|SHARMA BOY IYO 15KA SU'AAL| 2024 |

Музыка

WAREYSI GAAR AH QARNI STUDIO IYO SHARMA BOY
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
FADLAN QARNI STUDIO SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
• ASAD QARNI | DHAQAALEY...
WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KAREYSA OUR SOCIAL MEDIA :
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Instagram: asad_qarni...
Snapchat: / asadqarni
Facebook: goo.gl/70aAfJ
TikTok: vm.tiktok.com/ZM8KVmsBF/
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
HargeisaIfraax TolmoonIsmaaciil aarkaSomaliSomali tiktok liveXidigaha geeskaXidigaha geeska 2022hees cusubhees cusub 2022heesoilkacase qays hees cusub 2021khadar keeyow daljirkhadar keeyow hees cusub gooxa 2016nimcaan hilaac 2021 milgosomali tiktoksomaliasomalilandwaqal studioxamdi bilan 2021xidigaha geeskagulled simpa somali
#somalimusic #qarnistudio #xabsi #Somalimusic #somalimusic #aroos #jaceyl #guurka #jaceyl #somaliwedding #somalimusic #hargeisa #ciyaaraha #afsomali #fanproj #fanaan

Пікірлер: 939

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji12 ай бұрын

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @SadamMowlid

    @SadamMowlid

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @HasseyZiyech

    @HasseyZiyech

    2 ай бұрын

    Scw scw

  • @budeybudey2707

    @budeybudey2707

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @user-op4iv8fm5f

    @user-op4iv8fm5f

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤

  • @fitimamohamadnor

    @fitimamohamadnor

    2 ай бұрын

    Sallallaahu calayhi waslam❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch2 ай бұрын

    Sharma boy marbaba noo hoos 💪🇸🇴

  • @ElmiMoha-kw8xx
    @ElmiMoha-kw8xx2 ай бұрын

    The lagend sharma boy the goat 🐐

  • @MohaShow7
    @MohaShow72 ай бұрын

    Sharma boy the king rapper of Africa 🌍

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur1972 ай бұрын

    Team sharma

  • @HanadAbshirMohammed
    @HanadAbshirMohammedАй бұрын

    Waa mmm mJ DDD D5 Geesi

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail2 ай бұрын

    waxaan soon qabtay ilkacase qays iguso. Sharaf. Wllhy asad. Qarni❤

  • @AwahabIbrahim-sr9df
    @AwahabIbrahim-sr9df2 ай бұрын

    Sharma boy jecelka adimaa usheegtey maliyuun manka ❤😂

  • @BishaarNuur-lz8ku

    @BishaarNuur-lz8ku

    2 ай бұрын

    Yakubalamiyay😂

  • @OsmanabdullahiOsmaan

    @OsmanabdullahiOsmaan

    2 ай бұрын

    Adiga mxaa ka galay jeceylkis

  • @user-oe6br6kx6l
    @user-oe6br6kx6l2 ай бұрын

    Wow QARNI STUDIO WALIGEY WAAN KU TAAGEERSANA LABA QOF AAN JECLAHAY BAA HALKAN IIGA MUUQDO ASAD I LOVE YOU WALHI ❤

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123.2 ай бұрын

    Sharma boy wa mucjiso wlahi waa legend goat 🐐 fanka somaliyed 😊❤ Hadana waa tallented oo dadka ka qosliyo😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 ай бұрын

    Thanks for sharing with us.

