"Shaaha ayaan karin jiray si ay caruurtaydu u noolaadaan"... Deeqsan Hooyo Wanaagsan part 1

Shaaha ayaan karin jiray si ay caruurtaydu u noolaadaan... Deeqsan Hooyo Wanaagsan

Пікірлер: 174

  • @user-np9hd1yl7d
    @user-np9hd1yl7dАй бұрын

    Ala dadka wanaagsan nolashani uxumaa ilaahow adiga iyo carurtadaba idinxifdi Nolashu kuma xumayso naxariis aduuney♥️🥰

  • @Khalidabdisamed
    @KhalidabdisamedАй бұрын

    Ilahay inuu dabe dhaf waa maliin kheir aaH dadki walidkuga oo nooL alx soo qor✍️ dadki kaa dinten 😢 ilahay aa uu naxaristo 🤲 ☝️

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21Ай бұрын

    Abaayo qof aad u fcn Aya tahay Alle waxan kaga baryay Nolol qurux badan in uu illhy swt ku siiyo Dadka wngsn Adi cml waa ay yaryihiin❤❤❤

  • @user-dr8dv5zi9d
    @user-dr8dv5zi9dАй бұрын

    walhi deeqsan waan garanayaa waxbarasho wada dhigan jirnay daruuf bay uga hadhay😢

  • @layladheman6534
    @layladheman6534Ай бұрын

    Gabadh kasta oo singel mather ku korinaysa ilmo ilaahay hala koriyoo oo hala garab galo Ilaahayow aniguna waxan ku weydisanayaa ilmo bari ah iyo nin wanaagsan oo aanu wada korinoo❤❤❤

  • @Fayzoyarisay
    @Fayzoyarisay10 күн бұрын

    M.ashalah hooyada vican wataaas alle hooyoyin ka hay noo daayo Deeasan Hooyo karti leh ❤

  • @Sahranour473
    @Sahranour473Ай бұрын

    Mansha allah tabaraakallh illahayow u barake akhlaadoodana u wanaaji, oo Kori korin quruxbadan. Waa hooyo jaceyl badan u haysa u badkeeda, ubadkuna jaceylkasu u baahanyahay, nacayb cay iyo habaartoona uma baahna❤

  • @RumaanIbrahim
    @RumaanIbrahim29 күн бұрын

    M.a cilmi baa igaga kordhay deeqsan wlh❤

  • @nimconajax2612
    @nimconajax2612Ай бұрын

    Maashllh wlhi hooyo wngsn baa tahy wll oo waliba dun wangsanaan udhalatay xagaa laga helaa gabadh ubad kaligeed korsanysa oo haddana noloshooda iska daaye moralkooda ka fekeraysa ee aabhoodii dayacay wanaag uga sheegaysa .....wll alle haku xafido adiyo awlaadaadaba hana kula garab galo korniinkooda

  • @haniupdy
    @haniupdyАй бұрын

    M.a gabr qalbi wngsan ❤

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204Ай бұрын

    Hooyada saxda ah waa midaan oo kle alle hanooxafido hooyo kasto kasoobaxdo masuuliyadeda i love u mom ❤

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619Ай бұрын

    Masha allha gabar cali badan ilahaye dhaaman intaa ha garadiiso gabdha soomaliyaa❤❤❤❤❤

  • @AbdiQani-tp4sw
    @AbdiQani-tp4swАй бұрын

    Maashaa Allah ❤ ilaahay ha ku xifdiyo, waagar wanaagsan

  • @yaasmiinhassan7166
    @yaasmiinhassan7166Ай бұрын

    Caqliga alle hakuu barakeeyo guri aad ku dagtana rabi hakugu arsaaqo wllo deeqsaneey

  • @samiiraxasan2056
    @samiiraxasan2056Ай бұрын

    Walashey sikastoo Aabe uyahay oo waxkasto isiiyo isku xaqmah saa alle weyne iyo Rasuulka Sallallahu Caleyhi wasalim ayaa ka xaqsareysiiyay hooyo waxa tahay jano❤

