Sidee qaliin la isugu qurxin karaa? l Qaybtii 1aad

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 590

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Hadii aad jaceshahay rasulkeena Scw Ku Sali kheyr badan allaha Ku Siyo ❤❤❤

  • @mkhtrmxmd1

    @mkhtrmxmd1

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @zamriyemohamed9596

    @zamriyemohamed9596

    Жыл бұрын

    Scw❤

  • @ifraaxmuxamad3505

    @ifraaxmuxamad3505

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @sabiriinmaxamud2684

    @sabiriinmaxamud2684

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Жыл бұрын

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Scw scw scw🥰

  • @mkhtrmxmd1

    @mkhtrmxmd1

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @mkhtrmxmd1

    @mkhtrmxmd1

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @ifraaxmuxamad3505

    @ifraaxmuxamad3505

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @zeyzey2533

    @zeyzey2533

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @islamicmanner3945
    @islamicmanner3945 Жыл бұрын

    let's remember our prophet Muhammad ﷺ ❤️

  • @zeyzey2533

    @zeyzey2533

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @ahmedshirwac6474

    @ahmedshirwac6474

    Жыл бұрын

    Scw

  • @naimanor5092

    @naimanor5092

    Жыл бұрын

    ﷺ ﷺ

  • @ishraqyasin

    @ishraqyasin

    Жыл бұрын

    Salla Allah calayhi wasallim❤

  • @rahmahussein6666

    @rahmahussein6666

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 Жыл бұрын

    Mashaa allah Abdisalan somalida hurumarka gaadhay ayaad soo bandhigaysa. Marar badan ayaan maqlaynay somali waa sidan iyo sidan. I am proud to see a Successful somali person 👏 🙌 ❤️ 💛

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Жыл бұрын

    Alle ha barakeeyo Dr mustafe somali wax baraty aan xamal ahayn in la arko waa farxad ❤

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Жыл бұрын

    Nebigeenii ayaa kun sano ka hor kawaramay waxa buurnaanta iyo xanuunada ay keenaanba kaa ilaalinaya salaatu rabbi wassalamu calayka yaa xabiibu qalbii

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @subeeromer8826
    @subeeromer8826 Жыл бұрын

    Maansha Allah waa Dictoor runtii aqoon badan, aad waxaan uga helay sida uu u wax sharaxayo, Alle ha barakeeyo Dr. Mustafe

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 Жыл бұрын

    Wlahi wuu usoo tabcay, Guulayso Adeer wlhi Qalbigaan kaa taageeray.❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Dr Mustafa was our Doctor in Columbus, ohio. Nice to see you again Doctor 😊. Congrats 👏 🙌 for your achievements 👏.

  • @hoodoayandiamondofficial5971

    @hoodoayandiamondofficial5971

    Жыл бұрын

    Columbus Ohio miyuu joogga Huno doctor ka

  • @mahadahmed6554

    @mahadahmed6554

    Жыл бұрын

    asc

  • @Jibril-md7vu

    @Jibril-md7vu

    Жыл бұрын

    @@hoodoayandiamondofficial5971 War Ka joog Waa iga talo Walaahi Sanado yar kadib WAAD iska ilmeeyn doontaa markaad jirkaaga jarjarto

  • @bisharomohamed7899

    @bisharomohamed7899

    Жыл бұрын

    Salaam Quruxey dr ka tell kisa ama inuu joogo maladada iisheeg inan waydiya rabaa waxe please

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Жыл бұрын

    Mansha alaah waan ku bogaadinayaa aderkan soomaaliyeed heerkan uu gaadhay runtii aqoontani way ku yartay dadka somaliyeed waxa uu na muujiyay dhabar adayg badan iyo dadaal wayn. Ale ha barakeeyo.

