 жыл бұрын

    Asc ustaad jawabtydiii kamad so jawabIn weli

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog34212 жыл бұрын

    شكرا اخي انا أعاني من عدم المصداقية امام الكاميرا

  • @rohosafi7888
    @rohosafi78882 жыл бұрын

    Video editing

  • @mukhtaarabdi3817
    @mukhtaarabdi38172 жыл бұрын

    Asc Ustad waxaa Rabaa inaan kula soo xariiro xge Kaan heli karaa

  • @mohamedbashir3132
    @mohamedbashir31322 жыл бұрын

    Asc wll abdiwali run ahaan ad baan u xiisaynayaa in aan sameyo video balse edita ma aqaan mida kale marka aad video samaynasid qof ma kamaarmi kartaa mise waa qasab in lagaa dubo su aasha xigta ma lagamarmi karaa qof camarad ku haya sido kale adigo mahad sani sida wax loo editin. gareeyo ma nabari karta su aasha igu danbaysa wabseda lagasoo qaato sawira siday u shaqeeya sideese loga soo data mahad sani usdaad

  • @abdiraxmanxassan1072
    @abdiraxmanxassan10722 жыл бұрын

    salaamu caleykum bro meel aan kaala soo xiriiraa ubaahanaa massenger ka page ka mafurtaa

  • @ahmedabdikhadar8921
    @ahmedabdikhadar89212 жыл бұрын

    Ustaad kasoo hadal Barnaamijkaas Camera-da. Mahadsanid.

  • @maxamedibraahim6967
    @maxamedibraahim69672 жыл бұрын

    Asc ustaad waxaa ayaantaan dhagaheema kusoo batey algoritham . Adoo mahadsaan kasoo hadal

  • @abdikarim91
    @abdikarim912 жыл бұрын

    Video editing Kasoo hadal ustaad

  • @adamcqadir5477
    @adamcqadir54772 жыл бұрын

    Wllo sida loo editgreyo youtubeka nosoo samee

  • @supersports8746
    @supersports87462 жыл бұрын

    Kasoo hadal sida camera losoo hor fadhiisto adoon maxsanayn

  • @Mohamud12
    @Mohamud122 жыл бұрын

    Ma shallah wax badan baan ka fidnay ilahay ha Ku barakeeyo Waxan ka codsanayaa inaad muuqalo dhirigelina no soo gudbiso oo gubiso

  • @albashiir8746
    @albashiir87462 жыл бұрын

    Asc ustaad cabdiwali khaliif waad mahadsantahy wan dhageeystaa muuqaaladaada wax badana waan ka faa,iiday . Waxaan kaa codaan lahaa inaad muuqaal nooga sameeyo editing ka muuqaalada iyo softwares ka ugu wanaagsan uguna fudud oo aan isticmali karno . #Mahadasanid#

  • @mohamedabdalla3384
    @mohamedabdalla33842 жыл бұрын

    mowduuc aan u baahnaa

  • @ismailhussein3917
    @ismailhussein39172 жыл бұрын

    Ustaad waxan ka codsanaya inaad ilaa wadaagto Habka aad Videos aad u editing u samayso iyo Software aad mostly isticmaasho.

  • @Somali_arts
    @Somali_arts2 жыл бұрын

    Mawaduuca editinka ka soo hadal

  • @caamirpro6625
    @caamirpro66252 жыл бұрын

    Sida camerada loo ga hadlo ustaad inoo samee

  • @Sulub2233
    @Sulub22332 жыл бұрын

    Inoo duub kaas oo kale

  • @Sultanyusuf-xt5mt
    @Sultanyusuf-xt5mt2 жыл бұрын

    Wll.course nooga soo samee online jobs iyo sida looga shaqahsto mahadsajid

  • @saki7952
    @saki79522 жыл бұрын

    Xaqiiqada jirta ayaat ka hadashay

  • @cabdirashiddayuur2085
    @cabdirashiddayuur20852 жыл бұрын

    Mawadiicda yutube sida lo edit garayeeyo iyo sida muqalada loosameyo nosoo samee wll

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson5192 жыл бұрын

    Ppz nosoo casuun dr medicine ka nooga sheekeya

  • @xasancabdulaahi4968
    @xasancabdulaahi49682 жыл бұрын

    Hadaan rabo inaan furto page maxaan u baahanahay dhanka qalabka shaqada ?

  • @naimadecoration574
    @naimadecoration5742 жыл бұрын

    asc walal waxan ahay youtuber cusub hal sano kudhawad wan kujira youtubka videos meelna kama sooqaato aniga aya leh waqti iyo qarashba wan galiya hadana maahan mid dad badan gaaraya yacni hada waanba ku caajisay talo isii bal

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi2 жыл бұрын

    Walaal Editing ka kasoo hadal

  • @engjamaal426
    @engjamaal4262 жыл бұрын

    Qaabka Faceboka ahane vidow ka so sameu

  • @abuubakarali5480
    @abuubakarali54802 жыл бұрын

    sxp ka soo hadal video editing

Келесі