SHAADIYO SHARAF FT ABDIFITAH YARE BEST ROMANTIC (WAA QISEE) SHOWGA CIIDA & BANDHIGII ABDIFITAH YARE

Ойын-сауық

SHAADIYO SHARAF FT ABDIFITAH YARE BEST ROMANTIC (WAA QISEE) SHOWGA CIIDA & BANDHIGII ABDIFITAH YARE

Пікірлер: 1 000

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Жыл бұрын

    Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️

  • @user-ku7cy5np5m

    @user-ku7cy5np5m

    Жыл бұрын

    😊😊

  • @abdirisaaqsaalah5192

    @abdirisaaqsaalah5192

    Жыл бұрын

    Heestan taariiqda ayee kashay walaahi best romantic m.a qooskiina hawaaro

  • @sahramohamed7031

    @sahramohamed7031

    Жыл бұрын

    Amen thanks xbbtiii

  • @naemamohamed2941

    @naemamohamed2941

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @tiktoksomaali4962

    @tiktoksomaali4962

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @ARDA-MEDIA-PRO
    @ARDA-MEDIA-PRO Жыл бұрын

    Abdifataax iyo shaadiya intii taageerta #like saara ❤❤❤❤

  • @xumeirah
    @xumeirah Жыл бұрын

    Ya Rabbi sheidanki ayaa lasoofasaxay..bil dhan ayaan soomaneen hadana manta saan ayaan kufuri hayna..Ilahey heesaha haka madhoobeyo umada musliminta ah 😢 😭

  • @fowzupdalla3828

    @fowzupdalla3828

    Жыл бұрын

    Amiin Amiin

  • @aliyahcajiib2536

    @aliyahcajiib2536

    Жыл бұрын

    adi mesha mx kuso galiyaay 😅😅

  • @ruunmohamud9506

    @ruunmohamud9506

    Жыл бұрын

    ​@@aliyahcajiib2536 dhip ka ada adi😂😂😂

  • @xumeirah

    @xumeirah

    Жыл бұрын

    @@aliyahcajiib2536 dadka kuxiran Chanel ka ayan kamid ahay..qeerka in laisfaro waa wajib nawadha saaran

  • @alishaomar9045

    @alishaomar9045

    Жыл бұрын

    Hbnki 27 sonka ayee show dhigteen

  • @abdallaahmed9305
    @abdallaahmed9305 Жыл бұрын

    Shaadiyo iyo abdi fitah heesaha ay isla qaadaan oodhan waa hit ❤

  • @jabrilabdi2765

    @jabrilabdi2765

    Жыл бұрын

    Shaadiyo sharaf ciid mubaarak p

  • @nuuramihiimqaali946

    @nuuramihiimqaali946

    Жыл бұрын

    Haa waa wxkle hesahoda

  • @maxamedcalicayuuni

    @maxamedcalicayuuni

    Жыл бұрын

    ​@@jabrilabdi2765😢😮

  • @zucadxusen3740
    @zucadxusen3740 Жыл бұрын

    Wa qisee xubigenu taariiq buu qorayaya qoyskenu hawaro😩❤️🤟🏻 Amazing song❤️‍🔥🔥

  • @superqanciyeofficial3953

    @superqanciyeofficial3953

    Жыл бұрын

    You closed your chest

  • @abdirahmanmahad9399
    @abdirahmanmahad9399 Жыл бұрын

    Markay 1 million gaarto like saar lejenoow 🥰❤️

  • @saidahmed2035

    @saidahmed2035

    Жыл бұрын

    Macanaa heesta💋💘❤

  • @rahimamed
    @rahimamed Жыл бұрын

    Heesti qarniga🥺 iyo lamanihi qarniga 👨‍👩‍👧 Shadiyo sharaf salan sare fananad aan jeclahay from 🇩🇯

  • @muniir_official
    @muniir_official Жыл бұрын

    Wow another level hees of the year😂shaadiyo sharaf wa iska gijisey wa qiseh xubigenu tarikhbu qorayaye qorshihisu hawaro 😅

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 Жыл бұрын

    Shaadiyo sharraf 👑👸cabdftaax yare🤴 family 👪 aanjeclh❤❤m.a ilxunidima aragto 🤲🥰heesta🔥🔥🔥 inaba cadimaha waxkale 💯💋

