sidee ayaa u qori cutubka 1aad (chapter one )ee buugga qalin jebinta (theses) ee jaammacadda?

Raacdeeye academy waxa uu idiin soo bandhigayaa cashar aad u qiimo badan oo kaa caawinaya haddii aad tahay arday qoraya buuggii qalin-jebinta(theses) ee jaammacadda.
ha ilaawin subscribe iyo share si aad ula socoto casharada soo socda!

Пікірлер: 5

  • @BilalAhmed-ij8ks
    @BilalAhmed-ij8ks4 жыл бұрын

    Mansha Allah very much appreciated

  • @ibraahimmaxamed4093
    @ibraahimmaxamed40934 жыл бұрын

    You exactly true there is problem research

  • @abdirahmansheikhibrahimali7779
    @abdirahmansheikhibrahimali77792 жыл бұрын

    Macalin adigo mahahadsan cashirkan kuso celi codkane so dheerey kan wax lagama maqlo

  • @shaficiismail5743
    @shaficiismail57432 жыл бұрын

    Macalin raacdey adbad u mahadsan tahyl lkn codkaaga kordhi aad bu u gaban yahay

  • @abdikaremfbo9899
    @abdikaremfbo98993 жыл бұрын

    masha allh ilaahay ha kaa abaaliyo lkn codkaa yr xaga vocekaq