Shiicadii dhacday Dhagaxa Madow ee Kacbada

Halkan ka akhriso: gaaldiid.com/sermon/qaraamida...
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZread
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
#Shiicada
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 80

  • @King_Yash612
    @King_Yash6125 жыл бұрын

    Ilahey waxan ka barya in u janada ku geeyo inshallah waxan ka codsan laha sidan oo kale in aad inagu so badiso Qisoyinka Jazakalahu kheyr 🙏🏽🙏🏽

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad67855 жыл бұрын

    Subxaanallaah allow shartooda naga qabo aamiin soomaaliyey iskajira haku qaldamina quraanka kariimka tasfiirkiisa barta sunada nabiga scw raaca soomaaliyey fikirkooda dalkena koleey waasoo gaarsiyeen dad badan ayaa raacay wax barasho iiraan ka doontay iyo mar eey dhaheen wiilal iyo gabdho ayaan isuguurineeynaa ujeedo ayeey ka leeyihiin soomaaliyey iskajira inta leesuguuriyayna hala wacdiyo allow waqtiga adage lagujuro nasamato bixi aamiin yaa allaah

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46185 жыл бұрын

    Sxb waxaad inoo sheegtaa Qabiilkii Nabiga scw Quraysh iyo imika dhaq dhaqaaqoda

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame20235 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh Alle dartiis baan ku jecel nahay

  • @xamzejaamacbiciidfuul7895
    @xamzejaamacbiciidfuul78955 жыл бұрын

    Cilmigaaga iyo cimrigaaguba ilahay habarakeeya

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official17695 жыл бұрын

    Allhu akbar masha allh allhu kubarkeeeyo

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame48335 жыл бұрын

    Subxanallah illahay aya ilashanaya xaramka barakaysan

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81935 жыл бұрын

    Jisaakallaahu khayran shiikh ma aqaan si aan kugu mahadceliyo waxaad noo faaiidayso awgeed allaah haku xafido aduunka aakhirana janatulfardaws adiyo ehelkaagaba ha inagu kulmiyo inshaa allaah 🤲🤲🤲❤

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow78265 жыл бұрын

    SUBXANLLAH wa jazakallah huqayr sh Abdul Aziz oogle

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81935 жыл бұрын

    Subxaannallaah manshaa allaah shiikh cabdulcasiis muxamed oogle shiikh mahadsanid in aad arintaa kasoo hadasho waayo dadka somalida badankood waxba kalama socdaan caqiidada shiicada allaah hanaga qabto sharkooda xasbunallaah wanicmal wakiil

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas18105 жыл бұрын

    Alaha naga xafido sharkoda cilmiga & cimriga alaha kubarakeyo shikh

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын

    Sh. ABDULZIIZ wax rabii kooxad shico ee seydiiiyada tariikhadod inasha aallah

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын

    Tariikhad islaam shico waxy kak jiirat meel madwuu Allah ka jaroo waxyii kasabadeen inaasha aallah

  • @ahmadadam5105

    @ahmadadam5105

    5 жыл бұрын

    kawaran dadka leh sacuudig oo mareekanka lajiraan kaso horjeedaan iraan baan tageeraan oo mareekanka iska dhicinesa

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын

    Jaazklm kheyer sh. Abdulziiiz shiico waa gaaloo

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad67855 жыл бұрын

    Jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin😍❤❤

  • @adoontiiallemariam9875
    @adoontiiallemariam98755 жыл бұрын

    Cabdulcaziiz Mohamed oogle sodhawow Khanelkan Wanku Cusbay waan kusoo dhaween wllkey Sodhawow Kheer Haka Abal Mariya In Badna Wan radin Jiray khanelkkada Hadana Wan Helay Axlm yaa akhii

  • @xamzejaamacbiciidfuul7895
    @xamzejaamacbiciidfuul78955 жыл бұрын

    Shukran bro aad kusalamaya

  • @harishbwoi1317
    @harishbwoi13175 жыл бұрын

    Subxanallah illahay hanagaqabto mushrikinta

  • @voutoffboost5400
    @voutoffboost54005 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @prozakariyeabdisawdhe5926
    @prozakariyeabdisawdhe59265 жыл бұрын

    Ma ashahaadanayaan oo nabigana ma qirayaaan

  • @bartanabada2906
    @bartanabada29063 жыл бұрын

    taariikhdan waa mid igu cusub

  • @amalahmed8680
    @amalahmed86805 жыл бұрын

    MashAllah MashAllah

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Subhan Allah

  • @saabirdaauud6039
    @saabirdaauud60395 жыл бұрын

    Sheekh alle khayr haku siiyo e waxad ii sheegtaa caqiidada ay aaminsanyihiin DURSIYIINTA ku nool suuriya iyo lubnaan

