SI AYSAN XASKISA U,OGAAN DARTED AYUU AYDOO UUR LEH CAD CAD UJARJARAY DHOOR SANE KADIB ALLAA KASHIFAY

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Пікірлер: 293

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon32542 жыл бұрын

    ANOO IDIN WADA JECEL WAAN IDIN SANAAMAY YAA IIXIISAY ANIGA DHAMAANTIIN WAAN IDIIN SOO XIISAY WAANA KUU JEEDAA MUUQAALKA LIKE👍 SAAR

  • @caaishacabdulqaadir6640

    @caaishacabdulqaadir6640

    2 жыл бұрын

    Masha Allah walahi waxan kaso radiye inistagaramka wan kuxise walahi

  • @halimamohmud2144

    @halimamohmud2144

    2 жыл бұрын

    Abaayo walaahay waan kuuxiisay waxaa ii ahayd wehel xataa dadka lamasheekaysto idiga ayaan kudhagaysanjiray ilaahay hakuxafido

  • @asturanmohammedxusein6389

    @asturanmohammedxusein6389

    2 жыл бұрын

    Sidokle xbbti wankutabe

  • @naimohussein1596

    @naimohussein1596

    2 жыл бұрын

    Sido kale wan ku xiisey xbbti

  • @bodourdawood4381

    @bodourdawood4381

    2 жыл бұрын

    مين اللي الله وبركاته الله يفطك رب

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan2642 жыл бұрын

    Waa ku xiisanay wllhi aboyo mcn aamin

  • @fardowsasalaad9427
    @fardowsasalaad94272 жыл бұрын

    Ayn waa sad sheegtay cajis iyo culays adiga LA antaa allow aynan is wayiin my queen 🌹🌹🎊🎊🎊

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Si wanaagsan aan kuu xiisaa mar walba macaan badaney ina Goobdoon

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad28882 жыл бұрын

    Xagee ka dhacday ayaaney waan kuu xiisnaye wlhy meelna kaa so raadiyaan Karan waaye

  • @yaxyedayib7574
    @yaxyedayib75742 жыл бұрын

    Wlhi adiga.iyo farxiya.tawakal wn idin tabnay abayo mcn

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo80102 жыл бұрын

    Masha alhaa ayantena ale haku xfdo wlh waa qiso caajiba

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96152 жыл бұрын

    Asc abyo wakuxiisne Allha kuxfdo

  • @xafsaxubi7664
    @xafsaxubi76642 жыл бұрын

    Wlhi qalbiga katabayna wlshay ayaan

  • @naimohussein1596
    @naimohussein15962 жыл бұрын

    wllh xbbti min Qalbi Ayn ku jacel nahay illahey ha ku xifdiyo adiga iyo familkaga lnsha allah

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid58062 жыл бұрын

    Mashallha abyo allha ku cafiyo

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq15592 жыл бұрын

    xasbiya llaahu wanicmal wakiil allow adika ayaan kaa magan kalnay rabiyow raxmaanow🥺☝️

  • @user-gb9tj3dg9g
    @user-gb9tj3dg9g2 жыл бұрын

    amin ilahay cajaska hakaaqaado xbbti

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman70602 жыл бұрын

    Boqol jeer baan kufiriyey Wlhi❤️

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Illaahay nagu keeno laakiin hadday ay dhacdo waa ka duubaa waana sheegaa igaar iga dheh intuu qof soo qaarajiyo oo i soo ak seexanaa

  • @badrimuuse2780
    @badrimuuse27802 жыл бұрын

    Ayaney adi farxiyo tawakl ayan idin dawada labatenbaa malmhan nelima hayo miss you yaqe

  • @xaawopuntlander7169
    @xaawopuntlander7169 Жыл бұрын

    Ayaaney xbbt dar alle ku jeclahy

  • @MohamedAbdi-qi8ip
    @MohamedAbdi-qi8ip2 жыл бұрын

    Waaluwaay manuleed masha Allah

  • @sacdiyomaxamedmuuse889
    @sacdiyomaxamedmuuse8892 жыл бұрын

    Ayaaneey allha ku xifdiyo walhi ilahay.dartiis ban ku jeclhy

  • @asmaabdirahman2416
    @asmaabdirahman24162 жыл бұрын

    Nayaa Ayaney xiis you wale😘😘

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush43792 жыл бұрын

    Abayo mcn sida ayan marwalba kujeclhy alley tardi ayaney ayan kujeclhy xppti barwalma farxad kunuluw adiga iyo familyga ❤❤❤