  • @mohamedabdihassan4888

    @mohamedabdihassan4888

    Жыл бұрын

    888

  • @AbdiDahirhoussein

    @AbdiDahirhoussein

    Жыл бұрын

    Shaaadiyo sharraf 👩‍🦳cbdftaax yare 😮family aanjeclh❤❤m.a😮😮

  • @cabdiraxmaanqayzar4353
    @cabdiraxmaanqayzar4353 Жыл бұрын

    Hestan 850k ayey maraysaa markay 1m gadho love iisaar

  • @faizahassan5638
    @faizahassan5638 Жыл бұрын

    Abayo Allah kusahanuniya 🤲 wale qabriga damanteyda nusugaya wllhi Allah nodambi dafo🤲🤲

  • @muscabramosofficial9421
    @muscabramosofficial9421 Жыл бұрын

    Heestan inay qarxayso inta og like ii saar🖐

  • @faysalbashiir4058
    @faysalbashiir4058 Жыл бұрын

    Wax hees wey dhaaftey abwaanka another level ....guul shaadiyo iyo abdifitaax

  • @sumayasamaax6118
    @sumayasamaax6118 Жыл бұрын

    Faraxeyga mustaqbalka😢waku salaamay😊😂😂😂😂❤

  • @Abdalla4so

    @Abdalla4so

    Жыл бұрын

    Waakaa qaaday 😂

  • @sumayasamaax6118

    @sumayasamaax6118

    Жыл бұрын

    ​@@Abdalla4so Jah faraxeygiii😢❤😂😂

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab11 ай бұрын

    Shaashka ilaahey cod iyo qurux waa iskugu kaa daray Maasha Allah TbarakAllah qoyskiina ha waaro❤️❤️

  • @siciidyusufcali67
    @siciidyusufcali67 Жыл бұрын

    Jah waxan heeso way dhaftay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 sooo badiyaaa codmacniid walshay shadiyo iyo clfaatax🎉🎉🎉🎉

  • @beekanalii3015
    @beekanalii3015 Жыл бұрын

    I am oromo but I loved the song appreciate you my somali brother and sister spread love and peace ❤

  • @riyaanabdinasir6308

    @riyaanabdinasir6308

    Жыл бұрын

    𝚔𝚔😅

  • @abdiqaniahmet6755

    @abdiqaniahmet6755

    Жыл бұрын

    ❤❤

  • @ShamGemar

    @ShamGemar

    Жыл бұрын

    I Hate oromo😂

  • @shukrisiciid1150

    @shukrisiciid1150

    Жыл бұрын

    I'M SOMALI ILOVE THIS SONG AND I UNDERSTAND IT 😊😊😂😂

  • @shukrisiciid1150

    @shukrisiciid1150

    Жыл бұрын

    Call me to explain this song in ETHIOPIAN 😊😊

  • @sacdiyoshiikh7975
    @sacdiyoshiikh7975 Жыл бұрын

    2019 ba igu danbeysay hes aan youtupe ku qoro si aan u dhageysto lkn tan manta wan ka helay 😮❤ ciiidul cafiya bal sheydanka aalaha naga haye😊

  • @asmahappy-zz7oh

    @asmahappy-zz7oh

    Жыл бұрын

    Sidokle wllhi 😱🥳❤️🔥

  • @amarnaxmed1850

    @amarnaxmed1850

    Жыл бұрын

    wala so fasaxay kuwa wa weyna sida sharma shadiyo

  • @ziza17

    @ziza17

    Жыл бұрын

    @@amarnaxmed1850 xagee bini aadamka shayaadiin ugu sheegta

  • @maxamedclahiccasis2013

    @maxamedclahiccasis2013

    Жыл бұрын

    Cayal su qad batahay🤣🤣🤣

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Жыл бұрын

    LYRICS: SADIIQ JIIR ABDIFTAH Nafta wada qaado qudha Qoys ka yeelo qalbigayga Ku tabaya ku quudi magacaga SHADIYA Wan qirtee kalgacaylka adna hoo Ila qaybso wadanhayga hoo Qushucsan ku qor adna hoo magcga Kooris Waa qise xubigaynu Tarikh bu qorayay Qoyskeenu ha waaro x2 ABDIFTAH Nafta ho quwadeeday Qardhaas adi ka yeelo Ada laabta qufishee Qasri caashaq ku casum macan SHADIYA Amba qiimahygu wa adi Qasab weye erayga tiraha Qowl kale ma dul saareye Hoo quluubta qaligygoow Kooris Waa qise xubigeynu Tarikh buu qorayaye Qorshihiisu ha waaro.

