Sidaa adigu iska dhigto ayaa noloshu kuu noqon

Ойын-сауық

Sidaa adigu iska dhigto ayaa laguula dhaqmaa aduunka.
Ayub Ahmed Motivation 2024

Пікірлер: 159

  • @jamaat14
    @jamaat145 ай бұрын

    wllhi wiilkan nolosheyda ayu wax ka badalay جزاك الله خيرا يا اخي ❤

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh5 ай бұрын

    Ayuub canaantiisa waan tabaa sidaan noo canaano marwalba allaha ku barakeeyo akhii fillah ❤🙏🙏

  • @BadramaxamedCabays

    @BadramaxamedCabays

    5 ай бұрын

    Wll canaantada qofna hakuxirin lkn dhiirigaliye un hakuu ahaato😊❤

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade5 ай бұрын

    Ramadanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲

  • @SadiaAbdi-yk2yr

    @SadiaAbdi-yk2yr

    5 ай бұрын

    amiin yarabi

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m5 ай бұрын

    Manta waa 1/3/2024 Insha Allh waxan kusoo laabto dhamaadka sanadkn aniga hamikyga kasoo rumeeyey Alle ha noo wada fududeeyo dhamaanteen isoo duceeya walalayaal ❤

  • @hoodacabdiqadir5378
    @hoodacabdiqadir53785 ай бұрын

    Best motivator he deserve 1 million

  • @user-zf4zz4ln7n
    @user-zf4zz4ln7n5 ай бұрын

    Ayub ahmed waan ku salaamay akhi Allaha kubarakeyo 🤲

  • @ipnumaxamed5576
    @ipnumaxamed55765 ай бұрын

    Macalin ayuub goor kasta waqti kasta جزاك الله خير 👑

  • @user-sq9tr3kx1v
    @user-sq9tr3kx1v5 ай бұрын

    M.a ustad ayuub ahmed wlhi saa id ayaad ii dhiiri galisaa ❤

  • @user-xc3rx8my9w
    @user-xc3rx8my9w5 ай бұрын

    Thank you so much 💓 OUR TEACHER

  • @khaldirdulqarnayn8230
    @khaldirdulqarnayn82305 ай бұрын

    Ala maxaan talo aad isiisay Ku FAA iiday. Ilaahay cilmigi hakuusiyaadiyo macalin ayuub. Fiiquluubinaa ❤

  • @user-gl6sx3dy5r
    @user-gl6sx3dy5r5 ай бұрын

    Macalinka nabary nafta nagu jirta thanks

  • @user-fariixa
    @user-fariixa5 ай бұрын

    Mahadsanid wllken wax badan waana dhiiragesay qof walipa guul iyo hormar urajaynaa insha Allah

  • @user-tg6yv8vb7s
    @user-tg6yv8vb7s5 ай бұрын

    walalkay ayuub axmed midhaha macaan gadaal qadhaadh kama noq daan Ee Anakaa isridna mahad sanid walalkay❤❤

  • @Humanity894
    @Humanity8946 күн бұрын

    Hadaan rabaa inaan is badalo walalkay wa runta wakhti badan baan iskaga lumiya iPhone by the end of August InshaAllah wan kula soo socod siin natiijada JazakaAllah kheir 🥹❤️❤️❤️

  • @AdenAbdi-ot1bh
    @AdenAbdi-ot1bh5 ай бұрын

    Tanks so much WLL 💯👍

  • @user-nc3vd5fw7t
    @user-nc3vd5fw7t5 ай бұрын

    Wll Ayuub Qof aan Marwalbo ku xiranahy wll Alha ku xafido wll mcn wax bdn ka faaiday❤

  • @IfraahAhmednuur
    @IfraahAhmednuur5 ай бұрын

    Ayuub abwe videos waan jecelahay ee wllo ee malintii 1 video xitaa soo gali waa motivation ❤🎉😢

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli5 ай бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi85965 ай бұрын

    ماشاءالله استاذ جزاكم الله خيراجزا❤❤❤❤❤

  • @farxiyomaxamud4885
    @farxiyomaxamud48855 ай бұрын

    Aad baan uga helaa talooyinkaaga iyo fagradahaaga saliimkaa guulayso ayuub

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys4 ай бұрын

    Ayuub wall allaha kuxafido❤❤❤

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju5 ай бұрын

    My favourite person ❤️ ❤️

  • @crahmaanahmed1057

    @crahmaanahmed1057

    5 ай бұрын

  • @crahmaanahmed1057

    @crahmaanahmed1057

    5 ай бұрын

    ❤مسنذومست😢😊😊😊

  • @CabdiraxmaanGeedi

    @CabdiraxmaanGeedi

    5 ай бұрын

    Photographer

  • @zakiabdullahi112-fc5tz
    @zakiabdullahi112-fc5tz5 ай бұрын

    Cimrigaagu Allah kuu dheereeyl wll-ayub

  • @AmirAbdiAdam
    @AmirAbdiAdam16 күн бұрын

    Walhi macalin alle Dartii Baan ku jeclahay❤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer38295 ай бұрын

    Ma.allh barakalah ustad ayuub allh haku xafido🤲

  • @alinoor7648
    @alinoor76485 ай бұрын

    Shp wxaan ka mid ahy dadka mar dhow kugu soo biirey, runtii wax badan ayaan kaa faa'iidey. I.a wxaana rajeynaa inaan is bedel nololeed aan sameyn doono.

