Sidan ayuu imtixaanka qoraalku u shaqaynayaa (Nooca turjuwaanka aragtida) (somalisk) | Trafikverket

Автокөліктер мен көлік құралдары

Imtixaanka qoraalku waxa uu cabbiraa ama sheegaya in aad leedahay aqoonta loo baahan yahay si aad u wadi karto baabuurka si ogaansho leh oo ku aadan bey’adda iyo hab badbaado leh. Markaad dhammayso imtixaanka si toos ah ayaad uga arkaysaa natiijada imtixaanka shaashadda. Lama ogola in la isticmaalo telefoonka gacanta ama qalabka kale oo farsamo ah marka qolka imtixaanka la joogo. Filimka waxaa ku jira16 luqadood. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan liisanka baabuurta waxaad ka heleysaa websaydka wakaalada gaadiidka. www.trafikverket.se/korkort

Пікірлер

    Келесі