Sharma Boy iyo Maslax Mideeye oo taariikh dhigay | Mafahmin | Shiine Culay

Ойын-сауық

Sharma Boy iyo Maslax Mideeye oo taariikh cusub dhigay iyo Shiine Culay oo gacan u taagay.

Пікірлер: 269

  • @ismaip1
    @ismaip12 жыл бұрын

    Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cibaado suuban ❤

  • @Edbashir

    @Edbashir

    2 жыл бұрын

    thank you bro

  • @ismaip1
    @ismaip12 жыл бұрын

    Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidayda oo kale 😂😂

  • @rayantherainbowgirl8513

    @rayantherainbowgirl8513

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 like me

  • @kikiki1189

    @kikiki1189

    2 жыл бұрын

    😆 🤣 😂 😹 😆 🤣

  • @calidiish4300
    @calidiish43002 жыл бұрын

    Team mafahmin iso raaca 😂😂

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel43042 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💙💙💙

  • @Sad3367
    @Sad33672 жыл бұрын

    Shiine culay aa daawaday 🤣🤣 Mana qoslin been wye😇 Gacmahaa iga daran🤣🤣

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel43042 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💙💙

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe59642 жыл бұрын

    Waan u xisnay reaction kaaaga shine culay😁😁 MAFAHMIN

  • @Apdiqanifaras

    @Apdiqanifaras

    2 жыл бұрын

    👙👙👙👙👙

  • @khaliij_poi2274

    @khaliij_poi2274

    Жыл бұрын

    Pqrdyda thy

  • @malikjaanuu6870
    @malikjaanuu68702 жыл бұрын

    Taajow reaction kaagu waa saambuse laga adimay😂✌

  • @guledahmedfarah5929

    @guledahmedfarah5929

    2 жыл бұрын

    shiine culey waa ka helay re actionkag

  • @Kismaayomedia
    @Kismaayomedia2 жыл бұрын

    He is legend

  • @hazani_officiall
    @hazani_officiall2 жыл бұрын

    Waar reactionka waa lsoo daahdee😂😂

  • @Edbashir
    @Edbashir2 жыл бұрын

    welcome back King Taaj

  • @farhaandawladofficial7950
    @farhaandawladofficial79502 жыл бұрын

    Shiinow 1 millione mar horaad gaadhee subscribeka fur anigu wan ku ogahay nin wayn baad tahay sida ciyaalka ileen ma u dabaal degayside waku sidee ugaas from burco

  • @abdalayare9844

    @abdalayare9844

    2 жыл бұрын

    Malaha Wuu Dhaafay 2M buu ku dabaal dagi rabaa😂😂😂

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    2 жыл бұрын

    Sax Amugaaray mar hore haduna Gaarine INSHAALLAH Soon

  • @abdalayare9844

    @abdalayare9844

    2 жыл бұрын

    @@halimaabdullahidahir2441 Hee wllaalo maxa dhacay

  • @Amal_UK
    @Amal_UK2 жыл бұрын

    Shiine Culay 🤴🥰🥰🥰🥰

  • @rajabadde1037
    @rajabadde10372 жыл бұрын

    Reaction waxaan dawanayaa anigoo macawis wato lkn nikis laan ayaan kuwataa kwrn shiinow 🤣🤣🤣

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel43042 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💙💙💙💙💙