  • @MohamedHassan-nw4yo

    @MohamedHassan-nw4yo

    Жыл бұрын

    Haaa Waa 15 Sanno Takhtuskiisu Aad buubu Dadaalay mashaa Allah

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 Жыл бұрын

    Masha Allah Allaha ku barakeeyo Dr Moustapha aad baad igargaartay sificana waad daweeysay Allaha ka jiisa siyo. Ruunti aadbaan ugu farxay markaan dawaday klibkan. Waan ku xisnay Columbus nagu soo noqo. We miss you

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 Жыл бұрын

    Jasakallah Khayre Dr Mustafa iyo Abdisalam harari oo noosoo gudbiyay barnamijkan muhiimka ah ee cilmiyaysan

  • @kornaylka1144
    @kornaylka1144 Жыл бұрын

    Alle ha ku xifdiyo Wariye Hereri wax badan oo cilmi ah baan ka faaiiday Dr Alle ha barakeeyee

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai Жыл бұрын

    Great teacher and great student 😁mashalllah guulaysta Doctor iyo Hereri. Waxay ilatahay .Qalintanka isqurhiska ah , in ay soomali amba qof kasto Muslim ah ay mamnuuc katahay . Waxaan Oran karaa Doctor Ku ad ayu uuu dhexgalay bushadaas cadanka ah . 😁🙏

  • @awdeeq
    @awdeeq Жыл бұрын

    Waa guulayste dhab ah aakhiro Allaha kusii guuleeyo MAASHA Allah

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Жыл бұрын

    Masha'Allah Masha'Allah wadhaqtaar somaliyed wakufarax sanahaay guul

  • @MohamedMohamed-iv1ks
    @MohamedMohamed-iv1ks Жыл бұрын

    ❤ maansha Allah. ABDI Salaan hareri. Allaha noo daayo. Wuxuu kamidyahay Dadka tiro yar Ee dhaxal ugatagaya. Unmada somaliyed. Meelkasta iyo wax kasta oo faaiido Nooleh. Ayuu. Nahorkeenaya. Annnagoon. Dhibtoonin. Isaga ayaa. Dhib. Noomaraya. Oo aduunka. Dhan soo wareegaya. Barnaamijyadiisu. Waa dhaxalgal. Runtii Ilaahow kuxifdi Oo cimriga kuubarakee. #Abdisalaam herari. ❤️😍🌷

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d Жыл бұрын

    Mashalah im so happy for kind of people flying the somali peoples reputation high.

  • @gullwaddeofficial5639
    @gullwaddeofficial5639 Жыл бұрын

    Runtii waa manshalaah Doctor somaliyed oo Aqoon fiican u leh shaqadisa. Iyo saxaafigii wayna Ee somaliyed Abdisalam hareeri

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Жыл бұрын

    Maasha allaah barnaamij fiican weeye aqoon baan ka korodhsaday qaybaha kale waanu kaa sugaynaa

  • @halimadar
    @halimadar Жыл бұрын

    Mashallaah Edo illaahay ha Ku barakeeyo

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 Жыл бұрын

    Excellent presentation of surgery procedures. Waa dhakhtar si degan oo la fahmi karo dadka wax ugu sheegaya. Well done.

  • @ayanahmed535

    @ayanahmed535

    Жыл бұрын

    Waa sax inuu wax fiican qabtay oo uu dhakhtar noqday but in jirka la badalo abuurkii alle la badalo waa wax cadaab lagu mudanayo waxa la qaatay as a doctor inuu isaga shaqaysta

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Maxamed isaga shegay inu badalayo video kale banka arkay wana danbi wayn aburki Allah o la badalayo

  • @mohamedabd4440

    @mohamedabd4440

    Жыл бұрын

    @@hodanc6255 wll abuurta ilahay ee labadalayo waa tee horta? , waa wixii aan sida caadiga ah biniaadamku ubadanyahay , faruurta,bidaarta,burooyin jirka kuyaal , baruur lajarayo waxaaso dhan wa wax biniaadamku asal ahaan aanu ubadnayn lkn aburta ilahay ee in labadalo ay xaran tahay waxa kamida kalarka iyo qaar kaloo lamida

