No video

SIDAY LUUQADAHA KU SAMAYSMEEN | CARABIGA SIDEED KU BARAN KARTAA | SOOMAALIGA MA ADAGYAHAY |

Luuqaduha siday ku samaysmaan , maxay luuqadaha qaar isugu dhowyihiin sida in ay ereyo badan wadaagaan … maxay qasab u tahay in aadan qof ka dhagaysanin jumlada ah ( luquadaas ayaa adag midaasna way fududahay adigoona waydiinin meesha uu kasoo jeedo )
caalamka maanta waxaa jiro 6900 luuqadood luuqadahaas waxay ka kooban yihiin 147 qoys luuqadeed , koox , reer …
waxaa dabar go’ay 12 qoys luuqadeed , 12kaas qoys oo ay ku hoos jireen boqolaal luuqadood , maanta majirto cid ku hadasho afkii reer caad ama thamuud , afkii faraacinadii masar , afkii baabiloyiintii dhulka labada wabi .
Ma rabtaa maqalka sida uu ahaa dhawaqa luuqadihii hore sidii in aad nooshahay 6k sano kahor muuqaalkaan ayadoo la raacaayo qoraalkii ay ka tageen ayaa qaab cumputer ahaan ah loo sameeyay
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 529

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar89073 жыл бұрын

    Sheekh mustafe: markaan yurub tagay ayaan ogaaday in afsoomaaligu diinta kamid yahay):

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Xaqiiq

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @manzurmaracade4246

    @manzurmaracade4246

    3 жыл бұрын

    Haaa wa u dhahay sheikha

  • @instgramrepost

    @instgramrepost

    3 жыл бұрын

    @@c.m.a.1937 sxp waa iga codsi subscribe ii saar

  • @instgramrepost

    @instgramrepost

    3 жыл бұрын

    Sxpyaal waa iga codsi subscribe

  • @habraactv3799
    @habraactv37993 жыл бұрын

    Muuqalka xili fiican ayow ku soo adey "اليوم العالمي للغة العربية"

  • @mohammedjimjam2666

    @mohammedjimjam2666

    3 жыл бұрын

    hadyad weeye🙏

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    @@mohammedjimjam2666 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @sheikhsaeed5039
    @sheikhsaeed50393 жыл бұрын

    Hadad jeceshahay quranka io dhegeysigisa wllo waxan kuso deyn channel quranka oo kaliya io axadiis subscribe saar 🥰

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @RiLoRaLiLe
    @RiLoRaLiLe3 жыл бұрын

    Walaahi waa runtaa sxb anigaba qalijka tagay aanon ASC wax kabadan aana carabi ka aqon ayantagay kuwed wlhi afar bil gudohoda

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts53703 жыл бұрын

    Jooji LIKE AADKU RAADINAYSO QUR.AANKA KARIIMKA IYO SALIGA NABIGA SCW🚨

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz13473 жыл бұрын

    Wana codsi inaan walalken channel kisa si uu dad badan u garo like ta yanan ka ilawin🙏 wabilahi towfiif

  • @papiobashka5401
    @papiobashka54013 жыл бұрын

    Waa xaqiiq sbbtoo ah aniga carabi weligey maka baran school hadana waan Ku hadlaa alxamdulillah Thanks bro

  • @fuadcuteybi4584
    @fuadcuteybi45843 жыл бұрын

    First one 🇸🇴❤

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @gurillaarmy9484

    @gurillaarmy9484

    3 жыл бұрын

    Calanka shaydaanka

  • @taqwamedia11k70

    @taqwamedia11k70

    3 жыл бұрын

    Wallal iisaat SUBESCRIBE👉 CODSI🙏🙏

  • @mohamedabdiqani3909

    @mohamedabdiqani3909

    3 жыл бұрын

    @@gurillaarmy9484 hooyada baa shaydaan ah

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    MashaAllah bro, Luqada Soomaliyeed waa luuqad Diin, Dhaqan iyo Akhlaaq wanaagsan xanbaarsan

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    3 жыл бұрын

    somalia diinta mx iska galy diinta carbi ku qorantahy

  • @jamajama8221

    @jamajama8221

    5 ай бұрын

    Sah abowe 🇸🇴

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar3 жыл бұрын

    3:29 i liked how he said XIDHIIDH BAA KA DHXEYO😂😂🥰

  • @maxamedmuuse4407

    @maxamedmuuse4407

    3 жыл бұрын

    not xidhiiidh it's xiriiiiiiir !!