  • @moillustrator

    @moillustrator

    Жыл бұрын

    legend

  • @xanaanzalad

    @xanaanzalad

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @abdirahimyousuf7340

    @abdirahimyousuf7340

    Жыл бұрын

    Mansha allah waa eraayo muug iyo miisan leh❤❤❤

  • @mohasaidahmedkeynaan8296

    @mohasaidahmedkeynaan8296

    Жыл бұрын

    Wwww✌😍

  • @nawaalhassam9032

    @nawaalhassam9032

    Жыл бұрын

    cadi mahan eryada heestan eryad yah sikale woow 👏 😍

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla Жыл бұрын

    best romatic song abid laqaado guleysta my family🔥🔥🔥🎤❤🎹 liiiiban door halkan ka salamay🙏

  • @Haboon7832
    @Haboon7832 Жыл бұрын

    eid wagsan ayan leyahy inta iga dambeyso sanadkan kiisa kale caafimd iyo frxd illahey hanagu gaarsiiyo

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Жыл бұрын

    Hada makala takteen my favorite lamane 😢

  • @khaalidjr2691

    @khaalidjr2691

    Жыл бұрын

    An ku wax ku fahansiyo kala tgaa sanadki hore 2022 u aha wa markay keyow shukansneysay mudo ka dib isku so laabten wana la qariyay shekda furiinka hada wu qaba fitaax sa u fahan

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 Жыл бұрын

    Waah waah kama daalo dageeysigeedha e wa heesta sanadka Afatah yare viva brother ..waa qiso walhi ee qooyskiina hawaaro aaamin

  • @abdiadan1804
    @abdiadan1804 Жыл бұрын

    Allaha waa ka baryaa in uu kunacsiiyo fanka xuun u soo duceeya walasin

  • @ShamGemar
    @ShamGemar Жыл бұрын

    Marka ay 1million gaadhay zxpeyal like iisara😊

  • @osmanmohamud2307

    @osmanmohamud2307

    Жыл бұрын

    saxiibyaal dhe😢

  • @Fasuubrown
    @Fasuubrown Жыл бұрын

    Waryadahen in ila jecel hooyo macan isoraca ❤

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama Жыл бұрын

    Inta iga dambysa Eid mubrek sxbyaal ❤😊

  • @umaribrahim6533
    @umaribrahim6533 Жыл бұрын

    Somalis are also dominating the Love music, just make it with English subtitles. kudus from Nigeria ❤,

  • @hanizuleiman

    @hanizuleiman

    Жыл бұрын

    ''

  • @hanizuleiman

    @hanizuleiman

    Жыл бұрын

    Ppppppppppppppp0p'pp

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    Жыл бұрын

    Since Soomaali is a very rich language, it is not that easy to translate some of the lyrics and words. Nuances will be lost in translation.

  • @AyanKhalif-gr2cm

    @AyanKhalif-gr2cm

    8 ай бұрын

    Huuruujdiif@@waryaawariiri1812 nksopooji

  • @MuhammedUmar-ns7kk
    @MuhammedUmar-ns7kk Жыл бұрын

    i from oromia. i love this songs amazing 💕

  • @Raabi70

    @Raabi70

    Жыл бұрын

    Welcome bro

  • @farhiyaabdi9883

    @farhiyaabdi9883

    Жыл бұрын

    ​😊😊😊😊😊

  • @farhiyaabdi9883

    @farhiyaabdi9883

    Жыл бұрын

    ​❤❤❤❤❤❤

  • @haniaadanahmed3122

    @haniaadanahmed3122

    Жыл бұрын

    @@farhiyaabdi9883 l

  • @gamematerials

    @gamematerials

    Жыл бұрын

    Ulaabo oromadada 😂

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Жыл бұрын

    Waaaaaaw masha Allah Romatic anan cadi eheen bay qaden beat beautiful songs in 2023 ayay cawa qaden kkk

