Sida Lagu JECLAADO Wax AKHRISKA Xataa Haddii Aad NECEBTAHAY! l Fikrad #15

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

#Ayub_Sakiin
Sideed ku Jeclaanaysaa wax Akhriska xataa haddii aad Necebtahay?!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 421

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waxaan rajaynaa in aad wacantihiin dhamaantiina. Kaalaya aynu Ku Raaxaysano Wax AKHRISKA oona JECLAANO! Wax akhrisku waa qaabka kaliya ee aynu Nolosheena ku Horumarin karno kuna dhaafi karno qayrkeena! Ha hilmaamin: Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanidiin.

  • @huseinmhamet5902

    @huseinmhamet5902

    5 жыл бұрын

    Ayuub yousuf sakiin Wll anigu nabar ayaan leeyahay waxan doonaya inaan whatAAPka iskala soo hadalno oo aan iska faaidaysano insha Allah waliba sida ugu dhakhsaha badan 📒📙📘📗📖📰

  • @ayaanfaraz786

    @ayaanfaraz786

    5 жыл бұрын

    Thnkx wll illhy hku brkyo

  • @bushroyar4961

    @bushroyar4961

    5 жыл бұрын

    Bro allaha ku sharfo!! Waxa tahay malcalin wangsan

  • @AaAa-mg7rg

    @AaAa-mg7rg

    5 жыл бұрын

    Thanks my teacher

  • @xabsanoor5180

    @xabsanoor5180

    5 жыл бұрын

    Jazakalaaah ustad

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji5495 жыл бұрын

    Aniga qur,aanka ayaan jeclahay Mana dhameyn wali

  • @caishahussencaisha822

    @caishahussencaisha822

    5 жыл бұрын

    Farhiya Mohamed haji wlhi abyo anaa sasa culeysba igasaaran markaan mudo wado hadana wan jojina allaha nokaso inaan dhameyno kuna camal falno

  • @khadiradiamondofficial4221

    @khadiradiamondofficial4221

    5 жыл бұрын

    @@caishahussencaisha822 aamiin qli aniba inila midaa ahey 💕

  • @shamimabdirahman4468

    @shamimabdirahman4468

    5 жыл бұрын

    allahakufududeyo

  • @whizzsaabeen4436

    @whizzsaabeen4436

    5 жыл бұрын

    M.a mar un wad dhamenesa abyo allaha kuu fududeyo ❣👏👏

  • @farhiyamohamedhaji549

    @farhiyamohamedhaji549

    5 жыл бұрын

    @@whizzsaabeen4436 mahadsanid walaal qaali

  • @accountdeleted6301
    @accountdeleted63015 жыл бұрын

    Inaad wa akhridaa waa caafimaad maakaxeed. Wx badanbaan ka dhuganay maqaalkan wd mahadsantay Yousuf. Summary: 1. Wakhti go'oan oo yar u samee oo ku bilow wax akhriska sida 30 minutes per day. 2. La saaxiib qof wax akhriska jecel. 3. Iibso buugaagta. 4. Aad maktabada AMA Libraryga sbbto ah Library is the hospital for the mind.

  • @maajidlove8350

    @maajidlove8350

    4 жыл бұрын

    Puuga ayan rbaa wll ayuup

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade42463 жыл бұрын

    😭😭😭Ani wax aqriska qasatan daruustaysa maxa iga hortaaagan Yaaaaaaaa Allaaaaah😭📚📖

  • @Naanschannel-es7mx

    @Naanschannel-es7mx

    10 ай бұрын

    Qorshe la aan Wllahi haddaa qorshe la aan tahay wax kuuma hagaagayaan ee isku day qorshe samaynta

  • @rowdaali3273
    @rowdaali32735 жыл бұрын

    Asc Mr ayuub wan jeclahay sidaaa udhiri galiso dadka allh ku xifdiyo

  • @safaqasim6074
    @safaqasim60745 жыл бұрын

    يا محبييين نبي صلووو عليه وسلموا تسليما ✋

  • @Naanschannel-es7mx

    @Naanschannel-es7mx

    10 ай бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @JohnAbruzi1
    @JohnAbruzi15 жыл бұрын

