Sheekh Muuse Cadde" Fekirka Wahaabiyada waxaa noo keenay Sacuudiga 1965.

Sheekh Muuse Cadde" Fekirka Wahaabiyada waxaa noo keenay Sacuudiga 1965, iskoolaan fureeynaa ayay dhaheen balse xerti way diideen, markaasey dhaheen bishii waxaan bixinaynaa 90 Shillin oo xilligaa qaali ahaa" Wareysi aan la yeelannay Sheekh Muuse Cadde, wuxuu uga hadlayaa, taariikhda Suufiyada, Dastuurka dalka iyo diinta, Kacdoonka Shacabka iyo dowladda ee Alshabaab iyo arrimo kale.

Пікірлер: 36

  • @liidotv1
    @liidotv1 Жыл бұрын

    Sheekha keliya ee og wixi dalka ka dhacay ✔️

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    Жыл бұрын

    Kan ugu danbeeyay ma aha

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia6 ай бұрын

    Shiiqa muuse cade ilahey ha daaayo runta sheegay

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 Жыл бұрын

    Maashaa allaah allaha xafido sheekha waa runtiis

  • @liibaanajeey
    @liibaanajeey Жыл бұрын

    Mashalaah sheekha Allaha xifdiyo

  • @MohamedAhmed-lf3nn
    @MohamedAhmed-lf3nn Жыл бұрын

    Shiiqu waa soo jabay.

  • @mohacade8773
    @mohacade87738 ай бұрын

    Wahaabiyo alle hana ga qabto

  • @zakariya55bana38
    @zakariya55bana38 Жыл бұрын

    Ala yaxfidak baba musa

  • @DaameeyFilms
    @DaameeyFilms Жыл бұрын

    Sheekh Muuse Cadde Allaha barakeeyo, wuxuu ahaay shiikh Somaligi ugu horeeye ee wacdigiisa aan maqlo markan caqliyestay, Xasuus gaar ah uu igu leeyahay😇

  • @hibohassan3817

    @hibohassan3817

    11 ай бұрын

    Wale wax kaa nasiiib daran maleh kanba hadad ku garad satey ale kuu maqan

  • @DaameeyFilms

    @DaameeyFilms

    11 ай бұрын

    @@hibohassan3817 kaskaada hadashaye, culumada ka leexo

  • @abdinurfarah109
    @abdinurfarah109 Жыл бұрын

    Dowladdu waxey ku dadaaleysaa in culumada ay isu soo dhaweeyaan, wariyayaashiinana waxaad ka shaqeyneysaan inaad kala fogeysaan, fadlan iska joojiya su'aalaha xasaasiga ah oo culimada kala geynaya. .

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 Жыл бұрын

    Caalimka weyn ee Somaaliyeed Shiikh Muuse Cadde Eebbe ha xifdiyo asiga iyo Ma shaa,iqda kale

  • @sooyaalkanolosha5920
    @sooyaalkanolosha5920 Жыл бұрын

    Asc risaala tv waan idiin salaamay waxaan wataa codsi ku aadan shiiqaan oo ah in uu shiiqaan codkiisa aad u macaan yahay sida li ajligeed hanoosoo duubo qiraa'ah quraanka 114ta

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih Жыл бұрын

    Cajaaib sheekhow ❗

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 Жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @omari3096
    @omari3096 Жыл бұрын

    Suufi

  • @noorahmedhirat4404
    @noorahmedhirat4404 Жыл бұрын

    Wixii sheekh u yaqaana kan waad dhunteen

  • @hibohassan3817
    @hibohassan381711 ай бұрын

    Wahabiyo waaa kuwiii qabriyada aad cabudi jirtey kaaa dul kiciyeen oo towxidka ku fahansiye alxm dhaha

  • @chriswignall2970
    @chriswignall2970 Жыл бұрын

    Diintaada lama iibsado waa daciifnimo fatwa doolar ayaa socota oo aan idinkaga digayaaye

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    Жыл бұрын

    Chris adiga magac gaal aa wadadaa khawaarij is qarinaayo aatahay shartaada ilaah hana kaa mootiyo

  • @ashidabdulla4598
    @ashidabdulla4598 Жыл бұрын

    Waa nin aan aqoon diinta macnaheeda.wuxuu aqoonsayahay ragga somalia haysta.waa dariiqo. Shabab waxaa lagu haystaa diinta ayey ka badaan soomalida.maraykan,dariiqo, democraqadi,Africa, diinta isukeentay waa shaydaan diintiisa.beenlow 70 jir ah.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Жыл бұрын

    CARAB.WA CADAWGA SOMAALIYA MAALIN WALBA WAXAY NO KEENAN DIIN BEENA OO AY IYAGU ISKU SODILEEN

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Жыл бұрын

    Nin waayo arag baan ahay leh, haddana baddaawaa ah, waaye. Markii Shirkigii iyo Khuraafadii lagala dagaalamay waa inay dicaayad ka fidiyaan fikirkii Salafiga ahaa oo ay duraan waxaan jirinna caamada ku aqriyaan. Qur’aanka ciddii shakido oo Saxaabada durta inayna Islaam ahayn soo ma’ogid

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын

    Wahabi wahab wa magac magacyada ilahey ka mid tas ogada wa amaan mida kale ilahey aya nokene imaankan qabrida ayan dul fadin lahein

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    Жыл бұрын

    😮ismacil abdi wahabi magaca lagama hadalaayo waa fikirka qaladan oo Musliminta lagu Gaaleeysiiyo dhiigoodana lagu baneeysto waaye wax kale ha u ordin !!

  • @Masago2025

    @Masago2025

    Жыл бұрын

    @@wmdghdgg1234 sxb qof ku gaaleysiin karo majro aayada quraanka iyo axaadithka rasuulka scw waxaad samey neeyso hadaad ku raacdo suufi,,wahbi,,takfiir,,khawarij isku soo wada duube 6240 aayada qutaanka hadaan raacno aduun iyo akhiro wa liibaaneyna

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    Жыл бұрын

    @@Masago2025 ma waxaa iga dhaadhicineeysaa hadii ay shabaab iyo wahaabi takfiir ay i dhahaan gaal ay ayaaat tahay si qaldan quraan loo fasiray waa sax nin yahow ilaah ka cabso!

  • @Masago2025

    @Masago2025

    Жыл бұрын

    @@wmdghdgg1234 bra adiga hadaad barato tafsiirka ood ku dhaqanto maxaa ku jaban inti aad qof kale u daba fariisan laheeyd ,,waaayoo aayada isma qilaafeeyso allaah waxaw lee yahay ولوكان من عند غير الله لوجدو فيه اختلافا كثيرا

  • @hibohassan3817

    @hibohassan3817

    11 ай бұрын

    ​@@wmdghdgg1234cid qalad u fasireyso ma jirto quburaha laidinka dul kacshey alxm dhahy

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade503611 ай бұрын

    Suufiyada iyo ashaaciradu goormey na soo galeen iyo khuraaffadka ileen diinta islamku suufinimo lama bilaabanin iyo khuraafo iyo ashacire😂

  • @hibohassan3817

    @hibohassan3817

    11 ай бұрын

    Ala run badnidaah alow ku barakeeh

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v Жыл бұрын

    Fikirada qabuur caabudkana goormey nasoo gashay wadaadow

  • @samohamed3624
    @samohamed3624 Жыл бұрын

    Cumar ibn khadaab been baad ka sheegtay dilkiisa

Келесі