  • @ziciit_dollar

    @ziciit_dollar

    3 жыл бұрын

    @@maxamedmuuse4407 brO isU LahjaD ma niHin SorrY😂❤😁

  • @maxamedmuuse4407

    @maxamedmuuse4407

    3 жыл бұрын

    @@ziciit_dollar 😂😂😂😂 o.k bro wellcome muqdisho

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    @@maxamedmuuse4407 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @ziciit_dollar

    @ziciit_dollar

    3 жыл бұрын

    @@maxamedmuuse4407 froM HargeiSa Pro🥰

  • @dailyxiin
    @dailyxiin3 жыл бұрын

    *OGAANSHO*

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe3 жыл бұрын

    Waxaan jeclaystay inuu intaa kabadan sii soconlahaa muuqaalku iyadoo anigu carabiga aan aqaano allaa mahad oo dhan iska leh

  • @WarsanMedia12

    @WarsanMedia12

    3 жыл бұрын

    Ku Soo Dhawow Channelka Wax Korodhso si aad u Hesho Waxyaabo aanad hore u ogayn Wixii aad haysana aad noola wadaagto. Mahadsanid

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    @@WarsanMedia12 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @mohamalik998
    @mohamalik9983 жыл бұрын

    Walalayal fadlan liketa ha ila dhafina plz

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr."::::

  • @MoHa89071
    @MoHa890713 жыл бұрын

    Zxp الله يحفظك ويرعاك

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على سيدنا ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69983 жыл бұрын

    Waa run ani carabi kuma hadli karo lkn qof carabi ku hadlaayo 65% waan fahmaa

  • @nimcomahamed6497

    @nimcomahamed6497

    Жыл бұрын

    Sido kle❤😢

  • @qadromohamed9832
    @qadromohamed98323 жыл бұрын

    Wll cumar thank you 💖

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan43433 жыл бұрын

    First one 💯👍 keep going wll

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq91573 жыл бұрын

    Waba yaabay intas o luqadod ma jira 🤔 team ogaansho subscribe igu shafa 🥰👈

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail56323 жыл бұрын

    Aniga aya hada barta luuqada carabiga Runtii wey fududahay qaasatan Buuga العربية بين يدية Qaab online ah Masha allh

  • @cabdiqaadirdaahir6991

    @cabdiqaadirdaahir6991

    3 жыл бұрын

    Buugaas aniga ayaa Dhigta xaqiiqatan aad buu u fudud yahay

  • @abdifatahismail5632

    @abdifatahismail5632

    3 жыл бұрын

    @@cabdiqaadirdaahir6991 masha allh weeye sxb

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    3 жыл бұрын

    carabi somali ku barano kuwa crabta ku hdln isku md ma ahn wa lahjd hadu asga fusxda garenen isma fahmeysaan

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz13473 жыл бұрын

    Masha allah walal Omar inashar Walaalka somaliyeed ee aad uwada jeclnahay✌✌✌🙏

  • @MohammedMohammed-dm4ft
    @MohammedMohammed-dm4ft3 жыл бұрын

    Cumar sxbow carabiga maana bartid hda kahor xitaa waan kuweydiisanay wilina kama quursanin

  • @wellbebackagain8824
    @wellbebackagain88243 жыл бұрын

    03:45 wllh waan dhaarte run baad sheegtay...👊🐯🦁😁❤️

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi19143 жыл бұрын

    Saxiiix💯% Grammer Ayey ka bilaban Somalida Marki Ay rabn In ay brtan Englsh Wana Qalad. 10:3 📌Qodobka Ugu muhiimsan Mowduucan 💯

  • @abdiyare9645
    @abdiyare96453 жыл бұрын

    Salamnesh wlhi wad iga qoslisey c.inshaar allaha ku xifdiyo

  • @neimanabdi7936
    @neimanabdi79363 жыл бұрын

    Aad baan kuu xiseya sxb cumar inshar hal mar maxaad uga hadli ladahay tarikhda jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 love u from Djibouti

  • @dahirh5160

    @dahirh5160

    3 жыл бұрын

    Jabuuti dalkeyga 2baad aan jeclahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @cabdicasismusic9530

    @cabdicasismusic9530

    3 жыл бұрын

    JabuuTi SomaLi Miyey Nay AhayN

  • @fatmaschannel7478
    @fatmaschannel74783 жыл бұрын

    Cajiib thnks chanelkan kale may iska noqdan talow somlida siday tahay umadisa wax ugu so gudbiya nolow wall gulayso noso badi muqaladan kle