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562Ай бұрын

    Manshaa Alaah gabadhani caadimaaha kolay waxyar dhalin way leeyahay hadalkeedu lin walaahi inta fiican baabadan manshaa Alaah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753Ай бұрын

    Maashaa Allah waa hooyo yar oo caqli badan casharo ka barta

  • @fihima6618
    @fihima6618Ай бұрын

    Masha Allah gabadhani waa hooyo qiimo badan alle ha xafido iyada &ubadkeedaba

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593Ай бұрын

    Maasha allaah Deeqsan waa hooyo wanaagsan allaha idin xifdiyo adiga ,caruurtaada ,cadceed iyo familigaada ,inta aad sheegtey waa runtaa caruurtaada lama dayaco ee waa loo xamaala❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf44723 күн бұрын

    Mashaa allaah ❤❤❤❤❤

  • @ismailaxmed1187
    @ismailaxmed1187Ай бұрын

    Allahow ku daa Waa hooyo mudan in la ixtiraamo Waa gebedha yar oo caqli illahay siiyay Allaha kula garab Galo amuuraha adag ee aad marayso

  • @user-so2ri5sy4j
    @user-so2ri5sy4jАй бұрын

    Deeqan Eebe haku dhawro walaal❤

  • @sahrogeynyo8706
    @sahrogeynyo8706Ай бұрын

    Waxaa xaqiiq ah hooyo ilmaheeda u diyaarsan iney koriso mawaayeyso waxey ku koriso inbadan gabadhaan waanka simanahay ilaahy ilmaha hanoo barakeeyo dhamaan hooyooyinka halganka kujira allah hanoo fidudeeyo mahadsanid walaashey❤

  • @user-yp2qi4rr2s
    @user-yp2qi4rr2sАй бұрын

    Mansha alaah wa hooyo wanaagsan ilaahay ha ku xafido

  • @MaryamWarsame-lw7wy
    @MaryamWarsame-lw7wy14 күн бұрын

    Maansha allah allaha ku xafido hoyo yar oo qiimo badan

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766Ай бұрын

    Masha Allah deeqsan hoyo ad u dayar oo karti leh nolow👑

  • @MohamedHassan-gu6rd
    @MohamedHassan-gu6rdАй бұрын

    wax aan ku tilmaama ayaanba garan waayay gabadhaan xaqiiqdii cajiib waaye un masha allah oranayaa

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2eАй бұрын

    Masha allah tabaraka allah ya allah no xafid oo ka rali noqdo hooyo macaan aàd ban hooyo ku jecalhy mana gudo abaalkaa❤❤❤❤❤❤😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hp6ht6sj7w
    @user-hp6ht6sj7wАй бұрын

    Hoyo khadar mohamet Ismacil Allaha ku darajeeyo 2da daroodba❤🤲

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797Ай бұрын

    Maasha Allah gabar aqli bdn ilaah ha ku barakeeyo huuno

  • @FarahHassan-wn6ui
    @FarahHassan-wn6uiАй бұрын

    M.a aale haku barkeyo adig awlad

  • @isaaqosmaanaxmed5798
    @isaaqosmaanaxmed5798Ай бұрын

    Abaayo allah kuxafido caruurtana allah kudhowro 🙏🙏🙏

  • @amunabdikadir607
    @amunabdikadir607Ай бұрын

    Masha'allah ilaah Caruurta hku barakeeyo ♥️

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5mАй бұрын

    Mash alla tobarakah hamblyo walashey qali keep going ❤❤❤❤

  • @munayusuf8971
    @munayusuf8971Ай бұрын

    الله يحفظكم ويسعدكم جميعا يارب العالمين

  • @HoodoMahamoud-ts4xr
    @HoodoMahamoud-ts4xrАй бұрын

    Masha allh hooyo da yar oo ilaahay caqli u dhamystiran alle haydin xafido adiga iyo caruurtadaba 🥰🥰🥰

