shaleemo Gaalkacyo

Комедия

hahahahhahahahah
somali funniest home video

Пікірлер: 57

  • @abdullahusman2971
    @abdullahusman29714 жыл бұрын

    2020 intii weli daawadeyso like Ii saara 😂😂😂

  • @xaarithcabdullaahi116
    @xaarithcabdullaahi1164 жыл бұрын

    Yaa 2020 Daawanaya LIKE_TA☝️👍

  • @user-hh2cr8gy3p
    @user-hh2cr8gy3p2 ай бұрын

    Wlhi nin waayo waayo ayan daawan jiray Oday dhoore very funny wye😂😂😂😂😂

  • @cabdulaahiibraahim1481
    @cabdulaahiibraahim1481 Жыл бұрын

    2023 like ta saara

  • @faisalali1045
    @faisalali10454 жыл бұрын

    who is watching 2020 odey dhoore

  • @zubeyrpro
    @zubeyrpro3 жыл бұрын

    2020 inta fiirsanoosaa ku ceshi cml ninkan sxpow intuu ka baxay horto oo shekada ka shekeynaayo

  • @QaysMovies
    @QaysMovies4 ай бұрын

    Ninkan intuu ka dhacay niyow nin wada sheeko ah buu ahaa yaa daawanaya 2024

  • @susucadey
    @susucadey12 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk,wlhi he made ma day,,,i was really bored bt he made me laugh,,thks lol

  • @kingkhalil3091
    @kingkhalil30912 жыл бұрын

    2022 ina ila joogto Love isra?

  • @omarabdi3332
    @omarabdi33329 жыл бұрын

    waxaan aad uga helay sida uu ninkaani Reer Gaalkacyoodka lahjadooda u jilay. Ninkaani waa majaajilayste sax ah.

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla38046 жыл бұрын

    Wlh waan uxiisay ody dhoore 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zechariyeali8725

    @zechariyeali8725

    2 жыл бұрын

    haa wlhi 😂😂 youtube ino furta ficnalehed

  • @keynaan0239
    @keynaan023929 күн бұрын

    2024😂😂

  • @yasinjama4065
    @yasinjama40657 ай бұрын

    2023 december yaa jooga 😂

  • @sahalshidaaye5593
    @sahalshidaaye55934 жыл бұрын

    Wlhi nice one

  • @juanminglao3699
    @juanminglao36992 жыл бұрын

    very great guy! Somali boy deserved my sub

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi55884 жыл бұрын

    ninkaan marhoraa dawan jiray wlh 2011 iyo 2012

  • @amaadin12
    @amaadin1212 жыл бұрын

    walaahi ninkaan oo kale waligey ma arkin iga tag feero xanuun aa igu riday saan u qoslaayay, kheyr allaha ku siiyo qosol aaba idilay....kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @newage1393

    @newage1393

    3 жыл бұрын

    Sxbw 9 sano kahor mahaan majoogtay ma nooshahay hada ii noolaaw

  • @amaadin12

    @amaadin12

    3 жыл бұрын

    @@newage1393 alxamdullilah waa joogaa bro, thanks,

  • @sanayaairaani6977

    @sanayaairaani6977

    Жыл бұрын

    @@amaadin12 ina adeer ma jooogtey lee ilahey cimriga hakuu barakeeye

  • @amaadin12

    @amaadin12

    Жыл бұрын

    @@sanayaairaani6977 aamiin yaarabi, waajoogaa alxamdulilah, mahadsanid in badan

  • @elmisalatmohamed1354
    @elmisalatmohamed13547 жыл бұрын

    galkacyo ilaahow daa

  • @abdulahisuleiman9802
    @abdulahisuleiman98023 жыл бұрын

    Ninkaan waligay ma arag nin Somali oo ka funny san he so funny keep going

  • @omarabdi3332
    @omarabdi33329 жыл бұрын

    waxaa aad iiga qosliyey qaybta ninka soo tebinaya film ka. CARADHAY CARADHAY!

