SIDEE QOF DALKII JOOGA JARMALKA U KEENI KARTAA || Sharci Cusub ||

Пікірлер: 38

  • @Talowanaagmedia
    @Talowanaagmedia2 ай бұрын

    Jarmalka waxba mayalan waxa shaqeso ijaar, koronto iyo waxa cunto ey kudhamanay Salaad male inta shaqenesid istaga laga kaadiya dadka streskod wa saiid😢 9:18

  • @hamzaproduction1448
    @hamzaproduction14482 ай бұрын

    First view Ahmed Hore uu soco ❤❤❤

  • @fadumocali8350
    @fadumocali83502 ай бұрын

    we Zeit keep ka helayaa

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg2 ай бұрын

    Marabno meel istaaga lagukadimaayo oo bilaasalad ah kkkk

  • @abdinasirGermeny
    @abdinasirGermeny2 ай бұрын

    baqaye lagend vidioyada germeny soobadi

  • @laylaabdi5842
    @laylaabdi58422 ай бұрын

    Asc fatlan kasoo hadal qadashada dhalashada jarmalka Mahadsanid

  • @istahilcabdi8650
    @istahilcabdi86502 ай бұрын

    Shugran

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif15952 ай бұрын

    thank you brother

  • @HamdanAden
    @HamdanAden2 ай бұрын

    GUULayso❤🎉

  • @hodanmahamed3973
    @hodanmahamed39732 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tzАй бұрын

    Hargesa makahoresoo. Inwadan looyaqaano

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali61352 ай бұрын

    Asc

  • @user-mu7fv4xw2r
    @user-mu7fv4xw2r2 ай бұрын

    Hadsanid

  • @suaadahmed8350
    @suaadahmed83502 ай бұрын

    Waxaaa ugu muhiimsan waa qofku passporkeee ku imman karaa ma kan soomalia qarshka qofka laga rabo inuiu ugu jiro accounka kan uu meesha ku imnayo

  • @shukrigafow9460
    @shukrigafow94602 ай бұрын

    Maxaa laigaga badanyahay markaa

  • @DeeqaMaxamed-uk5nw
    @DeeqaMaxamed-uk5nw2 ай бұрын

    Lbrkada side kuhala

  • @ima6291
    @ima62912 ай бұрын

    War dadkan Haka walin haday SaaS thy umadoo dhan ba iman iehede yaab

  • @hodanmuuuu3346
    @hodanmuuuu33462 ай бұрын

    Ma africa ayu ka so shaqo tagi karaa mise yurub iyo America

  • @ahmedbaqaye

    @ahmedbaqaye

    2 ай бұрын

    Africa iyo Asia

  • @ugaskabeesha4539

    @ugaskabeesha4539

    2 ай бұрын

    Africa makuso kaxena

  • @CilmiWarsame-v3b
    @CilmiWarsame-v3b2 ай бұрын

    Waxaan layaabaa dadka wax ka dhagaysta Adoonkan beenta badan ee Marwalba Xiiqsan 😢😢

  • @user-tr7pk5qe3r

    @user-tr7pk5qe3r

    2 ай бұрын

    Kkkkkk kharaka iskadaaaa Saxib Ninkann wa tagayyy. Eeee ha Cunin Baqayaaa ladhahaaa. Ninkann waxba kamaqadeysidd. Horooo usoconaya🤮😡😡

  • @SanaSuccess
    @SanaSuccess2 ай бұрын

    Sxp ii xaree wlhi intz pa wn hystaa, luuqada jermany wan aqaana documntisakasna wan hystaa passport ethiopiana wn hystaa 5k dollarna wan hystaa plz😢

  • @ahmedbaqaye

    @ahmedbaqaye

    2 ай бұрын

    Safaarada😂tag oo Xarayso wll

  • @hodanmuuuu3346
    @hodanmuuuu33462 ай бұрын

    Passport somali ma lagu iman karaa

  • @ahmedbaqaye

    @ahmedbaqaye

    2 ай бұрын

    Websiteka ayaad Wixii Macluumaada ka heli kartaa. Sidoo kale Safaarada ayaad Wici kartaa

  • @Honey_iyo_chocolate

    @Honey_iyo_chocolate

    2 ай бұрын

    Umaleymaayo 😢 germany somaali waa la nacay dhibkooda aya bdn

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan92362 ай бұрын

    War keenidu ma fududa 7 bilood bay safarada garmalku ila meeraysanaysaa qofka i ka xaynayaana wuxuu haystaa citizen ana waxan skills waa nurse

  • @shuwareamira5944

    @shuwareamira5944

    2 ай бұрын

    Wll anigaba 7bil ayn visa ka sugayaa safarada Germany ilaa iyo hdana maan helin maxaa ika leedahay hee

  • @kowtherhassan9236

    @kowtherhassan9236

    2 ай бұрын

    @@shuwareamira5944 wll kula mid baan ahay alle haynooga soo qaado

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19602 ай бұрын

    €1300 a month: rent, healthcare cost and food lacagta Weeba kaa dhamaatay 😂

  • @abdirahmantallman2263

    @abdirahmantallman2263

    2 ай бұрын

    Hadaad single tahay sharing room ladagaa ayuutana waala galaa then saving samayne per month

  • @Honey_iyo_chocolate

    @Honey_iyo_chocolate

    2 ай бұрын

    Healthcare kuma jiro

  • @calasowjinow8495
    @calasowjinow84952 ай бұрын

    😅😅😅😅😅 war ninka wuuba iska hadlayaa umada beenta Dad aanan krankenschwester ama IT hesaniin ma imaann karo

  • @ahmedbaqaye

    @ahmedbaqaye

    2 ай бұрын

    Wll Somalida badankoodu labadaasay Jaamacadaha kaga Baxaan sow ma ogid

  • @kowtherhassan9236

    @kowtherhassan9236

    2 ай бұрын

    Safarada Germany ee Nairobi waa duli yaa Ila arkay

  • @abdirahmantallman2263

    @abdirahmantallman2263

    2 ай бұрын

    ​@@kowtherhassan9236Nairobi process dhan kuma wanagsana waayo dad badan baan arkay oo kasoo badasheen bacdigeed waxwalba u fududaadeen marka kabadalo ama ka wareegso

  • @user-px7ki2pk3t
    @user-px7ki2pk3t2 ай бұрын

    Asc

Келесі