  • @ayanluckyayan6367
    @ayanluckyayan63672 жыл бұрын

    Ad ban kugu xisay mcney alle haku xifdiyo qali

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud54662 жыл бұрын

    Masha allaaah tabarakallaah alxamdulilah wan ku tabney ❤

  • @nafisomacalin6285
    @nafisomacalin62852 жыл бұрын

    Masha Allah ayaney keep going 💟 sister ❤

  • @qaalisaid372

    @qaalisaid372

    2 жыл бұрын

    Ayaaney iso qabo

  • @daahirsalaad7813
    @daahirsalaad78132 жыл бұрын

    Keep going ayaan

  • @hamdacabdi1061
    @hamdacabdi10612 жыл бұрын

    Masha allh walshy ayaan waayabay walahy wllo💋💚❤💋

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur68092 жыл бұрын

    xamdi ahaan walaahi kal iyo laab baan kugu xiisay ❤❤❤

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @warisabdi9576
    @warisabdi95762 жыл бұрын

    Walashay ad iyo ad baan kugu xisnay💋💋hadad noo soo labtay alx

  • @najmohappe9490
    @najmohappe94902 жыл бұрын

    M.a xppt illahay haku xafido fidunya wal aqira walahi mar dhaw kugu sobiray qisoyinka sogaliso aad iyo aad ugahelay ❤️❤️💋💋💋جزك الله خير

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Aamiin sdoo kle abayo😘😘😘😘

  • @fatmazahraqurux2324

    @fatmazahraqurux2324

    2 жыл бұрын

    Najmo happe so dhawoow xabibtii kun iyo kow jeer

  • @hawonorfarah6284
    @hawonorfarah62842 жыл бұрын

    Masha allah abayo walagu xiisay inbadan allah ku xafido

  • @farhiaahmed9063
    @farhiaahmed90632 жыл бұрын

    Ayaan cdeey wlhi waa Ku sugayay lbadan biri caajis soo badi hee waa oghy in ay diyaar yihiin naaya🤣🤣🤣😁😁🤗🤗

  • @ridwaancali5709
    @ridwaancali57092 жыл бұрын

    thanks zizter keep going 🥰 💛 🧡 ❤ 💖 👍 🥰 💛 🧡 ❤ 💖 👍 🥰 💛 🧡 ❤ 💖

  • @nimcoxasan7815
    @nimcoxasan78152 жыл бұрын

    Masha alah waku xisay abyo howshaan kuqabsan jiray abyo muuqaladaa da wanku jeclahay

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Alaha kujeclaado abayo

  • @macalinceen74
    @macalinceen74 Жыл бұрын

    Amiin abayo mcn kuawey

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi56792 жыл бұрын

    Amiin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin miss u dear wlc back

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed72562 жыл бұрын

    Asc qaaliya waankuuxiisnay aad iyo aad rabi hakuxafido

  • @sunduscadey3582
    @sunduscadey35822 жыл бұрын

    Wan Ku xisinay wlhy hbtii Alle haku xifdiyo

  • @queensucaad4743
    @queensucaad47432 жыл бұрын

    Waan kuu xiisnay ayaan qurux aniga comant kaama so bixiyo lkn video yadaada ima dhaafaan 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimcaali3930
    @nimcaali39302 жыл бұрын

    Waku xiisy ayaney🥰❣

  • @queenmunera8415
    @queenmunera84152 жыл бұрын

    Welcome back queen of the queen ncnto ❤💋❤❤

  • @najmoibraahim3662
    @najmoibraahim36622 жыл бұрын

    Maashaa allaah quruxeey allaha ku sharfo noosoo kili sidaan ku kasba labeeyn xaajiga🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Hye xbbt

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed81982 жыл бұрын

    Aamin ayaniita aniga haiisoo indho weynaan ban jeclahay markad dhahdo

  • @ferihaabdallah4126
    @ferihaabdallah41262 жыл бұрын

    Masha allaah xabiibti aad baan kuu xiisay

  • @aminasahra8256
    @aminasahra82562 жыл бұрын

    Wllhi waan ku xiisnay ayaney😍

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Sdoo kle qaali

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp2 жыл бұрын

    Nagadaa barnaamijyadaa waan ku caajisanaaye

  • @khadijahussein7674
    @khadijahussein76742 жыл бұрын

    Xppti came to dubai😄😄❤kuxisnee niyey ayamahan

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu2 жыл бұрын

    Saa nafteyda kuma aamin leheen wa qof dhiig islam sogalay bari kamalin ma anuu iaaba yeelelinin ee wan fashili laha waxna maqariyeen😭