  • @saabiryare8993
    @saabiryare89932 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh

  • @mohance7635
    @mohance76353 жыл бұрын

    Nio anoo luuqada u dhashey xita saa uguma hadli karo🤣😁😄😀 Wxkle

  • @Adam9588ronaldo
    @Adam9588ronaldo13 жыл бұрын

    This is funny! Hahahahahahahaha,

  • @hilowlenuur4428
    @hilowlenuur442811 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkk shaleemo bardacad qatar waaye wlh

  • @jarfef5601
    @jarfef56013 жыл бұрын

    2021 intii joogto ✌😅

  • @zuhuurjamac4470
    @zuhuurjamac44707 жыл бұрын

    hahahhahahah wlhi wan fuuray ani shanemadas hala igeeyo

  • @aghader8751

    @aghader8751

    6 жыл бұрын

    zuhuur Khalid 😁😁 sida oday dhore o kale ame kuugu dhacda

  • @hanadyasin3329
    @hanadyasin3329 Жыл бұрын

    2023 January 😂😂 yaa daawanooyo

  • @kindheartedboy
    @kindheartedboy13 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Moqdisho loos iyo bajiyo ayaa lagu cunaa shaleemada Gaalkacyo hilib aaa hehehehee

  • @MrShbuff
    @MrShbuff13 жыл бұрын

    Hahahahahahahaha, Ba.aaaaaaaaaaaaaaaa weeee ku jidhaaaaaaaaaaaaaa, Lolz, Funniest vedio

  • @caaqilka3712
    @caaqilka37123 жыл бұрын

    Kkkkkkk nin culus shaneemo waxaa igu dambaysay tii Qalocow iyo cagaaran Bosaso ku taalay

  • @mohamedibrahimmohamed8530
    @mohamedibrahimmohamed85303 жыл бұрын

    oday dhoore 2020 ku soo xasuustay xagee ku danbeeyaaa ninkaan

  • @mohamedelmiali2082
    @mohamedelmiali20823 күн бұрын

    13 sano kahor

  • @ahmedabdinasir9091
    @ahmedabdinasir90912 жыл бұрын

    😄 😄 🤣 😂

  • @TheLegnd1
    @TheLegnd112 жыл бұрын

    SAXIBKEY ODAYDHOORE SALAAMO MARKA HORE:WAXAAN KU XASUSINA QALAD YAR--WAXAAD TIRI MAQAAYO HILIB LAGU GADO WALIGEY MA ARAG -WAXAADNA RABTAY INAAD DHAHDO SHANEMO HILIB LAGU GADAAYO MA ARAG---FIRII (TIME --------------------------------------------------------3:03) KKKKKKKKKKKK Thanks kkkkkkkkkkk

  • @ayuubaboosto6189
    @ayuubaboosto61896 жыл бұрын

    hhhhhhh ukunta shaleemada lagu gado iyo looska dhuusadooda ayn rafaad ku qabnay ee mee hilib lagu gadaaayo hhhhh

  • @Qabooje
    @Qabooje9 жыл бұрын

    Shaneemo Baredac waxaa had iyo gooraale ka socon jirey filimada Cow boy-ga siiba filamida Clint Eastwood maalin walba oo jimce ah. Filmada aadka loogu soo celcin jirey waxaa ka mid ahaa The bad The ugly and The good, For Few Dollars More, Once Upon a Time iyo The Outlaw Josey Wales

  • @mohamedabdinoor5146
    @mohamedabdinoor51468 жыл бұрын

    walahi waasii lodaqmo

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 Жыл бұрын

    Oday dhoore xasuusa galay wlhi 2012 waaygi ceelasha🤣🤣

  • @mrjamac
    @mrjamac12 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somali funny jokes

  • @hanadadan4919
    @hanadadan49198 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkll

  • @waxkabarochannel9071
    @waxkabarochannel90714 жыл бұрын

    Odey dhoore xagee ka baxday umada u so jawaab hadii aad nooshahay

  • @jeestoolecr7
    @jeestoolecr72 жыл бұрын

    Manta soo raadiyay ninkan

  • @hanadadan4919
    @hanadadan49198 жыл бұрын

    walaahi waa iga qosliyay oday dhoore caadi.mahan

  • @sharmaarkemohamedhersi5202
    @sharmaarkemohamedhersi52024 жыл бұрын

    War ninkaaan hlkee uu ka bxay

  • @Cambeyste

    @Cambeyste

    4 жыл бұрын

    Ani Xita Wan Radinaye🤣😂

Келесі