sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun-burburkii cusmaaniyiinta

Пікірлер: 96

  • @ELMANSSON
    @ELMANSSON3 жыл бұрын

    3/March/1924 ayaa inqilaab lagu sameeyey dowladdii islaamiga ahayd ee ugu dambaysay, maantay oo aan taariikhdaan dhegaysanayo taariikhdu waa 11/August/2021 97 sannadood ayaa laga joogaa inqilaabkaas. Sida codka sheekha laga fahmayo cajaladdaan waxaa la duubay 1994 oo 70 sannadood inqilaabka laga joogay, waqtigaas oo hadda laga joogo 27 sannadood. Ilaahoow cabsidaada nagu dil.

  • @vipmuniir8301

    @vipmuniir8301

    3 ай бұрын

    Amiin

  • @naashiyaali6845
    @naashiyaali68456 жыл бұрын

    Illahow qeer sii sheekh musdafaa janadana geey illaho cunug sheekh mustafaa cml isiii aamiin iidhahha

  • @atgxhgdkd4360

    @atgxhgdkd4360

    3 жыл бұрын

    Ilahay ha ku siiyo wax fican aya ilahay ka bariday

  • @MoonMedia.

    @MoonMedia.

    2 ай бұрын

    Amiin abaayo

  • @nuurkiitogdheer8353
    @nuurkiitogdheer83536 жыл бұрын

    Maasha Allah tabarka Allah sh mustafe x ismaaciil haaruun Alle raali hakaa ahaado ilahaw sidiisa Oo Kalle Iga dhig Iyo Wixii jeclba

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar16193 жыл бұрын

    Sheikh Mustafa Alle ha ku xafido Adiyo duriyadadaba wa bil ramadaane janadana ha idinku caasuumk adiyo duriyadada iyo waalidkabad❤🤲🤲🤲

  • @ayaneadawe2987
    @ayaneadawe29876 жыл бұрын

    Jazakalah Khayr sheekh mustafe ilahay denbigaga ha dhaafo

  • @zakiakshan3026
    @zakiakshan30267 жыл бұрын

    masha allah sheekh alle janada hakugu abaal mariyo runtaa waa waxa maanta islaamka haysta

  • @fatushali5586
    @fatushali55868 жыл бұрын

    Allow shiiq mustafa haruun janada ku geey

  • @Shuaibhallaazi

    @Shuaibhallaazi

    4 жыл бұрын

    Asanın wlle

  • @AhmedMooge12

    @AhmedMooge12

    4 жыл бұрын

    Aamin

  • @murzal31

    @murzal31

    3 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin

  • @m.a.dprodaction9518

    @m.a.dprodaction9518

    3 жыл бұрын

    Dhamaan ten janada allaha ngu kulmiyo

  • @ahlaamadam2741
    @ahlaamadam27417 жыл бұрын

    Rabbi raali hakaa noqdo adiga iyo dhamaan culumada muslimiinta iyo dhamaan umada Muslim ka ah.

  • @abwaanbaashebogaaye2307
    @abwaanbaashebogaaye23076 жыл бұрын

    mnsha allh sheekh mustfe alle haku barkyo

  • @osamaahmed9869
    @osamaahmed98694 жыл бұрын

    sh.mustafe sheekhan aduunka ugu jecelhy iyo maxaadarada aan ugu j.....

  • @maalowchenal2565
    @maalowchenal25656 жыл бұрын

    Jazaaka Allah sheekh Mustafa Xaaji ismaaciil

  • @ayaaleismail7846
    @ayaaleismail78468 жыл бұрын

    Mansha allah sh mustafe alle janada ha ka warabiyo

  • @Dr-zj5uy
    @Dr-zj5uy3 жыл бұрын

    Waa Habeen Ramadan ah Waliba 25 Ramadan Saacadu Waaa 4:35 habeenimo illaahay waxaan ka Baryaaaya in illaahay Ubad adoo kale ah isiiyo sido kale aynu ku kalena Janatul Fardowsa

  • @ogaansho7953

    @ogaansho7953

    2 жыл бұрын

    amn

  • @abdullahimahamudbile

    @abdullahimahamudbile

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @abdirahmandahir6918
    @abdirahmandahir69183 жыл бұрын

    allah hakaraameeyo sheekh mustafe 2021.