  • @sadaamhassan9652
    @sadaamhassan96525 жыл бұрын

    Thnks shiikh waa khise muhiima

  • @ahmadadam5105
    @ahmadadam51055 жыл бұрын

    somali badan ayaa taageero u heesa iraan xaga siyaasada ee fb haa laga wacyi galiyo

  • @bilanalawi814
    @bilanalawi8145 жыл бұрын

    Allah ku zaidiyo yaa Sheekh Masha Allah

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle80365 жыл бұрын

    Subxanlaahi waa dhacdo iigu cusb walhi ilhey waxkasta waa u dulqada lkn ma jifa

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan105 жыл бұрын

    #Masha #Allah

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal40135 жыл бұрын

    Mahadsanid gaaldiid

  • @maryanrunadan6048
    @maryanrunadan60485 жыл бұрын

    Alah haku xifdiyo

  • @nafisocadeynafiso3869
    @nafisocadeynafiso38694 жыл бұрын

    Masha allah jazakalahu qer ya shekh

  • @baalebb7371
    @baalebb73715 жыл бұрын

    Wcs wr wb camo

  • @samaramahamed3892
    @samaramahamed38925 жыл бұрын

    Mahadsanid sheekh alla kamangalnay dhibtoda

  • @hanadgigis8049

    @hanadgigis8049

    4 жыл бұрын

    Aamiin ya rabi

  • @amalhassan56
    @amalhassan565 жыл бұрын

    Subxaan Allaha

  • @fardowsoxusen9138
    @fardowsoxusen91385 жыл бұрын

    Cilmigaga iyo cirmgaga illaah ha ku barakeyo shekh illaah dartis ayaan kuu jeclahey wax badan ayaan ka faidey wlh ad ayaan ula socda chenalgaga jasakallahu qer

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada4 жыл бұрын

    Shukrn wll Allaha ku barakeyo Aqontada

  • @sahragacal4319
    @sahragacal43195 жыл бұрын

    Jizaakalaah kheyr sheikh

  • @muusabsaid7771
    @muusabsaid77715 жыл бұрын

    Inta tagerta idacada buluxubey gacanta tag☝

  • @mhxmg3945
    @mhxmg39455 жыл бұрын

    jazaakallah kheyr sheekh. marka musliminta 22ka sano xajka mayna gudaninmiya????????

  • @sucaadhoone6139
    @sucaadhoone61394 жыл бұрын

    Waad mahsan tahy in badan wyo qiso yinkii hore fcn umaan aqoon waxaad tahy qof imaray waad mhsan tahy ilhy garabkada hanoqdo waxan jclan lahaa in Sibarto kutubyada badan ee ay qoroon wadadadii hore iyo xadiisyada nabigana scw zcw scw zcw

  • @xasanmacalin8140

    @xasanmacalin8140

    4 жыл бұрын

    Jasaakallaah yaashiikh

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi5 жыл бұрын

    Noolaw sheikh

  • @boqordayib7173
    @boqordayib71735 жыл бұрын

    Jazakallaah sheekh

  • @maryanrunadan6048
    @maryanrunadan60485 жыл бұрын

    Masha allah

  • @allahuakbar8644
    @allahuakbar86445 жыл бұрын

    Subxanalah

  • @hipoibrahim7201
    @hipoibrahim72015 жыл бұрын

    Subxanalaaah 😡😡😡😡

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen22162 жыл бұрын

    Subxana

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz27 күн бұрын

    ❤scw scw scw ❤scw scw scw scw scw scw scw ❤scw scw scw ❤

  • @maxamedcabdi2012
    @maxamedcabdi2012 Жыл бұрын

    sxb waxad shegta dhagaxan muxuwyahay

  • @amalahmed8680
    @amalahmed86805 жыл бұрын

    Shabnallah

  • @safaabuubakarprime3892
    @safaabuubakarprime38925 жыл бұрын

    subxana aallaah

  • @HamzaAli-jt9hx
    @HamzaAli-jt9hx5 жыл бұрын

    subxanallah

  • @demagoog3641
    @demagoog36415 жыл бұрын

    Sheekh marku xajarul aswadku baxrayn yaalay ma waxaa waajib ahayd in xaga baxrayn loo sujudo? Sheekh jawab waafiya naga sii isha allah

