SIDEED KU NOQONAYSAA ARDAYGA KOOWAAD EE IMTIXAAN WALBA?! l NOLOL CUSUB: #57

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

FIIDIYOOWGA UGU FIICAN EE AAD DAAWATO EE KU SAABSAN GUUSHA IMTIXAANKA IYO WAXBARASHADA!
KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 929

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin6 жыл бұрын

    Waan idin salaamay Xidigaha Channelka! Waan idin xiisay! Maanta iga gudooma tallaabooyinka ugu wanaagsan ee lagu noqdo ARDAY GALA KAALINTA KOOWAAD. Hadda kadib haka wel-welin Guushaada Imtixaanka. Ha hilmaamin; Faafi Farxada, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanidiin!

  • @hanihassanahmed343

    @hanihassanahmed343

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin Mahadsanid waan kugu faanaa Alle ha ku deesto

  • @user-nu4zu1kz6p

    @user-nu4zu1kz6p

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin thanks wax badan ka faaiday😘😘👌

  • @umaalabuuni2672

    @umaalabuuni2672

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin shukraan yaa ustaadi

  • @nadiiranayruus3300

    @nadiiranayruus3300

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid ayuub aabahayga labaad ayaad tahy

  • @sharmaarkeabdinaser9534

    @sharmaarkeabdinaser9534

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin waaN mhadzan tahaY macaliN runtaa talooyinkaaga iyo dhiiri gelintaada waan ku isuuri gelinaya Guuzhayda

  • @khatramohamed4009
    @khatramohamed40094 жыл бұрын

    warkii oo kooban oo koonbo kujira👇 1 joogto kadhig wax akhriska. 2 ogow waxyaalaha kumushquulinaya kadibna xariirka ujar 3 kalaqaybi arimahaaga. 4 Hakunraalinoqonin darajo hoose. 5 Dib udhig farxadaada. 6 wakhti udhaxaysiii wax akhriska. waxanoo dhan na waxaa kahoreeya rabigaaga talasaaro oo ducayso❤

  • @rudwaanrudwaan233

    @rudwaanrudwaan233

    Жыл бұрын

    Realize

  • @ugbaadhaybe6350

    @ugbaadhaybe6350

    Жыл бұрын

    Thanks for collecting

  • @user-hy5qf9qq2e

    @user-hy5qf9qq2e

    Ай бұрын

    Wad mahad santahay teacher

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed94942 жыл бұрын

    Hada wxa galaya Exam four wxas dhan wa sameynaya wa balan insha Allah wxa rajeynaya A+ 🤲🏼🤲🏼 so duceya thanks 😊

  • @faadumomohammed8343

    @faadumomohammed8343

    2 жыл бұрын

    Allah ha kuu fududeeyo wlshy darajo sare kuu rajaynayaa 🥰

  • @mariaomer4956

    @mariaomer4956

    Жыл бұрын

    Ma gashey walal halka rabtey oo ma dadashey

  • @sucaduushamohamuud5925

    @sucaduushamohamuud5925

    Жыл бұрын

    M gashay xppt mise wx fiican mkeensaty

  • @fearlessgirlfearlessgirl5777

    @fearlessgirlfearlessgirl5777

    Жыл бұрын

    Maxa keenty wllo

  • @N4JMO4

    @N4JMO4

    6 ай бұрын

    Haye saxp ma baastay after 1year anina hadaa ahay f4 i..a kii teramka galoyaa

  • @adammaxwell3956
    @adammaxwell39562 жыл бұрын

    I have given this advice to my son it work he study hard and he was top student not only his class but his whole school walaahi dadaala wuu gaadha

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad42984 жыл бұрын

    Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso Guulayso tababaraha nolashayda Ilaahay haku sharfo adduunyada iyo Aakhiradaba ustaad

