sharmo boy Reaction Guri barwaaqo

Комедия

Guri Barwaaqo TV

Пікірлер: 1 000

  • @ismaaciilofficial8585
    @ismaaciilofficial85852 жыл бұрын

    Asxabta warka kena

  • @hamsecasaanyo9265

    @hamsecasaanyo9265

    2 жыл бұрын

    Alx zhp warkaga adiga

  • @Apdirisaaqaadan3

    @Apdirisaaqaadan3

    2 жыл бұрын

    😂😂😂💈gurow timaha naga so cun

  • @apdirisaaqpersio9833

    @apdirisaaqpersio9833

    2 жыл бұрын

    back ground saxa Mr guribarwaaqo Lkin ruwaaydiHii rabnaa zHp 💟

  • @mahadamiin6463

    @mahadamiin6463

    2 жыл бұрын

    Guri barwaaqo maxad haysa

  • @hayaanfilms843

    @hayaanfilms843

    2 жыл бұрын

    Guri Barwaaqo aabo legend tahay wlhi Ee dee update izka dhig oo vedio soo badi from awladul caazima 😎😎

  • @maxamedyaxyexashi6956
    @maxamedyaxyexashi69562 жыл бұрын

    War nio see wax u fahantay 🤣🤣🤣 waa wasaq ayuuu kawada dee 🤣🤣

  • @walidabdi16
    @walidabdi162 жыл бұрын

    Aar guroow wlhi maanta club caadi ah baa kaa dhex furan 😂😂😂😂 ninku meel aanu kaba hadlayn baad wax ufahmaysaa 😂😂😂

  • @suhaybahmed1082

    @suhaybahmed1082

    2 жыл бұрын

    Hhhh

  • @suhaybahmed1082

    @suhaybahmed1082

    2 жыл бұрын

    Waa wasakh weye

  • @mohamedamiin595
    @mohamedamiin5952 жыл бұрын

    Guri barwaaqo nio zhp WaaN kutageraaa riwayadihii away iminka sidii gabisada lagugu xidhay gaabisaad noqotay hhhhhhh sodadaal libaaax 😂😂😍😘

  • @maxamuudiskudaye6954

    @maxamuudiskudaye6954

    2 жыл бұрын

    War burcaan imi isagaana raadiya si aan ula kulmo cerigabo uga imi waayo wan taagera waxa lay dhahay ninku badana Hargaysu jooga🙄

  • @sabaadmahamad9045

    @sabaadmahamad9045

    2 жыл бұрын

    Hà waxaraabad Guri barwaaqo

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta77662 жыл бұрын

    background iga gadan guri Barwaqo legend ❤🥰

  • @sharmaboy2256
    @sharmaboy22562 жыл бұрын

    ANIGA LEE RAABKAAN QASEE TEAM SHARMA XAALKIINU WAA SEE MIDKLE SODIR KAN WAAN SHIISHTEE ONE DAY BAAN BALADKAN SHITEE KUWAKLE WAXAY KU FADHIYAN FARTEE KULIGOOD DHIGOODAAN MIIRTEE EVERY DAY WAXAY DUBAYAAN DHIRTEE QALPIGA DHALINYARTA ANAA CAMIRTEE💯🇸🇴💪

  • @kashmusic7210

    @kashmusic7210

    2 жыл бұрын

    Legendry shit 🔥💨

  • @zayidzhucayb4630

    @zayidzhucayb4630

    2 жыл бұрын

    waryaa

  • @apdiraxmaanapkr9462
    @apdiraxmaanapkr94622 жыл бұрын

    Waa wasakh Ada si khaLada U fahmey 🤣🤣🤣🤣

  • @saxiibdixalside9252

    @saxiibdixalside9252

    2 жыл бұрын

    Usheeg nio

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial2 жыл бұрын

    Gurow BarBa Ka Furan Maskaxdada Wuxu Dhahay WaSaQ🤣😅

  • @mohamudsheikh5683

    @mohamudsheikh5683

    2 жыл бұрын

    Waa wasaq buuyiri dhagihii baa kaduqowdey

  • @ayaanabdulkadir5363

    @ayaanabdulkadir5363

    2 жыл бұрын

    Haa wax kale buu muuday reer waqooyi usgag Bay yiraahdaan

  • @sheekowadaag1234

    @sheekowadaag1234

    2 жыл бұрын

    @@ayaanabdulkadir5363 may wasakhna waan naqanaye lkn guri barwaaq club baa maskaxdiisa ka dhex furan😂😂😂