  • @bermuda4404
    @bermuda44043 жыл бұрын

    شكرا جزاك الله خيراً، يعتمد نجاح القرار على أمرين: المعلومات المتوفرة، والعقل الذي يصنع القرار. بارك الله فيك أخي وقناتك💙🔊🔔

  • @gghaye1645
    @gghaye16453 жыл бұрын

    Shukran cumar

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial9893 жыл бұрын

    MashaAllh inta adunka luqad saran wxa ugu jeclahay arabi keep going omar wlal shukran 🙏🙏

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic95303 жыл бұрын

    Cumar inshaa Warbaahinta Miyaad Bartay Pro WaLi Maan Arag Qof Sidada Wax Usoo TabiYa

  • @mahamedabdi4115
    @mahamedabdi41152 жыл бұрын

    Sxb khariirada aad tusaalaha usoo qaadatay ee Lagaga hadlo afka sawaaxiliga maxaa ka khaldan badda somalia ayaaba la raaciyay meelaha lagaga hadlo afka sawaaxiligee bal like iisaara asxaabey hadaad iLa aragteen 🫣🫣🫣

  • @gicilo386
    @gicilo3863 жыл бұрын

    3:54🤣 murkhaba

  • @hazzanabdullahisalaad7585
    @hazzanabdullahisalaad75853 жыл бұрын

    Hadaa qur aanka baraney anaga af carabi maba dhibaayo ✋

  • @dalxiisdamaashaad8005
    @dalxiisdamaashaad80053 жыл бұрын

    Hadda ka hor baan ku dhahay wiil syrian ah oo macmiil noo ahay "sideen luqada carabiga ku baran karaa", kadib buu igu yiri "quraanka ma xifdisan tahay", haa baan ku iri,kadib buu iyir"quraanka haddad taqaano ,carabiga waad taqaanaa",markas kubdhiiraday inaan xoogga saaro ,hadda masha allah waan ku fiicanahay.

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @luckydubbad8236

    @luckydubbad8236

    3 жыл бұрын

    Wll nala yar wadaag meelahad ka baratay ma online bad ku baratay mise college ba u gashay Anigu carabiga waan akhriyaa waanan qoraaa hadana kuma hadli karo hadii laygula hadlana inyar oo naqan baan ka fahmaa

  • @awshan571
    @awshan5713 жыл бұрын

    💯صحيح ✅👍🏽

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr18763 жыл бұрын

    Masar Afkii ay ku hadli jireean Waxey isku dhawyihiiN Luuqada Afka Soomaaliga Mar ka Soo diyaari Video Waan ku sugi doonaa.

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr."::::

  • @raisosman6818
    @raisosman68183 жыл бұрын

    Asc ogaansho family iyo omar inshaar 🌹❣️👏

  • @soomaalifitness3624
    @soomaalifitness36243 жыл бұрын

    Salaamnesh waaa marka naagta salaameso Salaaamneh waaaa marka ninka salaameso

  • @keyfladan673
    @keyfladan6733 жыл бұрын

    Thank you so much beenta maaha hda aniga sudan ban jooga carabiga wxan iska bartay anigoo macad ugalin kaliya jmcda un ayan ku bartay iyo ardayda suudaanta ah inkosto sanadki ugu horeesay ee jmcda ay igu adkeed inan radiyo macnaha aan ku hadlo hda alxmduliaah wan la qabsaday

  • @owabdi3124
    @owabdi31243 жыл бұрын

    Hhh salamnish waxa loo isticmala dumarka marka aad salamayso thank u lagend

  • @Nasradahirali
    @Nasradahirali3 жыл бұрын

    Wallahi wa t run aniga turkiga daganahy english kuma hadlan turkida markey idhahan carabi mataqaan wuuba igu so dagaa mana baran marka waa run ustaadka

  • @hamsea.riyoole7191
    @hamsea.riyoole71913 жыл бұрын

    ASC cumar ishaar walal illahay haku karaameeyo runtii channelkan Ogaansho waa channel wax badan kolay aniga naftayada saameeya casharkastood soo dhigtaa faa.ido wayn ayuu leeyahay waxan isla dhibanayn anigu carabiga hadana waan aqaana badi Naxwaha waan isku qajilaa waar see wax kaayihin naxwwihi waad garanaysa mana ku hadli kartid casharkan ayan fahmay waan isku noqon doona idanka alle