  • @user-rp8up2lj9h
    @user-rp8up2lj9h2 ай бұрын

    Sharmaboy the goat 🐐

  • @user-rp8up2lj9h

    @user-rp8up2lj9h

    2 ай бұрын

    ❤❤

  • @MohacadeaxmadMuhanadAsadAhmed

    @MohacadeaxmadMuhanadAsadAhmed

    Ай бұрын

    Sharma kasharma the goat 🐐 cbsi cbsi wye

  • @SOMALICHANNEL3
    @SOMALICHANNEL32 ай бұрын

    Aan kuwada salino saliga nabiga scw❤️❤️

  • @user-we7bl3vw5r

    @user-we7bl3vw5r

    Ай бұрын

    Scw scw scw

  • @FarahDuhur

    @FarahDuhur

    Ай бұрын

  • @Ena_ApDiRaHmannn

    @Ena_ApDiRaHmannn

    Ай бұрын

    Scw Scw SCW scw

  • @user-xu8cv9qb4p
    @user-xu8cv9qb4p2 ай бұрын

    Sharma boy wlhi qof qalbi wanaksn 🤴 👑

  • @FardowsAyy
    @FardowsAyyКүн бұрын

    Scw

  • @ZalmanAli-ny2vc
    @ZalmanAli-ny2vc2 ай бұрын

    kusali nabi muxamad ❤😢

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi60712 ай бұрын

    ManshAllah you have strong talent keep going.Another level 🎤😊

  • @user-im8wo9jm7x
    @user-im8wo9jm7x2 ай бұрын

    Haa aboowe Waliba naxariis Badan

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi64992 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤👍👍

  • @user-pw7kd5ph8q
    @user-pw7kd5ph8q2 ай бұрын

    Maasha alaah isha nacabka deyran idam alee

  • @user-zk2th7tf6p
    @user-zk2th7tf6p2 ай бұрын

    Sharma Boy legend Waaye Been Ma leh ❤❤❤

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed43082 ай бұрын

    No x no next quusta kuwa sharma kuwaregayow always malyun manka❤❤❤ is the best

  • @sahraahmed-fv6rj

    @sahraahmed-fv6rj

    2 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CanabAxmad
    @CanabAxmad18 сағат бұрын

    Sharma boy guuleyso waligaaa wllo saaxiib qaali Alla sharma boy saaxiib qaali waa kutaageeraaye hees isoo qaad❤️❤️💋💋💋🥺😊

  • @Mohamed-dafle
    @Mohamed-dafleАй бұрын

    Pure inspiration ❤

  • @LizaRahmo
    @LizaRahmo2 ай бұрын

    Maasha allaah ,asad qarniy, halkaa ka siiy wad su,aalaha,

  • @Victory20246
    @Victory202462 ай бұрын

    No ex no next caadi ma'ahan wlhi

  • @fatumosaid9795
    @fatumosaid97952 ай бұрын

    Maasha allaah

  • @user-je2xg2vf7w
    @user-je2xg2vf7w2 ай бұрын

    Somali best artiste sharma k sharma an dj qarni salute guy's

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge83082 ай бұрын

    Masha allah sharma boy❤❤❤

  • @AhmedMohamed-ol5ef
    @AhmedMohamed-ol5ef2 ай бұрын

    Maashaa Allah Waxaan ku farxay inaad fanka kabixi doonto Kaga dhabee wll Allah hakuu sahlo

  • @fatumaali1463

    @fatumaali1463

    2 ай бұрын

    Imisa jeer ayuu sheegay inuu ka baxayo ilaa quyaamada timaado ha dhex taagnaado

  • @FaysalCabdi-wt7cq
    @FaysalCabdi-wt7cqАй бұрын

    Sharma boy team

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad54632 ай бұрын

    Waa barnaamij fiican man Sha Allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 ай бұрын

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @FOUADABDI767
    @FOUADABDI7672 ай бұрын

    Malyuun manka..! 👐🏻👍

  • @HafsaqosolWanaagTT
    @HafsaqosolWanaagTT2 ай бұрын

    Hooray usoco bro🎉

  • @user-by8pt7yx6k
    @user-by8pt7yx6k2 ай бұрын

    Macha Allah ❤🎉

  • @nasroxuseen6360
    @nasroxuseen63602 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Sadia-35
    @Sadia-352 ай бұрын

