No video

SH UMAL IYO SH CABDIRASHID O SIXUN LOOLA DHAQMAY

Пікірлер: 154

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel Жыл бұрын

    Sheekh umal waa saxanyahay waxa uu sheegay qofka sidaas yeelay ama yiri waa la yaqaanaa lkn ma ahan shekh c/rashid sh cali waa qof kale qofkansifaas dhahay adinka oo dhan waad ogtihiin e alle ha u dembi dhaafo waayo waa qof aad u fud fudud oo ani xitaa aan la yaabo waxa uu ku hadlo salaam

  • @bashiircade

    @bashiircade

    Жыл бұрын

    xasan waajidi miyaa marka kkkkkkkkkk

  • @bashiircade

    @bashiircade

    Жыл бұрын

    😂😂😆

  • @user-ld5xk9xh7z
    @user-ld5xk9xh7z7 ай бұрын

    SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyomacow8790
    @safiyomacow879010 күн бұрын

    Allh ha u naxriisto dhamaan inta ku geeriyoota wadankenah allh ha nootoosiyo😢 Sheeqa anagoo dhan ayuu naga hadlaayaa Allh ha noo xifdiyo

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041Ай бұрын

    Hazbuna Allahu wanicmal wakiil ❤❤❤.

  • @saedulahdilad5422
    @saedulahdilad5422 Жыл бұрын

    ARINKANI WAA ISKU DHUFASHO CULUMADA MUSLIMIINTA. CADOWFA DIINTA AYAANA KA DAMBEEYA.

  • @saruramuxumed7446
    @saruramuxumed74469 ай бұрын

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moallim1000
    @moallim10007 ай бұрын

    Ganacsada Ummal waa musiibo lagu soo dhextuuray Islaamka. Sucuudiga ayaa u soo wakiishay Firqada Wahaabiyah ee la burburinta Assalka Diinta Islaamka. Mushaari, Askari iyo Ganacsade

  • @balaqowhassan1043
    @balaqowhassan1043 Жыл бұрын

    Shaydaan kabax mesha dameeryahow

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms Жыл бұрын

    War culumada,haysku dirin ee Allaah ka baq Aduunkaan waa laga tagayaa walaahi sheeqa yaa ku yiri sheeqa wuxuu ku dhagan yahay sh c/rashiid war culumada ka xishoo fuluus haku raadin irsaaqada meel xalaala ka raadi subxaana llaah

  • @ashaabdullahi3586

    @ashaabdullahi3586

    Жыл бұрын

    Horta adi maxaa kutusey cumilada allah ku hanuniyo

  • @ashaabdullahi3586

    @ashaabdullahi3586

    Жыл бұрын

    Sax

  • @umuraxa4267
    @umuraxa4267 Жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto gabadhan iyo inti kala

  • @shahad2629
    @shahad2629 Жыл бұрын

    cabulaahiyow xagaa la aadaa culumada hadii ladulminaayo subxaanalaah

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 Жыл бұрын

    Qura'aaka xiftintiisa waa shaqo adag ilaahay dartiisa ayaa loo sameeyaa.!!?

  • @sodhawaada
    @sodhawaada Жыл бұрын

    Allahayow jaliilow. Ogadeen janada gee

  • @MujahidBinumujtahid

    @MujahidBinumujtahid

    8 ай бұрын

    ogaden aya kugu qufulan miya mesha culuma aya lagaxadlaya athigana ogaden ayas mesha kentay isku hisho hishodka wa shey muhim ax

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Жыл бұрын

    Alaah ha unaxariiso mikiinadaa xabassheedii soodoonatay Aamin Aamin

  • @cumaraxmedfaarax9487
    @cumaraxmedfaarax9487 Жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Жыл бұрын

    Sh. Cabdirashid WAA SH. WANAAGSAN WAANA NIN XISHOOD BADAN.

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 Жыл бұрын

    Kan faafinaya ayaa qayb ka ah waana manaafaqnimada iyo labawajiilaynta! Waakii ku faraxsanaa dulmiga laguhayo reer Lascanod hadana ka ganacsanaya culimada Ogaden caydooda!