  • @zakirboss143
    @zakirboss143Ай бұрын

    Hooyada fiicani waa mida soo saarta Hogaamiyaha , Dhaqtarka, Macalinka, Eng-ka, Sheikha, Mulkiilaha iyo Mufakirka. Balse Hooyada leexsani ee aan garaneyn macnaha hooyonimo waa mida soo saarta Ubadka leexsan ee dhaqan ahaan, Aqlaaq ahaan iyo nolol ahaanba aan la jeclaysan. Sida midka dadka dhaca, mid dadka af lagaadeeya, mid darbi jiif ahba

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xiАй бұрын

    Mash alllh waa.hooyo fariid ah oo.caqli.badan alee caruurta haku barakeeyo wlll

  • @HodanCabdi-dp4vo
    @HodanCabdi-dp4voАй бұрын

    aniga abhay waxu igu sogariyay xamal limo Gari gacan hooydayn sabusalay bay nogu sokorisay wll ido ceya murad ban layhe ilhay ino abhya shaqda kasro 😢😢😢

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q28 күн бұрын

    Masha allaah

  • @user-zx8ye8mq8k
    @user-zx8ye8mq8kАй бұрын

    Ilaahay noo daah hooyoyinkeen ❤

  • @SamiiraKayse-qk7sq
    @SamiiraKayse-qk7sqАй бұрын

    Ale ha barakeeyo wllshen deeqsan

  • @NasraAbdirahman-co1ks
    @NasraAbdirahman-co1ksАй бұрын

    Wa hooyo wngsn oo an aduun haysan alle aduun iyo akhiraba wax fcn haku arsaqo,❤

  • @KifaaaxNooraaadan
    @KifaaaxNooraaadanАй бұрын

    M.a Allah xifdiyo waa hooyo wagasan ayado kale Allah badiyo

  • @HindaAxmed-i9d
    @HindaAxmed-i9d22 күн бұрын

    Masha Allah wllo Allah yaxfidakum adigiyo carurtaba

  • @XamdiIbraahim-on1pg
    @XamdiIbraahim-on1pgАй бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @IstaaHiLXasan-vs4xt
    @IstaaHiLXasan-vs4xt20 күн бұрын

    M. A wlllhi hooyo ad iyo ad u adsg

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil1220Ай бұрын

    Horey usoco deeqsan hooyo qiimo badan ilhy haku daayo ubadkaaga wall❤

  • @masnaaxmed5795
    @masnaaxmed5795Ай бұрын

    Aleh haku barakeeyo awlaadana aleh haku barkeeyo ❤❤

  • @ArafoAidid
    @ArafoAidid20 күн бұрын

    Fariid walahi masha allah hn❤❤❤❤

  • @idildeeqsan7017
    @idildeeqsan7017Ай бұрын

    Mnsha allah wllshy ❤❤❤

  • @CumarmaxamedAbdilaahi
    @CumarmaxamedAbdilaahi13 күн бұрын

    Masha allhu tabaara kallaahu

  • @Cadceedchannel
    @CadceedchannelАй бұрын

    Hadii aad hayso qisooyin ku sahabsan caqabadaha nolosha waxad nagalaso xidhidhi karta what's upkan 0653459860

  • @AsmaqaliHoyocawa

    @AsmaqaliHoyocawa

    Ай бұрын

    Insha aalh

  • @Dagan9322

    @Dagan9322

    Ай бұрын

    Cadceed soo badi barnaamijyada noocan ah

  • @sayidcumarsaleebaanibnukam4268

    @sayidcumarsaleebaanibnukam4268

    Ай бұрын

    Sababti ay kula tageen noo sheega aanu ka hortagnee hadii ay gabadhu wanàgsantahay way haysan lahayde