    Waruntiiis anigaba aduuunka ceeebtaaan ugu nebcahay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 ай бұрын

    Asad Qarni Nin Adag, legend 🇸🇴❤💟👍

  • @claahicali1873
    @claahicali18732 ай бұрын

    Asad qarni wllky marna fanaankayga guulayso❤

  • @Koyama548
    @Koyama5482 ай бұрын

    From sharma ka sharma sln sare legend 👍

  • @Yahye-----onkod
    @Yahye-----onkod2 ай бұрын

    Legend sharma boy❤

  • @user-rp5mc1co6x
    @user-rp5mc1co6x2 ай бұрын

    Insha Allah anaa rajeynaa inaad iwareysato maalin uun

  • @sahraali6994
    @sahraali69942 ай бұрын

    Mashallah legend, Sharma k sharma ❤❤❤❤

  • @Amal_UK
    @Amal_UK2 ай бұрын

    MashaAllah Sharma boy🫅❤️

  • @waawale
    @waawale2 ай бұрын

    Mashallah what great show thank you for bringing sharma k Sharma the goat of Somali hip hop we love you, you change the game, and yes you do have indho jaceyl with xishood to Mashallah 🥰

  • @zahraali2774
    @zahraali27742 ай бұрын

    Haa indho jaceel waad ledahay brother. Mashallah

  • @arwaaxyareofficial9552
    @arwaaxyareofficial95522 ай бұрын

    Respekt two legend 🦁Asad Qarni iyo 🦁Sharma Boy salan sare Barnamish fiican ayaad kentay Asadoow 🎬🎤✅🙏🏾

  • @user-lv8hy1vo6s
    @user-lv8hy1vo6s2 ай бұрын

    Sharma guulayso zxp❤❤

  • @HamdaOmarsaid-sk2ww
    @HamdaOmarsaid-sk2ww2 ай бұрын

    Sharma boy legend 🙌

  • @abdulahiabdiali2618
    @abdulahiabdiali26182 ай бұрын

    Wariyaha waaa Asad Xaaji Adan ( Asad Qarni) Sxb waa Ku salaamay

  • @Nasab803
    @Nasab8032 ай бұрын

    Haa Sharma indha jacayl wad ledahay weliba wiil qurxon bad tahay Masha Allah Asadow walal thanks for this program Qoka Labad Hodan craxman please ❤❤❤

  • @user-wh8gd2gv2x
    @user-wh8gd2gv2x2 ай бұрын

    Goat sharma best of all time

  • @dalxiis254
    @dalxiis2542 күн бұрын

    Qofk xiga waxaad weydisaab Quranka Mataqan Hadase taqanid meqojeer Ayad Dhaameysaa Bishii. ❤🎉❤

  • @calixareed5905
    @calixareed59052 ай бұрын

    Waxad weydisa zxp asad qarni kooxaaha uu taagroo uuyahay 🎉 guulayso

  • @user-sn6rw9bs6r
    @user-sn6rw9bs6r2 ай бұрын

    Another level waye barnaaminkaan🙏🙏 waan ka helay ninka kaliya ee somalida kor u qaaday sharma boy 😍😍

  • @DrSaidAbdirahmanCardiologist

    @DrSaidAbdirahmanCardiologist

    2 ай бұрын

    Nin asiba noolasha kadhacey muxuu kor uqaadaa😂

  • @nasriina12345

    @nasriina12345

    2 ай бұрын

    ​​@DrSaidAbdirahmanCardiologist nin maserasan nolosha haduu ka dhacay saa uma ekadeen qararka iska yaree ilaah baa heybada siiyey 😅😅😅😅

  • @DrSaidAbdirahmanCardiologist

    @DrSaidAbdirahmanCardiologist

    2 ай бұрын

    @@nasriina12345 bal firi qof fayow makuula ekyahay ?? Wx an dhaho oo an ka aheen ALLAH hasoo hanuuniyo imaba furna.