  • @abshirsheekh6187
    @abshirsheekh6187 Жыл бұрын

    Muslim waa qofka laga nabadgalo afkiisa iyo gacantiisa.

  • @iilyas.maxamaed2893
    @iilyas.maxamaed2893 Жыл бұрын

    Scw.scw.scw.scw Scw.scw.scw.scw ❤️ ❤️ ❤️

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill76007 ай бұрын

    ASC WERIYOW MUNAFAQAD JOOJI IYO HADALADA LASOO JARJARAAYO BALHADA MAWAXAA HUNGURI KAA SOO GALAY CULUMADOO LA ISKU DIRAAYO WARYAA MUNAFAQAD JOOJI 2 SHEEKHA KHUDBADIISU ULAMA JEEDO SHEEKHA WALAALKIIS AH EE ISKUDIRKA CULUMADA JOOJI WABILAAHI TOOWFIIQ

  • @danjire7605
    @danjire7605 Жыл бұрын

    Sheikh mid muu fahmin 1. Aduunyada hadii lagugu adkeeyo nolosha macneheedu waa ibtilaa 2. Hadii lagugu fudaydiyo iyadna waa ibtilaa Faqiih noqo ama qaari' noqo , markastaba waa ibtilaa nimco kasta oo ay leeyihiinba waa imtixaan adag. Qof kasta oo diinta u barta waxaan ahayn ikhlaaska Allaah, wuxuu noqonayaa mid aakhiro aan waxba ku lahayn. Faqiih noqo ama qaari'noqo.

  • @libancqaadir8718
    @libancqaadir8718 Жыл бұрын

    Adigana ilaahka cabso ee umada haqaldin umal waa culimaa'usuu

  • @sodhawaada
    @sodhawaada Жыл бұрын

    Gabadhaa Allah haunaxaristo.

  • @mohamedmoalimabdiabdi2666
    @mohamedmoalimabdiabdi2666 Жыл бұрын

    Sheekh cabdi rashiid ha,duusan macnaha qur aanka garanayn yaa garan qun aanka macnahiisa

  • @amineta378
    @amineta378 Жыл бұрын

    Saaxiib waasax dadka soomaalida in yar ayaa xalaal cunto inta kale mar hadii iimaanka lagaa qaado xishoodka iyo iimaankana way iskku xiran yihiin kuwa culima waxkasheegana isaga ayay dhibeeysaaaa

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Жыл бұрын

    Sheikh Umal. Kama Hadleyn Sheikh Cabdirashiid sh c Suufi , Ee Waxuu Uduur Xulayaa Dadka Quraanka Xafidsan Ee Codka Macaan Hadana aan Fahamsanayn AAYADAHA uu Aqrinayo Macnahooda.. Qofkasta oo caqli leh waa fahmaayaa sheekh Umal halka uu Warka uwado

  • @NOURADIN79
    @NOURADIN79 Жыл бұрын

    adigu imika ma culimada ayaad iska dhigaysaa qof u hiilinaayo iskadaa muqaalada culimada ee aad faafinayso waxaad sii buunbouninaysaa khaladaad ka dadka caamadaa ay kagaleen culimadaa sharaftale mawax kale ood aad ka hadasho ayaad laada'ay waa markii imisaad eed sheekh hebel ayaa la xumeeyay aad ku hayso waxaa kabadan inta qof ee adigu gaadhsiisay xumaantan waad sii baafinaysaa waxaanad iska dhigaysaa qof wanaag faafinaaya hadaad culimada wax u tarayso wanaagooda iyo kheyrka ay wadaan kasoo hadal oo sii faafi 😡

  • @sacdaadan8806
    @sacdaadan8806 Жыл бұрын

    Adiga waxad usoqadato waa qalad inaad faafiso. Shekh umal iyo shekh cabdirashid wa labo culumo weyn. Shekh Cabdirashiidna waa qof yaqaan quraanka macniyan iyo lafdi ahaan.