  • @ayaanabdulkadir5363

    @ayaanabdulkadir5363

    2 жыл бұрын

    @@sheekowadaag1234 hhhh waalaga yabaaa

  • @biggstone3573
    @biggstone35732 жыл бұрын

    Reaction sharma boy bariiskaaga ka raadso shinbir waalan baa tahaye

  • @Yokedy_02
    @Yokedy_022 жыл бұрын

    Hhhhh legend guri barwaqo father reaction

  • @hamsecasaanyo9265
    @hamsecasaanyo92652 жыл бұрын

    Guri barwaqo ex KZreadr dii hore aabaha reactions hore usoco zhp riwayadahagii ayaan dawada wali

  • @hamzekeo
    @hamzekeo2 жыл бұрын

    Best background guribarwaqo another level🔥👑🐐♥️♥️

  • @jecelowboy4262
    @jecelowboy42622 жыл бұрын

    Legend aad oo wayn waa ku tageera wllhi keep going 💪

  • @zultanhanad698
    @zultanhanad6982 жыл бұрын

    Guri barwaaqo nin legend ah baa tahay sxb wan ku salamay marka hore taagero qasa ku ahay Lkn sxb hal meel oo heesta ku jirta ayaa si qaldan ufahanty inaa ku saxo ayaaa rabaa wllka haduu wax qaldo inaa saxdo ayaa wanagsan markastaa Heesta: mesha aad qaladka fahantay waaa: WAA WASAQ KABAHAAN CASEE oo ulajeedo sharma kabahaa ustag ah ama boorleh hadba saad utaqan ee iga casee yacnii baalasheee Aduna waxa ufahantay si kale waadna garan ina sharaxo ma ficna Legen tahay sxb meshas ayaa kuyara saxay eee horey usoco sxb like wad iga heesa ani 👍👍👍👍👍👍

  • @axmanna7855
    @axmanna78552 жыл бұрын

    Jawigan waaba jawi akhyaareed, Guriyow from Mogadiahu😍

  • @hamdahaji9830
    @hamdahaji98302 жыл бұрын

    Waa washakh kabahan casee yacnii kabaha nadifi waaye mcnka guri barwaaqow

  • @team_sharma3241
    @team_sharma32412 жыл бұрын

    Sharma taariikhdiisa dib u milicsada hadii ay somalinimo jirto!!! Darbi jiif buu ahaa maantana waa the best Somali rapper!! From zero to hero 🦸‍♀️ sharma

  • @ALCAPITANO590

    @ALCAPITANO590

    Жыл бұрын

    Ilkacase qays

  • @baahjacabdi4299
    @baahjacabdi42992 жыл бұрын

    walahi sidan ku sugayay waan dalayadiga iyo heeta reagshankeda zxp ismaciilow guribarwaqo markad wax dubaysid naga sodhaqso zxp waan ku xiise riwayadihina noso dhiig ina so jawab

  • @ayaanmahomed8981
    @ayaanmahomed89812 жыл бұрын

    Masha Allha keep going Abti guray barwaaqo

  • @puntlander2277
    @puntlander22772 жыл бұрын

    adi qamar sugaani oo cabaada legend noo dheh sharma boi waxaagu wa qof nacayb 3day 1milion

  • @abdiqani7038
    @abdiqani70382 жыл бұрын

    #Sharma ku dhagan tahay hormarkiisana waad ka xuntahay si positive ubixi #reaction qof cuqdad ka buuxda u egtahay man

  • @SANBAB-

    @SANBAB-

    2 жыл бұрын

    harakoiga macunta

  • @suldanhamzehazzan4675

    @suldanhamzehazzan4675

    2 жыл бұрын

    Hhhhh waar #Abdi #Qani shaydaanka iska naar ninkan Guri barwaaqaa la dhahaaa Hadaad Badihiisa gasho wa laguu yaabi doonaaa