  • @mohameddeq5190
    @mohameddeq51902 ай бұрын

    Sharma legend waa sax❤

  • @kingtaajkaboy
    @kingtaajkaboy2 ай бұрын

    Adiga dhanaa jaceyl socda ah ❤

  • @AmaadiNiggy
    @AmaadiNiggy2 ай бұрын

    Sharma boy🎉 legend❤

  • @user-xi9nv7mp5v
    @user-xi9nv7mp5v2 ай бұрын

    Sharma boy

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan89202 ай бұрын

    Indho jecel malihid ee waxad ledahy indho so jiidasho iyo naxaris ku dhehantahy qofki ku firsado unba ku shegi kara ❤❤❤❤❤ wn idin jclhy wilasha mj💋🇸🇱 waxa tihiin lama helan

  • @abdiazizyare6741

    @abdiazizyare6741

    2 ай бұрын

    ❤❤ thnks anaguna sidoo kale

  • @fartuunsiciid2246

    @fartuunsiciid2246

    2 ай бұрын

    Kalexo hbaryarty ninkeed so jidasho layne

  • @ayuubabdiqani7923

    @ayuubabdiqani7923

    2 ай бұрын

    thanks queen of queen❤

  • @Ena_ApDiRaHmannn

    @Ena_ApDiRaHmannn

    Ай бұрын

    MJ Oil 🛢 😂😂

  • @kingnakhlan674

    @kingnakhlan674

    Ай бұрын

    Thanks queen 😊

  • @SucadNimcan
    @SucadNimcan2 ай бұрын

    Thanks asad

  • @abdiwasacizmail
    @abdiwasacizmail2 ай бұрын

    Sharfma boy zxp waxd tahy shakhzi qalpi wangzn guulayso zxp😊

  • @user-zg5qz5qz4h
    @user-zg5qz5qz4h2 ай бұрын

    Malyuun maanka

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28942 ай бұрын

    Sharma boy legend

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed24662 ай бұрын

    Mansha Allah

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel28312 ай бұрын

    Www My bro sharma keep gonig

  • @REDONEOTHMAN-rk8xn
    @REDONEOTHMAN-rk8xn2 ай бұрын

    Delmar yare

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo16552 ай бұрын

    masha allh sharma boy wu maskax furan yahay lkn sharma hibadan iyo talantigan ka faideyso qer u badal ina edo❤

  • @abwaanbirimo5480
    @abwaanbirimo54802 ай бұрын

    Malyuun maanka sooqabo sxp ❤🎉

  • @FOUADABDI767
    @FOUADABDI7672 ай бұрын

    Malyuun sharma gorme is barten wakhtiga uun sheeg wll Intana igu qata from burco tagero weyn 😂❤

  • @maxamuudsiciid6974

    @maxamuudsiciid6974

    2 ай бұрын

    Reer Burco ma tageeran sharma ee wll beenta jooji soo tay ka cadhoodeen bada ha iibin marku dhahay sidii in lacaayay 😂😂

  • @sadiasheikh1413

    @sadiasheikh1413

    2 ай бұрын

    ​@@maxamuudsiciid6974bini'adam ka isku mid maaha reer burco qaar aana wato😂😂

  • @user-sf8wc6wc6v

    @user-sf8wc6wc6v

    2 ай бұрын

    burco in bada la iibiyo way kasoo horjeeday anigaa eer burco ah oo wlhiya ee muuse qadhmuune burco uma joojiso sxb

  • @GANACSADEBusiness

    @GANACSADEBusiness

    Ай бұрын

    Ya ku balmiyey refer burco😊

  • @Ena_ApDiRaHmannn

    @Ena_ApDiRaHmannn

    Ай бұрын

    ​@@maxamuudsiciid6974Anaga Joogna Purco Wxna Leenahay Badeenu Iibmaha 😂😂

  • @user-wl7sw7ed4u
    @user-wl7sw7ed4u2 ай бұрын

    Sharma guleyso legend👍

  • @HodanYusufAxmed
    @HodanYusufAxmed2 ай бұрын

    Ha msha alah dharma awalna wa ku jeclaaa hdna wa ka helay❤ indha jecl wa ladahy m a😊