  • @zerzayid9836
    @zerzayid98364 жыл бұрын

    inta daawanysa 2020 intaaxnka u fadhiisanya like🤫😂😂😂

  • @mumtaaskfy9362

    @mumtaaskfy9362

    3 жыл бұрын

    2021😅😅

  • @mumtaaskfy9362

    @mumtaaskfy9362

    2 жыл бұрын

    @Mobarack Hagi haa pro

  • @dhaawactoogte4597

    @dhaawactoogte4597

    2 жыл бұрын

    @@mumtaaskfy9362 2022 aneh 🖐✅🕙😂

  • @xuseenyaasalam1007

    @xuseenyaasalam1007

    2 ай бұрын

    Me 2024 😂😂

  • @hussainsaleman5742
    @hussainsaleman57426 жыл бұрын

    Ilaahow every exam kalinta 1 igili anoo wadan shisheyo joga in Sha allah

  • @fatimakiin8014

    @fatimakiin8014

    3 жыл бұрын

    Ameen

  • @qamariimaqamariina2128

    @qamariimaqamariina2128

    2 жыл бұрын

    @@fatimakiin8014 amiiin

  • @amuunupdy5153
    @amuunupdy51534 жыл бұрын

    Jasaakallah ma soo koobi karo waxyaabahaan kaa faa iday insha allah ardayga koobaad inaan noqdo waa hamigayga ugu weyn ilaa 5am ilaa hada oo ay tahay 9:47 am ayaan wax akhrinaayey alxamdulilah

  • @aminaapdirisak7839

    @aminaapdirisak7839

    Жыл бұрын

    Sidee wax uaqrisaa abayo

  • @riaabdiahmef8924
    @riaabdiahmef8924 Жыл бұрын

    Inshallah waxan rajynaaa inaan isbadal weyn laimaado waxaan ufariisan rabaa examka f4 ee 2022-2023 isooo duceye si aan ugu guleysto oo anu noqdo mid waxbadan barata

  • @RiyaaqcaLi

    @RiyaaqcaLi

    Жыл бұрын

    Alle haku fududeeyo wll0 i.a❤

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan6 жыл бұрын

    mashaAllah ustaad waad mahadsantahy jasakallahukheyr

  • @wafaaadam7307
    @wafaaadam73073 жыл бұрын

    Inta dawaneysa 2021🤣

  • @mohomedmukhtar2927
    @mohomedmukhtar29272 жыл бұрын

    Ilaahayow imtixan kst kalinta ugu horeysA i gali 🤲

  • @AsiaAshkir27_10

    @AsiaAshkir27_10

    2 жыл бұрын

    Magashay kaalinta koowaad ani hadaa rajaynayaa oo examka 3days kahadhay😊 Iisooducee bro

  • @abdirahman09hd11

    @abdirahman09hd11

    2 жыл бұрын

    @@AsiaAshkir27_10 MAGASHAY KALINTA KOWAAD PRO CLASKE THYNA

  • @yaasiryare9960

    @yaasiryare9960

    Жыл бұрын

    @@AsiaAshkir27_10 asc

  • @AsiaAshkir27_10

    @AsiaAshkir27_10

    Жыл бұрын

    @@yaasiryare9960 wcs

  • @fadumoabdihassan9286
    @fadumoabdihassan92862 жыл бұрын

    Illaahay cimriga iyo caqligaba haku siyaadsho markas o an gaabis nolosha ka dareemo ban ku dhageysta❤️

  • @abdijunior8945
    @abdijunior89456 жыл бұрын

    Masha allah ustaad wax bdn ban sugayay warbixin caynkaan ah ilaahay khar haku siiyo ustaad wllhi wax bdn baan kaa faaidnay

  • @shamseibraahin1335

    @shamseibraahin1335

    5 жыл бұрын

    ayuub yusuf sakiin waanku jecelyahay

  • @sahraxasan381

    @sahraxasan381

    5 жыл бұрын

    macalin masha Allah uhore usoco mahadsanid wax badan baa kaa faaiideesane Allah ku xafifo

  • @maxamuudyusuf1144
    @maxamuudyusuf11442 жыл бұрын

    Masha allaah macalin cilmigaad nofa idaysay wali manan arag cid nofa idaysay waxad kaqab qaadatay guusha yada iyo farxadayada dhiirigalin aad ufiican ayaad nala garab istaagtay

