Sidee u Bilaabaa Wax Akhriska? I

Sidee u Bilaabaa Wax Akhriska? I #SYS2021 I ~ Mubarak Hadi

Пікірлер: 76

  • @maxamedxikmaawi6835
    @maxamedxikmaawi68353 жыл бұрын

    I am reader mubarak you teach me how to read i am thank you After Allah

  • @abdirahmanali6962
    @abdirahmanali69623 жыл бұрын

    ustaad mubaarak xaalad aan hada kusuganahay baad ii iftiimisay jasaaka llah adiga iyo walal abdisalam khayre allah idin siiyo .

  • @samramahamed6060
    @samramahamed60603 жыл бұрын

    Ramadan mubarak ya muslimiin....alhmdllh I have developed an automatic habit of reading, it took me a lot of time to create this as a habit ,but with consistency and little steps which seemed insignificant at time, وبفضل الله ....I got it well and still works on it ❤

  • @abdiqanifood7187
    @abdiqanifood71873 жыл бұрын

    Intaan bartey baraha Iyo bagoga aad ku leedahay baraha bulshada, Waxaan ka bartey wax badan. Mahadsanid Ustaad.

  • @murugoonha537
    @murugoonha5373 жыл бұрын

    Halkaan waxa isugu imaado dhalanyaro waxbarashada iyo waxa la xiiriir Halkan laga ma helo wiilasha caqliga yar ee titok bacaaac ka dhadhan iyo gabdhaha titok ka niinkiyaan Mashaallah allah hana aamansado

  • @deganshiiq3894
    @deganshiiq38943 жыл бұрын

    Masha allh ustaad mubaarak hadi dambigaaga iyo kan waalidkaaba allaha dhaafo aduunkana farxad iyo caafimaad ku noolaaw aaqirana halkii roon. Wax badan ayd idhiiri galisay

  • @ibrahim-ch1jv
    @ibrahim-ch1jv3 жыл бұрын

    Mashaallah Ustaad runtii mowduıc aad u qiimp badan ayaan ka hadashey

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli3 жыл бұрын

    Thank u mubarak waan ku cusubahay wax akhriska runtii wax badan baan kaa faaiiday . Thanks alot..

  • @fatumaadam3067
    @fatumaadam30673 жыл бұрын

    In my journey across many Somali regions esp from waqooyi Bari to jigjiga and in between libraries accomadations are rare to find. And so many kids dont get to read books as they wish and so fades away their love for books and they follow suit coz we oral nation.

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali98543 жыл бұрын

    Masha Allah mubaarak Allah hakuxiftiyo Ramadan Kareem

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman43523 жыл бұрын

    Waraysiga dhamaystiran kaaga fadhina ustaad alle haku barakeeyo 💜💜💜

  • @farhiaelmi745
    @farhiaelmi7453 жыл бұрын

    مشاءالله تبارك الله يحفظكم الله 👑👑👑👑👑🌴🌴🌴

  • @user-cn8jm3mv9p
    @user-cn8jm3mv9p2 жыл бұрын

    حقيقية جزاكم الله خيرا

  • @munasaid7064
    @munasaid70643 жыл бұрын

    Wll Mubarak buug qor you are rich of knowledge

  • @yahyejordan3878
    @yahyejordan38783 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed98103 жыл бұрын

    Mubaarak haaddi saaxiib aad baan kuu salaamayaa. In aan ku daydo yaad tahay.

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose80973 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad allaha ku sharfo

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed31313 жыл бұрын

    M.a ustd sharfan allah ya barak m.a wlhi Wn ku jclahy illahy dartiiiii illahy haku jeldo

  • @loonboon8842
    @loonboon88423 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @maxamedadancawad2220
    @maxamedadancawad22203 жыл бұрын

    Shukran ustaad

  • @habiibahussein3279
    @habiibahussein32792 жыл бұрын

    Love reading ustad mahadsanid

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle113 жыл бұрын

    Ustaad mubaarak hadi Allaha ku sharfo

  • @farxiyomohamed2586
    @farxiyomohamed25863 жыл бұрын

    Inshaa Allha waxa noqoneysa shekhe Mustafa oo kale

  • @haldoor_zaki_zuldan8908
    @haldoor_zaki_zuldan89082 жыл бұрын

    Hoore uusoco ♥️ wll Mubarak Hadi

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17713 жыл бұрын

    Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad Mubarak Ramadan Mubarak walaal waxaan kuweydiin lahaa qofkii rabo inuu barto luqada English ka buuga English ka sidee u aqrinaayaa ileen luqadii mayaqaanee bal talo isii jzklh kheyran