  • @AliaHasancilmi
    @AliaHasancilmi2 ай бұрын

    Best rapper of america🤴🏼🫡🦁

  • @RealmaanBoy
    @RealmaanBoy2 ай бұрын

    QARNI + team CABSI CABSI 🔥🔥🩸🩸🙏🙏🙏🏿✅️✅️

  • @user-rd2wb5ci3s
    @user-rd2wb5ci3s2 ай бұрын

    Mashalah wiilkaas fariid

  • @user-gw8pg3lc1f
    @user-gw8pg3lc1f2 ай бұрын

    Masha alah ❤❤❤ sharma boy innader

  • @SabiriinAxmed-on2vg
    @SabiriinAxmed-on2vg2 ай бұрын

    Sharma soceli

  • @Aza_7
    @Aza_72 ай бұрын

    BIG MOHA SOO QABO SAXIB SARE LEGEND HADDA TAHAY NEXT FROM CIYAAL XAMARNIMO 🎉❤

  • @Nadwadahir123

    @Nadwadahir123

    2 ай бұрын

    Huno dadkan Somalia ma jogan dee

  • @muscabboy5042

    @muscabboy5042

    2 ай бұрын

    Yaa waaye kas😂

  • @rosexusen1
    @rosexusen12 ай бұрын

    Aad io aad the legend Sharma boy❤❤❤❤

  • @luulhaji4867
    @luulhaji48672 ай бұрын

    Waaaw waxkale enough is enough 🌷❤️no x no next❤️🌷 malyuun malyin dhaan lee igadheh 👏👏 nin raget sharma kasharma shacabka sharaftooda shari kuma arakto

  • @iqroabshircabdullahi167
    @iqroabshircabdullahi1672 ай бұрын

    Qofka xiga pilot jeex ka dhig waana ku mahad san tahay iguna salan waa role model keyga ❤❤❤❤

  • @h.eyahyeismail9281
    @h.eyahyeismail92812 ай бұрын

    Waa iga soo habeysaa u maleynaa wareysiga sharmakoow ….

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch2 ай бұрын

    Haa Waliba aad iyo aad ❤️

  • @ustathkey
    @ustathkey2 ай бұрын

    Ninadig ayauektahay jacelkalashegay wa dhacif nimo iskailali shb 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohammedTahliil-cv6gf
    @MohammedTahliil-cv6gf2 ай бұрын

    Haduu Ka Baxo Sharma boy M'r Somali boy Anigane Waxaan Ka Baxaayaa Social media Yup

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse87012 ай бұрын

    Sharma boy Hal hees oo ciidanka qaranka ah lagama haayo , Hal hees ciidanka qalabka sido ha u usoo kala kacsho

  • @waryaaofficialchannel3323

    @waryaaofficialchannel3323

    2 ай бұрын

    Ciidanki qaranka hassan shiek baa raah waah kadhigay

  • @abdirahmansadikisse8701

    @abdirahmansadikisse8701

    2 ай бұрын

    @@waryaaofficialchannel3323 maamule xasan waa system hada jiro wuu yimid wuuna tagayaa , ciidankana waa dhaxalka umadaan hakuu kala saarnaato

  • @user-kc9dc2tf9k
    @user-kc9dc2tf9k2 ай бұрын

    Haa sharma boy

  • @user-qu3yw7qs4t
    @user-qu3yw7qs4t2 ай бұрын

    Haa indho jaceel waad ledahay sharma boy waan ku salaamay❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec25362 ай бұрын