  • @yuusufcalimaxamed7194
    @yuusufcalimaxamed7194 Жыл бұрын

    markle muqdisho waxa usoo baxay musitian wlhi subxaanyo midkan kaga marmi lahyn wuu iskenay c.yare legend

  • @ailover5719
    @ailover5719 Жыл бұрын

    Mashallah Qurux shadiyo From Somaliland❤

  • @fatxixasan7533
    @fatxixasan7533 Жыл бұрын

    Xubigeenu taariiq buu qorayaaye qoys keenu ha waaro ❤🔥 Best song ❤

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Жыл бұрын

    Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈

  • @manaicha5976
    @manaicha5976 Жыл бұрын

    Machallah best couple 😩 très bon chanson from Djibouti 🇩🇯🥰🥰😩

  • @abdirizakmohamed5616

    @abdirizakmohamed5616

    Жыл бұрын

    Somali nahay French ma joko halkan

  • @manaicha5976

    @manaicha5976

    Жыл бұрын

    @@abdirizakmohamed5616 so baro franchka anu ma dhalan ee ha maserin 🥺🥺 wax la barto wa balayo

  • @moubarakmahad6979

    @moubarakmahad6979

    Жыл бұрын

    La langue française n'est qu'une langue officiel huno lkn luuqadenu iyo dhanqankeenu waa somali weeyn 🇩🇯🤣

  • @user-dx7nu8yj8w

    @user-dx7nu8yj8w

    Жыл бұрын

    ​@@abdirizakmohamed5616 ß

  • @manaicha5976

    @manaicha5976

    Жыл бұрын

    @@moubarakmahad6979 somalinimadu ha Sarto🥺🥺

  • @malynali2704
    @malynali2704 Жыл бұрын

    I love y’all together ❤️😍 Masha Allah Dumashi qurux badaan

  • @apdirahmanofficial__
    @apdirahmanofficial__ Жыл бұрын

    Best my song wllhi abdifatax &shadiya codka ❤💖😇

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын

    Eid mubarak 🕋🕋🕋🕋

  • @ADAMDIGITAL-lk6es
    @ADAMDIGITAL-lk6es Жыл бұрын

    Abdifatah yare music waad dadlaysasii hore u soco 2023

  • @mohameddaqare1358
    @mohameddaqare1358 Жыл бұрын

    Ku tabayo hooo Lee iga hadan ani ❤❤❤❤ jacayl BA ihaya iso duceeya inan Ku gulaysto😢

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Жыл бұрын

    Ani waxaan aad uga helay ❤ Music Abdifatah yare big legend wlhi 🎹🔥😘

  • @makocadey2693

    @makocadey2693

    Жыл бұрын

    Waa waa🤣

  • @HindiyoNaasir-cb6hk

    @HindiyoNaasir-cb6hk

    9 ай бұрын

    ​@@makocadey2693😢😢🎉🎉😂❤0😅

  • @Qatariworldcup34
    @Qatariworldcup34 Жыл бұрын

    Inta oga ineey heesta qarxeyso like dac kuseh😢😮🎉❤

  • @adangaigai
    @adangaigai Жыл бұрын

    Am from Kenya I admire the song any Somali lady we do songs

  • @yasirahmed9750
    @yasirahmed9750 Жыл бұрын

    It's nice this song one of best somali friend explain to me the words and the music is nice kindly form broki na Faso

  • @hiboaweys9848

    @hiboaweys9848

    Жыл бұрын

    😊😊😊😊😊😊

  • @truthfully2277

    @truthfully2277

    Жыл бұрын

    Bro, cmon. You forgot to change your name to west African 😂 why do you Somalis claim they’re from another country in music comment sections? So lame…

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 Жыл бұрын

    Ilahay jacayl qurux badan iyo nolo daacada odagaanshiyo laheh hayna wadasiiyo ❤❤❤❤

  • @BoqoraxmedNuur
    @BoqoraxmedNuur Жыл бұрын

    Hees kaliya waa lamaane 😢 Tiktok *halageeyo hana lasoo hapeeeyo aawy dhalinyaradiiiii😂"'*

  • @zuberinasibu1441
    @zuberinasibu14416 ай бұрын

    My best video ever i like it i apprecite saadiyo sharaf for her great work she have done. All the best , we wait things like thos🤩😘