    Lkn Walaal Ha ilowin Qur'anka ka hor Wax aqriska

  • @samirocabdi2321

    @samirocabdi2321

    3 жыл бұрын

    Ilaahey hakuu fududeeyo

  • @Hassmedia4k

    @Hassmedia4k

    3 жыл бұрын

    Quraanku wuxu ku jiraa akhriska

  • @samiirayusuf2486
    @samiirayusuf24865 жыл бұрын

    Wlahi waxad moda niaydyda kujiray imikaan wax akhrinayay aaan kudul cajisayay kolba thnkx ayuub👍🏽

  • @itzaleah21
    @itzaleah215 жыл бұрын

    Thanks l always wanted to read but some times i become lazy l will try my best to read that was great advice again thanks

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali3795 жыл бұрын

    Mashallah ustaad ayuub allah yaxfidak. Jazakallah kheyr. Walaashey kanaalo badan o horumarinta nafta ayaan tusay kaaga ayna ugu jeclaatay. Waxa tahay tababare aad u fcn ilaahey haka abaal mariyo❤️

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman2415 жыл бұрын

    Yuusuf sakiin Nin wax garad bulshada Soomaaliyeed dhiiri geliyo xa qaasatan aniga wax badana ka faaidey xaqiiqdii ! Waxaan kuu rajeynayaa Guul iyo horumar. In Sha Allah.

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Ustaad waxan raaba boga wakhtigu wa nolosha waxan jooga Swisska wan ku bararuga casharadada ilahay haku dhawro

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed60775 жыл бұрын

    Ayuub Mahadsanid 💯💯💯 waxa tahay macalinka dhirigalinta bulshada somaliyed Ajar Allaha ka siiyo💯👍👍👍👍

  • @minegirl4613
    @minegirl46135 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad Allaha ku dhowro Sida aad mar walba noo dhiira gelisid Waxan ku leyhy JZKA Allah kheyrn

  • @hozizprettyaimer4896
    @hozizprettyaimer48965 жыл бұрын

    Masha Allah, wax aqriska waan jeclahay balse saas ay tahay Video kasta oo kaaga ayaanba isla caadaystay inaan daawado Maadama ay faaidoyin badan leeyihiin.💕💕

  • @naimaabiikaradam6668
    @naimaabiikaradam66685 жыл бұрын

    masha Allah wll ayub mahadsanid channelkan wax bdn ayan ka faiday

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc5 жыл бұрын

    Mr ayuub 💯🙋‍♂️ Allah Haku Barakeeyo

  • @imjihaan4990
    @imjihaan49905 жыл бұрын

    Guuleyso mr ayuub full respect dhiiragelintaada alle haka abaal mariyo from mogadisho

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan41045 жыл бұрын

    Jazakallaahu khayra wll mashaallah adiga in Allaah kuufududeyey. Aniga Allaah hayfududeeyo amiin

  • @walaalka2362
    @walaalka23625 жыл бұрын

    Ayuubow thanks ,buugagta video ga hoostisa maad noo soo dhigtid 🌹

  • @saidadagan4425
    @saidadagan44255 жыл бұрын

    Masha Allah. Jazakallahu kheyr walal

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg5 жыл бұрын

    Masha Allah Allah ku xifdiyo my teacher respect form saudia Arabia

  • @maxamedaxmed7452
    @maxamedaxmed74524 жыл бұрын

    Maasha wll horay u soco guul kuu jaraynayaa

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed58244 жыл бұрын

    Mnsha allaah keep going ustaaad

  • @iqrosudimohamed7433
    @iqrosudimohamed74335 жыл бұрын

    Masha allaah allaha kaaga abaalmariyo waxa wanaagsn aad noo sheyktay keep going

  • @fartuntahlil2858
    @fartuntahlil28585 жыл бұрын

    Masha Allah Jazakallahu kheyr ustad

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada74015 жыл бұрын

    Yuusuf sakiin msha allah ustaad dhamaystiran.hormar wacan aad baad noo dhiiro galisay jasaakalaah