    Sharma boy wuu so jaby😅😅😅 tuugnaa wa laa so noqdy maxad ka badli karta waxbo 😅😅😅

  • @AyaanHassan-je3uj

    @AyaanHassan-je3uj

    2 ай бұрын

    Kkkkkkk❤

  • @halimoab1221
    @halimoab12212 ай бұрын

    Sharma labiska ya ka habaaray hhhhhh

  • @ugaskawadanka2623

    @ugaskawadanka2623

    2 ай бұрын

    Kkk way kawaaan waxa layiraa sidan waxaa u labista ninkii caanka ahaaaa hhhh

  • @WarsameXassan
    @WarsameXassan2 ай бұрын

    Hesti uga horey saytehsharma

  • @maxamadabuukar858
    @maxamadabuukar8582 ай бұрын

    Haa waa wuu leyahay❤

  • @Aklee143
    @Aklee1432 ай бұрын

    Odeyga dharkan muu xayasinayaa 😂

  • @Aklee143

    @Aklee143

    2 ай бұрын

    reply ha iisoo glin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 ай бұрын

    Sharmo waxaad tahay nin wanaagsan oo qalibi fiican oo baari ah. Indhow jaceel oo weliba xishood ka muuqdo dida gabar shukaansi u diyaar ah oo qajileysi 😅😅😅😅

  • @user-dp5ze2hs2e
    @user-dp5ze2hs2e2 ай бұрын

    Asad qarni adi fanka maka baxdey horta mise wali waku jirta👍

  • @fadumajama7122
    @fadumajama71222 ай бұрын

    Ugaas waa ye igaarkeena❤❤❤❤ guul habo

  • @moa341
    @moa3412 ай бұрын

    Zxbow asadow aa kaa faaideystee sida wlalahaa ay telkaa kuugu gadeen anigana maad iiga farxisid nin dhalinyaraa oo wadankii jogo ayan ahy zxb lillahi iga thy hda qoralkeyga aragto mobile iigu cimamad🤝🤍

  • @somaliview1746
    @somaliview17462 ай бұрын

    Asc. Brothers and sisters may Allaah Raxmaan guide us Allaah hainasoo hanuuniyo kuligeen Allaahuma aamiin Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu yidhi. halagu deyadho nabiga sallalaahu caleyhi wasallam nolosheena oo dhan xataa Allaah cazawajalla wuxuu ku xidhey jecelkiisa ina lagudeyadho nabiga sallalaahu caleyhi wasallam walaalkeen aan u duceyno heesaha waa xaaraam qofka xataa haduu ku dhinto waa danbii sii Socon diintana aanbarano kuligeen

  • @nuuremohamud4311

    @nuuremohamud4311

    2 ай бұрын

    Scw scw scw❤️❤️ Waa talo fcn Amiin Ilaahay xaqa ha garansiiyo Dhamaanteena hana hadeeyo In sha Allah.

  • @somaliview1746

    @somaliview1746

    2 ай бұрын

    @nuuremohamud4311 aaamin walaal. Waxaa muhiim ah inaa barano diinta qof walbo oo muslim ah maanta hadii la weydiiyo yaa kudeyataa ? yaa raacdhaa ? yaa role model kuu ah. jawaabtu waa nabiga صلي الله عليه وسلم maanta waxaa layaab ah dadka hadaa weydiiso ama kubad ama siyaasad wey yaqaanaan balse diinta Waxbo kama yaqaanaan Allaah xaqa hainafahamsiiyo aamiin

  • @nuuremohamud4311

    @nuuremohamud4311

    2 ай бұрын

    @@somaliview1746 Ilaahay xaqa iyo diinta haina fahansiiyo wll qaali 🤲🏻.

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123.2 ай бұрын

    Wll asad qarni wa ku salamay magacaygu waa king 👑 style salan ka dib qofka xiga wxaa weydisa wixii ugu weyna ee uu xanaq dartiis u sameyo😊

Келесі