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi58942 жыл бұрын

    Absolutely💯💯🥺

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole51193 жыл бұрын

    Masha Allah mlimu jazaka Allah

  • @iftinaxmad781
    @iftinaxmad7813 жыл бұрын

    Ustaad mubaarak muxaadaradan oo dhameystiran aaway mahadsanid

  • @aniizaabdalle7211
    @aniizaabdalle72113 жыл бұрын

    Allah hakusharfo ustaad

  • @maxamedxusenxajibritish1607
    @maxamedxusenxajibritish16073 жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid

  • @Ahmed-jj1yl
    @Ahmed-jj1yl3 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @bintaxasan3665
    @bintaxasan36653 жыл бұрын

    Masha allah xaqiiqa waye taas

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan76892 жыл бұрын

    Welcome To youtpe...... From suhayb saajid Ardaydiisa

  • @munamohamud194
    @munamohamud1943 жыл бұрын

    Ramadan mubarek walal

  • @amiramohamed3162
    @amiramohamed31623 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @hafsaabdulkadir3208
    @hafsaabdulkadir32083 жыл бұрын

    Ustad Mubarak hadi Allaha ku sharfo Ramadan Mubarak.

  • @shafiediraac3179
    @shafiediraac31793 жыл бұрын

    Allah haku barakeeyo wll

  • @yahyejordan3878
    @yahyejordan38783 жыл бұрын

    Ustaad Mubarak Hadi allah ku sharfo aqonta iyo cilmiga allah ku siyadsho.runti waxa i tahay ilahy ka sokow tusale anku daydo wax badana wanka fa ida. Thanks you Very much my dear bro

  • @MubarakHadi

    @MubarakHadi

    3 жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo walaal. Liibaan labada daaroodba. Ramadan Mubarak

  • @raageshire289
    @raageshire2893 жыл бұрын

    Ramadaan kariim Ustaad Mubarak Hadi alaha ku dhowro waxaa tahay ustaad aan ku deydo

  • @xaawoluul9730
    @xaawoluul97303 жыл бұрын

    Masha allah utaad mubarak Hadi. Runti waa talo aad u ficn masha allah.xaqiiq waxa itahay tusaalahayga 1aad allah ka sokow chenalkaga aad ban ogu xirnahay intan kuso biray waxn daremay is badal.wlll allah ku barakeyo. Thanks you Very much my dear teacher keep going. ❤❤❤❤❤

  • @asiyaalbachire2359
    @asiyaalbachire23592 жыл бұрын

    MashA Allah wax fiican ka hadlysa Lkn sual baan rabaa inaan ku waydiyo Marka tusale u soo qadanyso wax ku sabsan akhris ama hormar ama aqoon yahy maxad wxii saynisyahnka u so qadata tusale oo kale Maxa diiday hdn nahy dad muslim ah inaan tusale u soo qadano dadki inaga horeyay nolosha meel fican ka gadhy tabiciynti salf salxinti asxpti anbiyadi sidii ay u hor mareen wayo waxd ka hdlysa naf hormaris side lo hor marin kraa side wax lo akhrin karaa sidee Nafta cajiska loga sari karaa aqontadu Waa MashA Allah Lkn mar wliba dhanka diinta ku dar Marka wx shegyso tusale diinta ka dhigo imamadi inaga horeyay shafici Taymiya Qayim Asxpadi Anbiyadi Dhaman wado fcn maren noloshana meel fcn gadhsinyen kas tusale ka soo qaad

  • @azaamahmeddigale5630
    @azaamahmeddigale56303 жыл бұрын

    Exactly

  • @mohameddauudciisemohamud3822
    @mohameddauudciisemohamud38223 жыл бұрын

    Ustaad role modelka akhriska ayaad ii tahay

  • @maimunaabdullah188
    @maimunaabdullah1883 жыл бұрын

    Ustaad Mubarak

  • @nimcocabdi1949
    @nimcocabdi19493 жыл бұрын

    Asc mubarak hadi ramadaan kariim maskaxdada allaha kubarakeeyo

  • @mustafemk829
    @mustafemk8293 жыл бұрын

    Ustad qaaliya from hargeysa Somaliland

  • @abdiaziizmustafe3200
    @abdiaziizmustafe32003 жыл бұрын

    Good job

  • @rayanaadan8396
    @rayanaadan83963 жыл бұрын

    Mr mubaarik marka hore ramadaan kariim runtii waxaatahay baraarujiye dhiiri galiye xeel dheer runtii waxaan xasuustaa oo raah daadii Ahayd noqo biyo hookle Adbay hadaladaadu caqliga udhisaan iyo maskaxdaba keep going

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale77012 жыл бұрын

    It's well 💥

  • @aqoonkaaba7830
    @aqoonkaaba78303 жыл бұрын

    Shukran

  • @mohamedisak2844
    @mohamedisak28443 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo waxan kaa codsanayaa inaad noo soogudbiso culimada waxay ka dhaheen wax akhriska

  • @umumaryama7614
    @umumaryama76143 жыл бұрын

    Waxaan kudhaho maba garanaayo waayo noloshaydi ayaad ii macaanayseen adiga iyo shikh Mustafe alle haidin xafido dhamantiin

  • @sacdiamuxammad1702
    @sacdiamuxammad17023 жыл бұрын

    Walaal macaan luuqadaada hooyo isticmaal oo naga daa eregada qaar.