  • @abdelazizosman1084
    @abdelazizosman10845 жыл бұрын

    Ayuub ku taageera wll From Cabdicasiis yare✔️👍

  • @ishwaaqgeenyo7351
    @ishwaaqgeenyo73515 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin my dhiiri galiyheyga waxn jeclaan lhaa ama an u daneyaa in ann mar un kula kulmo si aan wax badan kaaga faa ido insha allh👏👏

  • @ikrammowlied6080
    @ikrammowlied60804 жыл бұрын

    Thanks teacher👏👏👏

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr19025 жыл бұрын

    Weligaa lagactaada hakala bakhaylin horumarinta nafsadaada. Masha allah oraah aan ku qortay note booka yusuf sakiin thnks walal

  • @fadumoalimahamud9068
    @fadumoalimahamud90685 жыл бұрын

    Maansha alaah ilaahay capliga iyo cimrga diinta iyo wixi aad jeceshahay ha Ku barakeyo aamiin wll waxbad Aya iska keybedeley into aan baramijaga laqabsaday

  • @momuse7846
    @momuse78464 жыл бұрын

    Ayyup sxb .wa mahadsn thy ad iga hely video kan runti ad bn ku radinayy wax an jecjy inad insha allh kuwo bdn keeni dontid

  • @xafzuuniofficial1154
    @xafzuuniofficial11545 жыл бұрын

    masha allaaah tabarakalaaah alaah haku xafido ayuub yusuf sakiin

  • @haliimakhaliif2573
    @haliimakhaliif25734 жыл бұрын

    Masha alah wax bdn ayaa nolosheyga iska bedelay malintaaa kubarty shugrn teacher guuul wcn insha alah

  • @Eng_mohamed452
    @Eng_mohamed4525 жыл бұрын

    go forward ayuub Lkn caruurta yar yar buugaagtee ufiican hadaan uga doono maktabada. mhdsanid ayuub

  • @ahmetpazy7
    @ahmetpazy75 жыл бұрын

    masha allah wll waad mahadsantahay sida aad horumar ka aad dadkaga ula jeceshahay

  • @umalkhayrbashiir9149
    @umalkhayrbashiir91494 жыл бұрын

    Thanks teacher Mashallh

  • @abdalahusein8639
    @abdalahusein86395 жыл бұрын

    Macha Allah horey usoco bro Waxaatahey qof wanaagsan

  • @rahmaawil2096
    @rahmaawil20965 жыл бұрын

    Mansha Allah, mahadsanid macalinkayga noloshow, akhrisku waa quutaha maankayga la'aantiisna maalintu qurux iima ahan, mahadsanid mahadsanid, allaha ku barakeeyo macalin

  • @fatimam1916
    @fatimam19165 жыл бұрын

    Shukran wllo Ayuub

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa40382 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf Wax badan ka faidey Alleh Ha ka abaal Mariyo legend always legend

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi95185 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaada

  • @Daadap
    @Daadap5 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin Ayub

  • @bishaarocali9639
    @bishaarocali96393 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay ustaad ilahay haku barakeeyo

  • @khadraaxmed5451
    @khadraaxmed54515 жыл бұрын

    jazakalahu shukran waan kaa faa,idnay ustaad

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun63675 жыл бұрын

    Thanks walal jazakallahu kheyr

  • @LatahzanInnallahaMaan
    @LatahzanInnallahaMaan5 жыл бұрын

    MashaAllah adh aya umahad Santa hay walal shukran runti illaxey hakugarabgalo talaboyinka noshegte I.a Whn rajeynaya inaa qato shulran

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash49165 жыл бұрын

    Alle haku ilaaasho wan uxiisay channelkaga iyo talooyinkagii ihagi jiray❤

  • @Maryam.r3n
    @Maryam.r3n5 жыл бұрын

    Jazakallah kheir ustaad

  • @HargalTv
    @HargalTv5 жыл бұрын

    Waan ku rajo weynahay inaa joogto wax u aqristo sidii 2012 aan ahaan jiray Taasina tusaalo fiican ayaad iga siisay ustaad Ayuub yuusuf sakiim mahadsanid