  • @Askamedia142
    @Askamedia142 Жыл бұрын

    After five years I'm still watching thank you so much ayub yusuf sakiin

  • @AnwarYare-ex4bw
    @AnwarYare-ex4bw5 жыл бұрын

    Thank you brother for encouraging us

  • @alihussein2144
    @alihussein21446 жыл бұрын

    mashAllah what a great videos to listen and watch 😀😀😁😁😁😘😘😘

  • @zhamsabintumahonuura8498

    @zhamsabintumahonuura8498

    4 жыл бұрын

    Ogo kalinta1 hadaad galo

  • @zhamsabintumahonuura8498

    @zhamsabintumahonuura8498

    4 жыл бұрын

    Tijaabinyaa

  • @muniiramahamed1815
    @muniiramahamed18152 жыл бұрын

    After 3 yeara I am still watching 🌺

  • @AsiaAshkir27_10

    @AsiaAshkir27_10

    2 жыл бұрын

    After 4 year ago i'm still watching

  • @filzanabdirahman9552

    @filzanabdirahman9552

    2 жыл бұрын

    Ma ku Faiday qurxa

  • @ayaanahmed9066

    @ayaanahmed9066

    Жыл бұрын

    𝙢𝙚 𝙩𝙤𝙤 🤯🥰

  • @hamsexueeen4124
    @hamsexueeen41243 жыл бұрын

    Thanks my dear teacher.😇

  • @hamzegaroozaawih6095
    @hamzegaroozaawih60954 жыл бұрын

    Thank you teacher

  • @deganjamadeganjama320
    @deganjamadeganjama3206 жыл бұрын

    جزاك الله خير أستاد يوسف

  • @sadiaali3488
    @sadiaali34884 жыл бұрын

    Maasha Allaah Ustaad Mahadsanid Inbadan runtii taladaada waxaanheley waqti aan aad ugubaahnaa waayo waxan ahey ardey jaamacadeed weliba sanadkeygii koowaad sidookale hooyaan ahey oo 3ilmo ooyeryerna heysata aad ayaana ugawelwelsanaa mowduucaan, Jazakallaa kheyraljazaa. Insha Allah waxaan noqonayyaa ardeyga uguhoreeya jamacadeyda!

  • @pretty_vthmh4329
    @pretty_vthmh43292 жыл бұрын

    Thank you for your encouragement

  • @yarrowjey2450
    @yarrowjey24506 жыл бұрын

    So motivating. Gratitude walal

  • @Unknown-ez3mo
    @Unknown-ez3mo4 жыл бұрын

    Ala yacisak Mudane waad i dhiiri galisay itaxankii aya igu soo dhow Thanks 💪

  • @faraxcali1312
    @faraxcali13124 жыл бұрын

    Maanshalah waa talo wanaagsan oo aan imbadan sugay waan Ku faraxsanahay in aan fidhyogan arko runti mahadsanid ustaad ayuub

  • @faatimahirsichannel733
    @faatimahirsichannel7334 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad waxaan rajeynaa inaa sanadkaan kalinta kowaad keeyno aduu alle idmo Allah igarab istaag adaa weynoo waxed ah 🤲🤲🤲

  • @hamdaxikmo5079
    @hamdaxikmo50793 жыл бұрын

    I missed U walaalo wllhi🙁❤ mar walba aan exam galaayo waxan soo booqda muuqaalkan 😍

  • @qaalushomar8060

    @qaalushomar8060

    3 жыл бұрын

    Waqtig leh soboqata mii

  • @maryamadhuubquen6613
    @maryamadhuubquen66136 жыл бұрын

    Masha allah aad ayaad u mahadsantahay allaha ku barakeeyo waan huba in aad wax weyn u heysid bulshada Somaliyed waxaan ka sugna marwalba waa fikrado cusub oo nolosheena wax u taraaya

  • @hudamustafeyuusuf9020
    @hudamustafeyuusuf9020 Жыл бұрын

    Thanks good advices 👏🏻

  • @abdirhamanabdifatah7043
    @abdirhamanabdifatah70436 жыл бұрын

    Thank u so much for your advice

  • @muhudinmohamed2507
    @muhudinmohamed25076 жыл бұрын

    Mash'allah dhiiregeliyaha Nolosha da'yarta Salaan Sare....... ardeyey Aan Ka Fa'idaysano Walaalkeen

  • @alihussein2144
    @alihussein21446 жыл бұрын

    Thanks bro this was the video I was waiting for about years ago before I take my test for this year InshAllah and I will patient for the video Inshallah !!!!😀😀😀😀😀😀😘🤔🤔🤗🤗🤗