  • @abdirahangeedi8326
    @abdirahangeedi83263 жыл бұрын

    Xaaxuuxaa ku hayo ,,,😂😂😂😂😂😂wlh ben ma ahan inta badan xada wey ku adagtahay thnks

  • @beingpsycho6068
    @beingpsycho60683 жыл бұрын

    Waa saxan tahay sideedaba luuqad naxwo laguma bilaabo tani waa dhibaatada hada anaga na heysato maxa yeelay ENGLISH adoo aqoonin ayaa grammar nala baraa tanina waxey nagu kalifta in aan iska deeyno English ka oo dhan ,ileen waxba kama fahmeysid .

  • @ruweydaadem7931
    @ruweydaadem79313 жыл бұрын

    Codka Allaha kuu BarakeeYo M.a

  • @timshow2240
    @timshow22403 жыл бұрын

    Ustaad markaad afka sawaaxiliga tilmaamayso haku darin dhulkeena kenya haysto ee nfd sababtoo ah sawaxili kuma hadlaan waxay kuhadlaan afkeena soomaaliga taasna uma wanaagsana sumcadaada

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed65483 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad♥♥

  • @ahmedzaki1435
    @ahmedzaki14353 жыл бұрын

    Xuu xuu xaax aa Wlle dhirigeliye iyo funny thy m.a my wllkey

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow23213 жыл бұрын

    Masha Allah jazakullah kheiran walal af Somali waxyar mooye %50 Arabic jajaban waye taas waxa cadeyn u eri kasto ku dhawaqto Arabic soo gasha sida alabta guriga taala cml,iyo raashinka iyo magacyada Somalida %95 waa Arabic magacyadii hore Somali waa laga tagay rag iyo dumar iyado ceeb laga dhigayo cml,

  • @chantalman475
    @chantalman4753 жыл бұрын

    Masha allah waad mahadsantahay lkn SURTAGAL MATAHAY INAAN LUQAD CUSUB AAN SAMEYSTO wll

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @mohamedraab9452
    @mohamedraab94523 жыл бұрын

    Waa sax luuqda carabiga weey fududyahay eee sidee kubaryaa wall

  • @Daadir968
    @Daadir9683 жыл бұрын

    keeb goin cumarow waan jcelnahy luuqadeena

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr."::::

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u8483 жыл бұрын

    Mnsha allh runtii Waa muuqaal faa’iido weyn leh mahadsanid Walal Omar....♥️

  • @rushdachannel7400
    @rushdachannel74003 жыл бұрын

    Luqad ineey kuu fududaato xiriirka deegaan dan ama diin ahaan baa sababi kara tusaale amxaariga iyo swahiliga soomaalida ulama sinna chinese englishka oo dadkeena dan eey bartay iyo swedishkana sidoo kale halka carabiga uu yahay luqaddeena soomaaliga oo kale sababtana waxaa weeye ineey tahay luqaddii diinteenna waa suuragal qof walba oo soomaali ah inuu yaqaano carabiga wax yarba Allaha ka dhigee😊

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys31973 жыл бұрын

    Shukran walaal cumar inshaar waa muqaal aad iyo muhim u ah guuleyso

  • @cabdilaahiaspiima6604
    @cabdilaahiaspiima66043 жыл бұрын

    Wllhi waan necbahay naxwaha hadeer carabigana waan aqaan alx waana runta cumarow anoo yar ayaan dhageysi ku bartey .

  • @maxamedfaarax2272
    @maxamedfaarax22723 жыл бұрын

    Waa mowduuc Muhiima Runtii Ogaansho Waad mahadsan Tahay

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan91093 жыл бұрын

    Dalkeena ganacsiyada , waxbarshada iyo xafiisyada dowlada kulli waxaa kuqoran af qalaad. Waxaa arkee dad kudhahaayo Soomaaliya carabi aa looga hadalaa?