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Maxamed dhakhtarkan qurxin bu ka hadlayay wana wax inta badan dadku u dhalan sida bishima iyo melo badan o u ka hadlay marka wa abur Allah o la badalayo xata eshiyan indha iska waynaysay ban video ka arkay wixi cudura daruro way noqanayan

  • @farhiyaabshir4841
    @farhiyaabshir4841 Жыл бұрын

    Xita barnamij buu duubayey wuu joojiyey suu noo salamo Illahay ha karameyo wan jeclahay Somali oo dhan midnimo Somalia 🇸🇴 garta iyo nabad waarta Illahay ha nasiiyo aamiin dhaha kuligiin

  • @sahala.moktar9308
    @sahala.moktar9308 Жыл бұрын

    MashAllah Aqoon baa hadlaysa ku Mahadsanid Abdisalan hereri barnaamujka qiimaha badan

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Жыл бұрын

    Abuurka ilaahay in la badalo waa xaaaaaraaaam

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarak Laah ku dayasho ayuu mudan yahay Allah na cilmigiisa ha u barakeeyo

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 Жыл бұрын

    Quruxi waa dhaqan suubaniyo akhlaaqda teeda wanaagsane. إن الجمال جمال العلم والأدب.

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    Жыл бұрын

    Jaahil bilaa caqliya baad tahay gabadha dhexda yar Ee naasaha taagan ee aan dhicin leh,ee miisaankeedu yahay 60kg iyo gabadha caloosha weyn ee naasuhu baaldiga lekaadeen ee dhaceen ee 130kg ee socodku u dhibayo,

  • @aqoonjiretv5456

    @aqoonjiretv5456

    Жыл бұрын

    @@dalaisacgibril5899 gabadh dhex yar o qurux badan oo bilaa dabeecad ah o xanaaq badan o maalin walba qaylo nafta kaaga saarta ku ducayso bal adigaa garan quruxda dhabta ahi waxa ay tahay e

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    Жыл бұрын

    @@aqoonjiretv5456 gabadh kasta oo dhex yar ma dabeecad xuma waayo jidhka fiican ayuu caafimaadkuna ku jira taas ogow qofka dhuuban markasta waa ka horeeya xaga caafimaadka qofka buuran, marka aad caysho caajiska iyo culays baa ku fulaya, marka bro naag buuran iyo naag dhuuban isu mid maaha

  • @aqoonjiretv5456

    @aqoonjiretv5456

    Жыл бұрын

    @@dalaisacgibril5899 qofka dhuuban nafaqo darraa haysa o bilaa dabeecad ayuu noqdaa e haku dag dagin sxb mid dhuuban o cirro kaasoo saarta yaanad daf dhihin e 😂

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    Жыл бұрын

    @@aqoonjiretv5456 kkkkk waa talo fiican gabadh buuran Baad tahay sida aan fahmay burnida lafteeda nimcaa fadhidaa

  • @mohamadaminomarmahad4216
    @mohamadaminomarmahad4216 Жыл бұрын

    Waa markii igu horeeyse aan arko Qof somali ah Doctor 🧑‍⚕️ jirkada dadka qurxiyo ah Legend 🙌🏾✊🏾

  • @hudafuture1330
    @hudafuture13308 ай бұрын

    Horta dhakhtar cilmiga Allah hakuu siyaadiyo laakiin qaliinada bedelida sida debnaha oo kale ,naasaha oo la weyneeyo kuwaas islaam Shawn saw danbi kuguma aha ileen qof Muslim ah baad tahaye 😢

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Жыл бұрын

    Masha'Allah Masha'Allah barnamijyadaa cabdisalan hereri waa dhirigeliin jzk qayeer

