Sidee lacag looga sameeyaa xirfadda muuqaal sameynta? |

Ойын-сауық

Sidee lacag looga sameeyaa xirfadda muuqaal sameynta? | @hosowpro
#hosowpro #astaantv #videoediting #digital
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 18

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre49175 ай бұрын

    Barnaamijkan AstaanTalk barnaamij taxane ah inooga dhiga oo aad dadka haldoorka bulshada ah kusoo casuumtaan. Mahadsanidiin.

  • @cabdullaahixasan981
    @cabdullaahixasan9815 ай бұрын

    hosow pro nin aan ku xiranahay wax badan ka kororsaday mahadsanid

  • @faisaaxmadali2663
    @faisaaxmadali26635 ай бұрын

    😮

  • @yacquub.hassan.17
    @yacquub.hassan.175 ай бұрын

    U did great job

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan5 ай бұрын

    alxam dulliah wax an so gudbiyo wxbe ka fa idan igu tager adiga aqrinaya commentga sxb

  • @mssnarmada4148
    @mssnarmada41484 ай бұрын

    Madax water ka maxakens

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan24825 ай бұрын

    mimberka ama meesha wax la sarto inta hdal jedinta socoto iska hagaa jiya screen intaa le'eg iyo mis afar lug le ah isma bixineso wll yal is bdal bdn muujiya

  • @user-sr4pz2ti5b

    @user-sr4pz2ti5b

    5 ай бұрын

    jow kow now waxan wa video la habeeyay oo ben abur ah ninkan hoosow wa jaahilin youtub laga hadlo hal-abur u haysta wana jaaajuus wana of bila xikmad ah jow kow now hadana bow

  • @maahiraadan

    @maahiraadan

    Ай бұрын

    nio xigbdn heysa😂​@@user-sr4pz2ti5b

  • @user-sr4pz2ti5b
    @user-sr4pz2ti5b5 ай бұрын

    jow kow now ninkan waxan ku garanaya in u belgim daganeyn una ka shaqeyn waayo belgimka labo lugadood bay ku hadasha hollandis iyo faransis labada lluqadood midna ma yaqaano marku qof an luqadi horta baran oo jaahil ah baa raba in u ka dhaadiciyo horomar baan sameeyay walahi wan qoslay hosow iyo warsame iyo guele bashir wa sadex jaaajuuus ee iska ilaaliya wana isku hada iyo isku mashruc u firsada wana sadex jaahil jow kow now hadana bow

  • @umuasiha.bintuaisha

    @umuasiha.bintuaisha

    4 ай бұрын

    Adiga waxii ka anfaca ka qaaada waxuuyhy laguma weydine umada luqaafda ka daaay

  • @mimi-bs8ku

    @mimi-bs8ku

    4 ай бұрын

    Luuqada wadanka aad joogto iyo isdhaxgalka inaad barato waa waajib waxbarasho kale dhib malaha…. Wale SAS hadee tahay waa yaaab 😮

  • @Ciiltire-er9tw

    @Ciiltire-er9tw

    12 күн бұрын

    Qoraal caadifadeesan iyo personal attack wllo qofka shaqsiyadiisa lama fara gishto teeda kale luuqda iyo isdhexgalka ood sheegtay inuu ku liito dee asigaa sidaa garawsaday maxaa kaaga dan ah qofka waxuu kugu dhaamo ka qaado wixii xun aad ogtahay u astur talo wllnimo

  • @user-og6zc9tz6x
    @user-og6zc9tz6x5 ай бұрын

    First

  • @user-sr4pz2ti5b
    @user-sr4pz2ti5b5 ай бұрын

    jow kow now waxan wa show walahi ninkan kaligiis bu hadlaya qofna ma joogo ee wa video editen oo been ah lakin jaahilinta run bay moodayan ninkan hosow walahi wa jaaajuus laso caansaarayo ee iska ilaaaliya wuxu sheegaayo qof an garanayn ma jiro ee mashruc xun bu waata hoosow ee somaliyeey ka dheerada jow kow now hadana bow waliba wa qof bila xikmad ah oo hal-aburku garanayn wuxu ka dhigayn yahay oo hada isagu hal-abur kee bu lee yahay waxba lakin wa jaahilin youtubka laga hadlo hal-abur u haysta wan ku qosla jaahilintan markan dhageysto walahi

  • @mohatifoow

    @mohatifoow

    5 ай бұрын

    War adaa jaahile naga tag sawir yahow barnamijkan aniga jogay asaad ledahy waa editing 😮

  • @kabashomedia7013

    @kabashomedia7013

    5 ай бұрын

    Adi xitaa edit thy 😂

  • @umuasiha.bintuaisha

    @umuasiha.bintuaisha

    4 ай бұрын

    Waa jirinthy cudur Hassop ah ku haay Allah ku caafiya

Келесі