No video

Shiine iyo Reerkayaga maxaa ka dhexeeya Igarre dhacdo Qosol badan

Пікірлер: 244

  • @user-hr2cc3rq3x
    @user-hr2cc3rq3x5 жыл бұрын

    Inaad nawaaxiga dhulkaas ee buuhoodle aanad ka fogeen waan dareenasanaa. Mashallah tabarakallah. Aad iyo baan kuu tageernaa hadaan nahay dhalinyarta qurba joogta ah oo aan wadankii wali u suurta galin iney raad saraan. Ilahay ha ida dhoowri.

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden38705 жыл бұрын

    Aan kula kaftamee xaajiyadaada maxay sheeko ka dhargi doontaa Masha’Allaah 👍❤️❤️

  • @mohamedosman-yr2zb

    @mohamedosman-yr2zb

    3 жыл бұрын

    Hhh

  • @ugbaad30ibraahim39
    @ugbaad30ibraahim395 жыл бұрын

    Nin sheekadisa. Caadi maaha runta su uga sheego wax kasta dad ka kale qariyaan

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac54865 жыл бұрын

    Manshaallah abwaan December ayan imaneyya Nairobi ina kula kulmo aya raba adeka iyo Abdi shukri Allah haku Xafedo ugass

  • @hibaaqali2679
    @hibaaqali26795 жыл бұрын

    Maanshaa allah abwaan qaali ah dhalad reer togdheer walee dadka reer togdheer somaliya inteeda kale ka tilmaaman allow idin dhawr

  • @saynabbarre420
    @saynabbarre4205 жыл бұрын

    Maasha Allaah sheeko xigmad xiiso iyo dhaqan leh Ani miyi baan ku dhashay kuna caqlisaday waxaan ku gaaray 8 ama 9 sano. waan ku fanaa sharaf buuna leeyahay miyigu

  • @Dunida191
    @Dunida1915 жыл бұрын

    Masha allah matoor aan inaba cadi ahayn ayaa ku saaran 👌allah hakuu siyaaduyo maskaxdada

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel75575 жыл бұрын

    Astaqfurulaah nin dhanoo geel loo dirsadoo oo hal mar big dhahay alla ilmaha miyiga firfircoona wax ilmaha ka caqli badan malahan.

  • @kamaalmohamed6692
    @kamaalmohamed66925 жыл бұрын

    Legend igarre sxb wa saafiyoole ninki iskuqolka ad degeneyden 2011kii oo Finland kaso salamaya full respect lipax horay usoco

  • @ijoadan2061
    @ijoadan20615 жыл бұрын

    Marhoraan gartay ninkani waa Axmed garaad Afsoomaali sax ah ayuu hayaa. Jayne iskaleh kuye

  • @mukeyfmohamed4034

    @mukeyfmohamed4034

    5 жыл бұрын

    Axmed garaad very nice

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi32155 жыл бұрын

    Masha allaah mahadsanid abwaan igarre tariikh dheer baad ka sheekeysay

  • @canabmohamud8485
    @canabmohamud84855 жыл бұрын

    Dadka reer miyiga ad bey u war jecel yihiin waxay kuleyihiin hebel ayaa maga ladii kayimid ayaan soo wareeysanaa

  • @Sahan12341
    @Sahan123415 жыл бұрын

    Allaah walaaloow sheekadu marunbaa 😂😂😂😂😂😂😂mise waad samaysay haday run tahay wallhi waan kahelay aad iyo aad walaal aad baan kuu salaamayaa walaal kadib maxaad ku danbaysay dugsi mise iskuul waxaan ku leeyahay horey usoco dadaalka meesha kawad labada dhan xagaa iyo hawdka iyo dhinaca magaladaba aadbaan ooga helay sheekadaada Noosoo badi sheekadaan oo kale Mahadsanid

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel5 жыл бұрын

    Masha allah abwaan waa sheeko xiiso badan alle haku dhowro

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame31955 жыл бұрын

    Hhhhhhh igare sheekooyink soo badi dhaqan kaag waa lagu faanaa ee lagam faano

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur23315 жыл бұрын

    Wlhii tariiq nooloedkAda wanka helaya manshaa allh walalkeey qalii cimri dheer iyo cibado wanagsan alaha kuwafaajiyo

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney48125 жыл бұрын

    Mahadsanid wll.

