Sheekada WasiirkII Hore Ee Kazakhistan & Falka Uu Kula Kacay Xaaskiisa | Xukunka Maxkamada.

Фильм және анимация

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 81

  • @user-qi4np5eg2o
    @user-qi4np5eg2o2 ай бұрын

    Subxanallah Illahow ninxun obila damir ah afka hanoga galin

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i2 ай бұрын

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @user-eh9ke7bo1q

    @user-eh9ke7bo1q

    2 ай бұрын

    Scw

  • @safiabdilahi

    @safiabdilahi

    2 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @user-ml7dd5lu8d

    @user-ml7dd5lu8d

    Ай бұрын

    Scw scw

  • @Abrareeey
    @Abrareeey2 ай бұрын

    The fact that she refused to leave him when her brother asked her to is crazy she really loved him (waaliga qof ku abuse waliba physical ah halis joogin)

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein31502 ай бұрын

    Waa waxa laooga guuro wadankoo dhan dulinimda dumarka lagu hayo meel walbo ka jirata 😢

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x2 ай бұрын

    Allah is one 🙏 ❤️ 🙏 ❤️

  • @Naciimo433
    @Naciimo4332 ай бұрын

    Sheekada markaad bilowdayba waxaan xasuusty kiiska luul c/casiis 😭

  • @KifahFarah

    @KifahFarah

    13 күн бұрын

    Ilahey haunaxaristo😢

  • @NajmaH586
    @NajmaH5862 ай бұрын

    Waa sida kiiska Siid Cali, asigoo xaaskiisa uur leh gubay ayee family kiisa waxay dhahayaan wiilkeen xaqdaro baa lagu xakumay

  • @baxsancabdiraxmaan9813
    @baxsancabdiraxmaan98132 ай бұрын

    Waan kusalamay Hosow pro waad kumahad santahay sida aad noogu soo gudbineyso muqalada quruxda badan pro kasoo hadal Ninka kenyaanka ah ee maxkamada sacuudiga xukun dil toogasho kuriday goor dambana ay dub udhigeen waxaa uu sameeyay warbixintaaz ayaan kaa sugayaaa Ok

  • @Salmancade10
    @Salmancade102 ай бұрын

    Waa naago dile dabaal weyn. Waa eey xun sheydaanka.

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr2 ай бұрын

    Kiskan iyo kiska lul waa iskumid Allaha unaxaristo intil dhimatay❤

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi90072 ай бұрын

    Welcome back sxb 👏

  • @Qamar_QaLi
    @Qamar_QaLi2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @safiabdilahi

    @safiabdilahi

    2 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤

  • @Abrareeey
    @Abrareeey2 ай бұрын

    Podcast ahan ya la soocday ciiskan it’s really heartbreaking I hope she gets justice

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i2 ай бұрын

    Wcs 🤝 Hosow pro

  • @ibraahimcizigaofficiall1761
    @ibraahimcizigaofficiall17612 ай бұрын

    The one an only hossow

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI2 ай бұрын

    MAALMAHAAN ACTIVE BAA TAHAY USTAADA😮❤

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid4952 ай бұрын

    Legend brother 🎉❤

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j2 ай бұрын

    Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka 🇸🇴 ❤❤

  • @Jennerandkardashia
    @Jennerandkardashia2 ай бұрын

    Sayid ali xala dilo😢😢😢

  • @naciimocirisaaq6053
    @naciimocirisaaq60532 ай бұрын

    Thanks abowe

  • @Sanad424
    @Sanad4242 ай бұрын

    Waan kusaalaamaya hosow pro

  • @user-kc1st5tg5j
    @user-kc1st5tg5j2 ай бұрын

    Mnsh allh wllo

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali96162 ай бұрын

    24 sano bas baa 😢😢😢

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii55632 ай бұрын

    24 sano way ku yartahay dil in lagu xukuma ficneyd

  • @SalmaNoor-qc5mz
    @SalmaNoor-qc5mz2 ай бұрын

    I salute u bro

  • @amiiraabdi5030
    @amiiraabdi50302 ай бұрын

    😮😮

  • @miski954
    @miski9542 ай бұрын

    Wan kuwareray marki Hore howsow Mahadsanid sida Nagy guddbisay

  • @nuuriyoali2323
    @nuuriyoali23232 ай бұрын

    Alla maxan ku tageraa wlall

  • @Cabdifataax999-ct1qs
    @Cabdifataax999-ct1qs2 ай бұрын

    Hoosow zxb replay iso gal I.a😂

  • @sharifmaxamed3649

    @sharifmaxamed3649

    2 ай бұрын

    😅😅😅

  • @Anzal-zy2dq
    @Anzal-zy2dq2 ай бұрын

    Nio sheekoyinka argagaxa maad iska daysid waa wixii lagu aflagadeynayay hodon online 😂

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar87812 ай бұрын

    Sayid cali ga taajikistan

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse19462 ай бұрын

    Waligayba ma maqal wadan la yiraahdo kas kas ama wadan kaan😅

  • @user-bq7qx1pn5y
    @user-bq7qx1pn5y2 ай бұрын

    hosow wll aaway video adigah iyo walaalahaaga aad so dhigi rabtay

  • @quenziman79
    @quenziman792 ай бұрын

    Waa xaaasid

  • @chineabdi6324

    @chineabdi6324

    2 ай бұрын

    😂😂😂 Asc

  • @HappyAutumnTrees-ti1uq
    @HappyAutumnTrees-ti1uq2 ай бұрын

    Bal muxuu kudilay halasoowaydiiyo😢

  • @sahalidriss2006
    @sahalidriss20062 ай бұрын

    hasow❤❤

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed35882 ай бұрын

    Wadankaan Soomaliya ayaa ka cadaalad badan walahi. Alle ayaa mahadle Muslim naga dhigay.