  • @inahooyofaadumo773

    @inahooyofaadumo773

    2 жыл бұрын

    Buur baad usku qaadaysaaye No calaacal House barwaaqo

  • @kwolfsgeming4849
    @kwolfsgeming48492 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi maan arkan gadhkaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 long life brother

  • @Guxushamedia
    @Guxushamedia2 жыл бұрын

    😂😂😂🤣 legend background wa diyar sanyahay

  • @cfataxmouse4454
    @cfataxmouse44542 жыл бұрын

    Gurey waa waayo arag dhuuxa reactionskiisa🐐

  • @abdimajidissacknoor976
    @abdimajidissacknoor9762 жыл бұрын

    "Waa wasaq" buu yiri ninka sxp adigaa maskaxdaada Club kafuran mudane 😂😂😂

  • @updizalanzidani3219
    @updizalanzidani32192 жыл бұрын

    KING OF REACTION 🙏🥰

  • @cabdaleyuusuf6785

    @cabdaleyuusuf6785

    2 жыл бұрын

    Welcome

  • @dualefilms7506
    @dualefilms75062 жыл бұрын

    virst views guri barwaaqo ismail abdilahi cali

  • @abokorali1326
    @abokorali13262 жыл бұрын

    Wax kale malin kale wax kale malin guray barwaaqo hore ahahow wllo qli wah wah sha

  • @commentikuxoogle7501
    @commentikuxoogle75012 жыл бұрын

    waa wasakh kabahan cassee weeye 😁😁😁 kalaab in maskaxda

  • @fardaws1737

    @fardaws1737

    2 жыл бұрын

    hhhhhh

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim80892 жыл бұрын

    Wax khaldan baad wiilka ka fahmaysaa reaction daacad uma bixinaysid nin yahaw iska aamus

  • @roblesicid5831
    @roblesicid58312 жыл бұрын

    Waar wixii khaldama odayga si caadiya ha loogu sheego anaguba sidaasaan u haysaneee qaarbaa iska dhigaaya doqon wax sheegtay waar odaygu waaa horeeyaa Allaha ku sharfo wllky keep goin

  • @abdijabaarabdullahi6384
    @abdijabaarabdullahi63842 жыл бұрын

    Jawigan aaa macaan ah my boy am from mugadisho💪

  • @dekacizman4024
    @dekacizman40242 жыл бұрын

    Soo ma tihid yarki yarke dee fanankii funny😂😂😂🖐

  • @mahamadahmad2129
    @mahamadahmad21292 жыл бұрын

    waa wasakh kalay casee waye 😂😂 reaction ka naga hakaaji

  • @laaskat6103
    @laaskat61032 жыл бұрын

    legend guri barwaaqo So noqosho wacan

  • @faysalcilmi7272
    @faysalcilmi72722 жыл бұрын

    Labo biloon America u sii socdey cawa ayaan Guray barwaaqo soo booqdey 2021 Talyaniga ✅ 2022 America waan Ku Taageeraa ismaciil barwaaqo ✅💯🤞

  • @EfootballGame-nd8id

    @EfootballGame-nd8id

    2 жыл бұрын

    Miyaa tahriibtay libaax

  • @apdirahmanismaaciil4016
    @apdirahmanismaaciil40162 жыл бұрын

    Gurow hadag dagin yaan lagu soo jafine😂😂✌

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi18142 жыл бұрын

    Waa Wasaq uu leeyahy.😂 Legend guri barwaqo come bck

  • @bilaalabdilahi5314
    @bilaalabdilahi53142 жыл бұрын

    Hayay first comment ii cumamada

  • @abdiqanimohamed1704
    @abdiqanimohamed17042 жыл бұрын

    Waaw mr guri barwaqo xafiiski wad apdatgaraysee

  • @cabdaleivanoh7898
    @cabdaleivanoh78982 жыл бұрын

    Another level walhi GB dreama💯

  • @hanakhadar8042
    @hanakhadar80422 жыл бұрын

    Reaction waa sida tafsiirka quraanka loo fasiro balse maanay fiicanayn ina aynu quraankeena Reaction ka bixino oo dadkeena fahansiino micnaha quraanka🥺💔Alle xaqqa ha ina Gaarsiiyo soomaalaayy🥺🤲💔🤲🤲🤲