  • @dhemaanqueen5792
    @dhemaanqueen57922 жыл бұрын

    Shiine culay waxad wado ma Mafahmin 😂😂😂😅😅

  • @dhereye44
    @dhereye442 жыл бұрын

    reaction aan ugu jeclahay reactionada

  • @Awaale_sahal_mohamud
    @Awaale_sahal_mohamud2 жыл бұрын

    Legend😂😂

  • @mohamedahmedabdullahisheik2371
    @mohamedahmedabdullahisheik23712 жыл бұрын

    Lenged keep going shiine 🙏

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska3892 жыл бұрын

    Reaction shiine culey MA FAHMIN 😇

  • @yasmiindheemanhussein6064
    @yasmiindheemanhussein60642 жыл бұрын

    Reactionkaga ma fahmin shinow🤣🤣🤣🤣

  • @Kismaayomedia
    @Kismaayomedia2 жыл бұрын

    Maansha Allah

  • @siyorinabbe8321
    @siyorinabbe83212 жыл бұрын

    Ana u horeyo😍♥️

  • @Awaale_sahal_mohamud

    @Awaale_sahal_mohamud

    2 жыл бұрын

    Ana ka horeeyay

  • @manchesterboy7042
    @manchesterboy70422 жыл бұрын

    HEESTAN REACTION KA SAXDA HADU KUDHACAY SHIINE EY EY DHALE 😄😄

  • @asmowarsame4303
    @asmowarsame43032 жыл бұрын

    Shine iyo manaaal maxaa ka dha xeeye ma fahmin brankki mac la siinayo ma fahmin shekadaasa iga gadan ma fahmin😅😅😅🤣🤣

  • @mouradaouled2272

    @mouradaouled2272

    2 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh wad igaaa qoslisay mafahmin

  • @siyidcaliaxmed3246

    @siyidcaliaxmed3246

    2 жыл бұрын

    مزوجه

  • @cabdifitaaxmacalinwacdi3279
    @cabdifitaaxmacalinwacdi32792 жыл бұрын

    Caan Caan dhalay dhamaan gabdhaha somaliyed abtigood caalamiga ah 🤚🤚🤚🤚

  • @alfanaanciiltireboy4148
    @alfanaanciiltireboy41482 жыл бұрын

    Shiine waa reer baadiye Love ❤ dadka kuma qabto Peng kuma qabto sida loo saaro ma yaqaano miyaaa yaab

  • @salmanrage7118
    @salmanrage71182 жыл бұрын

    Shine culay wlhi zxp fani hore usoco from Basaso

  • @zeinabh3509
    @zeinabh35092 жыл бұрын

    Another level 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎤🇩🇯🇨🇦

  • @maxille42

    @maxille42

    2 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a2d3k5twhcmvqdY.html

  • @mohamedmahmud____2730
    @mohamedmahmud____27302 жыл бұрын

    Lagend sharma pøy

  • @somstarmedia7274
    @somstarmedia72742 жыл бұрын

    wlhi waa fun sxb aniga channalkega soo qooda qofkii englishe wax ka fahmayo fursado ganacsi waaye mahadsanid

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey77512 жыл бұрын

    Sharma boy 👦 iyo Maslax mideeye Caadi ma aha 😆

  • @abdurhmanmohamedali687
    @abdurhmanmohamedali6872 жыл бұрын

    Frist commt mqayda dhaxjifaa 😂

  • @Yaranka_boy
    @Yaranka_boy2 жыл бұрын

    Legend mafahmin

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak21172 жыл бұрын

    Shiine legend wlhi

  • @maxille42

    @maxille42

    2 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a2d3k5twhcmvqdY.html

  • @yusufidirischannel9331
    @yusufidirischannel93312 жыл бұрын

    Legend shijne 🤣🤣

  • @makaftame
    @makaftame2 жыл бұрын

    another level

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud94062 жыл бұрын

    Sharma boy ❤️🦁✌️💯❤️💪🔥🦁👌👌👍💖

  • @zahraafdhuub8481
    @zahraafdhuub84812 жыл бұрын

    My favorite KZreadr Galkacyo kaso salaamin ina ader

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial38372 жыл бұрын

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰🥰

  • @Kamadage6566
    @Kamadage65662 жыл бұрын

    Shiinoow ku mafahmin😂

  • @deqabilaan7623
    @deqabilaan76232 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedosman1516
    @ahmedosman1516 Жыл бұрын

    Hoos ka sii 🤩

  • @kadraibrahim4036
    @kadraibrahim40362 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alakozmoha995
    @alakozmoha9952 жыл бұрын

    Legends

  • @Naturebeauty-eb2xe
    @Naturebeauty-eb2xe2 жыл бұрын

    Shiney reactionkisa wa mida kali iga qoslidaa wlhy abti madaxada koor 🤣🤣🤣

  • @Acmk_
    @Acmk_2 жыл бұрын

    Soomaaliyeey walaalayaal iskadaaya dhagaysiga heesaha iyo qaadistooda haddaa caawa dhimato adoo hees aad qaaday baraha bulshada kujirto cimri intay adduunyadu siijirto danbi baa qabrigaaga kaaga daba imaanaya😥😥😥

