Shirka Jabuuti Ee SSC-Khatomo & Djabuti & IGAD u dhexeya & Xaaladda Gobolka Sanag Dr Muse Matan

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 18

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc14 күн бұрын

    Yaarabi somaali badbaadi aamiin aamiin yaarabi

  • @mustafaali7560
    @mustafaali756015 күн бұрын

    Inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah

  • @seed3966
    @seed396615 күн бұрын

    Asc Djibouti waa cunaha halagugu dhego lug haye itoopiya dekad haka sameysato ismacil dhimasha yuu ka xigaa ee uma danaynayo cid kale 🦫🦝🐀🦡🦟🪳🦂🦨🌎🦨🦂

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg879415 күн бұрын

    What's important is the apology.

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay15 күн бұрын

    Somalia. Xaalkeedu waa. Halis. Qolo Waliba , halkeeday maamushaa. Markaa. Ma dowladbaa waa magac .

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m15 күн бұрын

    inaga jabuuti waxba inagama galin nacalada haba dunto hadaay doonto tiishalay hubka laaygu duqeeyay bixinaaysay soow maaha adeer

  • @somalicanadianshow
    @somalicanadianshow15 күн бұрын

    DAD WAALAN SOMALI O DHAN CUNSIRI ISKU AH IS XAQIRA

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg879415 күн бұрын

    If in deed its genuine 🤷‍♂️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын

    ciidanka ssc in ciidan qaran laga dhigo wax faaiido umale ssc khaatumo iyo ciidankaba ee ciidanka ssc wa ciidan edeb iyo dhaqan fiican ee kadaaya xasan mooryan bu kadhigayaye

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye626015 күн бұрын

    Taageerayaasheedu maxaytahay ninka erey bixinta iska hagaaji dhe dhukeeda hayidhaaho adiguse maxaa ugu saxi weydayna

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg879415 күн бұрын

    Khaatumo is facing the biggest threat in the entire history of its existence. What's the relationship between the rise of the Islamist and the Carta Conference!?

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m15 күн бұрын

    waaruntii fursado badan vaanu haaysanaa hadaay daawladu waajibkeeda kasoonixi waaydo waanu goosanba hadaan doono yaa noo imasnkara waakaase waana isku filanahay adeer daawladu anaay iibaahan tahay ee uma baahni anigu taa hala ogaado

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub15 күн бұрын

    Tageryasha sheegysa ceerigabo joga sidi lascnod kacdon ha sameyan haday awoodan rag bay is arki lahyeen maxad u baqysan 😂😂😂

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue15 күн бұрын

    Itoobiya ma imaan karto dhul iyi bad soomaaliya leedahay cida ka iibiseyna uma suura geleyso

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka617215 күн бұрын

    Geelle iyo Muuse iyo Xasan kala tage, Xasan iyo Geellena way kala tegi doonaan maalinta Xasan Sheekh Itoobiya u ogolaado inay mala gashato xeebaha Somalia.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub15 күн бұрын

    Adeer dhaqle xumo idin ku dhacday firdyana laba bilod hada ma iman lascnod xamar bu lacagti qurba joogta ku cuna furdasaha ku banan sheegysa waa puntland bad isir ahan mamul ula samysnysa ilin wado galo ku furan ma jirti 😂😂😂

  • @saidali6971
    @saidali697115 күн бұрын

    Ismaciil waa dictator didii Qadafi oo kale ah meel xun na wuu ku danbaynaya insha Allah

  • @sahraaden6560
    @sahraaden656015 күн бұрын

    Hassan he is the biggest lie

Келесі