  • @shaafiyomahamed8585
    @shaafiyomahamed85852 жыл бұрын

    Wlih wad iga qoslisyqli ale haku sharfo wn kuxisay

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed56782 жыл бұрын

    Ayaaney waaku salaamay

  • @linoabdirahman3741
    @linoabdirahman37412 жыл бұрын

    Naaya ayaney waan ku xisay xabibti welcome back 🙏 ♥

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad17392 жыл бұрын

    Welcome 🙏 back my queen 👸 💖 ❤ 💕 💓 ♥ 👸

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi22152 жыл бұрын

    walhi aniga wan ku xisay abyo ayaney Allah kuxafido

  • @saadiyoabdi4296
    @saadiyoabdi42962 жыл бұрын

    Amiin yaa Allah abaayo

  • @qatraabdi4479
    @qatraabdi44792 жыл бұрын

    Mcney wlhi waan kuxisay saaid

  • @fatumaissac7070
    @fatumaissac70702 жыл бұрын

    Wakumahsantahay Ayam gobdon

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan2642 жыл бұрын

    Waan sheeki lahaa wllhi

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim92742 жыл бұрын

    Ilahay haku xifdiyo abayo wan ku firsada Wana ka hela shekadada

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun48622 жыл бұрын

    Mansha Allah Allah kuxidiyo abayo jucjca ad shegane,sane Allah kaadul qado xiso sisab la an ah ayan kuu xisay

  • @linoabdirahman3741
    @linoabdirahman37412 жыл бұрын

    Amin yarabi

  • @khadra1439
    @khadra14392 жыл бұрын

    Waan ku sugayanay waan ku xiisnay

  • @xamduushcadeey3979
    @xamduushcadeey39792 жыл бұрын

    Aamin Aamin xabiibti

  • @xaawoluul8431
    @xaawoluul84312 жыл бұрын

    Asc ayaney aad iyo aad ayan kuugu xiisnay wallhi saxibey

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana96822 жыл бұрын

    Hppti wn ku xiisey wllhi🥺👸👑♥️💎Gambadelka xatala wn Ka shakiyey Bage kaga Ku dulmeerayey Baryahn😫🥺

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Ooh sorry xbbt maqnaashahayga❤😘😘😘

  • @zuuzaana9682

    @zuuzaana9682

    2 жыл бұрын

    @@ayaangobdoon3254 🥺♥️💎👑👸Dib Hanoga Tagin

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali96162 жыл бұрын

    Qof nafta kajar qof bil adana ana baribu igala maxuu itaraa ilahay bakamagan galne subxanalah

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan88932 жыл бұрын

    Subxanalah madilay ba xabib naqaya alow hanatusin kasokale

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad17392 жыл бұрын

    Nayaa ayaan miss you 2 😘

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed92912 жыл бұрын

    Ana u horeyo mcny wanku weynee pin igu qawo

  • @xaawoluul8431
    @xaawoluul84312 жыл бұрын

    Asc ilahey ha ku sharfo wall

  • @fadumoabdikadir928
    @fadumoabdikadir9282 жыл бұрын

    Amiin insha allah quruxy

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23152 жыл бұрын

    Asc walaal Ayaan Gobdoon Allah ha ku xifdiyo amiin amiin. Qiso yiin kad noga waran tiid aad ban u jecelahay. Su aal ban ku way diyay ? Gabadha inay Wan ku shegi markay tidhi ya ogaa isagi lama waray saane. Talabad. ?maarku xaski saa u shegay inu dhibsa meyaay ma iyada shegtay iyo guri ga igu qoor markay tidhi kolkiba wu dilaay Subxana laah subxana laah . Ayaan Gobdoon keep going sister 😀❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍❤️❤️❤️😀😀😀😀

  • @nasroabdi8601
    @nasroabdi86012 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin abaayo Aamiin