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Жыл бұрын

    1M kadib yaa so booqday 7days ku gaartay Tan hees way dhaaftay Shaadia iyo abdiftah lamanaha qarniga Mogadishu ❤😊

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Жыл бұрын

    M.a best music ilaa tanna wey kuu qarsooneed sxbky c/fitaax❤❤🎉

  • @Markpool6704
    @Markpool6704 Жыл бұрын

    I'm not somali but I love ❤️ this deep song

  • @samiirofficial6628

    @samiirofficial6628

    Жыл бұрын

    😂beenawas

  • @faatmaabdallah4637

    @faatmaabdallah4637

    Жыл бұрын

    Soo dhawoow 🤣😅🙄

  • @Axmed863

    @Axmed863

    Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @khatrajaamac-me7ft
    @khatrajaamac-me7ft Жыл бұрын

    Na shadiya sharafeey, Fiiri, adiku aad baad u wacantahey, Maxammed yare oon anika li ajlika aan habaryar ugu ahey,caruur badan ALLAH hakuku soodaro asna ALLAH haku xifdiyo iyo dhamaanteen

  • @najmoruuxi9925
    @najmoruuxi9925 Жыл бұрын

    Lamanaha qarniga xubigiinu inuu tariiq qoraaya dadka ka marqaati ah my Queen shashaka io Duu Abdfitax noloada❤

  • @warsanshariif2415
    @warsanshariif2415 Жыл бұрын

    Ina aderteyda shaadiyo sharaf 🥰 cadawgina cagat hostisa mcnto❤ wxa idiin dhip rabi idimo tuso❤

  • @mohamedabdullahi664
    @mohamedabdullahi664 Жыл бұрын

    it is the best song of 2023🤚 Guuleysta Lamanaheyga 🎉🎉🎉🎉

  • @maasimofficial5902
    @maasimofficial5902 Жыл бұрын

    Tageeraha shadiyO kaliya❤ like saara❤❤❤

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 Жыл бұрын

    Wawareey wxkle wlhi amazing 🤩🥰🥰🥰🥰❤❤jah waa qiroody uskuwara abid

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Жыл бұрын

    Nafta wada qaado qudha hoo is ka yeelo qalbigeyga ku tabaaya hoo Ku quudi magacaaga Wan qirtee kalgacaylka adna hooo Ila qaybso wadnahayga hoo qushuucsan kuqor hoo magacaga Waa qisee xubigeenu taariikh buu qoryaaaye qorshihiisu ha waaro Waa qisee xubigeenu taarikh buu qorayaaye Qoyskeenu ha waaro Nafta hoo qudheyda qardhaas adi ka yeelo Adaa laabta qufushee qasri cashaq ku casuun macaan Amba qiimahaygu wa adi Qasab weeye iga tira Qowl kale madul sarayee Hoo quluubta Qaaligaygow Waa qisee xubigeenu taarikh buu qorayaaye Qorshihiisu ha waaro Waa qisee xubigeenu taarikh buu qorayaaye Qoyskeenu ha waaro Family an jacyl Abdifitah an shadiya Aduun io akhiraba wada jira❤🎉 Eid mubaraik🎉🎉

  • @qabri9195

    @qabri9195

    Жыл бұрын

    XIISO BADNIDHA 😂😂

  • @beer-lula_22

    @beer-lula_22

    Жыл бұрын

    ​@@qabri9195 kkkkk

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Жыл бұрын

    Amazing song waa qisee xubigedu tariikhbu qorayaye 🎼👌

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Жыл бұрын

    Shadio io abdifith lmane anjeclhy hestn snpka ka arky hbenki bandhign lqabnaye wey ila shidned wpa u dhrarayey hesta snadka le dhihi kraa wda jira awld briyl ah rpi ha idinku arzaqo eid muprik😊❤

