Sheekh Cabdi Xayi oo Khudbaddi Jimcaha Maanta kusoo qaatay Heestii Xabashida Iyo Xamar ee Somaliland

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZread, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZread.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZread channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 52

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14632 күн бұрын

    Mansha allah Sheekhu wuu dhameeyay haduu yidhi mantaga haloo dulqaato 👍👍👍

  • @chanelkawaxkabaro9209
    @chanelkawaxkabaro92092 күн бұрын

    The only Sheikh who always promulgate for unity jazakallah

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc2 күн бұрын

    Haa wallaahi sheekhu waa runtii! Guuul Guuul iyo gobonimo somaali weyn aamiin aamiin yaarabi

  • @Heimatar
    @Heimatar2 күн бұрын

    Aniga waxaan ahay Soomaali dhalad ah nin aan madaxa ka tumin Soomaali ma aqbasho waa in la karbaashaa markaas ayee soo hanuunayaan qawiiladoo idil waa ay dulooween waxaa loo baahanyahay kacaan shicib Soomaaliyeed oo midooyo qawiil shicib ayaa ka ween shicibku waa Soomaali

  • @Sumadeena
    @Sumadeena2 күн бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah, waa qudbadii ugu qiimaha badnayd in dhawaalaba. Allow soomaali shaydaamada isku diraaya ka dhex saar, waa siyaasi danayste ah iyo wax ma garato u adeega.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed50022 күн бұрын

    Sheikh Abdi Allaha kuxafido dadaalkada Falastine iyo midka dhimrinta,Waxaan Sheikh Abdi aan kusoo jedin laha in DFS xukumad BFSJ Culimada aad weeydisan in Dadka is dilayo wilka dalka difaci lahaa laisku diraayo loo saaro.Gudi Aqoonyahano oo Nabadii Gmudug iyo Galbeydka Galkacayo Dhusamareyb,Hurshe illa Cabudwaaq ubaxa.

  • @user-um6hu7el7f
    @user-um6hu7el7fКүн бұрын

    حفظك الله ورعاك يا شيخ الأمة

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood29842 күн бұрын

    Wallee waa yaab. Waxaan la yaabay waxa miskiinkan dirqiga ku noqday soomaaliga ee xataa luqadda ay ku hadlaan aan soomaalidu aqoon ee masaakiinta ah u geeyey qoomiyadda reer sheekh isaxaaq ee aanay isba aqoon.

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b2 күн бұрын

    Allaah kuxifdiyo sheekh ❤❤❤waa runtaa ❤❤❤

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x2 күн бұрын

    Sax sax sax sax sax ilaaahayoow kuxifdi

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x2 күн бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin❤❤❤❤❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed2 күн бұрын

    Sheekhu ma wuxuu ka wadaa caasimada Italia Soomalia mise khiyaal iyo waxaan jirin ayaa ka hadlayaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87222 күн бұрын

    Hhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi shiikh cabdi xaye waa kaa qoslinaayaa Xamar yadaa latumaa

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8lyКүн бұрын

    الله يطيل عمر فضيلة شيخ حي ويحفظه

  • @xariif007
    @xariif0072 күн бұрын

    Sheikha waa runtii Ninkii wax dila reerkiisa wax mawada dilin. Qof xun isagaa xun.!!!!

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8rКүн бұрын

    Reer Hargaysa inoo soo kordhiya heesahan Qalbiga xanuunjinaya Qadaadwaynta..ugu roonaada Heesaha Qadaadwaynta Qalbiga Jabiyaay...waa Qadaadwaynta Qalbiga Jabiyaay..

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed83112 күн бұрын

    Culimadu dadka duuleysan yaay,waqti iskaga lumin waa qawm xun oo alla ka barley inuu duleeyo marka musa dameer ama doofaar iyo kilaabtiisa wax qiimma ah yaan loo samayn

  • @Abucumayrkhaalidismaaciil
    @Abucumayrkhaalidismaaciil2 күн бұрын

    Ugu horayn heestu markii horaba xaaraan ayey ahayd lkn Hadalkaa waxaa ku hadlay qofkaliya ama ashkhaas kooban markaa reer somaliland yaan dusha laga saarin wax qofkaliye ku hadlay.