  • @fathiyamousa8176
    @fathiyamousa8176 Жыл бұрын

    ما شاءالله تبارك الله Keep going your are great doctor 👍👍

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын

    Aqoon hadleysa MaanshaAllah, thanks Herari.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Жыл бұрын

    masha Allah qof aqoonta leh lama sina qof bila aqoon ilahay ha ku siyadiyo hana kugu guuleeyo

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir Жыл бұрын

    Walaahi waa iga qosliyay digtoorku carabta ayuu soo maray ayaan filayaaa afsomaligiisuna waa khatar

  • @aidarusasad2220
    @aidarusasad2220 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤waa dhakhtar wakhti galiyay waxbarasho ❤❤❤❤waaana wax ku dayasho mudan ❤❤ maansha allah❤❤❤❤❤❤

  • @AabahaJcylka-ut6ip
    @AabahaJcylka-ut6ip Жыл бұрын

    masha alaah masha alaah c/slan herari noolow cimrigaagu dheera

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 Жыл бұрын

    Cabdisalaan caadi buu kuu jafay Dr kuye

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын

    In world is alot of knowledge for who wants owns. Both of you guys thanks.

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 Жыл бұрын

    Masha Allah Waa Dhaqtar si wanaagsan u sharaxayo😂jazakalahu qeyr dr

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Thanks Hereri for sharing with us.

  • @maryamruunmaxamud4514
    @maryamruunmaxamud4514 Жыл бұрын

    Wow masha alah tabarakalah ilahay haku barakeyo

  • @yonissayid5547
    @yonissayid5547 Жыл бұрын

    Sida uu wax u sharaxayo aad ayaan uga helay maansha Allah

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim1830 Жыл бұрын

    Masha Allah dr; mustafe waana macalin ama bare qiliimada guud iyo qurxinta

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Жыл бұрын

    Ma sha allah aniga waxan ugu hanblaynay doctor ka sida uu af somaliga faseexa ugu hadlayo

  • @axmedcabdi7760

    @axmedcabdi7760

    Жыл бұрын

    Ma ilaawi karo afsomaaliga runtii wuu gaadhay heerkii aabihii ,dr muatafe

  • @hoodoabdi5574

    @hoodoabdi5574

    Жыл бұрын

    @@axmedcabdi7760 aabii doctor miyuu ahaan jiray

  • @axmedcabdi7760

    @axmedcabdi7760

    Жыл бұрын

    Haa PHD

  • @anasmuhumedkilas6143
    @anasmuhumedkilas6143 Жыл бұрын

    Mnsha allah Dr wax bartay alle diinta haku sugo.

  • @hassanabdirahmanabdi5624
    @hassanabdirahmanabdi5624 Жыл бұрын

    Subscription waa kuu quudhay. Guuleyso , Beletweyne barnaamij fiican kama aadan sameyn, khaladka adiga ma aha ee dadka ku qasheynayay ayaa dooqa iyo hal abuurkaba seegay. You are always a legend!!!!!!!!!

  • @moe895
    @moe895 Жыл бұрын

    Ileen doctor mustafe hadii laga waayey Columbus ohio halkaanuu usoo guurey dadka way jeclaayeen he was good doctor in Columbus OH before he became cosmetic plastic surgery good to see you md mustaf great job cabdisalam harari thanks 🥰💛💚❣

  • @ahmedabdi5176

    @ahmedabdi5176

    Жыл бұрын

    Halkuu dagan yahay doctor kani salal

  • @ahmedabdi5176

    @ahmedabdi5176

    Жыл бұрын

    Walal waan ubaahnahay doctor kane magaladuu kuyala office kiisuu

  • @moe895

    @moe895

    Жыл бұрын

    @@ahmedabdi5176 wuxu dagan yahay gobol ama state layiraahdo Las Vegas

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Жыл бұрын

    G36 Adeer alle cimriga ha ku barakeeyo

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 Жыл бұрын

    Masha Allah waa nin ilaahay dadaslkiisa I barakeeyey Allah ha siyaadiyo

  • @sharmsjg
    @sharmsjg Жыл бұрын

    Waa expert next level Masha Allah

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab Жыл бұрын

    Maansha allaah waa dr laga faa-iidaysan karo,oo sharaxaad badan.

