Shiikh Shaaciro oo ka hadalay khud,badii jumcada masjidka NASRU DIIN daawo muqaal cajiib ah 》

#NASRU_DIIN_TV
Kusoo biir KZread ka NASRU DIIN TV DURUUS IYO WACDIYAAL TAXANO KALA SOCO KHEERKA NALA FAAFI AJAR AYAA KA HELAYSAA INSHA,ALAAH
SUBSCRIBE SAAR SI AY DHIIRO GALIN NOOGU NOQOTO KHEERKA AAN KUU SOO GUD BINAYNO
HA DHALIILSAN KHERKA
ASTAANTADA HANOQOTO QOF KHEERKA KA MUUQDO MAHAD SANID
/ nasrudiintv

Пікірлер: 3

  • @cumarhajir-sv9nd
    @cumarhajir-sv9nd4 ай бұрын

    Masha allah shiikhaanu caadi ma,ahan

  • @cqadirxamza9122
    @cqadirxamza91224 ай бұрын

    Maashaa AlLaah sheekh Shaaciro kutubta ayaan ka raacan jiray 40 sano ka hor, masjidkii AlLaha u naxariistee Xassan Cigaal, Gaalkacyo. The expression of his face never changed all these years, Maashaa AlLaah. Xushmo badan ayaan u hayaa sheekha. Maalin Inaan Gaalkacyo ku soo ziyaarto ayaan rajaynayaa Inshaa AlLaah

  • @Abdinoor-ti2cf
    @Abdinoor-ti2cf4 ай бұрын

    ماشاءالله❤