  • @umalkhair6399
    @umalkhair63996 жыл бұрын

    masha Allah ayub Yousuf sakiin waxatahay qof qliya walahi Illahay caqliga hakuu barakeeyo waxad ii iftiimisey nolol wacan oon kufarxo

  • @mawliidmaxamed4938
    @mawliidmaxamed49386 жыл бұрын

    Thank you our teacher

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza13616 жыл бұрын

    MashaAllah wllo Mcn Allaha ku sharfo ❤️ ❤️ wax badan bad no faaideysa

  • @zamzamqueen4033
    @zamzamqueen40334 жыл бұрын

    halsano kahor taladan ayan qaatay dhamaan maadooyinkana waxa kagalay kaalinta koobaad. wllky mahadsanid😍😍

  • @hassanabdilahi9746
    @hassanabdilahi97466 жыл бұрын

    Mnshallah ilahay haku barakeeyo Thank you very much teacher

  • @ikramali4359
    @ikramali43596 жыл бұрын

    Masha Allah Ustadkena 😊Allah ha ku barakeyo 🤗Aad baad u mahadsantahy

  • @amalahmed6423
    @amalahmed64234 жыл бұрын

    Waxan rabaa immisa subject ayaan aqriyaa habeenkii masha Allah Waan ku guuleystay grade 8 hada form1 rabaa

  • @drdoctorgaming9855

    @drdoctorgaming9855

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA5 жыл бұрын

    aamiin insha allah ilaow asagn ha naga hoos marin hada wa 13/12/2018 waxa igu so fodleh examki form four igu duceyainha allh walalahyga

  • @saaroosman2658

    @saaroosman2658

    5 жыл бұрын

    Allha ku fududeeyo

  • @drdoctorgaming9855

    @drdoctorgaming9855

    3 жыл бұрын

    Hhh mabaaztey wllka

  • @nimayacqub8621
    @nimayacqub86216 жыл бұрын

    Thanks a lot Ayup dariiiq ayaad itustay sidaan ugu dhaqaqyana ayan italaa mashkuur akhii casiis

  • @cabdirahman3963
    @cabdirahman39635 жыл бұрын

    mash ah ayuub sakiin runtii dhireye qaliya ayaa tahyvka halda wax runa ani wan jeclhy hdaldada dhiribgelinta masha all horee usoco inta badali karto qof lesiya nolosha ka dhacsan wan maraybmarxa ladahn hda wanabrun akhrisku waxa ubadala nolosha

  • @anabwarsame3463
    @anabwarsame34634 жыл бұрын

    Jazakumu-Allah 👍

  • @saadiaosman147
    @saadiaosman1476 жыл бұрын

    يا أيوب جزاك الله خيرا

  • @luqmanmao9553
    @luqmanmao95535 жыл бұрын

    Masha allah bare aad muhiim noogu ah baa tahay wllky aadban kaga mahad celin muuqaladada faaidada badan

  • @guliedhuman3212
    @guliedhuman32126 жыл бұрын

    Shukran Ayuub Yusuf Zakin Ustaaduna♡♥

  • @ahmedmohamedmuse5026
    @ahmedmohamedmuse50265 жыл бұрын

    Masha Allah ilaahay haku daayo waxaad tahay qof u fa,ideenaya dadka waxba ogeen ilaahay ha kugu siyeeyo ajar

  • @kanshochannel7515
    @kanshochannel75152 жыл бұрын

    Ayuub aad ayaad umahad San tahay brother wano yinkaga waan ka faidaay waxaa naan noqday arday ga kalin kaga class ka thanks you very much abaal kaga waa mid a anaan lagudi Karin .

