Shubanka Ilmaha yaryar marke dhashaan

Пікірлер: 32

  • @samsamcabdi9829
    @samsamcabdi98293 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallaah xbbty

  • @naimaniyaasshiiq4896
    @naimaniyaasshiiq48968 ай бұрын

    Masha alllh shukrn xbbti

  • @Qaali5
    @Qaali52 ай бұрын

    M,a thnks abyo wax bdn ubaahnaa iga jaahilbixisay 15beri canug iidhalan shuban markasta ku arkaa blse ma ooyin badno calooshyda we qylisaa marke saxarooneso tankale anigo xafaayad kabadalinvwax masiiyo e sokacdo horaa uga badalaa blse iyado hurdeso hadaa kacsho sikasta aan sameyo caano bdn igama cabto wayar cabeysaa we hurdesaa

  • @maandeeq1062
    @maandeeq10622 жыл бұрын

    Jakalah abyo mcn wax badano u baahi qabay ayad iga xaqab tirte thx 😘

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina3 жыл бұрын

    Masha allah guuleso xbbtii

  • @istahilabdi2080
    @istahilabdi2080 Жыл бұрын

    Shugran xabibti❤❤❤❤❤

  • @cabacalula9313
    @cabacalula9313 Жыл бұрын

    Mashalah abaayo 10sano ayaan lamuruksanaay caruuta iga shumeso markan siinay saaka ayago umulah marwalba waxan eedeyjiry calosheeyda iny tahay mahdsanid abaayo

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys84842 жыл бұрын

    Abyo 19 beri dhalanahy canuga shuban zaid ah uu wadaa sida candhuufta maba daayo shuban iska socdo wye shorobo Gripe water ayaan siiyaa waxba isbedel malahn mxa sameeyaa

  • @cabacalula9313
    @cabacalula9313 Жыл бұрын

    Lakin abaay ani canaheega ad ayey uyaryihin hadan wax kista cuno

  • @umuahmed706
    @umuahmed7062 жыл бұрын

    Abaayo saxrada mira miraha leh maxaa lagu daweeyaa

  • @hamdaalaale6432
    @hamdaalaale64322 жыл бұрын

    Wllo qali mahadsnid ani 20 maalin malin ahy wiilka yr markasta iga shubma casiraad wuu leeyhy maxan sameeya

  • @hodanmuhumed7792
    @hodanmuhumed7792 Жыл бұрын

    Abaayo cunugayga iga shubmaya shuban akhtara

  • @fatimaladan649
    @fatimaladan649 Жыл бұрын

    Abyo shuban jaalo iyo dhiig yar baa lasocdo saxaradda abyo waxaana dhalanahy bil maxaaa weye qaliyey dhigas saxaradda lasocdo😢

  • @shukriabuukar

    @shukriabuukar

    9 ай бұрын

    aniga xita abayo wan arkay 25 biri dhalanahay maxa waye waxas

  • @hiboabdishakur1547
    @hiboabdishakur154711 ай бұрын

    Hada xamilo an ahay afar ilmo aa ijogan markasto an dhalo cunuga shuwankas wan ku wareray

  • @naciimoabdullahi5765
    @naciimoabdullahi57652 жыл бұрын

    Abaayo anaa qaras xun igu dhacdy cunigina wuu iga shubmaasen yelaa

  • @Anas3738

    @Anas3738

    2 жыл бұрын

    Mcnto badana hooyada iyo ilmaha waa isku xiran yihin qarasta ku heesa keeni karta shubanka canuga yar, isku day inaa biyo badan cabtid socodkana baddares, hadad awoodo dhaqtarka u tag. Ha is qaras bixin sida somlida tiraahdo wayo canuga nuujisa

  • @naciimoabdullahi5765

    @naciimoabdullahi5765

    2 жыл бұрын

    @@Anas3738 Shugran mcnto waategy alx wan kaficnanay

  • @qadromaxamaddeeq1353

    @qadromaxamaddeeq1353

    2 жыл бұрын

    @@Anas3738 kaniinka shuban joojiyaha ayaa siyay markakow ka baxabo waaa shubmaa mar waa ka dhafaa abayo hadow shubanka cadi yahay

  • @nasroxuseen-ex7cm
    @nasroxuseen-ex7cm10 ай бұрын

    gabadhayda 2 bil aye jirtaa hadane labadaas bilba wa iga shubantaa naaska kaliya ayan siyaa calol majiir oyin badan

  • @safiyocilmi7545

    @safiyocilmi7545

    10 ай бұрын

    Anipo 😢

  • @nasroxuseen-ex7cm

    @nasroxuseen-ex7cm

    10 ай бұрын

    @@safiyocilmi7545 maxa la sameya marka wanba yabanahaue hada darad dhaqtarka keyay sharobo iyo gojo iso qoray hadane wali wa sidi marka ilahay aya jogo ilahay ha ino cafiyo

  • @niciimaxasan6325

    @niciimaxasan6325

    4 ай бұрын

    Abaayo anay hada saas iga tahay 2 bil bay jirtaa shuban biyo iyo miro miro ah bay sii daynaysaa dr ma gayn maxaa ku daawaysay adi

  • @XamdiWali-un8md

    @XamdiWali-un8md

    3 ай бұрын

    Wllshy alle haku barakeyo wax bdn adn ayaan kaa faidy shukrn ilamahii igu horeyy Aya. Dhaly waxas Wan Ku arky❤❤

  • @user-wx3jq1ub3g
    @user-wx3jq1ub3g10 ай бұрын

    Waat mahsanthy xppti

  • @ayaananila1829
    @ayaananila18292 жыл бұрын

    Abayo aniga hada 10 mali dalanhay tayar waligu qalay markan naska siyo habenki halmar ayaan cano u qasa wan shumaya dabadan nabro gadudan kaso baxay

  • @Anas3738

    @Anas3738

    2 жыл бұрын

    xabibti waku salamay. shubanka waxaa laga yaba ine dhibsatay caanaha ee nuuc kale ugu badal abaayo adigana iska ilaali cuntada basbaska leh. nabraha canuga kaso baxay waxaad eegta markasta ine qandho heeso ama canuga aadka dareento ooyin iyo daal faro badan la xirir dhaqtarka

  • @ayaananila1829

    @ayaananila1829

    2 жыл бұрын

    Canaha habenki ayaan siya wan NAN canha la daho basbas ma cuni wllo

  • @ayaananila1829

    @ayaananila1829

    2 жыл бұрын

    Malinki oo dan way hurdasa habenkin way so jeda cadi miya

  • @ilhaanmaxamed4909

    @ilhaanmaxamed4909

    6 ай бұрын

    Abayo canaha nan ma fcnhy cunug cumul heysta sisan rabaa maku cayilaa

  • @ayaananila1829

    @ayaananila1829

    6 ай бұрын

    @@ilhaanmaxamed4909 abayo aniga hada cunug kalan dhalay mat 10 bari itahay naska ayaan badan siya lkn nan ayan ugu dar