  • @liibanmouse1422

    @liibanmouse1422

    2 жыл бұрын

    Haa wll qali

  • @zurechjunior9812

    @zurechjunior9812

    2 жыл бұрын

    It's great idea ☺️

  • @user-ef1hh1ue5usahra
    @user-ef1hh1ue5usahra2 жыл бұрын

    Yaa lagaen Gui Barwaqo, ander level way, best decorashin

  • @Axmed_muxumed-Adan
    @Axmed_muxumed-Adan2 жыл бұрын

    keep going gur3y sidan baa ka shidan

  • @ciiseciise-sz5pc
    @ciiseciise-sz5pc2 жыл бұрын

    WASHAMSI YAAN LAGU GU QAADIN TEAM SHARMA MARNABA NO HOOS

  • @abdullahimahad1224

    @abdullahimahad1224

    2 жыл бұрын

    🖕🖕🖕inan yar oo shalay soo shaac baxay baad legend ag dhigaysaa

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi34132 жыл бұрын

    Sharma boy is king 🇸🇴🇸🇴🇺🇲💙

  • @ayanleabdulahi55
    @ayanleabdulahi552 жыл бұрын

    Waa wasaq kabahaan casee weeye soomaligi baad garan la dahay cabdi caranow

  • @khaalidacmazh5639
    @khaalidacmazh56392 жыл бұрын

    Guri barwaaqo waad qurux batay ani waa yaabay 😍

  • @khalilnour1005
    @khalilnour10052 жыл бұрын

    10:21 GuRaW MeeL KaLaD U BaxDyyyy😂😂😂😂

  • @zurechjunior9812
    @zurechjunior98122 жыл бұрын

    Adeer maskaxdada Baar cuqdadeysan ayaa Ku jirta 🤣

  • @salmanmoha4941
    @salmanmoha49412 жыл бұрын

    Waa wasakh kabahan casey guri barwaaqo somaliga iska sax

  • @shiinetube2102
    @shiinetube21022 жыл бұрын

    Waa wasakh , kabahan casee Sidass weye sxb guroow

  • @shaamimuuse3650
    @shaamimuuse36502 жыл бұрын

    Intaa ad reaction ad bixin jiraty ee kugu xidhna waa kii ad bixisay ee ugu letay anway guray barwaqo keep going bro

  • @izmaeljp9360
    @izmaeljp93602 жыл бұрын

    "waa wasaq kabahan casee" iska sax lyrics ka waryeee🤣🤣

  • @hogaan5015

    @hogaan5015

    2 жыл бұрын

    Wuu ogyahay lkn dagaal baa ka muuqada reaction kiisa wuu la googoayaa

  • @izmaeljp9360

    @izmaeljp9360

    2 жыл бұрын

    @@hogaan5015 Wxba kama badali karo sharma Jalouska dhan gadazheena waye pro 💪

  • @hogaan5015

    @hogaan5015

    2 жыл бұрын

    @@izmaeljp9360 wax uu uraadina wax uun ceeba marku wayey buu badalaya eray caadiya sixun u fasirayaa

  • @hazardyare7098

    @hazardyare7098

    2 жыл бұрын

    @@izmaeljp9360 afku waa margi haa uqaban mcln

  • @Nasruiin
    @Nasruiin2 жыл бұрын

    Abwaan waxa weeye kabahan casee waa wasakhe jilaaa ha kululaande backgroundkii waa cunteee libaax Keep going legend

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio98332 жыл бұрын

    bax wryaa guribarwaaqo waan KuGu caajisnay ruwaayda rbnaa sydhiye wuu jooga

  • @mohameddeeqxadaari4850
    @mohameddeeqxadaari48502 жыл бұрын

    waa lgu luloonayaa reactionkaaga heestan maad fahmin siday isu qabanayso mar labaad ku soo celi