  • @user-sn3ik6hr1w
    @user-sn3ik6hr1w5 жыл бұрын

    Oo wll su'aasha aan rabo iinna ku wey diiyo nagaxa madoow kuma jiroo miyaa

  • @user-sn3ik6hr1w

    @user-sn3ik6hr1w

    5 жыл бұрын

    Dhagaxa ayaan ka wadda

  • @sadiyaali1272
    @sadiyaali12725 жыл бұрын

    Diners

  • @fardowdo30yaayamaxammed6
    @fardowdo30yaayamaxammed65 жыл бұрын

    dadka. kacbadii. ilaaheey. saas. u. galay. aa. wali. muslim. waaye. la. lee yahay. waa. yahuud. qarsoon. shiicada. somali. yeey. iska. ogaada. gaal nimada shiico. somali. aan. aqoon. ulaheeyn baa jirto. oo. umoodo. ineey. muslim. yihiin shiicada. shartooda. Allaha . kuceliyo

  • @mulkisiyad6785

    @mulkisiyad6785

    5 жыл бұрын

    Aamiin

  • @hanadgigis8049

    @hanadgigis8049

    4 жыл бұрын

    Aamiin ya rabi

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud58933 жыл бұрын

    DHAGAXA MADOOW, MUXUU YAHAY NOO MICNEE DIINIYAN

  • @habiboahmed7079

    @habiboahmed7079

    2 жыл бұрын

    حجر الأسود

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe2 жыл бұрын

    Si fiican bey yeeleen kol haddii dhagaxa madow ay ka baxeen. Haddii uu ilaah difaacayo gurigiisa muxuu ugu difaaci waayey ninkaa?

  • @ahmedzaki8496
    @ahmedzaki84965 жыл бұрын

    Munaafaq wahaabi ah oigle

  • @amuunabdi5554

    @amuunabdi5554

    5 жыл бұрын

    Micnaha munaafaq ma taqaan maad ilaahay ka baqdid

  • @abdirazakahmed8780

    @abdirazakahmed8780

    4 жыл бұрын

    jaahil ma shiicada gaalada munaafiqiinta ah miyaad difaacaysaa

  • @kingjacob5542

    @kingjacob5542

    4 жыл бұрын

    Hala hadlina waa shaydaan shiico ah wakuwa khamanaay shaydaan xoogaga lacagta ah ka tugsada oodiinta ka baxay

  • @aayatullahmohamedhussein8671
    @aayatullahmohamedhussein86715 жыл бұрын

    Tuug baatahay shiicada beenta kadaa war dadaw wixii la idin yiraahdo ma iska qaadanaysaan Shiicada ayagaa ladul miyey Taariikhda gooba shiico is qarxisey ama dad xaq daro kuleysey Wahaabiya soomalida waxy doonto usheegeysa qarax iyo dhibaato suni baa laga bartey ee shiicadu waa dAd islaam ah adinkuba taariikhda raadsha car soo hel taariilhda shiico wax gumaadeu lkn suni wax qarxiyeu waa buux

  • @queenikran1591

    @queenikran1591

    5 жыл бұрын

    Subxaanallah qoraalkaadan ma ka fiirsatay walaal qof aan wax kaa Samayn ayaad TUUG ku leedahay. Alle xaqa ha na tuso dhamaan teen .Sheekhan wax badan ayaan ka baranay Allaha barakeeyo..

  • @thabitabdallaali7917

    @thabitabdallaali7917

    5 жыл бұрын

    Haaa nigaa soo baaray 10000 dhacdo ayaan arkay oo ay shiicadu sameyda brcad diimeedka ah sabab baa shiicada udifaacin Mise adigaa ah shiico Sahadii ay tahay dee ninwalba dadkiisu difaacanayaa adigana kulayaabi maayo dadkaaga ayad difaacan

  • @fhgftgj5321

    @fhgftgj5321

    5 жыл бұрын

    Waryaa maxa sheqa u cayesaa illah kabaq culimada lama cayee

  • @marwosharmake1561

    @marwosharmake1561

    5 жыл бұрын

    Kkkkkk walle soomalidi way walaty hadaysaba shiico udoodayso ader tan anigaa kaa naqan waa beenaley kitaabki way badalen sunaha Nabiga scw way caayan 10jannada logu bishareeyey way caayan intas haku deeqdo haddi kale isdel del

  • @abdirazakahmed8780

    @abdirazakahmed8780

    4 жыл бұрын

    jaahil nacas ha difaacin munaafiqiinta shiicada ah ee alle ka furtay

Келесі