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    Күн бұрын

    Cuqaasha reer waqooyi maxaa kuligood xumaanta galiyay waxaan la yaabanaa ciyaal leh waan ku farax sanahay dhimashadooda iyo gubitaanka ganacsigooda hal qof oo dan wallaal mar kaliya u damqada

  • @Abucumayrkhaalidismaaciil

    @Abucumayrkhaalidismaaciil

    Күн бұрын

    Halkay cuqaashooda oo dhami xumaanta ku galeen? Cadee beeni waa xaaraane. Midakale waa qalad iyo gaf iyo xumaan inaad tidhaa ganacsigoodu inuu gubto ama ay dhintaan waanku faraxsanay. Abwaan timacadaa yidhi nin walaalkii geed ugu jiraa geesi noqon waa.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed2 күн бұрын

    Somaliland iyo Soomalia waa laba Dal Oo Aan runtii midna mid Aqoonsanayn Somaliland ma Aqoonsana wax la yiraahdo Soomalia sidoo kale Soomalia na ma Aqoonsana Somaliland markaa runta Illaa lagu rafto mashaa kilka 60 sano jirsadey ma xalismi karo wuxuu keliya Oo Uu ku xalismi karaa waa labada Dal Oo is Aqoonsada Waa Somaliland Iyo Soomalia Sheekhu ma fahan sana waxa uu ka hadlaayo hada ka Soo Qaad Jabuuti waa Dal iyo Dad Soonaaliyeed Hadana Waa Dal Madax banaan Soomalia Ama muqdisho waxay Jabuuti u Aqoonsan tahay Dal Soomaliyeed Oo Xor ah Ama Dawlad gaara ah Sidaa si la mid ah waa In ay Soomalia Aqoonsataa Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka Da'eeyn Soomalia Ama Muqdusho iyo Jabuuti labada ba si kale Oo xal ku iman karaa ma jiro Ama ay Muqdisho iyo Hargeisi isku fahmi karaan keliya waa in Hargeisa iyo Muqdisho midba mid ka kale Aqoonsadaa xalkuu waa kaas xal kale ma jiro hadii kale tan iyo qiyaamaa sidaas uun baa loo caac caac baac baac laynayaa loona baa'ba sanaanayaa

  • @Professor4555

    @Professor4555

    2 күн бұрын

    Wax ISAAQland la yiraahdo aduunka lagama yaqaano, Somaliya dad badan ba lagu dhibaateeye magac dowlad, isaaq hadey rabaan kaligood meesha ey degen yihiin ha ku magacowdaan waxey raban , samarion, dhulbahante iyo warsangali khiyaaliga hadey ka toosen qasab miya rabtan ina Oromo ula hoos gashaan, nacala maangaab nimadiina khiyaaliga ah ku taal

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8rКүн бұрын

    Qadaadwaynta Qalbiga Jabiyaay .heesahan haloogu roonaado.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8rКүн бұрын

    Walaaltinimadu ma hanoolaanbaa ..waar yaadhaheen bal eega Qadaad wayn oo Qalbigu jabay.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoКүн бұрын

    Guuuuuul somaliland jun 1960 26

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6i2 күн бұрын

    Issaquah soomaali Orhan bay necebyihiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra67212 күн бұрын

    Yaab

  • @wacayscaanood2984

    @wacayscaanood2984

    2 күн бұрын

    Inaadeer ma yaabtay bal kuwa la inooga taag la,yahay eeg

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoКүн бұрын

    Haye xaarmajo caaaaac

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland2 күн бұрын

    Qaaq ayaanu kaga siinay Qadaadwayntii noocwalba oo ay ahaayeen Daaha gaas ayaa uleeyey waa Imikaan idin leenahay Amxaarada ayaa idinka nasabsan Cidaanu jeclaanayno iyo cidaanu necbaanayno anagaa naqaana

  • @Professor4555

    @Professor4555

    2 күн бұрын

    Doqon yahey caqliga yari axmaaro wax ka hesho waxba ha naga siinina, ina caqliga ka liidatiin waxa cadeyn u ah 34 sano kadib ictiraaf ki khiyaaliga ku saleysna inu idin hoos dhigey Oromo ba na ictiraafeysa , la xawla wala quwata ila bilaahi,

  • @The-Black-Star-of-Somaliland

    @The-Black-Star-of-Somaliland

    Күн бұрын

    @@Professor4555 naa uff baad tahay waxan ahayba waan ahaye maxaa adiga dhayda kaa lisaya cidan idinku tidhi ISAAQ ayaad masuul ka tihiin idinkiiyo la idin haysto horta wa ayo don’t worry about em you should worry about your own fucking cants

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood29842 күн бұрын

    Adeer adigoo afsoomaaliguba dadkaaga ku adagyahay oo GUDHUU aanu kuu naqaan, oo dhulkaagii baydhabo iyo xuddur xabashiyi kuu joogto si ay sharwadayaasha kaaga ilaaliso waxa aad dad aydaan isba soo gaadhi karin afka dheer ulasoo gasho ayaa khalad ah.