  • @Maxkamadahiralasow
    @Maxkamadahiralasow3 жыл бұрын

    Masha allah allah kuxifsiyo macalin aqoonta iyo cilmiga ilaahay hakuu ziyaasiyo cadawga allah hakaa qabto

  • @furqaanmuqtaar5383
    @furqaanmuqtaar5383 Жыл бұрын

    masha Allah ustad allah kubarakeyo talo tii ugu wngsaned ayan kaqatay ajar iyo xasanad allah kasiyo🥰

  • @farhiyaali5566
    @farhiyaali55666 жыл бұрын

    Masha allh walal ilahey hakaa abaalmariyo kheyrka. Anagana kuwi kadhaxlaa wanaaaga allha naga dhigo insha allh guuul📚📚✍🏿

  • @kurulusosman9219
    @kurulusosman92196 жыл бұрын

    Manshallh mahadsanid ustaad runtii waxaad ii cadeeysay Arin aan inbadan ku wareer sanaay mahadsanid 1000 iyo koowjeer

  • @mumtaazahmed9968

    @mumtaazahmed9968

    4 жыл бұрын

    maansha allaah wllo inoosoobadi waamahansantahay

  • @azmaawil3377
    @azmaawil33776 жыл бұрын

    شكرا أخي عزيز جزائك الله خير في دنيا وأخر

  • @cashacumar8295
    @cashacumar82952 жыл бұрын

    Thnk you teacher

  • @brikaanhalane2299
    @brikaanhalane22995 жыл бұрын

    Ayub you are my teacher wlh keep going

  • @moofficial7289

    @moofficial7289

    4 жыл бұрын

    Brikaan Halane wll subscribe igu caawi

  • @user-ii1iq4pg1b
    @user-ii1iq4pg1b5 жыл бұрын

    thank you for sharing me brother Ayub u always give us inspiring i enjoyed your videos

  • @moofficial7289

    @moofficial7289

    4 жыл бұрын

    queen treat wll subscribe igu caawi

  • @xaliimofaarax9856

    @xaliimofaarax9856

    3 жыл бұрын

    Aad ayaa umhsthy figrad fican ayaa nasisay walken qaliga ah hore ayaa loo dhahy aqliga ka maqan walkad ayuu ka jira

  • @riihaam
    @riihaam Жыл бұрын

    Waligyba careless bn ka aha waxbrshdyda lkn since last year waxbrshdyda focus ban saray alx sdexdi exam ugu dnbesay wax ahan position 1 and I made walidkyga proud inkstoo aad akhriskgaa bdisid wa mrksto aad gushda udhwatd😊

  • @Munera12Munera12

    @Munera12Munera12

    Ай бұрын

    Meqa kenty

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo6 жыл бұрын

    Maa shaa ALLAH thank you aqoonyahan

  • @aaminaismailjamaxasan8780
    @aaminaismailjamaxasan87806 жыл бұрын

    wn kaa qaadnay mcalin aad bd umahadsanthy alle ajar iyo xasanaad hakaasiiyo anaga alle hanaga dhigo kuwa cilmiga kaa dhexla wn kaa gudoonay mhhadsanid mcalin

  • @rahmaabdilahi9055
    @rahmaabdilahi90555 жыл бұрын

    mshllh ustaad Alle hakaa abaal mariyo

  • @aminamusa4578
    @aminamusa45786 жыл бұрын

    Mashallah waad kumahdsantahy wllo jazakala khyir Allah haku siyaasho cilmiga iyo cimriga ba

  • @axmedcabduqaadir4256
    @axmedcabduqaadir42566 жыл бұрын

    Aad baad umahadsantahay ustaad dadaalka iyo juhdiga aad ku bixisid si aan u sameysano Nolol cusub oo faraxad leh Alle haka ajar siiyo.

  • @supernalka2089
    @supernalka20896 жыл бұрын

    Ustaad waad mahadsantahay %❤❤❤

  • @e-educationonline8491
    @e-educationonline84916 жыл бұрын

    Manshallh mahadsanid runtii ani waxaan ahay ardayad baratay culuumta Computer Science waxaana galay kaalinta koobaad sadex sano oo kamid ahaa degree gaygii afarta bsano aad baad u mahadsantahay marakasta asxaabtayada waaxy i dhihi jireen waad waalantahay kaalintu aqoon manoqotee ha is daalin

  • @cabiirmahamed3860

    @cabiirmahamed3860

    6 жыл бұрын

    Alishaa Ahmed mabruuk 😘😘😘😘

  • @e-educationonline8491

    @e-educationonline8491

    6 жыл бұрын

    thanks wllkay

  • @zakariaalinur6056

    @zakariaalinur6056

    4 жыл бұрын

    Zxp talo aan karaba adana

  • @RiyaaqcaLi

    @RiyaaqcaLi

    Жыл бұрын

    Wow hampalyo wll0❤talooyin mana siin kartaa

  • @m.a.a2454
    @m.a.a24546 жыл бұрын

    Ma shaaa Allah . Jazakillahu khyr .