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan62 жыл бұрын

    KHAAMO CUSUB AYUU LAYIMI SHARMA BOY 😂

  • @xalimalaki9326

    @xalimalaki9326

    2 жыл бұрын

    adaa faataa bakh dagan inaad ka xuntahy waa macquul af qataarow ha cunin wiilka yar kaa laandheeraysane

  • @maxamed5856
    @maxamed58569 ай бұрын

    Guri barwaaqo waan ku salamaeyy taliye

  • @abdallekiikooz6846
    @abdallekiikooz68462 жыл бұрын

    Waa wasakh ayuu leeyahay barwaaqoow

  • @Mohamed-ey3qe
    @Mohamed-ey3qe2 жыл бұрын

    Hadadan heesta fahmayn reaction lagama bixiyo ina isaga amusta fiican

  • @kaltuunibraahim9781

    @kaltuunibraahim9781

    2 жыл бұрын

    arsaqad bay ka soo radsadan hesaha sharmo boy hdane waxby ka shegan yab

  • @sakoashka2331
    @sakoashka23312 жыл бұрын

    Sxp kursiga nagabadal 😂😂😂 legend

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash2 жыл бұрын

    Woow keep going sharma boy 👦 👏 💪 💙 😤

  • @waxogow358
    @waxogow3582 жыл бұрын

    Waa wasakh weeye odhaahdu legendow

  • @kashmusic7210
    @kashmusic72102 жыл бұрын

    Ciyaal xamar lee sharma boy erayadisa fahmi karaan 💨🔥😂

  • @Xan_fresh477
    @Xan_fresh4772 жыл бұрын

    King Of Reaction Is Back🙏

  • @ibraahimaxmed8129
    @ibraahimaxmed81292 жыл бұрын

    Wan wasa maha waa #WASAQ KABAHAN CASEE weyaan pro

  • @rashkapoyinamahamed38
    @rashkapoyinamahamed382 жыл бұрын

    Guribarwaaqo legend wllhi noosoo badi reactionada

  • @bilaalow6816
    @bilaalow68162 жыл бұрын

    Jeazy boy heestiisa cusub reaction kasoo bixi 🖤

  • @hanadabdi598

    @hanadabdi598

    2 жыл бұрын

    Jeazy meesha waxba kuma hayo guri barwaaqo sharma kaliye reaction ka bixiyaa

  • @jamacxasan1831

    @jamacxasan1831

    2 жыл бұрын

    ​@@hanadabdi598 ❤

  • @sadaqmaxmud8264

    @sadaqmaxmud8264

    2 жыл бұрын

    Yaa ladahaa

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah2 жыл бұрын

    Marba Haduu America Yimid Inuu Meelaha Caanka Heesta Uu Kusoo Duubo La Rabay!

  • @ahmetyasiin5119
    @ahmetyasiin51192 жыл бұрын

    Guri barwaaqo wamaxay murayadu zxp ma ilbaa laguugaliy

  • @zicidapokor459
    @zicidapokor4592 жыл бұрын

    Wawew jawi wacan pro guri parwaaqo

  • @mohamedsaalax1491
    @mohamedsaalax14912 жыл бұрын

    war adigu ninka horumarkiisa miyaad kaxn tahay reactionku sidaa maaha jaahil yahoow 😉

  • @kaltuunibraahim9781

    @kaltuunibraahim9781

    2 жыл бұрын

    waxba ka qaldan manta odayga mu fahminba hesta hhhh

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye73822 жыл бұрын

    Waryaa geel aa tahay maxaa kasee rap adeer reactionka ka bariisee 🤣🤣🤣🤣

  • @somalilander_girl9474

    @somalilander_girl9474

    2 жыл бұрын

    Hhhhh 😂

  • @sameboy4112

    @sameboy4112

    2 жыл бұрын

    Hhhhh😅😅😅👌

  • @gmailbeenah6660
    @gmailbeenah66602 жыл бұрын

    Waa wasakh buu Ka wadaa ee erakii mahaa gurayoow

  • @qaysyare2081
    @qaysyare20812 жыл бұрын

    Guri barwaaqo background waa sax pr0 🤴

  • @ahmedjookar3574
    @ahmedjookar35742 жыл бұрын

    Waa wasax ayuu Yuri ee dhagaha fur zxp guribarwaaqo

  • @seidabdurehman4099
    @seidabdurehman40992 жыл бұрын

    Waa wasakh kabahaan casee buu yiri ee maahan waan wasaa hhhh guri barwaaqo dhago ma qabtaa.