  • @asiaaar5002
    @asiaaar50025 жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo wallo sheekooyinkaagu waa xikmad miidhan

  • @kingsulub5447
    @kingsulub54475 жыл бұрын

    Kkkkkk war kuwii uu garaacay ayaan ahee like iyo susbscirbe

  • @safiyomohamed8273
    @safiyomohamed82735 жыл бұрын

    Masha allah wad ku mahadasan tahay sida ad dhaqan kag ugu fato wayo wayahan dabe dadku waye ka fanan wixi lugu fani jiray

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden38705 жыл бұрын

    Wcs wr wb wllky waan kaa qaadnay ✋

  • @aminamahamed2946
    @aminamahamed29465 жыл бұрын

    Manshllah wll ruun badanaa wa macaan wallhi nasib baad tahay laandheer laandheer dhalay keep going

  • @mahamedjamac3713

    @mahamedjamac3713

    5 жыл бұрын

    Kkk igare qosol iguma hadhin

  • @nicmofarah8206
    @nicmofarah82065 жыл бұрын

    Hhhhhhh qosol iguma harin Igare nolow wllo

  • @axmedsuuley12suulay41
    @axmedsuuley12suulay415 жыл бұрын

    igare sxp Tani igu qosol badnayd sheeko aan dhagaysto

  • @dheemanibrahim1121
    @dheemanibrahim11215 жыл бұрын

    Masha allah

  • @dheemanibrahim1121

    @dheemanibrahim1121

    5 жыл бұрын

    💗❤💟💚💘💓❣

  • @hooyomacaan8305
    @hooyomacaan83055 жыл бұрын

    Hhhhhh hadalkiisa dhan waa qosol wilkaann

  • @hudahersi1823
    @hudahersi18233 жыл бұрын

    Somaliayeey wiilkan waan jeecele iradiyaa pz💝💞💞💝💝💞💞💞💞💝💝💞💞💖💖💖💖❤💓💓💓

  • @hayatwarsame441
    @hayatwarsame4415 жыл бұрын

    Manshal walahy qosoolbaan u bakhtiiyay

  • @YusufAli-fh3hi
    @YusufAli-fh3hi5 жыл бұрын

    Walaal sheekadada waa cajab Maasha Allah , wax badan baa iiga baxay. Keep it up. Axsaanka iyo Wanaaga la is tari waa qeyb ka mid ah imaanka

  • @soulehassan
    @soulehassan5 жыл бұрын

    Waar ninkan soomaalidayadii 1970 u eeg, iyo macalimiintii Bb da la oranjirrey dugsiyada H/dh ,salaan kal iyo laaba.

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak57455 жыл бұрын

    Eedadaa Caasho Wn kula Salaamayaa Iskaashato ma Kufto Xaqiiq Nolow Aamiin allah kaama Horaysiiyo wllky adna Nolow iggare

  • @Somalilander
    @Somalilander5 жыл бұрын

    mahadsanid walaal

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser73 жыл бұрын

    igerre one love bro waan jeclah sheekooyinkada thanx alot

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur98095 жыл бұрын

    Igarre No gu xeji sheekada goorti aad magaalada soo gashay iyo halka ka bilowday mar kii danbe day aad iyo aad baan guda helay sheekadaada si fiicana waan u fahmayaa illlaahay haku xafido a amin amin aammeen yaa rabi mashallaah guulayso

  • @mohamedandinazir9959

    @mohamedandinazir9959

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk waa nin fany ah

  • @fartunmohamed6925
    @fartunmohamed69255 жыл бұрын

    Sheeekada waa sheeko qosol Badan xaqiiqdi lkn Hal mid ban ka naxay in aad weyday qof dugsi Quraanka ku geeya aad ka weyday mantase waa taaas hormar aad gaartay aqoona wad yeelatay

  • @abdiqaniyusuf7127
    @abdiqaniyusuf71275 жыл бұрын

    Wa arin adag lkn illahay u xamdinaq illahay aya Ku bad basiyey lkn si ninimo leh bad IGA falcilisay

