"Shalay Hadii Aad Codka Siiseen Bariga ,Maanta Waa Inaad Codka Siisaan Galbeed..."Cali Warancade

#DEG_DEG_DAAWO
Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
FACEBOOK- KULMIYE PARTY
/ kulmiye
FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
/ warbahintakulmiye
FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
/ kulmiyemedia
TWITTER- KULMIYE PARTY
/ xisbigakulmiye
Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
/ musebiihi
TWITTER - Muse Bihi Abdi
/ musebiihi
KULMIYE MEDIA OFFICE
Mahadsanid.

Пікірлер: 24

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553Ай бұрын

    Guuuul kulmiye again Aboo guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pwАй бұрын

    Masha’Allah tabaraka’Allah magac Bilaash ma baxo, Reer Samo Wanaag Salaan🤚👋✋🖐️

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3mАй бұрын

    Warancade geesi qaranka Somaliland guul.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828Ай бұрын

    Warancmadaw ku dil waar bal goorta uu ina Kaahin la socdo day!! Oo reerkiisii waa hore ka tageen Viva CIRO Viva XIRSI Gaab.

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6iАй бұрын

    Dhan ayaad raacday oo marya allool ayaad raacday Laakiin isaaxaq waa wadani ku tasho

  • @ZainaB-ve5gp
    @ZainaB-ve5gpАй бұрын

    Isaxaaq care waa Waddani Waddani Waddani

  • @KhaalidAxmed-ih1dc
    @KhaalidAxmed-ih1dcАй бұрын

    Mujaahid

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884Ай бұрын

    Guruuje. Hashii uu ku maahmaahy?

  • @zacdi0mohed
    @zacdi0mohedАй бұрын

    Isaaxq wx qabad ayu u habahye ictiraaf loma

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209Ай бұрын

    Beesha isaxaaq carre waa Xisbiga waddani ee ha ku daalina!

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488Ай бұрын

    Waar qabyaald.habkahadlin Samale iyo calan caas usheeg tuug loma baahna😂😂

  • @Keysek
    @KeysekАй бұрын

    Waran caddow wad taqanna galbashada kulmiye dadkiisi kasoo yaace adiga iyo kuwa yar yareed waashay kasoo digo rogo . Kulmiyee calankiisi wa dumay ader .

  • @AAYA23
    @AAYA23Ай бұрын

    Hhhhh Warancadde isku xishood lkn waxaad ku fiicantahay Waxaad taqaanaa sida dawladaha loo rido Halkii udub mari kulmiye.

  • @zacdi0mohed
    @zacdi0mohedАй бұрын

    Cadaly iyo sabwank kulmiye loma bahan

  • @zacdi0mohed
    @zacdi0mohedАй бұрын

    Isaxaq dorakn waa wadni

  • @Keysek

    @Keysek

    Ай бұрын

    Sida waaye

  • @Mahanedgaaxnuud
    @MahanedgaaxnuudАй бұрын

    Uraaye guulwade waxba u maad qaban reer saba wanaag tuugbaatay

  • @zacdi0mohed
    @zacdi0mohedАй бұрын

    Halkad fadhido maxd u qabten kulmiyow

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056Ай бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane cali warancadde waa halyey qarankan ku suntan. 2.0. Waxa ku arkai samawanaag qabri aad loo dhisay oo nuurad cad la mariyey. 3.0. Waxana la ii sheegay inuu ku aasanyahay waran cadde libaaxi dhalay cali waran cadde. 4.0. Haddaba cali waran cadde waa kibaax libaax dhalay oo dadnimo iyo caqli iyo cilmi ilaahay ku manneystey.

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717Ай бұрын

    Warancadde weli gunimo ayuu ku faanaya

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297Ай бұрын

    Oday qaran

  • @mohamedalimohamed5828

    @mohamedalimohamed5828

    Ай бұрын

    Digsi xagato wanadey cali libaxi ma qadeiye

  • @Mahanedgaaxnuud
    @MahanedgaaxnuudАй бұрын

    Beenaale tuuga baatay haday munaaf baatay tuuga waxba kumaad hadal

Келесі