  • @xariirgmbar8713
    @xariirgmbar87132 жыл бұрын

    Waa wasaq kabahan caseee Xumaan baaa radisaa ma istiri guri burwaqow

  • @hosseinmohamed5843
    @hosseinmohamed58432 жыл бұрын

    asc guree wan kutageyraa zxb runti hurey usoco guriy zxb

  • @waayeelofficial2268
    @waayeelofficial22682 жыл бұрын

    legend guri barwaaqo pin igu qabo iam number one

  • @GurmadTv
    @GurmadTv2 жыл бұрын

    Waa Wasakh kabahani ee casee weeye.

  • @sirtanoloshaonline2050
    @sirtanoloshaonline20502 жыл бұрын

    guri barwaaqo masuul sare waan ku wadanaa sax iyo qaladba sxb dhamaanba gobolkii raga wixii kasoo jeeda waanu wadanaa hadaanu nahay gobolkii Aqoonta Ee Awdal Boorame caruurtayda abtiyaashood ha noolaadaan sxb... mar baan Boorame kugu casuumi doonaa inshaallaah..Keep Giong....sxb.

  • @zaimamin8071
    @zaimamin80712 жыл бұрын

    GURI BARWAAQO DEE XUMAAD RAADIS AYAA TAHAY HA ORON REACTION AYAAN SAMAYNAYAA ( WAA WASAA MAHAN EE WA wasakh

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman84782 жыл бұрын

    Guray isbadal muuqda Masha Allah intaa iyo ka badan ban kuu rajayn I.a

  • @mahamedcarab3044
    @mahamedcarab30442 жыл бұрын

    Sxb wn Ku salamay #Guuray niyawooo ninkaan #Sharma boy waa Ka Yabiyay cawe de

  • @ilnostaromantonasaifundi9214
    @ilnostaromantonasaifundi92142 жыл бұрын

    Fashilaa tahay sxb qaabkii horey ok taliye

  • @Amiincige
    @Amiincige2 жыл бұрын

    First 🌟 Heestaa mayee waa waxakale ba

  • @abdirizakmohan1249
    @abdirizakmohan12492 жыл бұрын

    Waa wasaq ama wasakh Saa u taqaano Wasa maaha

  • @luulkaboey6236
    @luulkaboey62362 жыл бұрын

    Waa wasakh kabaha caseee weeye captan

  • @qadan6682
    @qadan66822 жыл бұрын

    Legend kewp going

  • @isak2743
    @isak27432 жыл бұрын

    waa wasakh kawadaa guri maskax baar ka furan kkk

  • @abdul3785
    @abdul37852 жыл бұрын

    Waa wasaq waaye waxa oo ula jeydaa waa uskakak sharma boy never disappointed

  • @muniiryareofficail6020
    @muniiryareofficail60202 жыл бұрын

    The first comment

  • @eaglexange504
    @eaglexange5042 жыл бұрын

    Waa Wasaq/wasakh Kabahan casee waaye

  • @nuurarab6270
    @nuurarab62702 жыл бұрын

    waa wasakh Ada si Khalada U Fahmey Zxb 🤣

  • @magic-boy5820
    @magic-boy58202 жыл бұрын

    Waa wasakh buu ka wadaa guriyoow

  • @yusufabdirisaktumey8474
    @yusufabdirisaktumey84742 жыл бұрын

    Waaa wasaq waaye waa wasa mahane

  • @abdirizakmohamud8792
    @abdirizakmohamud87922 жыл бұрын

    WAA wasaq casee weeye GB drama actor

  • @hamzeaadam6348
    @hamzeaadam63482 жыл бұрын

    Waa wasakh kabshan casee weeye guri barwaaqo

Келесі