  • @user-zk7oi3dh1d
    @user-zk7oi3dh1d5 ай бұрын

    Ayuub waaT kumahad santhy wllky😊❤

  • @user-uj4jj2cp6i
    @user-uj4jj2cp6i5 ай бұрын

    M.a ustaad ayuub alle haku xafido in badn waxaaa tahy macalin aan wax ka barto mar walbo

  • @user-bq4fc5yg5h
    @user-bq4fc5yg5h5 ай бұрын

    Jasakalaahu khayr ayuub ahmed video ga xiga noso dadaji horay usoco

  • @aneesaaneesaabdukadir488
    @aneesaaneesaabdukadir4885 ай бұрын

    ❤ inshallah wll 17jiir hami leh aya ehe allh ii fuddeyo

  • @user-bn4mg1pb2z
    @user-bn4mg1pb2z5 ай бұрын

    Our teacher ayuub ahmed♥️🤍

  • @abdirizackmaoli5820
    @abdirizackmaoli58205 ай бұрын

    King of all time ❤ thanks bro

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83345 ай бұрын

    U always speak the truth Ayub

  • @user-yk2pe6xi9v
    @user-yk2pe6xi9v5 ай бұрын

    Sacadba mayalo hadana kun qof kudhawaad aya dawatay mashallah bro keep going

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq5 ай бұрын

    Today is hard tommorrow wiil be easy inshallah if you want to win tommorrow work hard

  • @shucaybjigar1691

    @shucaybjigar1691

    5 ай бұрын

    Exactly

  • @calicabdulahi5517
    @calicabdulahi55175 ай бұрын

    Masha allaha Allaha ha ku xifdiyo

  • @IsmaciilQanyare-hj7lb
    @IsmaciilQanyare-hj7lb5 ай бұрын

    Keep going ustaad ❤

  • @user-xn9hi6um6h
    @user-xn9hi6um6h5 ай бұрын

    Ustaadd Alle Haku Sharfo. Canantada ayaan ka shidaal qaata😢❤🫡🙏

  • @IdilYasiin-dx7wz
    @IdilYasiin-dx7wz2 ай бұрын

    Allah ku barakeeyo walal qali❤

  • @siidcalimuumin7481
    @siidcalimuumin74815 ай бұрын

    Mash allh wall Wana dhirigalise were adunyo iyo mid aqiri alle hakusiyo❤

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud31803 ай бұрын

    Jazaa kallahu kheyr wll ❤

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan654 ай бұрын

    Ayuub jazakallh bowe❤

  • @ayuupjamaal4558
    @ayuupjamaal45585 ай бұрын

    M.a our TEACHER ❤❤❤❤

  • @mohaajj7726
    @mohaajj77264 ай бұрын

    Ilahey haku barakeyo ustad ayuub wlhi nolosha wax badan an kabarty ❤

  • @superedits8668
    @superedits86685 ай бұрын

    Thank you Ayuub❤

  • @user-zf1hw3hy6c
    @user-zf1hw3hy6c5 ай бұрын

    Thanks teacher

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid46655 ай бұрын

    Noso badi ustad dhiri kalin aa ka helnaa hee mahadsanid ❤

  • @user-fe7dp9by2v
    @user-fe7dp9by2v5 ай бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك فيك

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy31445 ай бұрын

    Macalin adaa umahad san Tahay jasakallahu kheyr

  • @hafsasheikh1419
    @hafsasheikh14195 ай бұрын

    Hadaaan qof katago oo aan kaheli waayo ixtiraaam miyey qalad igu thy oo nabsi miyaa lagu tilmaami karaa 👋

  • @zeytunmoha8242

    @zeytunmoha8242

    5 ай бұрын

    Sidoke

  • @Shacni04

    @Shacni04

    5 ай бұрын

    May kuguma ah qof ixtrim kusiin wayay aktisa qimo kama lihid marka katag abyo

  • @hafsasheikh1419

    @hafsasheikh1419

    5 ай бұрын

    @@Shacni04 alxm wan katege ❤️

  • @ita-y7e
    @ita-y7e5 ай бұрын

    Ayuup thanks wax badan kaa faaidey

  • @shaaficumar3742
    @shaaficumar37425 ай бұрын

    ❤mahadsanid will ayuub taariqdabaa kuxosidonta insha Allah wll waankusalamay ❤❤🎉

  • @shamoromo3511
    @shamoromo35115 ай бұрын

    والله حقيقه هذا الكلام ❤❤

  • @user-xs2ki2sh4j
    @user-xs2ki2sh4j5 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad jasakalhu khayr

  • @user-zf1hw3hy6c
    @user-zf1hw3hy6c5 ай бұрын

    Thanks my teacher ❤

  • @user-cq6of2ph1w
    @user-cq6of2ph1w5 ай бұрын

    Thanks teacher❤❤

  • @nasermohamoud9797
    @nasermohamoud97975 ай бұрын

    Ramaddaanta Allah caafimaad qab hanagu gaadhsiiyo. Insh allah xirfadahana waan kordhisan doonaa .