  • @nadiiracraxmaan6052
    @nadiiracraxmaan60523 жыл бұрын

    Alla yacizak thnkz walllo Oo nozo Badi Ubhn nahaybeeee

  • @nastehamohamed7896
    @nastehamohamed78965 жыл бұрын

    Maasha allah #Macalinkeyga allah ku dhowro Kama daalo dhiiri gelintaada 🥰

  • @deeqaqurux4001
    @deeqaqurux40015 жыл бұрын

    ma sha Allah aboowe waad mahadsantahay iisaar subscribers. anigana you tubka waan Ku cusbahaye

  • @mahadmaxaxmad4870
    @mahadmaxaxmad48705 жыл бұрын

    Khayr ilaahey haku siiyo buugaagata waan sugeenaa English ama soomaali

  • @nabadoonqasim1631
    @nabadoonqasim16315 жыл бұрын

    Mnsha allah ayuub aad ayaan ugu baahanay buugta waxan daganay magalada hargaysaa markay soo gaadhan wadanka wa inaad na soo ogaysiisa inshallah alla macak ustaadd

  • @izoohassn6994
    @izoohassn69944 жыл бұрын

    Shukran wll

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan76314 жыл бұрын

    Shukran ustaad

  • @saidohajiosoble5965
    @saidohajiosoble59655 жыл бұрын

    Walaal qaali waxaa tahay qof ku dayasho mudan Allaha ku xafido adiga iyo qoskaaga

  • @huseinmhamet5902
    @huseinmhamet59025 жыл бұрын

    Asc ayuub yousuf sakiin Wll aad iyo aad ayaad iidhiiri galisaa runtii aniga nafsadayda markaa ka Hadlo aad ayaad kalsooni iyo himilo kale iigu beertay adigaa daraada aad ayaan kutageera hore usoco intaa iyo inka badan baan kurajaynaya wlll

  • @muniishaabdi8620
    @muniishaabdi86205 жыл бұрын

    Mashallh ayuub sakiin allh ku dhowro ❤🤲❤

  • @arwaaxabdinuur7150
    @arwaaxabdinuur71505 жыл бұрын

    Thank you for your help

  • @jjjjjj416
    @jjjjjj4165 жыл бұрын

    Al ustaad yuusuf masha alaah muuqaaalkaan waxaan kafahmay hadaa rabtid kaalinta koowaad inaad jeclaatid wax aqriska

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk5 жыл бұрын

    thanks ustaad talaaboyin cajiiba weeye aad ayaan ujecelehay was akhriska hadaanan wax akhrina waxaan dareema murugo hadba waa sida aad caadada oga dhigatid kudarso hawl maalmeedkaaga.

  • @MubarakIsmaiLSD
    @MubarakIsmaiLSD5 жыл бұрын

    Asc Ayub Yusuf Sakin waad ku mahadsantahy Waanada iyo fikrada🙏🙏

  • @Aisha-dr1tb
    @Aisha-dr1tb5 жыл бұрын

    Mahadsanid maclim ayuub

  • @tashatomedia453
    @tashatomedia4534 жыл бұрын

    Macalin waad ku mahadsantahy keep going

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan16255 жыл бұрын

    Masha allaah mahadsanid wall qaliah llaah hakabalaa mariyo

  • @hamdaismo766
    @hamdaismo7665 жыл бұрын

    masha Allah shukran wll ayuub Yuusuf waxaad tahay dhiiri galiyaha naftayda

  • @qalbisaliimmedia6715
    @qalbisaliimmedia67155 жыл бұрын

    Mahadsanid mr aYuuB

  • @shugrifaysal5480
    @shugrifaysal54805 жыл бұрын

    Aad bad u mhdsanthy wllky aad ba uga helaa ugu a faaiidaaa clipydaada aad ka u qaligaaa 👍Alha ku xifdiyo🙏

  • @liideeqofficial9193
    @liideeqofficial91935 жыл бұрын

    man sha Allah walalo ale haku barakeeyo😍

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel50385 жыл бұрын

    Mahadsanid inbadan.

  • @bayadirabdurazak2662
    @bayadirabdurazak26623 жыл бұрын

    It is beautiful idea my teacher we want to know your manners

  • @kiinibrahim2125
    @kiinibrahim21254 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal qali

  • @immaabdirzakmoh5077
    @immaabdirzakmoh50773 жыл бұрын

    Thanks maclin ayuub.