  • @Abdiladif_Adam_Mohamed
    @Abdiladif_Adam_Mohamed Жыл бұрын

    Best Couple 💑 Allow Isku Barakee ❤️

  • @fowziisak6800
    @fowziisak6800 Жыл бұрын

    Yo I don't often listen to Somali songs but this song brought me here

  • @Queen_Qamar07
    @Queen_Qamar07 Жыл бұрын

    Waxaa sugaayebo way timid heesteydi😩🥺❤️

  • @abdirizaksalaama

    @abdirizaksalaama

    Жыл бұрын

    Heestii geesigyga ma sugay yana kkk

  • @aishacuud3051
    @aishacuud3051 Жыл бұрын

    Waw shaadiyo qoyskeda hawaaro ❤❤love uh from Nrbi kenya

  • @CanabCabdulle-nf1tn
    @CanabCabdulle-nf1tn Жыл бұрын

    Into og ine tahy heesta sanadka 2023 keep going wilkeena duma shadiya 🥰🥰

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Жыл бұрын

    ❤Abdifataah yare iyo shaadiya sharaf♥️ Woow it's so amazing wlhy m,a my lovely couple's alle haydin xiftiyo tani hees way dhaftay wle waa heestii ugu shidnayd aan maqlo 2023 ♥️🎹🎸❤❤❤❤QOYSKEENU HAWAARO💑💑 Musician fara lagaga gubtu noqday abdiftx kabax🔥🥰🎹🎹🎹🎹

  • @user-vt9qj7jx6l
    @user-vt9qj7jx6l Жыл бұрын

    Ca me touche cette 😢 chonson❤

  • @kaapacudon8009
    @kaapacudon8009 Жыл бұрын

    M.a alle hydin barakeyo lamaha somaliyed melskty jogan sigaara wxn usalmaya mariya haykal shacro caska iyo xayat nakroume shadiya iyo clfatax dayax iyo farxiya alle hydinka dhigo kuwii wda jiree wada waara i.a❤🤲🥺

  • @goldaofficial338
    @goldaofficial338 Жыл бұрын

    War waxan hees way dhaaftay shaashka jah ❤ wada nolada nabad ku waara🎉

  • @FAAD21
    @FAAD21 Жыл бұрын

    EID MUBARAK SHASHKA IYO ABDIFATAH

  • @abdirahmanfayfle1622
    @abdirahmanfayfle1622 Жыл бұрын

    Masha"allaah isku waara lamaane sharafleh❤

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 Жыл бұрын

    Waxa socda kadib hadi ad ina qimayso heestaan ad meshan u timid like 😂😂😂

  • @ladnaabdi8159
    @ladnaabdi8159 Жыл бұрын

    Wawareeey musiga iga gadan wlhi anigu wwwwwww faro dahb seedigen

  • @adinasijr2265
    @adinasijr2265 Жыл бұрын

    My fav spouse wishes you a long life together 🥰🥰

  • @afnanmaxamad1090
    @afnanmaxamad1090 Жыл бұрын

    Hees shidan🔥🔥🔥

  • @mahdisaidguirreh2009
    @mahdisaidguirreh2009 Жыл бұрын

    Machallah lamanaha vive 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🥰

  • @chakirahmed4273
    @chakirahmed4273 Жыл бұрын

    Way wacen lahay Ina ila dhagyso lkn wakhtiga na kale kaxeey wan ku xiyse alpi wax xasuustay hadlke ii dhahy jiirtay bij😢😂❤

  • @mahadbubgmobile599

    @mahadbubgmobile599

    Жыл бұрын

    Ax chpp qLi jacayl wali ah aya ku hya ilahay haka daweyo

  • @mohazsaed4418
    @mohazsaed4418 Жыл бұрын

    After fadeexo who is here😂😂

  • @l-me335

    @l-me335

    Жыл бұрын

    Kkkkk heestan baa Dib ugu so laabtay😂

  • @sadenaldo1897

    @sadenaldo1897

    Жыл бұрын

    Waxas majiran dadka ka dhamow nio

  • @Kaskapro.
    @Kaskapro. Жыл бұрын

    Lamanaheena is back ❤🎉

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 Жыл бұрын

    M.allah alleh ha idin ilaaliyo heesahàad wada qaadaàn oo dgan ayaa hit ah🙏❤

  • @HamdaMaxamed-vo8bi
    @HamdaMaxamed-vo8bi Жыл бұрын

    Jiro jooga from somliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirizakSteven-sl7op
    @AbdirizakSteven-sl7op Жыл бұрын

    This song is Amazing song ilove this song brother and sister keepgoing go head somali song .This song and sound is amazing ❤❤