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Жыл бұрын

    Mnzha allah Barnaamij aad u qiimo badan weeyi Suxufi sare Abdisalam Hereri iyo Dhakhtar Mustafe Oo aqoon durugsan u leh uur_ku jirta Sida Caloosha

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 Жыл бұрын

    MaashaaAllah very determined and hard worker 💪

  • @hibohassn6363
    @hibohassn6363 Жыл бұрын

    Mahadsanid hareeri good job

  • @nurtoabdirahiim5940
    @nurtoabdirahiim5940 Жыл бұрын

    Maashaa allah baarklaah cilmiga allaha kuu siyaadiyo walaal inta ilahey kugu deeqey cilmiga waxii kuu xalaal ah ku shaqeyso laakin wixii ku xaraam ah diinta islamka culumida islaamka weydiiyo iskaga fogaaw ayaan kugu nasteexeen lahaa tan waa adduun aaqirada inaan ka fekernaa haboon.

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. Жыл бұрын

    Very nice, really motivational for Somalis, especially for students.

  • @shucaybwarsame7415
    @shucaybwarsame7415 Жыл бұрын

    Masha Allah Allah cilmiga ha ubarakeeyo dr mustafe ........ Wariye hereri aad baad umahadsan tahay Adna waxaad noo soo gudbisay xog wax badan Laga Faa iidayo ..............

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 Жыл бұрын

    Mansha allah well trained physician congratulations uncle for well deserved achievement 👏👏👏👏👏👏

  • @rashiid187

    @rashiid187

    Жыл бұрын

    Very educational

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 Жыл бұрын

    Barnaamijyo waxtarle weeye mahadsanid cabdisalaan hereri

  • @apdimalik94
    @apdimalik94 Жыл бұрын

    Masha allah wa nin firfircon

  • @a.mohamed1958
    @a.mohamed1958 Жыл бұрын

    Sharaxaad fiican ayuu bixiyey maasha allah

  • @user-up1de4db3f
    @user-up1de4db3f Жыл бұрын

    Masha Allaah wafarxad wayn dadkeena waxay cadayn utahay inay hormar gaadhikaraan ❤

  • @Burco.
    @Burco. Жыл бұрын

    Masha Allah waxaas ba wax barasho la yidhaahda

  • @saajinyare
    @saajinyare Жыл бұрын

    Dr ku waa maansha allaah ha laga fa aydaysto ninkaa khaasatan dadka agjooga

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 Жыл бұрын

    Cabdisalamow Ninkaaas Soo Mar. In Gacan Lagu saaraad U Bahanteheeee. KA faaidoayso waa Chance. Yaaa Igu Raacay

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 Жыл бұрын

    Allahu Akbar ☝️ Thank you so much wll

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 Жыл бұрын

    Bisinka iyo yasiinka qurxin marabo waayo ilahey ayaaba ku qurxiye cuntada badan hala iska daayo

  • @khadarismacil3149
    @khadarismacil3149 Жыл бұрын

    mansha allah good lesson long live c/sln herreri

  • @muusexasan8828
    @muusexasan8828 Жыл бұрын

    Masha allh aqoonyhy dr. Mustafe

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Жыл бұрын

    Dr allah haku barakeeyo

  • @Qozlaayeshort
    @Qozlaayeshort Жыл бұрын

    Mahadsanid cabdisalaan waa barnaamij xiiso leh dhakhtarka indhaha soo warayso hadii aad awoodo ardayda ku hamiyay sa ayaa ka faaidaysanaysan doonta