  • @ayaanmohamet
    @ayaanmohametАй бұрын

    mshaallh wllo waxatahy hooyo fiicn alle haku xifdiyo

  • @habiboabdi3351
    @habiboabdi3351Ай бұрын

    Masha aalha 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xidigtasomaliland3219
    @xidigtasomaliland3219Ай бұрын

    Mnsha allah wa hooyo fcn qurux badan naxariis badan karti badan wllhi wn ooyay siday caruurteeda uga fikirayso aniga hooyaday anoo yarbay dhimatay insha allah dhawaan ayaan hooyo noqonayaa oo ilmahaygii curad ayaan sidaa imika wxaan rajaynayaa inaan sidaa deeqsan inaan noqodo aan caruurtayda ka fikiro

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    Ай бұрын

    Allaha kubarakeeyo wll❤

  • @user-px8rv8zi9f
    @user-px8rv8zi9fАй бұрын

    Very unique mother ❤

  • @user-nr1cx1rk4y
    @user-nr1cx1rk4yАй бұрын

    Mash Allah ❤

  • @user-zl3dd6uc5n
    @user-zl3dd6uc5nАй бұрын

    Maashlla the best mother 😢❤

  • @fadxiyaMustafe-mv3id
    @fadxiyaMustafe-mv3id22 күн бұрын

    Masha alah gabadh ku dayasho midan❤ Masha alaha

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166Ай бұрын

    M.allah Tabarkallah ❤

  • @user-tu5rq5wj1i
    @user-tu5rq5wj1iАй бұрын

    M sha allaah walaahi waa hooyo dhabaa ilaahay ha kuu daayo caruurtaada wllo

  • @user-vi6lx2gz6n
    @user-vi6lx2gz6nАй бұрын

    Aniga oo singal ah oo aan ogahay in la i qabin baan hadane u oyaaa in aan hooyo noqdo wllho zaa id ayan u jeclahay nasibkas in aan yeesho😢

  • @abdirashidtyger8531

    @abdirashidtyger8531

    Ай бұрын

    Wad noqoni donta inshaa Allah

  • @HodanOmar-bq2sn
    @HodanOmar-bq2snАй бұрын

    Ilaaahy haku barakeeyo awlaada xbbt waxkaa farxinaya Allah haku siiyo

  • @NimcoThahir
    @NimcoThahirАй бұрын

    Wllhi fariid weeyi ileen wali dadki wangsana way joogan waxaan moodayay inay dhamadaneee ilaahy haku barakeyo caruurtada wll mcney❤❤❤

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569Ай бұрын

    Mnsha Allah

  • @fadumajelle
    @fadumajelleАй бұрын

    Hoyo waye ilahay ha barakeyo

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324Ай бұрын

    Masha allah❤❤❤

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1ziАй бұрын

    Alle ha isu kiin daayo adiga iyo ubadkaagaba

  • @salimoussa4506
    @salimoussa4506Ай бұрын

    Machallah wll horey usoco

  • @fadimamubarak704
    @fadimamubarak704Ай бұрын

    Mansha allh inantan wax iiga korodhay hadalkeeda allh ha ku koriyo ubadkaaga hana kuu ilaaliyo

  • @fardowsamohaned8897
    @fardowsamohaned889724 күн бұрын

    Msha alh tabarakalah

  • @Muhipo
    @MuhipoАй бұрын

    Mom deeqazan wllhi waa qof wanagzan

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2qАй бұрын

    .Wllhi Waa gabdhe caqli Bdn wanku salaamye qli

  • @xamdaabiib5377
    @xamdaabiib5377Ай бұрын

    Wllhi waa gabdha caqli bdn wanku salaamya qali

  • @HodanMahamed-fb6de
    @HodanMahamed-fb6deАй бұрын

    Wll horay u soco ❤

  • @user-qz2mr6je5e
    @user-qz2mr6je5eАй бұрын

    Allow waan kaso fogahy ee haday murugdareemyso farxad ugu badal ina ilaali adaan kugu aman saday aduun io aakhirabe hooyo mcn❤❤❤❤ wll adna alle hku xfido adi io ubadkaagaba❤❤😢