  • @haniibtaahim
    @haniibtaahim5 ай бұрын

    mansh allah alle wll caqliga haku barkeeyo

  • @saeedjama-mj2jx
    @saeedjama-mj2jx5 ай бұрын

    Mansha allah ilaaheey haku barakeeyo wll

  • @FarhiyaAdowsiyad-xk3ge
    @FarhiyaAdowsiyad-xk3ge5 ай бұрын

    Asc walalkey allah haku xafido waan kuu duceeyaa dhiiro galiye ayaad tahay

  • @souhaibhoussein4488
    @souhaibhoussein44882 ай бұрын

    Ayoub Ahmed Okay ❤...

  • @user-ir2sq3qv1q
    @user-ir2sq3qv1q5 ай бұрын

    Alaha ku xifdio wll aan aad u jeclahay tahee😢🤴🫂

  • @user-lo8bg6yh1f
    @user-lo8bg6yh1f5 ай бұрын

    Thanks. Willkeyow alllaha ku sharfo❤

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali38665 ай бұрын

    Allah haku xifdiyo teacher

  • @user-ih7te7og6w
    @user-ih7te7og6w5 ай бұрын

    Thanks pro ❤

  • @Hilaal507
    @Hilaal5075 ай бұрын

    Ustaaad shukran

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt5 ай бұрын

    Guleyso macalin Ayyuub 🎉🎉❤❤❤

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama18775 ай бұрын

    Masha allh Talo wax ku ool ah thanks

  • @superedits8668
    @superedits86685 ай бұрын

    Canaantaada waa iimuhim macalin ayuub

  • @Xalwa61
    @Xalwa615 ай бұрын

    Dhiirigaliyaha ugu wanaagsan soomaalida dhankasta

  • @RitwaanAbdiqadir
    @RitwaanAbdiqadir5 ай бұрын

    Alle khayr haku siiyo❤

  • @osmanomar4824
    @osmanomar48245 ай бұрын

    Thanks you my brother

  • @suhayb09
    @suhayb095 ай бұрын

    Alleh haka jasaai siiyo walal

  • @Daherhassan-ep3vi
    @Daherhassan-ep3vi5 ай бұрын

    Tkank teacher ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @xamsemaxamed3385
    @xamsemaxamed33855 ай бұрын

    Ayuuup Thnks Brother

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m5 ай бұрын

    Shukran akhii ❤

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed5655 ай бұрын

    Caqliga iyo aqoonta Allah ku siyadsho wllo 😊

  • @SaxnuuniYare
    @SaxnuuniYare5 ай бұрын

    ustaad halkaan ka salaamy ❤

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv5 ай бұрын

    walalkey ayub axmed allah haku barakeyoo brother

  • @user-fy6yn7hc4m
    @user-fy6yn7hc4m5 ай бұрын

    Ayub alle haku barakeeyo

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd5 ай бұрын

    My big teacher ❤😮

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy5 ай бұрын

    I'm proud 👏 of you ❤️ really

  • @clahihaybe6841
    @clahihaybe68415 ай бұрын

    Thanks macalin ❤❤

  • @maryanidle4591
    @maryanidle45915 ай бұрын

    Thanks Ayuub

  • @nuraabdillah9190
    @nuraabdillah91905 ай бұрын

    Thank you so much❤

  • @mohamedbasheer9367
    @mohamedbasheer93675 ай бұрын

    M sh Allh ayuub macalinka nolosha

  • @ShucaybMohameth
    @ShucaybMohameth5 ай бұрын

    Adna haka caajisin inaad na waaniso mahadsanid wllky

  • @user-xo6xt1xp4f
    @user-xo6xt1xp4f4 ай бұрын

    Mansha Allah

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji.5 ай бұрын

    Mahadsanid 🙏 In badan 👍

  • @nimcoahmed1794
    @nimcoahmed17945 ай бұрын

    Xaqiiq weeye 🙏

  • @huddahashim3764
    @huddahashim37645 ай бұрын

    Mahadsanid wll❤

  • @hashiali9789
    @hashiali97895 ай бұрын

    Niyaw legend baa thy masha alah

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia60915 ай бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin85 ай бұрын

    Mhdsanid dhiiragaliyaheenna 🤝💙

  • @nasraaadan9384
    @nasraaadan93845 ай бұрын

    Macalin❤

  • @maxamed9633
    @maxamed96335 ай бұрын

    M.a dhiiri Galin waan kaahaynaa

  • @XassanAftajir
    @XassanAftajir5 ай бұрын

    Really❤

  • @user-nj6rb7vo3t
    @user-nj6rb7vo3t5 ай бұрын

    Pest ayup my teacher 🤛

  • @xafsamaxamedaxmed6217
    @xafsamaxamedaxmed62175 ай бұрын

    Thanks wall waxa badna ka faidy

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x5 ай бұрын

    Ayuubow please podcast noo samee❤❤❤❤

Келесі