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 Жыл бұрын

    Subxanalah ilaahay Culimadena ilahay ha dhawro Aamiin yaa Rabi

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Жыл бұрын

    Ilahay ha u naxariisto iyada iyo kuwa la mid ah waa gabar ogadeen calanka ayey wadada inta waxaa loo soo waday inay ku geroyodo muqdisho. Allhamdulilah ma dhahayno qarax ma dhacin ayey ku hayaan waa dad is qarax raba

  • @habibawarsame660
    @habibawarsame660 Жыл бұрын

    Subxaanallah illahey noogam caroodo amiin yaa rabbi amiin

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 Жыл бұрын

    Subxanalaah sheekhyadi miyaa kasoo gashay

  • @MrKayse2011
    @MrKayse2011 Жыл бұрын

    Culimadda Alle ha dhowro, laakiin culimaddu iyagaa toosh isku shidaaya. Gari Ilaahay bay taqaanaa Sheekh Umal yuu u jeedaa.

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Жыл бұрын

    Ninkan wajigiisa tuug tuug buu u egyahay 😂😂😂😂😂😂

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 Жыл бұрын

    Scw Allah akbar Allah u naxarsto

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Жыл бұрын

    Asqreo alahi cathim, wsc.

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty Жыл бұрын

    Somali weyn iso boqda plz,

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 Жыл бұрын

    SubxaanaAllah, lkn Sheekha Mohamed Abdi umul kama Hadlaayo sheekh C/rashiid Cali suufi 😢😢😢

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Жыл бұрын

    Sida uma hadlin mû dhirigalin ee waxa uu ku sheegay jahiil nor good Allaah wa lo simsn yahay amba sheikh ahawow amba sharif

  • @marianali6233
    @marianali6233 Жыл бұрын

    Akhiro walee warbaa jiro illhow nabadbaadi

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 Жыл бұрын

    Adiga cadeen miyaa u heeysaa inuu sh cabdirashiid kuwado hadalkaaas

  • @sahromohamed8000
    @sahromohamed8000 Жыл бұрын

    Allaha unaxiisto intii ku geriyotey muqdisho /muqdisho wa nabad inta dhiman ilahy hau dhameystiro

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Жыл бұрын

    Subaxanallh war shuukhdaa daaya wllhay dunidaan ilahay haa uu sahlao dadkuu waab sii halabayaan

  • @samiwilsomaliyed35
    @samiwilsomaliyed35 Жыл бұрын

    Somalida cuqubo aan yaran ayaa haysata waar culimada daaya

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Жыл бұрын

    Adiguna hunguri doon ayaa tahaye narhoreba waadigii caayay umul

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Жыл бұрын

    QOFKA CULIMADA KA XISHOON WAAYEY, WAA DHAQAN DAD AAN IBNU-XALAAL AHAYN.

  • @fadumoahmeddaahir114
    @fadumoahmeddaahir114 Жыл бұрын

    Subxaanallaah war culumada markaad daba dhigataan waa markaad baabici lahaydeen oo aad rogman lahaydeen illaahay baan idinka magan galnay

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Жыл бұрын

    Qof jaahil ah maaha sheikh A/Rashiid waxa lagayaab tusaalo ahaan inuu sharaxaayo dadka, waadidiraaloyaaal

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Жыл бұрын

    Salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @user-yq1nc9ho5r
    @user-yq1nc9ho5r Жыл бұрын

    Subhanalah

  • @AdenAbdi-cg6ph
    @AdenAbdi-cg6ph Жыл бұрын

    Ok

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Жыл бұрын

    Asc waa runtaa dadwaashay baa nagubadan

  • @haania2495
    @haania2495 Жыл бұрын

    Marka culumada afka lala galo waa maalintiii ay inoo dhamaatay

  • @Hooda36
    @Hooda36 Жыл бұрын

    Assalamu Alaikum qurxda quska2 brother Inalillaahi wainaa ileeyhi rajucun intik dhimatay illaahay hauwada naxariisto inta dhaawaca cafimad illaahay hasiiyo ameen illaahay hasoo hanuuniyo intaa culimada af lagadeynaya