  • @dalsanmedia6184
    @dalsanmedia61843 жыл бұрын

    Ilaahay ha Ina ciqaabo Anigana Haa igu daro waayo waan guuldarysanay

  • @mohammedshafie3645
    @mohammedshafie36453 жыл бұрын

    Omer inshaar m.a bro waan ku faraxsanahy inaan channelkaaga ku xirnahy ku dhawaad saddex sano M.a bro qodobbo aad u muhiiim ah ayaad runtii ka hadashaaaa m.a bro really happy to see U here❤🙏

  • @mohamednuur9125
    @mohamednuur91253 жыл бұрын

    Luqada carabiga anoo aqoon ayaa markaa maqlo wax badan kafahmi jiray sababtana wa quraanka boqolkiiba 90 somalida carabiga ayagoo aqoon kuhadalkiisa ayee qori karaan 10 jiraka somaliga ah af carabiga wuu qori karaa alxm waa guul

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin073 жыл бұрын

    Omar inshar mhdsanid wll Luuqadda carabigu waa wax kaliya ee aan ku hamiyo inaan barto❤

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh3 жыл бұрын

    Wll cumarow aad baan u jecelahay luuqada carabiga Sideen kubartaa waan akhriyi karaa qori karaa waan dhagaystaa maalin kasta Hadana mafahmo dhowr eray maahaane

  • @kralicelerinkralicesi2113
    @kralicelerinkralicesi21133 жыл бұрын

    Mahadsanid, wa runta luqada hada naxwe ka bilawdo wad warereyza naxwuhuna ma ahan lafdhabarta luuqada

  • @maxamedmacalim5427
    @maxamedmacalim54273 жыл бұрын

    Walalken marwaliba wuxu no kena waxyabo an u baahanahy sidaa darted waxkale kagama bahna kaliya like ta iyo subscribe oo isaga u muhiima inta sisayna intaas ay sii garsiiso walalahena an arkin walal cumar wan ku jecelnahay ilahay haku jeclado

  • @zizoaizon6599
    @zizoaizon65993 жыл бұрын

    Wiil somalia oo luqadaha jecel baan ahay lkn luqaduu practice bay u bahanyihiin qof igula hadlona ma hayo hadaad doney inaan luqad wada barano oo practice over the phone samayno waad ila soo xidhiidhi karta hadaad boroma joogtona hit me up, hada waxaan si fiican ugu hadli kara qori Lara akhrina kara 3 luuqadood waxana barashadooda ku jira 3 luuqadood Japanese, French, Spanish, waxaan bilowgooda raba hindi, German, Russian, if you interested I will leave my number in the replay section.

  • @raashidmohamed2031
    @raashidmohamed20313 жыл бұрын

    Mahadsanid ustd Omar inshar

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":

  • @raashidmohamed2031

    @raashidmohamed2031

    3 жыл бұрын

    Ok wll

  • @raashidmohamed2031

    @raashidmohamed2031

    3 жыл бұрын

    Waan kuu saaray

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan52303 жыл бұрын

    Zxp aadbaan u baan udoonaaaya waad mahadsanthy

  • @maxamedyare9960
    @maxamedyare99603 жыл бұрын

    Thanks. Pro

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk443 жыл бұрын

    Somali ma ihe lkn waa ahay 🙃 Af Somali ma aqaani lkn waa aqaanaa 🙃🙃🙃. 🙃🙃🙃

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal87753 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @ahmedjaama4627
    @ahmedjaama46273 жыл бұрын

    شكرن استاد عمر

  • @Naamir03
    @Naamir033 жыл бұрын

    Masha allah mawduucan Maalin Dhawayd Ayaan RaadinayeyBa Wad MahadsantahaY Wll Omer inshar🤗

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @SakariyemustafMahrez-iw7pm
    @SakariyemustafMahrez-iw7pm10 ай бұрын

    Shukran wll ❤❤

  • @farhanalisaid7503
    @farhanalisaid75033 жыл бұрын

    Hada ka hor anagoo soomaali ku hadlayna ayaa nin iyo naag carab ah na ag fadhiyey ayaa nadhegaystay anaguna carabtaan maageenay markii dame baa mid yiri luuqada aad ku hadlaysaan wan ku wareeray wax badana waan fahmay wàa luuqadee 🇸🇴

  • @shedo7275
    @shedo72753 жыл бұрын

    Dadka Somali kaimado kenya Imada iyagoo just a week joga Wana kuhadli karan swahili iyago kudaxqasaya afsomali, Wana lafahma waxa shegayan waxna wakugadhan karan,.. Afsomali iyo swahili ay iskuqasen waxa kamida " cambir" iyada o asalkeda yahay "mpira" o swahili ah..... Mpira means ball ama kubad