  • @mohamedhassan1532
    @mohamedhassan15323 жыл бұрын

    Ustaad waa arin muhiim AH wayo 6 bilood ayaan waday wax aqris hadenh waan kacaajisay LKN WAXAN isku dayi donaa taladaa

  • @abdirahmaanturanazayir6054
    @abdirahmaanturanazayir60543 жыл бұрын

    Ustad walhy waaa ciladaha i hysta hada ka dib wn isa so adkaynaaya

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali60613 жыл бұрын

    Ustd shirkii SYS ee jigjiga lecturadii aad jeedisay dhamaan noosoo dhig waan rajeyneynaa ayagoo dhameystiran in aad noosoo diri doonto

  • @maxamedxikmaawi6835
    @maxamedxikmaawi68353 жыл бұрын

    Love reading

  • @fatumaadam3067

    @fatumaadam3067

    3 жыл бұрын

    Me too,what genres do you love reading ?

  • @amiramohamed3162
    @amiramohamed31623 жыл бұрын

    Shukran walal, wn isku dayen in mudo 2 bilood ah wax akhriyo outcome Ka wn Kula soo wadagin insha'Allah Shukran

  • @IdontKnow-hh2fc

    @IdontKnow-hh2fc

    2 жыл бұрын

    Ka waran mala Qabsatay wax akhriska

  • @nafizabdi7985
    @nafizabdi79853 жыл бұрын

    Waa ruun aqrisku waa adagya laakiin hadaad ku celcelis weey kuu fududaanayaa, aynu aqriska badino

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi58942 жыл бұрын

    Abween Mahadsan

  • @ismailhassanhussein404
    @ismailhassanhussein4043 жыл бұрын

    Wax badana ayan isku dayey inan wax aqriyo markan dhex geyo wanjoojina Lkn blse wxan huba inan kabixidono intaan illaahi heysto

  • @ahmedyare1976
    @ahmedyare19763 жыл бұрын

    ustaad waan ubaahanhy dhisida maskaxda

  • @faraxitah3831
    @faraxitah38313 жыл бұрын

    Waa wax kaliya ee lagu wareeray suashani

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye5463 жыл бұрын

    Macalin dadka aanla noolahy ama igu hararaysan wax way akhriyaan lkn buugta akhriska oo la,akhriyo ma akhriyaan marka anigu see kukeeni karaa mawadi karaa ???

  • @malaiktii6334
    @malaiktii63342 жыл бұрын

    Jigjiga miyaa horta. Xaasisid sanidiinaa xaa nolooogushegiwaaa yey 🥺

  • @iftinaxmad781
    @iftinaxmad7813 жыл бұрын

    Ustaad aniga mushkilad aan qawaa medicine ayaan bartaa macalinka cashirka oo na siiyo waxaan ubaahanahay in aan fasiro dhamaantood kadibna waan xifdiyaa 50 page hal maalin hadaa saas sa meen hal su aal oo cashirka ka mid ah kama jawaabi karo ustaad xal ayaan kaa sugaa jazaka allahu kheyr

  • @barodiintaadasisaxa1372

    @barodiintaadasisaxa1372

    3 жыл бұрын

    Waxaad xifdineyso mafahansantahay siiba waxa laga hadlayo

  • @sacdiamuxammad1702

    @sacdiamuxammad1702

    3 жыл бұрын

    Wll fahamkaa muhiimma lkn dadku weey ku kala duwanyihiin dadbaa fahamka ku fiican dadna xafidka lkn isku day inaad fahamto casharka Allana weeydiiso inuu kuu fudeeydiyo

  • @nastehajimale9998
    @nastehajimale99983 жыл бұрын

    Allah nowada fududeyo

  • @ahmedyare1976
    @ahmedyare19763 жыл бұрын

    mansha Allah waad mahadsantahy

  • @abdiaziizmustafe3200
    @abdiaziizmustafe32003 жыл бұрын

    Sxp waxad tahay qof aaan ku daydo

  • @Barkulan-Xaqiiqa1954
    @Barkulan-Xaqiiqa19543 жыл бұрын

    Soo bookho channel ka wax badan baad ka faaidaysaa