No video

sidee loo gartaa dadka sunta leh ????

sidee lagu gartaa dadka sunta leh???

Пікірлер: 19

  • @umadaahirumadaahir175
    @umadaahirumadaahir175 Жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @hirehassan841
    @hirehassan8412 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @khaalid1445
    @khaalid14456 ай бұрын

    Maansha allaah waa nadaa fiican ayaa dhageesadaa kheer alleh kusiuyo abaayo

  • @hassanmohamed8117
    @hassanmohamed81172 жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @amsa1135
    @amsa1135 Жыл бұрын

    Maasha allh

  • @Rockstar-s2o
    @Rockstar-s2o2 жыл бұрын

    Mansha Allaha abayo shukran ilaa TikTok waa ka flow gareya cilmiga Allaha kubarakeyo Markay ka jarayan saxibada ama qarabadada waxay ku isticmalayan sii aqli aqli ah sida qofka dantanada iyo mustaqbalkaa naga Dan uma ahan adigane waxaa modaysa run balse ma ahan waa sunta ay watan marka wayna hardworking ad ayey udadalan si ay dadka maskaxdoda usojiitan oo asaga lagu mashqulo madama usan haysan wanag ama naxaris ay bulshada ugu dhexnoladan marka waa dad dhiban lakiin qofka ay helan adunkaa ayey ku iqabayan dadnimada ayey ka qadayan malintaa fahanta shekadoda oo ad bananka ubodaa waxay kula dagalamayan siii bil adanimada ka baxsan marka waa inaa sii dagan oo aqliyeyysan ula dhaqanta naftadaana aa siisaaa muhimada kobad Subxanallah qoral laguma so kobii karo dadkan Allaha cafiyo

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    2 жыл бұрын

    Xabiibti Maryam waa ku mahadsan tahay ila socodkaaga waanan ku farxsanahy runtii waa sidaad u iftiimisay waana sax qoraalkaaga iney kusoo jiitaan si xowli ah markey kusoo xero geliyaan weji cusub.adigoon diyaar aheen lalama dagaalo waa iney Kaa goan tahay mana loo sheego inaad ka baxeysid noloshooda xitaa dagaalkooda wuu soconyaa hadaad kala harteen waxayna sameeyaan dicaayado ay qofka sumcadiisa ku dilayaan si walba waa kugu raacsy inaad caqligaaga kaashato si dhibaatadu u yaraato

  • @Rockstar-s2o

    @Rockstar-s2o

    2 жыл бұрын

    @@caaliyashuceybchannel haa abayo waa runta aniga way iidhaftay hada waxay maraysa familyga iyo qabilka aa ka dhashay in sumcadoda la dhawaco oo walibo social media lo adegsado marka waxa aragnay waxaa la yabnay xaqa Allaha utuso dadkan anigane samir iyo adkaysii aa ogaa baxo Allaha isiiyo Shukran macanto

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    2 жыл бұрын

    @@Rockstar-s2o aamiin yaarabi ilaahey hakula jiro ❤

  • @macowmaxamed9883

    @macowmaxamed9883

    Жыл бұрын

    Asc walaal wankusalamey salan igagudon salan macan badan okhimo badan walaal

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    Жыл бұрын

    @@macowmaxamed9883 wcs mid lamid ah walaal qaali

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya13772 жыл бұрын

    Masha allah uqti allah caqliga haku daayo

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid xabiibti ilaahey Haku xafido ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya13772 жыл бұрын

    💋💋💋❤❤❤❤🖐

  • @Rockstar-s2o
    @Rockstar-s2o2 жыл бұрын

    Abayo sual Hada kabaxdo nolashoda oo ad udhabar adegto dagalkoda ma dhacda inay is gartan markay arkan inay ku control karin Ma ogyihin dhibatada ay kugu hayan Gadal maka fahman inay ayaga yihin dhibatada

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    2 жыл бұрын

    Wey dhacdaa dadka qaar inkastoy yartahay Markey weynaadaan noloshu dhibaateyso iney soo laabtaan

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    2 жыл бұрын

    Dabcan wey ogyihiin ula kac ayey udhibaateeyaan abaayo

  • @Rockstar-s2o
    @Rockstar-s2o2 жыл бұрын

    Abayo waxaa ka codsanaya ina kaso hadasho sida ilmaha looga badbadiyo hadu abaha yahay narcissist

  • @caaliyashuceybchannel

    @caaliyashuceybchannel

    2 жыл бұрын

    Insha Allah xabiibti

Келесі