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican12 жыл бұрын

    Wllhi anaaa kusoo xiisay😭😭 Naayaa ayaaneey.😪 Alxm hadaa noo timi🤗😘

  • @happylovehappylove5776
    @happylovehappylove57762 жыл бұрын

    Wcs xabiibti 🥰 ♥

  • @faisosaciid8343
    @faisosaciid83432 жыл бұрын

    Masha alaah walaahe waa ku xisay adi ii farxiyo tawakal aa firsadaa cawa walba lawadiina mais oge den abayo ayaan

  • @nicemo6622
    @nicemo66222 жыл бұрын

    AAMIIN

  • @sahrakobailan8150
    @sahrakobailan81502 жыл бұрын

    amiin amiin alaha kula garab galo walal mcn wad nodadashaye wana kugu xiranahay masha alaah wan kujeclahay

  • @fartunmohamed8015
    @fartunmohamed80152 жыл бұрын

    miss you xabiibtii

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Me to xbbt ❤😘😘😘

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman30302 жыл бұрын

    Yes we miss you ayaan

  • @ashahussein4483
    @ashahussein44832 жыл бұрын

    Wcs ayaneey waan salaamaynoo

  • @nasraismail4230
    @nasraismail42302 жыл бұрын

    Waankuu xiisnay ayaaneey welcome came back ayaaneey markasta oon telefan kayga soo qaado waan fiiriyaa bal inaad muuqaal soo galisay mida kale nin gabadh muslimada oo walashay ah dilay iskuma aamini karo Illahayoow hana tusin waxanoo kale yaa rabbiii bàlaayo xaaji haka dhigato

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Shukran abaayo inshaa allaaah waan idinla joogaaa

  • @nasraismail4230

    @nasraismail4230

    2 жыл бұрын

    @@ayaangobdoon3254 shukran habiibti

  • @askaxaaji4228
    @askaxaaji42282 жыл бұрын

    Xabiibti alpi miss you too much

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar45352 жыл бұрын

    Miss you xabiibtii 🥰🥰🙈🙈

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed83232 жыл бұрын

    First my queen 👸

  • @farxiyawarsame6966
    @farxiyawarsame69662 жыл бұрын

    Masha alla🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Xaggee lagaa soo raadiyee dadka 🥬🥬🥬🥬 kale 🥬😍 luuq maa kula hadashaa soo caddey Ayaan quruxey

  • @fatumaomar153
    @fatumaomar1532 жыл бұрын

    Welcome back 🙏🎀💕 🤗 🙌

  • @nimconfg
    @nimconfg2 жыл бұрын

    Ayaan guul iyo caajis oolawaayo kuurajeeynaa abaayo

  • @nimconfg

    @nimconfg

    2 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin waa dhanka ducada.

  • @amrancadeey7746
    @amrancadeey77462 жыл бұрын

    Ayaan abayo walhi qalbiga ayan ka taway aniga ahadan adiga ku maqlin mowelka wan naca badan adiga ku wayo wa leyga darema xafada ale haku barakeyo abayo mcnto 💖❤💋💯

  • @hadayaabdilahi5261

    @hadayaabdilahi5261

    2 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu2 жыл бұрын

    Wcs wr wb wlcme back boqoradeena🥰🥰🥰🥰

  • @fatoumaahmed6485
    @fatoumaahmed6485 Жыл бұрын

    subxanlaah maya

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad17392 жыл бұрын

    Inshaallah

  • @naimaodowaa5482
    @naimaodowaa54822 жыл бұрын

    ayaan quruxey aniga waan kudhageesan jiray lkn maanta kahor fariin maguso qorin lkn manta wan kutabay🥰🥰🥰

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Xbbt qlpii shukran min alpii

  • @qobbowood2937
    @qobbowood29372 жыл бұрын

    Wow 👏

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi66902 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @fatoumaahmed6485
    @fatoumaahmed6485 Жыл бұрын

    subxanalaah maya

  • @amalbashiir6630
    @amalbashiir66302 жыл бұрын

    Qaali sidaan chenilleka ufiirinaaye Wn daalay kuli Wn wad fiirsady qaali ilaah haku xafido

  • @hooyo994
    @hooyo9942 жыл бұрын

    Abaayo we miss you so much 💖

  • @wardamohamoud8475
    @wardamohamoud84752 жыл бұрын

    ayaaaney miss you wlhi😢❤

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel11982 жыл бұрын

    Amiin

Келесі