  • @imbashiir1825

    @imbashiir1825

    2 ай бұрын

    Kuwaasiba waa muslimiin

  • @leilaahmed3588

    @leilaahmed3588

    2 ай бұрын

    @@imbashiir1825 Calaamad Islaamnimo ma kaaga muuqataa adiga?

  • @imbashiir1825

    @imbashiir1825

    2 ай бұрын

    @@leilaahmed3588 Islaamnimadu waa qalbiga dusha sare maaha wll.

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe7082 ай бұрын

    Af Keey

  • @전겔리
    @전겔리2 ай бұрын

    Это не проблема 😏

  • @user-eh9ke7bo1q
    @user-eh9ke7bo1q2 ай бұрын

    First comments

  • @limakmohamud9950
    @limakmohamud99502 ай бұрын

    Kazakhistan waqooyiga yurub ayey dhacdaa😂 aaheey😂

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed2 ай бұрын

    Shekada waxaay dhadhan lahaan laheyd sababta ku kaliftay inoow dila xaaskiisa inaad fahfaahintas soo raacisa ayaa qurux badnaan laheyd

  • @amranhajji

    @amranhajji

    2 ай бұрын

    Sababtay doontaaba ha taalo meesh yaa u sharciyay inui dilo

  • @Abdulkhaadirahmed

    @Abdulkhaadirahmed

    Ай бұрын

    @@amranhajji ina adeer biniadamkan inta wanagsan ayaaba yar

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman74672 ай бұрын

    Sayd caliga Kazakhstan 🇰🇿 miyaa ninkaan Umadda sida ay,utaageertay iyo live loogu tabiyay ayaya isaga,egyihiin

  • @maahabdi5317
    @maahabdi53172 ай бұрын

    Hosow sxb dib ufiiri mapka kazakhistan meesha aad dhigtay sax maaha ado rali ah

  • @BMAPRODUCTION1

    @BMAPRODUCTION1

    2 ай бұрын

    Waa saxan yahay mapka

  • @dowzatips4418
    @dowzatips44182 ай бұрын

    Nin algeria udhashay ee asagoo 17 jirka ah la afdubtay kaso hadal

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif67162 ай бұрын

    Ninkaan sid cali cml waaye sidcali xaadkiisa wuu gubay ninkaana xaaskisa feer ayuu ku diley lkn ma aheen in 24 sano lagu xukumo

  • @Notalt17

    @Notalt17

    2 ай бұрын

    24 sano way yartahay

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vkАй бұрын

    Anigaba naagteyda waanjirdilaa weyna igubaxda

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752Ай бұрын

    😢

  • @mohamudabshirmohamud3799
    @mohamudabshirmohamud37992 ай бұрын

    Sorry

  • @Haya_9394
    @Haya_93942 ай бұрын

    Dulmiga dumarka loo geesto wee igala xanuun badan tahay kuwa kale aan arko😡

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban17802 ай бұрын

    Wadanka dumarka nasaha laga Jara baa la yidhi 😢😮 Waa lagu ba ay wadanka wllhi😢

  • @user-sm8yv1cg7d

    @user-sm8yv1cg7d

    2 ай бұрын

    Bismillah wll see ku igaatay adiga sabb ayna ugu jarayaan

  • @Aliinaliiban1780

    @Aliinaliiban1780

    Ай бұрын

    ​@@user-sm8yv1cg7dqisooyinka ka dhaca waad yaabi bal badh wllo aduunku waa layska war hayaye meel lagu ba ay weeye meeshu 😢😮

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi57822 ай бұрын

    Kazakhstan wsan muslim ah ban u qabee maxaa loo diliwayey

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902Ай бұрын

    Ninkan hada waxa uu ka hadlaayo ma fahmaayo somali baana isla nahey ogaal cusub iyo dadweynahana inaan dhameystana waan ku seexda yaab gobalkee kasoo jeeda bro?

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed7702 ай бұрын

    Ee meesha dad majogin miya?😵😵😵😵 Jini nin habartiis dilo wuyahy🤭🤭🤭🤭 Habar jinina wax ladilo wey tahy🤯🤯

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b2 ай бұрын

    Dadka kajiskan look like Chinese

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623Ай бұрын

    MAXA KA FAIDEYNAA HE WALALO KU LUMI WAQTIGAGA WAX WANAGSAN MAXA LAGA FAIIDA JEJNIYA RUSHKA KA HADAL OO.KU LUMI WAQTIGAGAWAX UMADA U FAIDI IYI KHEER KU JIRO HA NOQON MACNE YARE

  • @Caliya7
    @Caliya72 ай бұрын

    Siid cali ma ninkaanuu fiirsadey markuu naagtisa gubey ee uu lahaa ma gubbins anigu

  • @Notalt17

    @Notalt17

    2 ай бұрын

    Niman badan o kala jiro o kan ka darann

  • @user-lp3di7qi9i

    @user-lp3di7qi9i

    2 ай бұрын

    😂😂

  • @BROKE-jb7lk
    @BROKE-jb7lk2 ай бұрын

    Nagaha feminist ah haladilo

  • @Rimj-ur4be

    @Rimj-ur4be

    Ай бұрын

    Handicap maxaa feminist adiga a so hadda matig if malemist 😂😂😂 mise trans baa tahay naag inay xaqda he’s ha kudhibta qaniis unbaa diido arinka

  • @Rimj-ur4be

    @Rimj-ur4be

    Ай бұрын

    Fucking wants baatahay

Келесі