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid79052 жыл бұрын

    Shiine maheridisa mariney wayhan mafahmin🤣🤣🤣

  • @shamsamohamed7000
    @shamsamohamed70002 жыл бұрын

    Shiine shaydhaan ha dhihin wiilka sharta kacuudi bilaah

  • @axmednuur8624
    @axmednuur86242 жыл бұрын

    Waa sax fal fiican ma aha

  • @wllaltesa4910
    @wllaltesa49102 жыл бұрын

    Fecebook miyaa mafahmin 🤣

  • @xikmadhaldle6019
    @xikmadhaldle60192 жыл бұрын

    Qosolka day😆😅🤣

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman73742 жыл бұрын

    Sheydaankii o qof ah kuyeh alla shine dhib badnaa🤣🤣

  • @mohomedomar6934
    @mohomedomar69342 жыл бұрын

    Wa dhaqan bis nin kasi waxa hes ma ah ee barina wuxu qadi dona ma xara ma xara ma dhusna wa yab wax ayad bun buninaysa war adba ma dhan tid ninka washay waxba ma xasidayno lkn fikir kayaga ayan cabirnay ee wa qalad tasi

  • @yamilyusuf6395
    @yamilyusuf63952 жыл бұрын

    waa xaasidka ugu weyn ee sharma

  • @hassanaliabdala5817
    @hassanaliabdala58172 жыл бұрын

    Asc shiine

  • @mohmedsaidabdullahi373
    @mohmedsaidabdullahi3732 жыл бұрын

    Kkkkk waxkale bro shiine culay guul

  • @sakarieyre8209
    @sakarieyre82092 жыл бұрын

    Maqayada cunta waa lasoo daah day bro 👍

  • @abdirahmanabdiqadir2944
    @abdirahmanabdiqadir29442 жыл бұрын

    Hey shiini culay 🤗😁

  • @haleyguwasho8308
    @haleyguwasho83082 жыл бұрын

    Shine Culey Waxaa Ku Zoo Zalaameyzey MANAL BEELDAAJE

  • @zainababdi781
    @zainababdi7812 жыл бұрын

    Soomaali mashtaca ugu akhlaaqda xun muslimiinta

  • @hazaanixiish4803
    @hazaanixiish48032 жыл бұрын

    Taj🔥🔥🔥🔥

  • @ahmedyare5455
    @ahmedyare54552 жыл бұрын

    Taajo keep going 😂

  • @trumpppl2024
    @trumpppl20242 жыл бұрын

    CAADI MAAHAN 1.5 MILLION 4 DAYS

  • @trumpppl2024

    @trumpppl2024

    2 жыл бұрын

    Thanks for your sharing with us

  • @nimcosaed7730
    @nimcosaed77302 жыл бұрын

    wallahi xabad mafahmin😂😂😂😂😂😂😂

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi64582 жыл бұрын

    Suldaan 5sana kuxidhna maqaxidee pin iguqabo suldaan

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth14352 жыл бұрын

    Ma fahmin😂

  • @abdirizaakabdi7253
    @abdirizaakabdi72532 жыл бұрын

    Hhhhh adi ayuu shaydaan kugu shaqeesanyaaa taem sharma boy ismuujiya 😅😅

  • @zamzamzamzam7467
    @zamzamzamzam74672 жыл бұрын

    Shiine waankuuxiisnay mafahmin

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN41652 жыл бұрын

    Waa run sheeg

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed78782 жыл бұрын

    😂😂😂😂🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅

  • @toosanecumar2309
    @toosanecumar23092 жыл бұрын

    Ok

  • @kichakip2606
    @kichakip26062 жыл бұрын

    HOOS KASII SHARMA BOY BAA LEH. EREYADA SHARMA BOY EREYADIISA WAA UNIQUE 💎❤🇸🇴👑✌

  • @abdinasirhashi4294
    @abdinasirhashi42942 жыл бұрын

    Wax wayn miyay arkeen waxa kawadaa qofka haduu ceebobo wax weyn miya don't make it big deal

  • @Ahmed_geo
    @Ahmed_geo2 жыл бұрын

    Wan fahmay 🫡🫡

  • @jamaalmaxamud778
    @jamaalmaxamud7782 жыл бұрын

    Team sharma boy

  • @kawsarmuxumed3573
    @kawsarmuxumed35732 жыл бұрын

    Asc

  • @samatarahmed5495
    @samatarahmed54952 жыл бұрын

    Sharma boy sheydanki oo qof ah

  • @abdiraanyare6183
    @abdiraanyare61832 жыл бұрын

    Shiine Cuney😁 Salaamanid Gudoomiye.