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 Жыл бұрын

    Subxaanu watacaala ha ku xafido yaa Abdallah

  • @MegaMaryam1
    @MegaMaryam1 Жыл бұрын

    Asc Cabdulaahi Gasolin Ayaan qabnaa soomaogid in at nafadeexeeyaan sy rabaan

  • @ahmedabdi3262
    @ahmedabdi3262 Жыл бұрын

    Ma Sha Allah mxasanit walal kherka Allah xakaawalmariyo

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Жыл бұрын

    Subxnlah masha iqda waleysku diraa lakin ma ahan sheq cabdirashd kumana socoto lakin umal runto kahadlay

  • @UstaadkaBeeldaaje-nk2xh
    @UstaadkaBeeldaaje-nk2xh Жыл бұрын

    Ninyahpw wan daawan jiray clipyadaada lkn culimadi hadaad isku dirayso oo aad veiws ku raadinayso shaydaan c/llahi

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Жыл бұрын

    Alah ha unaxarisato intii dhimatay Ilahey hanasabar siyo

  • @abdifatahbashir

    @abdifatahbashir

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @umuraxa4267
    @umuraxa4267 Жыл бұрын

    Culamadan wada dhashay iyaga si goni ah ayaa lo ugarsada subxanallah

  • @haret4170
    @haret4170 Жыл бұрын

    Waraya benta umada kadaa

  • @abdalakasim-on5lj
    @abdalakasim-on5lj Жыл бұрын

    Mahadsanid wallkeen ❤❤❤

  • @Taagsade123
    @Taagsade123 Жыл бұрын

    Doqon feera-weyn oo faaruq ah baad tahaye sheekhu wuxuu baraarujinayaa arrin caam ah "ujeedkiisu ma ahan inuu duraayo Sh. Abdirashid iyo Sh. Waajidi).

  • @user-jy6gv8gh8d
    @user-jy6gv8gh8d Жыл бұрын

    Alah u.naxarito.aamin

  • @libancqaadir8718
    @libancqaadir8718 Жыл бұрын

    Sh crashid sh c surfing ma ahan qof qiraa'ada ku shaqeysta laakiin sh umal maxaa ku dirty culimada iyadoo maanta chamade badan tahay maalin waa shabaab marna waa dowlad ale hakaqabto umada

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 Жыл бұрын

    Sheekh looma baahna maadaama aanay wax soo saar lahayn.

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 Жыл бұрын

    XAAMILUL QUR AANKA JUHALO MAAHA UMAL IYO QAARBADAN OOKALE MEEL DARANBAA LOO WATAA

  • @FatoumaHassan-vv4zd
    @FatoumaHassan-vv4zd Жыл бұрын

    Al laha nibarakeyo adiga iyo ehelkaaga

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Жыл бұрын

    Sallhu calyhi wasalam

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 Жыл бұрын

    Subxanallaah sun in ay cunayaan ma oga miyaa dadku ben aburi ogaa Allaah hana badbadsho

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 Жыл бұрын

    Umal waxa kubiroow aan xishoon waa asagii dhahay nabiga injir lahaa oo been ka sheegay xabiibka umal waa mufsid aan xishoon dadka allaha ka qabto

  • @abdullahimaxamed3445
    @abdullahimaxamed3445 Жыл бұрын

    Sheekh Umal yuu heestaa noo sheeg ?