  • @fartunmohedibrahim7044
    @fartunmohedibrahim70445 жыл бұрын

    Thank you .

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo46315 жыл бұрын

    Ayuub is caates ka Waad ku faa iiday Waa gaagii hore Wajifuuc wajigaa ka cayilned hadana Qorox maasha Allah

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Wcs Barakallahu fiikum akhi

  • @sahradalab4142
    @sahradalab41424 жыл бұрын

    Mashallaah halyey allaah ku baraķeyo wllo

  • @rayaanaxmed4716
    @rayaanaxmed47165 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @kawtherhirsi5105
    @kawtherhirsi51054 жыл бұрын

    Mansh allaah ustaada allaah kuxifdiyo

  • @abdow4104
    @abdow41045 жыл бұрын

    Mahadsanid wlkey ayuub👍✌🇸🇴📝📨📚📚📚

  • @deeqacaato8055
    @deeqacaato80555 жыл бұрын

    M.a. allah haku barakeeyo wllo

  • @Mubaarikcali
    @Mubaarikcali6 ай бұрын

    Mahadsanid Alle haka abaal mariyo❤

  • @suhaib9811
    @suhaib98115 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Aniga Habaar baa igaga dhacay wax akhriska weligayna sidaas Baan Ahaa Lakin Hada qodobada Waan Raaci Doona is badalna Waan rajaynaya

  • @sumeyaabdullahi1721

    @sumeyaabdullahi1721

    5 жыл бұрын

    Inshallah waa is badalee

  • @sumeyaabdullahi1721

    @sumeyaabdullahi1721

    5 жыл бұрын

    Guul aa ku rajeyaa

  • @cabdiraxmaanmawliid7684
    @cabdiraxmaanmawliid76843 жыл бұрын

    Macalin ayuub yuusuf sakiin Run ahaantii nolosha gobonimo kuu hayaaa ilaa hay hakaa jasaa i siiyo

  • @maanproduction1394
    @maanproduction13944 жыл бұрын

    Maasha allh ayuub aan kuu xiisnay

  • @indheergaradchannel3269
    @indheergaradchannel32695 жыл бұрын

    Masha Allah ayub thanks

  • @abdihakimdhoolayare5637
    @abdihakimdhoolayare56375 жыл бұрын

    Wax la akhriyo waxa ugu fiocan ayaa aH hadalka ilaahaY (Quraanka kariimka) aH wayo hadalka khaaliqu waxa uu ka qiima badan yahay ka makhluuqa uuna mahadsanyahay ayuub sakiin oo markasta na tusa fikrada aanu ka aaminsanayn waxyaabo khaldan

  • @cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197
    @cabdiraxmaanm.cabdillaahi51975 жыл бұрын

    Akhrisku waa habka ama hannaanka isha looga dhigo mid la da' ah dhegta. Wax la akhriyaaba wacaal la hel!. Mahadsanid walaal Ayuub.

  • @sabrinaibrahim771
    @sabrinaibrahim7715 жыл бұрын

    m.a wll ilah haka abal mariyo sida wanagsan aa ino dhiro galiso 🥀👑

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji5495 жыл бұрын

    Walaal ayub mahadsanid sax waa runta hadalka

  • @munamohamed4410
    @munamohamed44105 жыл бұрын

    Jazakallah qayr walal

  • @barwaqoabdillahi9317
    @barwaqoabdillahi93175 жыл бұрын

    jazaakal laaha shugran alle ha ku barkeeyo

  • @abdiqanielmi4381
    @abdiqanielmi43815 жыл бұрын

    Masha allaah wll jazakalaah

  • @cadnanidaacad3155
    @cadnanidaacad31553 жыл бұрын

    Thank ayuub yusuf sakiin

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799
    @dahirmuseosmandrdhegacade37994 жыл бұрын

    Mashllh ebow cade waad ku mahadsantahay dhiiragelintaada

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir16855 жыл бұрын

    Masha allah macalin aad ayuu no anfacaya ciwankan thanks

  • @sagalosman5640
    @sagalosman56405 жыл бұрын

    Jasakulah kheyr 👏

Келесі