  • @nagibaupdiqader

    @nagibaupdiqader

    Жыл бұрын

    kl

  • @Somaliboy1977
    @Somaliboy1977 Жыл бұрын

    I am from america but i love somalia music 😗😗😗

  • @Janno66

    @Janno66

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣America aaaaa 😂

  • @najuu439

    @najuu439

    Жыл бұрын

    Faraaax🤣🤣🤣soo laabo

  • @zakariaissahaque
    @zakariaissahaque Жыл бұрын

    Keep going higher walashay mcn ❤️

  • @anwarsharif25
    @anwarsharif25 Жыл бұрын

    showga waxuu dhacay habenka letum qadarka 29sonka korme nawad lahelaa somali sidan aa kasocoto maxan kutirinaa gaalo ama muslim subxanallah wey qawantahay wey rafadsantahay war ilahey aan kabqno adunka waxba lagama qadayo subxanallah

  • @ashaadem9539
    @ashaadem9539 Жыл бұрын

    I don't understand but I love the music and I can actually sing it fluently 😂

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE

    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE

    Жыл бұрын

    Coz u r NPC i guess

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    Жыл бұрын

    ARE U SOMALI??

  • @abdikariin_ak
    @abdikariin_ak Жыл бұрын

    Xubigeena taariiq buu qorayaa Woow amazing song 🙏 🫡

  • @fahiimosharaf4398
    @fahiimosharaf4398 Жыл бұрын

    Maash,allaah lamaane isku qalma waligiina wada jira isha cadawgana Allaha idinka haayo

  • @yaasirmuuse1747
    @yaasirmuuse1747 Жыл бұрын

    Ala shaadiyo y waan Ku jeclaha. Habo mcn💪💪❤️❤️

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Жыл бұрын

    Wow Best song 🙌❤🔥🔥🔥

  • @abdinuur8577
    @abdinuur8577 Жыл бұрын

    wow the best song from Algeria love somalian peapole

  • @ShamGemar
    @ShamGemar Жыл бұрын

    Another Leval shadiyo & abdifatah yare😊❤

  • @ibraahimhusseinali208
    @ibraahimhusseinali208 Жыл бұрын

    Waxaan la hadlaayaa kuwa 2050 daawan doona wxaan ahay awoowgiin nabad-galyo iyo Salaan inii sii dhigay halkaaan Waxaan Kaloo idiin sheegayaa anagu waqtigeena inta ugu badan Dagaal sokeeye iyo qabyaalad ayuu ku dhamaaday, dadyowga caalamka Jiilkooda ay mustaqlka sugaayaan Taariikh iyo sooyaal ayay U reebaan balse anagu Dad nuuca aan kor idinkugu shegay ayan aheyn Naga Raali Noqda Plz🥺🙏 Waxaan idiin dunidaan gaaabiska ah inaad wanaag Uga tagtaaan.❤️

  • @abaabala
    @abaabala Жыл бұрын

    come back shadiyo sharaf and abdi fitah yare hot voice 🔥🔥🔥🎤❤🎹

  • @moshakzofficial5738
    @moshakzofficial5738 Жыл бұрын

    Best couples collaboration ❤🎉

  • @munamustafe2752
    @munamustafe2752 Жыл бұрын

    Hooo qulbta qaligaygow ax yaaa heeees wada jira abidkiin lamnahygiii❤

  • @faaizocabdulaahi-jz1oe
    @faaizocabdulaahi-jz1oe Жыл бұрын

    Jah waxan hees weya dhaftya❤🩸

  • @farhanmohamud7276
    @farhanmohamud7276 Жыл бұрын

    The lyrics, codka , music absolutely fantastic❤❤

  • @farxiyanuur5787

    @farxiyanuur5787

    Жыл бұрын

    0

  • @Abokorcrasaaqcumar-cm4tf
    @Abokorcrasaaqcumar-cm4tf Жыл бұрын

    Ishacal song golden voice 😊❤

  • @user-wm6ps7wk2d
    @user-wm6ps7wk2d Жыл бұрын

    ❤❤ what a song keep going bro and siz

  • @rahmamuuse1696
    @rahmamuuse1696 Жыл бұрын

    Naftawada qado kagiih🤴😏

Келесі