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon37653 жыл бұрын

    Habeen wangsn☝️

  • @waxkabarochannel8971
    @waxkabarochannel89713 жыл бұрын

    Wll inshaar keep Going

  • @kaligiitaliye2507
    @kaligiitaliye25073 жыл бұрын

    Cumar inshaar Sxb Wan ka Diiday Somali way ka nasab santahy weyna ka sharaf badan Tahay Carab iyo Qurun keeda Carab Wa Nijaaso

  • @maryamasheikhadan4759
    @maryamasheikhadan47593 жыл бұрын

    Keep going wll omar inshar👑

  • @muna2260
    @muna22603 жыл бұрын

    Shukran wllky Omar inshar

  • @abayomcn865
    @abayomcn8653 жыл бұрын

    Luqadaha ogu fudud ani ahan waa 1: Swahili 2: English 3: Arabic 4:Hindu 💁

  • @funnytvtv9654

    @funnytvtv9654

    3 жыл бұрын

    Iyo Swedish ka,,, abayo

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare72773 жыл бұрын

    Wll allah kusharfo vidyowgada waxan usuga sida musalsal camal

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":::::

  • @cabdinaasirmaxamuud697
    @cabdinaasirmaxamuud6973 жыл бұрын

    I love you cumar inshar

  • @abdirazakkulmie760
    @abdirazakkulmie7603 жыл бұрын

    mahadsanid walal👏👏

  • @bashkaahmed8725
    @bashkaahmed87253 жыл бұрын

    True naxwa hakabilabin arabigaa.

  • @madinaguedi9565
    @madinaguedi95653 жыл бұрын

    Anigu carabiga iskumaba waxan Ku bartay mosalsalatla dawashadooda alxamdulillah inkastoo imika mosalsalatki an iska dhafay

  • @nimcomahamed6497

    @nimcomahamed6497

    Жыл бұрын

    Maku hdasha mrkaa

  • @khadarjohar4784
    @khadarjohar47843 жыл бұрын

    😁😁😁Haday saas tahay, toloow waamaxay Sababta aan English ka acadamic ga ah ufahmo carabiga qaybta diinta la xidhiidhana Aan u fahmo Sababtoo ah carabiga wararka lagu akhriyo midh kama fahmo sidoo kale English ka khudbadaha iyo Doodaha lagu galo waan fahmaa waana turjumaa. 🤔🤔🤔waxaan kayaabaa laba wajiilaynta fahankayga

  • @bintnoah8930

    @bintnoah8930

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣✌🏻

  • @ridwaanburhaan859

    @ridwaanburhaan859

    3 жыл бұрын

    Barbarka diinta ayaad ka baratay

  • @zalahhajji6729
    @zalahhajji67292 жыл бұрын

    شكران اخي

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame2603 жыл бұрын

    Man sha Allah masuul cumar inshar keep going

  • @hindanuur347
    @hindanuur3473 жыл бұрын

    Mashallaah waarun af soomaali ga iyo carabiyu waa isku mid siina alif beetada iyo dhawaqa iyo dhamdba

  • @abdisamadismail3212
    @abdisamadismail32123 жыл бұрын

    Hawen lamid ogaansho 🥰🇸🇴🇸🇴♥️

  • @urub4me318
    @urub4me3183 жыл бұрын

    Wll so booqo channal youtube wn ku cusubahy iso dhweey

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed27463 жыл бұрын

    Well done!!

  • @Burtejunior
    @Burtejunior3 жыл бұрын

    Thanks Sxp

  • @asmaabintmohamed8429

    @asmaabintmohamed8429

    3 жыл бұрын

    Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin, "JZK Khayr.":

  • @MohamedHassan-nz2yr
    @MohamedHassan-nz2yr3 жыл бұрын

    Guulayso wll, ani wn jeclahy inan barto luqada carabiga.. mxa ii fududayn kara?

  • @bisharoabdulahi3145
    @bisharoabdulahi31453 жыл бұрын

    Ogaansho waxaan kaa cod sanayaa inaad noo soo gudbiso shaqooyinka ka bannaan dalkeena ama maalgashayida

  • @qazimhusein538
    @qazimhusein5383 жыл бұрын

    Allaha ku xifdiyo sxb cumar inshaar

  • @yoonkachannal5094
    @yoonkachannal50943 жыл бұрын

    Msh allh ustaad keyga aad baad u mahadsantahy wayo dhiranaan ayan kaa helay adiga wana kugu xiranahay muqalada nucna ayaf ku ficnthay

Келесі