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m Жыл бұрын

    Adiga dab baad shideysaa maxaad isugu kentay 2dood ama warka cadee yaa jaahil eh 2dood

  • @kazial-qumeyri5938
    @kazial-qumeyri5938 Жыл бұрын

    Hilibka culimadu waa sun ee hala iska jiro

  • @MohamedMokluo

    @MohamedMokluo

    Жыл бұрын

    Waa runta walal

  • @user-zd8df5ud3v
    @user-zd8df5ud3v Жыл бұрын

    Cajiib

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын

    culinada ad iskufufaynsan joojiya sheekh umal uma jeen sh cabdirashid

  • @From2023ToForeverFreedPa-tc2uz
    @From2023ToForeverFreedPa-tc2uz Жыл бұрын

    Sheikh cabdirashiid ma haysanin ee waxy heestay sheikh Hasan waajidi

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo Жыл бұрын

    Amiin...athina mahadsanid walal

  • @HawoShirelle-zj3ns
    @HawoShirelle-zj3ns Жыл бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @shukri2040
    @shukri2040 Жыл бұрын

    Allah kabaq oo culimada ha isku dirin wax sugneyna hafaafin

  • @shukri9944
    @shukri9944 Жыл бұрын

    War umadan darood sheekh iyo shariifba mxay ubacsanayaaan umada somaliyeed ee kale Wllhi darood hadanu somali ku jiri lahayn wllhi somalia mid qudha bah ahaan lahayd

  • @issackhalima2028
    @issackhalima2028 Жыл бұрын

    Wakahuuma sh inlaflagteo soorri

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 Жыл бұрын

    Adiga ma waalantahay

  • @ashaabdullahi3586

    @ashaabdullahi3586

    Жыл бұрын

    Wan u maleeye

  • @leebasbas
    @leebasbas Жыл бұрын

    Subxana allah Hadi culumadena sidan is ku hesto maxey kula tahay shacabka iyo madax doda aqon yahanadoda waba imtixan adun ALLAH NO NAXARISTO

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 Жыл бұрын

    sh umalow dibka dhaaf ee haceben wa qalad waxad sameysay maxa yelay qofka aad araktid qaari taas aya ugu fadhli badhan

  • @bulshobilechannel7550
    @bulshobilechannel7550 Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Жыл бұрын

    CULUMADAA BADAY FISQIGAY KOW KA YIHIIN

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Жыл бұрын

    Culumada Amaan Hala siiyo Diinta iyo Culumada ALLAH baa ilaalinaya

  • @elimiabdirahmanabshir3030
    @elimiabdirahmanabshir3030 Жыл бұрын

    Allah ka baq ha isudirin wlh culumada

  • @ikranadan4259

    @ikranadan4259

    Жыл бұрын

    NINKAN CULIMDA ISU DIRKOODA AYUUBA RISAQA KARAADIYAA WLL ANIGAA HOARAY ULA YAABAY

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Жыл бұрын

    Sheehkan waa xaasid wayo cid waalba quraanka maxaafidikaro isagu cod iyo xaafid quran ma ka raayo

  • @user-zt2ip8je3e
    @user-zt2ip8je3e Жыл бұрын

    Asalumu Caleykum. Culumoy hoos wax iskugu cheega.

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 Жыл бұрын

    Culimadu waxaas care masiinayaan dadka iyagay ufiican tahay inay ilaahay Kabaqaan

  • @FatoumaHassan-vv4zd
    @FatoumaHassan-vv4zd Жыл бұрын

    Al lahakuxafido sidawanagsan ed ugahadashay arinka culuma

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 Жыл бұрын

    war ileen ninkan culimada maxaa laga siiyaa wll beenta maxaad risiq oo ga raadin

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 Жыл бұрын

    Culumo Daarood ah ayaad raadinaysaaaaaaaaa.

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 Жыл бұрын

    XL KHADIJA SUR WAAL KEEDA MARKUU KAHADLAYAY UULAHAA WAAFASAHAAD MAXAY TIDHI KUWO KULA DHASHAY WAX KAXUN HADAY SAMEE YAAN KAMAAD HADA SHEEN LAASCAANO KUFSIGA IYO KHAMRADA AY ISKASOO DUUBAYAAN CIDLA RAG IYO DUMAR DHABTA IS KAGA HURDA WUXUU UGA HADLI WAA YAY

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 Жыл бұрын

    Dirty Harry.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Жыл бұрын

    Amiin allahayow amiin yarabi amiin

Келесі