  • @SahraAden-ud2mn
    @SahraAden-ud2mnАй бұрын

    Horay usoco wllshy qali hoyo qaliyaathy😊❤🎉❤❤

  • @HaniAbdi-qb5rp
    @HaniAbdi-qb5rpАй бұрын

    Mashallah ❤runta waye abayo

  • @YurubNimcan
    @YurubNimcanАй бұрын

    Dareenka hooyo nimo waa waxa aan laqiyaasi kan midii Allah siiyo wll Allah ku xafido

  • @BishsroCabdulahi
    @BishsroCabdulahi24 күн бұрын

    Alahaa indin xafido adiga iyo carurtadaba abayo

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800Ай бұрын

    Allaha ku dhowro ❤❤❤❤

  • @HamseSuleimani
    @HamseSuleimaniАй бұрын

    M. Allah Wa inan qiimo leh oo caqlibadan Golden girl Alle hawenka, somaliyeed sidaada hanooga wadadhigo

  • @dheereye4040
    @dheereye4040Ай бұрын

    Hooyo qaalisanaa 😢

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888Ай бұрын

    Manshallah hoyo wanagsan ilahow nolasha ku hagaji ubadkana bariyal kaga dhig

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2qАй бұрын

    Deeqan Eebe haku dhawro walaal

  • @SahraAden-ud2mn
    @SahraAden-ud2mnАй бұрын

    Horay usoco wllshy

  • @JimcaaleAadan-cq8qt
    @JimcaaleAadan-cq8qtАй бұрын

    Masha alla

  • @samiiraxasan2056
    @samiiraxasan2056Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤Queen horay usoco

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2qАй бұрын

    Hooyo abaalkeeda lama guudi karate wlaaahi❤

  • @sahroabdi
    @sahroabdiАй бұрын

    Rabi hakula grab glo oo hakuu xfido lkiin ogow caruurta bulshada la dhqan buu ku taaba qaadaa waayo waalidkeenii hrba ma aqoon daawo la marsdo gbdhaha mnta joogna gebigood waa marsdaan mrka rbi ha into hdeeyo.

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884Ай бұрын

    Wow ❤❤❤❤

  • @wardaroble6859
    @wardaroble6859Ай бұрын

    Masha allah inantani waa hooyo Karti, Naxariis, garasho dheer iyo samirba isku darsatay. Allah swt ha xifdiyi iyada iyo caruurtedaba, caruurtedana ha uga dhigo qaar ay aakhiro iyo aduunba ku liibaanto.

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090Ай бұрын

    Hooyo wanaagsn wye ilahy abaalkaga jano ha ka dhigo walal♥️🥹

  • @user-ze4pn5zf1w
    @user-ze4pn5zf1wАй бұрын

    Ilahay ha ku daayo wll labada ubada❤😢

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875Ай бұрын

    Ilaahaw nimcada hooyo nimo hanaga qadin🤲♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲

  • @caaishacadey1487

    @caaishacadey1487

    Ай бұрын

    Aamiin ya Rabbi

  • @SaharaHassan-vy2ug
    @SaharaHassan-vy2ugАй бұрын

    Amiin amiin🤲🤲

  • @garaadkhaaledsakariyebilow__10
    @garaadkhaaledsakariyebilow__10Ай бұрын

    M.a wll qali

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916Ай бұрын

    Alhamdulilah

  • @SamiiraKayse-qk7sq
    @SamiiraKayse-qk7sqАй бұрын

    Waraysi aan daawado kii.uyu qiimaha badna😢❤

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    Ай бұрын

    ❤thnk

Келесі