  • @mustaferoble
    @mustaferoble3 жыл бұрын

    Mansha allh macalin macalin qaaliyaad tahaye xayaka laah aahhhh dhibaata ig haysata wax3barashadee itabara ahh

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari82426 жыл бұрын

    JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF

  • @ubahyusuf7

    @ubahyusuf7

    6 жыл бұрын

    CALI CABQARI CALI CABQARI masha Allah waad mahadasnadii macalin

  • @hoodomaxamuud9129
    @hoodomaxamuud91296 жыл бұрын

    ayuub aad ayaan ugu farxaa markaad kahadasho ardaynimada iyo habka loomaro gusha wllo aad ayad ugu mahadsantahay wanada iyo dhiiri galintaad nasiiso hadaanu ardaynahay ilahay caqliga hakuu barakeeyo

  • @abdurahiimahmedshujac3550

    @abdurahiimahmedshujac3550

    6 жыл бұрын

    Thanks

  • @ruunabdullahi4960

    @ruunabdullahi4960

    4 жыл бұрын

    ustad waa mahadsantahag waxaan kaafaaiidnay

  • @xaashiali4164

    @xaashiali4164

    3 жыл бұрын

    Aaaaaamiina

  • @omarhirsibile7502
    @omarhirsibile75026 жыл бұрын

    Mansha allaaah wll thx Ayub yusuf Sakiin jasaakkalaaah

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali1971
    @cabdiraxmaanfaaraxcali1971 Жыл бұрын

    Mahadsanid mr ayuub yuusuf sakin 🥇

  • @missboosruuxi8677
    @missboosruuxi86775 жыл бұрын

    Aniga marwalbo oo aan dadaalo wa ku dhacaa xitaa diyaaris dartiis maseexdo fasalka wa ugu liitaa saas ee tahay ardayda qaar anaa u aqriyo weyna iga kormaraan marka arday suaal I weydiiyo ama qof caadi wa ugu jawaaba imtixanka natiijo fcn ma keensado hada imtixan aa waqti badan ku bixiye a ku dhacay hada jamacadi wa ka niyad jabay ma aqano sawabta cuqdad aaba igu dhicirato marwalba o niyad jabo illah aa baryaa iso duceeya inee kheer iigu dhamaato😪😪

  • @marymasaid1298
    @marymasaid12986 жыл бұрын

    Markasta wxn geli jiray kaalinta 1aad semesterkan mooyaane o waxaban ku jiraa kaalmaha ugu danbeya waxbana maan akhriyi jiŕin.😢

  • @ukrimaali9415

    @ukrimaali9415

    6 жыл бұрын

    Maryma Said wllo sidada okale wlh markaste kalinta kowad ayan gali jiray hal mar ayunban taxatul arda galay wan yabanay wax iga khaldana wan garan la ahay wlh sikaston searching usameyayba gushi walayga qaday lkn axad so socota exsaminationka kaya no bilabmaya inshallah guul ayan rajaynaya

  • @marymasaid1298

    @marymasaid1298

    6 жыл бұрын

    ukrima Ali inshaAllh guul bal ayn adkaarta iyo quraanka badsano

  • @ukrimaali9415

    @ukrimaali9415

    6 жыл бұрын

    Maryma Said inshallah wllo

  • @naagadagofficial3744

    @naagadagofficial3744

    6 жыл бұрын

    Maryma Said .

  • @chuchujaybaz1016

    @chuchujaybaz1016

    6 жыл бұрын

    Maryma Said

  • @fuadabdi49
    @fuadabdi496 жыл бұрын

    mansha Allah mahadsanid ayuub!!!

  • @camper7664
    @camper7664 Жыл бұрын

    Thank you my teacher allah ha ku xafido💔🥺❣🙏❣🥀

  • @maryamamohamed4833
    @maryamamohamed48336 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @AhmedHassan-xg6zc
    @AhmedHassan-xg6zc6 жыл бұрын

    waad mahadsantahay ustadi waa kaa faa'iday alx.