  • @cabdulahimuse7845
    @cabdulahimuse78455 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 war caaawa qosolkii aduunka qoslay lascaanoo ilaaa buhodle ninka lugeeyay

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed16095 жыл бұрын

    Manzhallaah wll sheekooyinka ayaad ku fiicantahay noo soo badi in aad ku faanto waa kuu geesinimo kugu raacsanahay

  • @rastacareef75
    @rastacareef755 жыл бұрын

    Mansha Allah abwaan 1/1/2020 Nairobi iman inaan kula kulmaan rabaa🙏🏽🙏🏽

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz75245 жыл бұрын

    Wacaleykum wasalam aboowe 🤣🤣🤣🤣😅 Salaan sare abwaan nin culus baad tahay

  • @ahmedsomali2502
    @ahmedsomali25025 жыл бұрын

    mashalh abwaan igarre

  • @allemagan987
    @allemagan9875 жыл бұрын

    Aafada nahaysata ayaybkamidtahay diintu waxay nafartay in gaaladu noosoominguurisay oo rabaan in ay naga dhaadhiviyaan

  • @halwamuse3777
    @halwamuse37775 жыл бұрын

    Masha allah walaahi xigmad bad.ledahay dadka qarkod waxas magaranayan

  • @warsantube
    @warsantube5 жыл бұрын

    Ninka buuhoodle iyo laascanod ukala lugeeyey wlee igarrow boqole boqole dhaafay baad ahayd 🤔 hadaanba gaadhiga ku daalaa inta loosii kala socdo Gaadhiga caadi usoconaya ugu yaraan 10saac

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar36635 жыл бұрын

    Hhhhhh igarre hora usoco masul somaliyed gulayso runti ad iyo aad ayan uga helay shekoyinkaga

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw68505 жыл бұрын

    Chine ma jilib dhulbahaantaha ah baad u malaynaysay kkkkk

  • @teamhanilove358
    @teamhanilove3585 жыл бұрын

    Aamiin aamin wllky

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak57455 жыл бұрын

    Adaa Mudan Wllky Iggare Nolow

  • @faadumoxuseen6623
    @faadumoxuseen66235 жыл бұрын

    manshaa alaah igare

  • @nuurdiinaxmed3470
    @nuurdiinaxmed34705 жыл бұрын

    Ninkii buhoodle iyo laascanood iskaga lugeeyey 😂😂😂😂😭😍🌹❤️🌹❤️🌹

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden38705 жыл бұрын

    Masha’Allaah illaahay ha ku xafido you are qof daacadaa tahay wonderful 👍❤️❤️

  • @waakee7630
    @waakee76302 жыл бұрын

    Igare wll wan ka helaa barnamijtaada

  • @zafariosman4272
    @zafariosman42725 жыл бұрын

    Walhy zxp sheekooyinkaaga aad baan ugu xiisaa zxp

  • @waakee7630
    @waakee76302 жыл бұрын

    Kkkkk Kkkkk masha Allah wlhi waa sheeko icajebisay

  • @honestdude70
    @honestdude705 жыл бұрын

    Miyiga waa sharaf sxb magaaloyinka somalida xuman ba taalo

  • @aminaahmed6278
    @aminaahmed62785 жыл бұрын

    walhi qosol baan u dhintey

  • @hjaltisveinnviktorsson5125
    @hjaltisveinnviktorsson51255 жыл бұрын

    Ar lipax waan ku salamay wlhy waan qoslay hore u soco zxp

  • @mruun3542
    @mruun35425 жыл бұрын

    Imisad jirtaa 50 OO isbitaalka goorma la dhisay 2006 kkkkk

  • @theviraltime9599
    @theviraltime95995 жыл бұрын

    Noolow abwaan

  • @xamdisharaf5727
    @xamdisharaf57275 жыл бұрын

    I really like daqaankeni hoore oo rer miyiiga ah

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow58745 жыл бұрын

    Kkkkkkk sxb igu qaali ah Masha allah caadi ma aha shekada

  • @FirstNamelastName-eu4xk
    @FirstNamelastName-eu4xk5 жыл бұрын

    Anoo aan aqoon ban gartay inuu dhulbahante yahay shekadisa markan dhagaystay

  • @hamdaqueen165
    @hamdaqueen1655 жыл бұрын

    Asc dheh wallo

  • @xayadxayd9293
    @xayadxayd92935 жыл бұрын

    Maasha allah igare runti qofku halku kudhashay wa inanu kafanin anigu miyiga ayanku dhashay aadbanan ujecelay markastana wantaga qofka miyiga kudhashay af somali ahaan dadka kale wukasareya