  • @AxmedMarcelo
    @AxmedMarcelo8 күн бұрын

    😂😂😂

  • @Abdirahimbadal
    @Abdirahimbadal2 жыл бұрын

    🔥🔥🔥🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Vibes799
    @Vibes7992 жыл бұрын

    😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey39602 жыл бұрын

    shiine wuxu oran jiiray waala argna waala maaqalna kkkkkk❤️❤️👍

  • @maxsmedaxmed-fq9hu
    @maxsmedaxmed-fq9hu Жыл бұрын

    wllo xpp keenii aynu kusalin nabiyullahi محمد صلي الله عليه وسلم

  • @Shuaib_abdullahi_official
    @Shuaib_abdullahi_official2 жыл бұрын

    Heestaan ma Fahmin jawaabteeda waan soo dhigay ee Ciwwankeyga booqo markaad fiirsatid plz igu soo biir...

  • @biggstone3573

    @biggstone3573

    2 жыл бұрын

    Jawaab sharma hadad Haysid chanelkeeyga soo booqda ma dhihi lahayn Xirfad kale la imoow

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak21172 жыл бұрын

    Kkkkk shiinow waa xattabad halkaas ha u dhaafin

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____42 жыл бұрын

    Shiinow wan ku fahan Sanahay saa ugu soo jawaabto socdaal mafahmin

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    2 жыл бұрын

    Channelka Abdala Vlogs fadlan ku so biir waxa an ku haya muqaalada travel Vlogs ah

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi34132 жыл бұрын

    Sharma boy is king 💯💯

  • @fatimajama6523
    @fatimajama65232 жыл бұрын

    shiine ceeb u dhimo, waad ceebaysay warsangeli ee ha laaga saaro warsangeli. nooga bax reerka, allaha ku hadeyo. AAMIIN.

  • @lechimiste3547
    @lechimiste35472 жыл бұрын

    Jawiga jabuti baan ku hastaa🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴🇸🇴❤️🤍💚

  • @wllakiilampoi3071
    @wllakiilampoi30712 жыл бұрын

    Shine culey waa soodaatey nio

  • @Kingston12370
    @Kingston123702 жыл бұрын

    Waa sax reaction kama bixin miyaa

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf2 жыл бұрын

    Shiine 😂😂😂

  • @mohamudahmed7334
    @mohamudahmed73342 жыл бұрын

    Kunkii Dolar guriga Farmajo logu dhisilahaa ma dirtay mise jebkad ku ceshatay?

  • @Fagaaremedia2
    @Fagaaremedia22 жыл бұрын

    Shiine culay ninka kaliya ee reaction kiisa ku qoslo in iga goslaya lagend

  • @guledahmedfarah5929
    @guledahmedfarah59292 жыл бұрын

    shine

  • @rayaanaxmed8470
    @rayaanaxmed84702 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ma fahmin sheno culey

  • @abdullahiabdikadir7688
    @abdullahiabdikadir76882 жыл бұрын

    Inabada cadi ma aha..inkasto inad inaga so dahte wan ku wadana .waali?? Ma fahmin

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden91982 жыл бұрын

    Ar shiinaa iga tag abti xabiibiyoow

  • @alibinali9851
    @alibinali98512 жыл бұрын

    Shiino culeey waxaan ku mooday inaad tahay qoof wax garaad ah lakiin waxaan arkay inaad tahay jahiil sharma boy heestisa waxaad ka fahantay maa jiro waxaa ka waado macwiista igaa dhacday wax ween maay arken side and uu mooda maa ahaa waxuu kawado sharma boy heestisa meel kale ayuu garacooya ee maa fahmin shiino culeey kkkkkkkkkkk Haa uu bixiin kaliya macwiista igaa dhacday kkkkkkkkkk Tan labad wiilka haa ku tiilmamin sheeydan Sharma boy is the best singer somalia

Келесі