  • @kamaalissak6113
    @kamaalissak61136 жыл бұрын

    Jazzka allah sheikh mustafa xaaji ismail

  • @abdiazizadam787
    @abdiazizadam7873 жыл бұрын

    M.allaah codkaan aad ayaan ugu helay muxaadarooyin kale oo saan eh hadaa hayso soo dhig wll🙏🙏🙏

  • @shaakirfarxaansuudi6785
    @shaakirfarxaansuudi67857 жыл бұрын

    jaza kallah shiikhunaa

  • @xusnixaayow7450
    @xusnixaayow74506 жыл бұрын

    mssllh shiiq adun aqiro allha ku xafdo

  • @zakariam.alimire8863
    @zakariam.alimire88634 жыл бұрын

    Khudbadaan sideedsano kahor bay ahayd maanta waa 2020 masjidkii aya sophia waxaa dib loogu soo celiyay masaajid jumcadaane waa lagu tukan salaadii ugu horeysay 80sano ka dib

  • @mustafecali9182

    @mustafecali9182

    3 жыл бұрын

    maaha 8 ee waaa 30 sanno kahor 1990kii weeyi

  • @abduwelidalel9054
    @abduwelidalel90547 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا شيخ مصطفى

  • @alibare5758
    @alibare57588 жыл бұрын

    maansha allaah ilaahay ha barakeeyo

  • @hamdishueb8053

    @hamdishueb8053

    7 жыл бұрын

    Ali Bare

  • @Khayre73
    @Khayre734 жыл бұрын

    maansha Allah sheekh mustafe khayr Allah haku siiyo ifka iyo aakhiraba

  • @hamzamahamoud1809
    @hamzamahamoud18097 жыл бұрын

    BarakAllah Fik

  • @mahadmalaaq3103
    @mahadmalaaq31038 жыл бұрын

    Allow amuraha noo wada sahal

  • @munomaankaofficial7225
    @munomaankaofficial72258 жыл бұрын

    shiiq Allah's ha dhowro

  • @munomaankaofficial7225

    @munomaankaofficial7225

    8 жыл бұрын

    hi

  • @cabdihasan8237

    @cabdihasan8237

    8 жыл бұрын

    +muno sheikh abdullahi mmm

  • @cabdihasan8237

    @cabdihasan8237

    8 жыл бұрын

    +muno sheikh abdullahi the

  • @asadmohmmad755

    @asadmohmmad755

    7 жыл бұрын

    muno sheikh abdullahi

  • @alinoursmart1039
    @alinoursmart10398 жыл бұрын

    Jasaka Allah khayr

  • @mohamedibrahim-os9gs
    @mohamedibrahim-os9gs3 жыл бұрын

    Jazaka allah shekh mustafe alle haka abal mariyo

  • @abdisahalyasin659
    @abdisahalyasin6598 жыл бұрын

    mashalah ilah jano hakugu abal mariyo

  • @maryanmohamed4116

    @maryanmohamed4116

    5 жыл бұрын

    Amiin ya Raabi

  • @abdulljama4591
    @abdulljama45918 жыл бұрын

    mshaallh Allah haku xifdiyo

  • @mnastexmnastex3965

    @mnastexmnastex3965

    5 жыл бұрын

    Scw

  • @saadeqdonka5081
    @saadeqdonka50812 жыл бұрын

    Masha allah shiikh mustafe janada alle haka warabiyo

  • @sophy20233
    @sophy202333 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @jamaalacc
    @jamaalacc7 жыл бұрын

    maasha allah

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo sheekh mustafe

  • @abdirashiddiriye8779
    @abdirashiddiriye877911 жыл бұрын

    maanshaalah sheikh mustafa,Eebe hakuxafido.

  • @mrsjama3542
    @mrsjama35425 жыл бұрын

    Ilaah ha xafido sheeqa

  • @calinuurwarfaa1504
    @calinuurwarfaa15044 жыл бұрын

    ilaahay haka amaal mariyo sheekh mustafe

  • @bestboy1110
    @bestboy11107 жыл бұрын

    mahadsanid sheekh mustafe

  • @rasaamofficial7470
    @rasaamofficial74704 жыл бұрын

    7 sano kadib ayn ka faa ideysny illah haku dhowro

  • @osmanahmed9576
    @osmanahmed95768 жыл бұрын

    jasaka llah shiikh mustafe

  • @hamdishueb8053

    @hamdishueb8053

    7 жыл бұрын

    Osman Ahmed

  • @omarawdheere792

    @omarawdheere792

    6 жыл бұрын

    جزك الله خير الشيح مصطفي اسماعيل هارون

  • @pleasureyourmind8351
    @pleasureyourmind83516 жыл бұрын

    Maansha Allah

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani35948 жыл бұрын

    masha alah

  • @mohamedabdiosman7990
    @mohamedabdiosman79907 жыл бұрын

    jazkllh

  • @mrsjama3542
    @mrsjama35425 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin

  • @dinixahmed5627
    @dinixahmed56275 жыл бұрын

    allaw jirkaga kadhawr naar janadana Ku gee sh aan jecelnahay

  • @hassanabdalla6357
    @hassanabdalla63576 жыл бұрын

    الله اكبز

  • @guledahamed1732
    @guledahamed17323 жыл бұрын

    jasakallah khayr sheekh mustafe

  • @axmadxusen2265
    @axmadxusen22655 жыл бұрын

    Masha alla

  • @mirre199
    @mirre1994 жыл бұрын

    Mansha allah shiikh kudayasho mudan

  • @mariamehaa4819
    @mariamehaa48194 жыл бұрын

    Ilaah baa ka awood weyn wxbana nama yeelayan gaalo

  • @sadiahussein4914
    @sadiahussein49148 жыл бұрын

    masha allah shkh mustafa

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab773 жыл бұрын

    Jazakalah sheekh

  • @sadamsadaq1988
    @sadamsadaq19883 жыл бұрын

    Allow ka ajirsii sheeq musdhafe malin ey hood kle uu jirin

  • @mahamedsalah1904
    @mahamedsalah19047 жыл бұрын

    jazakallahu kheyr

  • @Dr-zj5uy
    @Dr-zj5uy3 жыл бұрын

    Ata Turk Lamaba Hubo In Islam Aha dad badan Waxay aaminsan Yihin Inuu Haaa Yuhuudi

  • @nugaal7690
    @nugaal76902 жыл бұрын

    2022

  • @manzakir4666
    @manzakir46667 жыл бұрын

    bal eega Kuwan unlike ka bixinayaa mxay ahaayen

  • @gouleittsheekhxareed1490

    @gouleittsheekhxareed1490

    6 жыл бұрын

    Man Zakir Waxa Laga Yaaba Wll Macnaha Dislike Ayanay Fahansayn:DXD

  • @maxamedxasan2911
    @maxamedxasan29114 жыл бұрын

    Allow islaamka duliga kabixi heer galbeyd iyo yehuda dulley

  • @user-mf8xj8kd3o
    @user-mf8xj8kd3oАй бұрын

    😅

  • @user-mf8xj8kd3o

    @user-mf8xj8kd3o

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaafikocher1491
    @shaafikocher14913 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw scw csw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xuseenmedia
    @xuseenmedia2 жыл бұрын

    Kuwan illahay madaxa jooga dhigay miyanay maxadaradan dhagaysan tolow

  • @leyloosman703
    @leyloosman7033 жыл бұрын

    Anago Somali ah maxa naga hortagan in aan Kitaabka dastur ka dhigano oo isku xukuno? shacabka Somaliyed se maxay ogu qancen galada waxay noso qoren an qadano?

  • @farahjama2332
    @farahjama23325 жыл бұрын

    Wahaabiyo waxay ka xunyihiin heerka uu gaadhsiiyay nabiga Turkiga ilaahay usoo saaray. Mustafe Kamal Ataturk. Scl

  • @abasali2237

    @abasali2237

    5 жыл бұрын

    Dad ha keeno illaahay ka fog

  • @abasali2237

    @abasali2237

    5 жыл бұрын

    Badala nollsha islaamka

  • @farahjama2332

    @farahjama2332

    5 жыл бұрын

    Nabiga mustafe kamel ataturk kusaliya. Salalahu calaa nabiyunaa mutafa kamal ataturk.

  • @xogahaaduunka8849

    @xogahaaduunka8849

    5 жыл бұрын

    Shaydaan baad tahay illaahy haku been abuuran

  • @hanadyare2013

    @hanadyare2013

    5 жыл бұрын

    Munaaafaq

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab773 жыл бұрын

    Jazakalah sheekh

  • @sadamsadaq1988
    @sadamsadaq19883 жыл бұрын

    Allow ka ajirsii sheeq musdhafe malin ey hood kle uu jirin

  • @maxamedxasan2911
    @maxamedxasan29114 жыл бұрын

    Jazaaka allh shiikh

  • @Shuaibhallaazi
    @Shuaibhallaazi4 жыл бұрын

    Maansha allah

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Жыл бұрын

    Masha Allah

Келесі