Sh Umal Runta U Sheegay Madaxda Dalka Ma Dajin Karta Sharci Mana Awodan Bal Daawo

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 25

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591Ай бұрын

    نعم هكذا الشيخي شكراجزيلا

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562Ай бұрын

    Jazakalahu khayran sh umal, munaafiq dhadhamo kuragsadey ilaahay hanaga badbadiyo

  • @NuurCabdi-un8qy

    @NuurCabdi-un8qy

    Ай бұрын

    Nuurcabdi

  • @mohamedabdi4455
    @mohamedabdi4455Ай бұрын

    Asc Alow nagu toosi jidka toosan Kitaabka iyo sunah ku dhaqanka Aamiin Aamiin Aamiin

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafowАй бұрын

    1000 Culimo oo shiiqunaa umal ookale ah ayaan ubaahanay si aan qurunkaan ugahortagno

  • @abukardhaay8360

    @abukardhaay8360

    Ай бұрын

    Shiikh gaal canshuur siinaya dawlad nimada keenya sharcigeeda ku dhaqmaya shiikh kaa raaci maayo soomaaliya dawlad way leedahay culimana way leedahay wahaabigu ruuto hala joogo

  • @UpdikaniOdowa14
    @UpdikaniOdowa14Ай бұрын

    Allow naxafid yaa allah❤❤❤❤❤

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9keАй бұрын

    فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤

  • @dirirabdiibrahim135
    @dirirabdiibrahim135Ай бұрын

    Oh Allah! Grant us the best end in all matters and protect us from the shame and humiliation of this world and the torment (hell punishment) of hereafter. Amin

  • @user-im2en7qq9t
    @user-im2en7qq9tАй бұрын

    al xaqq mina Sadaq. Runta waatan. Sheq Umal ilaahey Haku Xifdiyo. Amiin yaa rabilcaalamiin

  • @maxamedcabdiraxman6695
    @maxamedcabdiraxman6695Ай бұрын

    اصبت واديت الامان ،وصدقت.

  • @MadaxeeyAhmedmohamed
    @MadaxeeyAhmedmohamedАй бұрын

    Waligaa.maantaad.runta.kahaadashey.dastuurka.doonimaynee.tuura.kitaabka.allah.halaqaato.ilaahoowbaribaanka.ahay.anigu

  • @UpdikaniOdowa14
    @UpdikaniOdowa14Ай бұрын

    Runtu waa run mana doorsomeyso qof walba neh waa ogtahay arinkaaa wlhi😭😭😭😭

  • @osmaanawees
    @osmaanaweesАй бұрын

    M.a allha ilaahy ha ku xafdiyo

  • @Aaron28999
    @Aaron28999Ай бұрын

    Arimahan oo kale haka hadlaan dhamaan culimadu, inaga daaya shiico iyo suno, kuwaasi waa ururo siyaasad ahaan u loolamayya Umadaha islaamka ahna lagu qaybinayee, muslim fiican iyo muslim xun umbaa jira Ilaahay baana dadka kala xukumi doona, Somaalida Ilaahay ha badbaadiyo diin la'aantii baba dhaqan inoo noqotay hada

  • @ConfusedNorthernLights-dr9wo
    @ConfusedNorthernLights-dr9wo26 күн бұрын

    👍👍👍💞💞💞💞💞🎉🎉🎉

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed1274Ай бұрын

    Asc wa gorma khutbada? Ma 2024 baa?

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081Ай бұрын

    Jasaakallaah sheekh Umal ,illaahay ha ku Xafida Adduun iyon Aakharaba.

  • @user-kr7dm5fs4s
    @user-kr7dm5fs4sАй бұрын

    WADHIRFAN YAHAY XASAN

  • @user-ow6st7hs2t
    @user-ow6st7hs2tАй бұрын

    Alaah baa iskaleh

  • @user-uw9ll3zt8k
    @user-uw9ll3zt8kАй бұрын

    Dadkan ma maqlaan

  • @abukardhaay8360

    @abukardhaay8360

    Ай бұрын

    Umul oo kenya ka qaaq leh oo gaalada.canshuur siiya ayaa.dawlad.soomaali wax.ka sheegaya.wahaabiyo gaalada ayay u shaqeeyaan

  • @OmarAhmed-mn7iz
    @OmarAhmed-mn7izАй бұрын

    Wadadow Dadkaan xaran ay ka dhargeen ee bulshada kici sii loo ceyriyo mooryaantaan

  • @salmanbashiir1712

    @salmanbashiir1712

    Ай бұрын

    Anaa waso farmajo iyo darood somali waligeed hawiye ayaa maamulayo

  • @CABDIMAJIIDCABDIQAADIR-vr8vs
    @CABDIMAJIIDCABDIQAADIR-vr8vsАй бұрын

    Alaah ayaa sharci jideenta iska leh

Келесі