  • @esseismail5236
    @esseismail5236 Жыл бұрын

    Odeygii Hereri illahay baa yaab u keenay Haaye Haaye

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Жыл бұрын

    Adeero Mustafa we are proud of you , Masha Allah Somaliland excellence❤️🤍💚❤️

  • @nimoabdi1874

    @nimoabdi1874

    Жыл бұрын

    Proud of him mashallah ala ya hargeisa geya

  • @yonissayid5547

    @yonissayid5547

    Жыл бұрын

    Waxaan maqlay waa ree khatumo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Жыл бұрын

    ManshaAllah dumar wawen oo qurux iyo yaran lasobaxay ilayn taqtar ba nosobaxay ilahay haidinkunabad yelo

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 Жыл бұрын

    Illahayba ka magan galay inan hilibkayga jarjaro xasbiyullah wanicmo wakiil

  • @warsanabdi2086
    @warsanabdi2086 Жыл бұрын

    Gunimada Inaga daayo inankeena 100k gaadhsiiya wllo

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 Жыл бұрын

    Mansh mansh dr illaahey habarakeeyo ❤

  • @hamseajeez4205
    @hamseajeez4205 Жыл бұрын

    Baruurtii jidhka kale ayaa lagu shubayaa badhida ama badhyaha Waa dr mustafe takhasuskiisa

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Жыл бұрын

    Mashallah jimicsigu waadaaawo

  • @mamam390
    @mamam390 Жыл бұрын

    This was great to see, so much knowledge thank you for sharing this with us good job to both

  • @fatal2340
    @fatal2340 Жыл бұрын

    MaanshaAlah Alaha u barakeeyo

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Жыл бұрын

    Qaybahaa kalee wasugaynaa insha'Allah

  • @aisha78685
    @aisha78685 Жыл бұрын

    Big respect Dr mustafa

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @abdifatah1173
    @abdifatah1173 Жыл бұрын

    Cajiib waa information full ah, ee idinkoo mahadsan qeebaha kale inoso galiya

  • @hopetechnology5196
    @hopetechnology5196 Жыл бұрын

    Masha alaah Hereri

  • @beautiful1423
    @beautiful14239 ай бұрын

    Dr Mustafa.good job😊

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Жыл бұрын

    Alla nin ku indha adkaaa asagoo bidaarleh ayuu dhahaya dumarka ayaan bidaarta uhagaajinaynaa halkaas waa ku fashilantey

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Жыл бұрын

    Masha Allah brother ur the best

  • @AbdillahiSaleban
    @AbdillahiSaleban Жыл бұрын

    Mahadsanid doctor wax badan baa kaa faa'iday anigu waxan kamid ahay dhalinyarta la dagaalama markasta in miisaankoodu gordho

  • @curin22
    @curin22 Жыл бұрын

    Hareeri barnaamijka aad ayuu kuu anfacaya Jawab Fiican ka Keen Insha allah DRka

  • @mahadsaid74

    @mahadsaid74

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 Жыл бұрын

    Masha Allah My good bro

  • @abdikariimfaysal5004
    @abdikariimfaysal5004 Жыл бұрын

    Cabdisalan hereri dar allan u jeclhay iyo saxiibki cawke alle Ha u naxariste.

  • @babayofilmproduction2983
    @babayofilmproduction2983 Жыл бұрын

    Ma Sha Allah.

  • @hanadhiil3067
    @hanadhiil3067 Жыл бұрын

    Maashalah waa barnaamij qiimihiisa le

  • @sabs3875
    @sabs3875 Жыл бұрын

    Mashallah ❤️❤️❤️

  • @jaamicijabriil8392
    @jaamicijabriil8392 Жыл бұрын

    Thanks dr 🙏

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 Жыл бұрын

    Excellent explanation

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere Жыл бұрын

    Best journalist

  • @saidahmed7450
    @saidahmed7450 Жыл бұрын

    Masha allah waxbarasho fiican ayu gaba

Келесі