  • @Heimatar

    @Heimatar

    2 күн бұрын

    Nin cawaan ah ayaa tahay lahjada maayga waa maay lahjada reer maroodi jeex waa reer maroodi jeex tan abgaal waa abgaal tan gare waa gare tan tuni waa tuni anigaa ku yiri iyo anigaa ku yidhi. Ma kala fogo.

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan25552 күн бұрын

    SHEEKHOW, ETHOIPIA HADAADNECEBTAHAY, SOMALIYA MEEL AANAY JOOGIN MA JIRTO!!!!!!.NAXAA KU MAYDHA, EE AAN AHAYN DAMEER DAAROOD U RARAN!!!!!.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood29842 күн бұрын

    Xabashidu baydhaba ayay BILCAANTA gudhuuda kula baashaalaan car ka hadal haddii sheekh iyo wadaad iyo colimo iyo beenta aad makaroofanka u sidataa xaqiiiq kaa tahay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan25552 күн бұрын

    MUDLINIMO NIMAAN KUGU DHAQAYN, MUUMINIMO KHAASA GAAL MAXASTA KU DHAQOOD MAGANSATAA DHAAMA!!!!!!.SHEEKH KU SHEEGIW, TAAS KA JAWAAB!!!!!.MUNAAFAQD, DIIN LAGU WALAAQAY!!!!!!.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood29842 күн бұрын

    Haddaad islaam iyo soomaali saxa aad tahay car wir ka hadal xabashida baydhaba ku ilaaliya maammulka GUDHUUDA ee waxa loo yaqaan koonfur galbeed

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs2 күн бұрын

    idoor kala badh wa amxaaro soomali kudhex koray

  • @wacayscaanood2984

    @wacayscaanood2984

    2 күн бұрын

    Ma wiil isaaqa ayaad jeclaatey oi ku diidey? Warka soo daa

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim24722 күн бұрын

    Kan wa kuwi laha dagalka idoorka Waa xaaq mantana maxu sheega hhhh calool nuuguila

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3eКүн бұрын

    Shrekhyadina ma siyaad bay galayaan😂😂

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood29842 күн бұрын

    Horta gudhuudu afkan ay ku hadlaan inuu Oromo yahay miyaanad ogayn, tusaale afka gudhuuda biyaha waxay yidhaahdaan Bishoontu isla sidaas oo kale afka oromada waa bishontu. Markaa mr gudhuu ogow inaad oromo tahay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu2 күн бұрын

    Waar adigu wanadigii yiri hargeysa markay gubatey waxba yaan loo ururin markaanu ogaano sababtaad sidaa u tir

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9rКүн бұрын

    Wallee reer Somaliland reer Soomaaliya way ciileen kkkkkkkkkkkkk macaal wadaadadii bay hurdada ka soo kiciyeen oo joog iyo fadhi u diideen malinkasta mashuuc bay u furayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan ku necbahay miyaad aragtay dad ka xanaaqay khasab maaha jacaylku

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md2 күн бұрын

    Dowlada ethiopia aya ii dhaanto wax i tarta kuwa xamar jooga dowlada maamula waxa iiga dhow ethiopian i tageera munaafaq ayaad tahay

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    2 күн бұрын

    Itoobiya weey ku qabsanee Mar dhaw garoowe baad u soo qaxi doontaaa. Madaxa baana laga tumayaa ogoow markaas

  • @gigachad9879

    @gigachad9879

    2 күн бұрын

    Afkuxaarle Maunaafaq ayaad tahay gaal iyo munaafaqna waa Ehlunaar

  • @Xuseenaadan-nl7im

    @Xuseenaadan-nl7im

    2 күн бұрын

    ​@@Ahmedali-gw7xmistaagilkiina mareexaan lee yaqaano Waayo naxariista ayaa idinkaga darto siyaad waa idiin garaacay farmaajana cunaqabateen ayuu idiin saaray lkn xasan sheq ayaa idinka qaaday cunaqabateen tii ee dhaqaalihii beesha caalamka qeeybtiinii idiin siiyey lkn kibir ayaad Ka qaadeen😂😂😂

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    2 күн бұрын

    @@Xuseenaadan-nl7im kuma fahmin waxaad ka hadleyso?

Келесі