  • @boocametv1495
    @boocametv14955 жыл бұрын

    Aad baan u jeceshahay sheekooyinkaaga walaalkay soomaalida badankeedu hadii ay sidaa realtyga uga hadlayaan oo ay dhaqankooda iyo dalkooda sidaa ugu faanayaan wey wacnaan lahayd

  • @raahosheilh5621
    @raahosheilh56215 жыл бұрын

    Kkkk waan kaxlatay markan dhagastay qisoyinkada waan kahalay hadankanya imado waan in ku arka

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia3305 жыл бұрын

    Mnshallah Abwaan igarre yaasiin Xaaji waa waaye aad soo martay ayaad ka sheekaysay iyo waliba jabkii kaa soo maray

  • @wayahadunida2907
    @wayahadunida29075 жыл бұрын

    Mahadsanid Igare

  • @ubaxmohamud7323
    @ubaxmohamud73235 жыл бұрын

    masha allah

  • @sucaaadmohmoud9319
    @sucaaadmohmoud93194 жыл бұрын

    Walaahi waanku faana badownımada Mıyıga Dadka qaar laakiin wayka faanan

  • @deeqyareyare613
    @deeqyareyare6135 жыл бұрын

    Runtiii chanelkan waxa uu noqday kii iigu sameynta badnaa ee aan dawado, wuxuu dib ii xasuusiyaa dhaqanka iyo maamuuskii soomalilaheed. Halkaas ka siiwada mudanyaal igare iyo c.shugri

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein47315 жыл бұрын

    Hhhhhhh anigo maqla intad sheegtay ayan America imid qosol wan arkay

  • @ummujaabir4952
    @ummujaabir49525 жыл бұрын

    Walee anigaa sheekadaan mid ka qaran ayaan uga sheekeeyey gabar yar oo miyi joogtay ileen magaladaan ka tagee

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak57455 жыл бұрын

    Kkkk wlhy sheeko Qosol Badan Weeey Ina Abtiyow Nin Nin Ka Tagay Baad Ahayd

  • @warsantube
    @warsantube5 жыл бұрын

    Qof walba markuu miyi ka yimaado oo magaalo soo galo waxaa ku dhacda waxyaabo layaableh Maadaaama labada nololood kala duwanyihiin anigu waxaan magaalada laascanood soo galay 2002 dii markaan magaalada imi laamigaasi wuu ku jiray waxyaabihii igu cusbaa ee aan layaabay lkn ta iigu darnayd markii eedaday way dhimatay ilahay ha unaxariistee ay itidhi ii soo qabo eedo tuunjiga/badhimaanka magaranayo waxa uu yhy badhimaanku lkn waxaan arkayey wax xadhko leh oo lawadwado waa line ' e ama telephone kii hore ee guryahay lagu xidhan jiray qoftaydii badhimaanka loo diray telephone kii baan jiitay dee mawaxaan xadhigii goynbaa saan ujiidayey😂😂😂😂 Waa lawada qarsanayaaye nimaan jabkaa soo marin majiro markuu magaalo soo galay 😁

  • @kingcashjama920
    @kingcashjama9205 жыл бұрын

    waa cajiib mansha alaa

  • @naimawarsame8625
    @naimawarsame86255 жыл бұрын

    Hhhhhhh igarre walaahi waa iga qoslisa dadka baadiya ku dhashey oo ku sookaroy dhibey kala kulmaan magaalada ani qisooyinkan ku wo lamidaa igu dhacay markan magaalo sogaley markan so xasuusto waa isku qoslaa

  • @hhaji6556
    @hhaji65563 жыл бұрын

    Walaahi waan jeclaanlahaa, inaan baadiye kusoo barbaaro nimankii dugsiga kuudiidayna waandhaliilaya waa shooko xiisaleh.

