No video

Sidee wax isu barikartaa adiga oo gurigaaga jooga ? || Halbeeg Podcast

Sidee ayaad ku heli kartaa aqoon heer sare ah adiga oo aan gurigaaga dhaafin
Mawduucan waxa uu ku barayaa sidii aad ku kasban lahayd aqoon heer saraysa, adiga oo aan fasax xaadirin.
Dunidan casriga ah maanta qofku aqoonta waxa uu ku helikaraa si sahlan weliba aqoonta tii ugu saraysay.
maanta haddii aad awood u leedahay in aad wax-akhrido waxaad haysataa awood aad ku helikarto aqoon heer sare ah.
-------------------------------------------------------------------------------------------------
Follow me
facebook: / osmani.4000
Telegram: t.me/Halbeegpodcast
Tiktok: / halbeegpodcast
#kaabe
#highlights
#motivation
#motivationalpodcast
#inspiration
#share
#humanity
#podcast
#moralstories
#success
#successmindset

Пікірлер: 24

  • @maxamedsheikhabdullahi1551
    @maxamedsheikhabdullahi15513 ай бұрын

    M.a Waa muuqal tayo leh aad baan wax badan uga faaiday

  • @engcabdimacain
    @engcabdimacain3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @apdi-phatahmoha44
    @apdi-phatahmoha442 ай бұрын

    thanks that is a gap of my deep learning

  • @ARIZAQYUSUF
    @ARIZAQYUSUF2 ай бұрын

    Thank you teacher

  • @user-rg4mw9py7x
    @user-rg4mw9py7x3 ай бұрын

    Thanks

  • @user-hk7fr7ec2u
    @user-hk7fr7ec2u3 ай бұрын

    Excellent libaax

  • @user-zi9he3jl4h
    @user-zi9he3jl4h3 ай бұрын

    Wa topic cajiib ah

  • @AbdiqadirRoble-nl1ul
    @AbdiqadirRoble-nl1ul3 ай бұрын

    9 wax oo kaa caawinaya inaad wax isbarto 1: Qorshe waxa rabto inaa isbarto 2: Diirada saar waxa rabto inaad isbarto 3: inaad taqaano meesha aad ka bareyso 4: Xooga saar meelaha kugu adag 5: imtixaan iska qaad adi 6: Dib uxasuuso waxad baratay 7: cid ku qiimeysa raadi 8; Kala hormari waxad bareyso 9: inuu kabaxo aaga raaxada Iyagoo kooban waye lkn inaad daawato muqalka qasab waye ❤🎉

  • @Halbeegpodcast

    @Halbeegpodcast

    3 ай бұрын

    Gobanimo Abdiqadir ✅

  • @NasirAli-be3pi
    @NasirAli-be3pi3 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @user-ug1vp1iq7i
    @user-ug1vp1iq7i3 ай бұрын

    Mahadsanit ustadhii ❤

  • @user-zi9he3jl4h
    @user-zi9he3jl4h3 ай бұрын

    Thank you so much halbeeg

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86513 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i3 ай бұрын

    شكرا أخي

  • @hodanmaxamuod7174
    @hodanmaxamuod71743 ай бұрын

    شكرا

  • @hanimaxmuud5885
    @hanimaxmuud58853 ай бұрын

    ❤❤❤❤1

  • @mindset1ark
    @mindset1ark3 ай бұрын

    Asc sxb wa maxay farqiga u dhaxeeya Ultra learning iyo self learning 🎉

  • @hoygatalooyinka6641

    @hoygatalooyinka6641

    3 ай бұрын

    They're the same pro and also self-study😊

  • @SalmaSalah-nw1cx
    @SalmaSalah-nw1cx3 ай бұрын

    Ustaad luuqada English meelo laga baran karo nala so wadaag i.a

  • @Halbeegpodcast

    @Halbeegpodcast

    3 ай бұрын

    Mawduuca ay ku qorantahay Englishta baro dadaal la’aan walaal daawo ee kujira channelka

  • @Caliya529
    @Caliya5293 ай бұрын

    Wajiga maxa noga qarisey qofka hadlaya ladawada 😂

  • @Halbeegpodcast

    @Halbeegpodcast

    3 ай бұрын

    Waynu is arkidoonaa 😀

  • @muhahasan8407
    @muhahasan84073 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @user-go1rs8ie6u
    @user-go1rs8ie6u3 ай бұрын

    Thanks