  • @AishaAhmes_1719
    @AishaAhmes_17196 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad 👏👏

  • @dekaluul3384
    @dekaluul33842 жыл бұрын

    M.a teacher very thanks

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms48946 жыл бұрын

    Wllaalkay soo dhawaaaw Waanku salaamay zxp

  • @maxamedjamac7777
    @maxamedjamac77774 жыл бұрын

    Waa arin wanaagasan nisha,allaah waanu ku dhaqmi

  • @nasiixahassan5031
    @nasiixahassan50315 жыл бұрын

    شكرًا إستاد ي فطال جزاك الله خير

  • @zuzuuire7919
    @zuzuuire79192 жыл бұрын

    thnks ustaad Ayuuub

  • @khadroaxmed7118
    @khadroaxmed71186 жыл бұрын

    Thanks Bro that is the truth THANKS AGAIN AND AGAIN ☺☺☺☺☺☺☺

  • @ridwanmohamed-nr6fo

    @ridwanmohamed-nr6fo

    5 жыл бұрын

    asc taba baraha nolosha

  • @zakariesk4654
    @zakariesk46545 жыл бұрын

    TNX TEACHER YOU HELP ME

  • @quruxkuhiigle5064
    @quruxkuhiigle50642 жыл бұрын

    this teacher i will never forget 👍♥️💯👩‍🎓

  • @cabdallashaamil2076

    @cabdallashaamil2076

    Жыл бұрын

    Isku kalsoonow magacaaga ku qoro

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed53493 жыл бұрын

    Shukran ustaad

  • @alishamaya237
    @alishamaya2376 жыл бұрын

    Thank you our teacher on KZread You helping me to get high marks🙏🙏🙏

  • @khadarlaab3996

    @khadarlaab3996

    5 жыл бұрын

    Mnsha alllh mclin ajar iyo xanaad hakaasiiiyo anagana kuwiii anfacdo nagayeeeelo

  • @moofficial7289

    @moofficial7289

    4 жыл бұрын

    alisha maya wll subscribe igu caawi

  • @dragongmaxmax877

    @dragongmaxmax877

    2 жыл бұрын

    Prother thanks for teaching thanks😁😁😁😁

  • @user-oy7qi7pt3t

    @user-oy7qi7pt3t

    9 ай бұрын

    Thanks you our teacher on vouTbe you helping me get high markase

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms48946 жыл бұрын

    Msha allah

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan46755 жыл бұрын

    Masha Allah aad baad umahadsantahay macalinkeena jzkh

  • @ayaanbadel7048
    @ayaanbadel70486 жыл бұрын

    Inshllh waxan ku raja waynahay in an galo kalint kowaad dugsiga sare sanndkan inshllh .mahdsanid. My best teacher 👍👍👍

  • @maxamedjamac7777
    @maxamedjamac77774 жыл бұрын

    Waa arin wanaagasan waana talo nisha,allaah waanu ku dhaqmi

  • @badracabdicilmi1682
    @badracabdicilmi16825 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad ayub wad idhiirigalisay

  • @omarabdilahi8430
    @omarabdilahi84306 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin illahay cilmiga haku siyaadiyo

  • @abdullahigalad8915
    @abdullahigalad89156 жыл бұрын

    Waad mahad santahay macalin

  • @hanimacalin9799
    @hanimacalin97996 жыл бұрын

    Waa mahdsantahy wallhi filin iyo talefankeyga wxn sameyso isdhahabo iga mashquliya

  • @maxamuudmuxumedcabdulaahi3445

    @maxamuudmuxumedcabdulaahi3445

    6 жыл бұрын

    Maria Honey Waamahadsantihiin

  • @moofficial7289

    @moofficial7289

    4 жыл бұрын

    anzaley dahir wll subscribe igu caawi

  • @xaliimoxaliimo6593
    @xaliimoxaliimo65932 жыл бұрын

    Thnks teacher

  • @caydaruuscabdi3797
    @caydaruuscabdi37975 жыл бұрын

    Asc walalkay Ayuub walahi Waxan kamid Ahay dadka Wanooyinkaagu wax kabadaleen Jazakallahu Khayr📚

  • @queencdy6299
    @queencdy62996 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad mahadsanid

Келесі