  • @hadhkanolosha7491
    @hadhkanolosha74915 жыл бұрын

    War sxb igarroow waa nin sxbkaa ahe.. niyow arinkii ku aadanaa raggi geela qaaday.. Gabaygaad katirisay ayaan xiiso uhayaa..

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed78453 жыл бұрын

    Wacaleeykum Salam waraxmatullahi wabarakatuh

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur23315 жыл бұрын

    Ooo weliba inan ku arko ayan jeclaan lahaa wlhii aduun kaan wa arki donaa

  • @sharifohagar6342

    @sharifohagar6342

    4 жыл бұрын

    Mashallahu

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun88213 жыл бұрын

    Habeen kii baadiyaha marka qoraxda dhacdo ma baqdaa???

  • @saciidgarlibaax4536
    @saciidgarlibaax45365 жыл бұрын

    Nin waaya araga sheekoyinkiisana aan jeclahay

  • @nicmofarah8206
    @nicmofarah82065 жыл бұрын

    Sifiican ban ugaranayaa bohoodle iyo lasacaanod inta udhaxaysa waa caro aad ukala fogyihiin

  • @mohajama5607

    @mohajama5607

    4 жыл бұрын

    😄😄😄😄 libaax

  • @eng-abdallaabdirizaq5796
    @eng-abdallaabdirizaq57964 жыл бұрын

    Laac tv wxaan ka codsaneena in ay nooga sheekeeyan sidaa isku brateen

  • @MohamedB614
    @MohamedB6142 жыл бұрын

    😂 😂 Inaader sheekoyin Qosol Badan oo macaan bad haysa 😂

  • @abshiroaxmed9959
    @abshiroaxmed99595 жыл бұрын

    wcs

  • @mohammedabdi8740
    @mohammedabdi87403 жыл бұрын

    War waxaad u egtahay mid awr aadun ah beri awrkayagii inna hanaan nagaga diray oo kayagii garbaha lacalashtay

  • @engaxmedaadanrooble7726
    @engaxmedaadanrooble77265 жыл бұрын

    Kkkkkk waaa sheeko aaad uqurux badan wan kahelay igere

  • @bareyare6059
    @bareyare60595 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maantaan si kal iyo laaba uqoslay

  • @jamaalgoh8308
    @jamaalgoh83085 жыл бұрын

    Igarre Waayo Arag dhamaystiran

  • @EngDeeq789
    @EngDeeq7894 жыл бұрын

    Cajiib masha allah

  • @samasa436
    @samasa4365 жыл бұрын

    Shaqsiga soomaaliga dhabta ah ee aan isbadalin waa sida ninkaan oo kale. Naftiisuu kukalsoonyahay.

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed20125 жыл бұрын

    Kkkkkk sheekooyinkaasi waa kuwa igu baxa een runtii aad uxiiseeyo waa sheekooyinka miyiga kusaabsane.

  • @sallowadam5982

    @sallowadam5982

    5 жыл бұрын

    Kkkkk caadi maha igarre runtii waa filasoof runtii hadalkii kiisa waxaan Ku qoslay boqol dollar oo aan badh cunay baan baabur Ku soo nayaa😉😉😉😉

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed20125 жыл бұрын

    Sheekadaas dadka waawayn wlhi kaala dabeecad ayaan ahay ilahay amarkii dhalinta iiguma baxdo anigana.

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays40663 жыл бұрын

    Oo adigu waad ii dhuumataye ma reer Buuhoodlaad ahayd😎👍

  • @halwamuse3777
    @halwamuse37775 жыл бұрын

    Kkkkkkk walaahi shekadani wa fani

  • @rodafarah6344
    @rodafarah63445 жыл бұрын

    Walahi saan u qoslayay neeftaa igu dhagtay hhhhhhhhhh

  • @ilhaanbhussendhoore1433
    @ilhaanbhussendhoore14335 жыл бұрын

    Waaaa sheeko funny an thanks walala