No video

Sh Shibli Oo Yiri Sh Osama Waa Nin Caamey Oo Magacuyal Ah

Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Пікірлер: 297

  • @osmannuur653
    @osmannuur653Ай бұрын

    لما كان يدرس شيخ أسامة رحمه الله الجامعة في سبعينات انت كنت راعي الابل اعرابي لاتستطيع ان تدرك شخصية هذا الرجل

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    @@osmannuur653 osma was not asheikh ....he has no more knowlage about the religion...he was bilonere..he had aproject of distruction of muslim world and he did it...what beneif ..we gain about...the al akaida theology...gotted worse and worse and losing the dignity of muslim ppl...that what he did......

  • @adilahmed-sk9gv

    @adilahmed-sk9gv

    17 күн бұрын

    Takfiiri jasuus xun ayuu aha umada muslimka layay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852Ай бұрын

    Masha Allah Warkaana Imaraayo beentii Alshabaab Waa lasoo Afjaray dig digtii alshabaab wa beenowday sheikh shebili Mahadsanid❤

  • @Alon_404

    @Alon_404

    Ай бұрын

    AS waa mujaahidin ka dagalamaya geeska africa u dagalamaya sharecada islamka laga hergeliyo dhaman somaliya, waxay kadagalamayan dimuqradiyada liidata marekanka io rer galbedka ladoonayan dalkena muslimka ah ee somaliya💓💓. midakale hadii ladhaho dad somaliyed dileen dowladuba madayan shacabka kun shilin somali meqa god ugajirto hantide dhacan musuqadane waa astantoda . allow nooda AS

  • @Aamina-fb3mn

    @Aamina-fb3mn

    Ай бұрын

    Walal aniga takbirta hooray kabilabi laha o jihadka lagali laha lkn alshabab xaq kumataagna iyada waxa aasasay mossad io cia marekanka ujedkuna in lagadhigo argagaxiso , waxaan qapa kooxaha Saxn eemanta jira waa dalipan io hamas intakale 😅

  • @ahmedabdiaziiz4682

    @ahmedabdiaziiz4682

    Ай бұрын

    Doowlada hadeey wax disho adna waa Kuu xalaal miyaa nscaladi kugu dhscday xikmad xun​@@Alon_404

  • @axmeddaauud3983

    @axmeddaauud3983

    Ай бұрын

    Iyaga haliwey diyo hadaf kooda been abuur mfcn

  • @cawil252

    @cawil252

    27 күн бұрын

    ​@@Alon_404 Askarta dowlada qalad inu ka dhacay wa ogtahayihin askartoda balse adinka shabab waxad samaysan oo qalad ah wa idin cibaado qaraxii soobe wa idiin cibaado haye maxa ka leedahay

  • @SuldaankaSocialmedia
    @SuldaankaSocialmedia29 күн бұрын

    Shibiliyo adiga iyo sh umal marwaliba waxaad dhaleeceesan Mujahidiinta ilaahey ha idin hanuuniyo ilaahey haduusan hanuun idinla doonin umadan soomaaliya ee muslimiinta ah wajigiina iyo oraahdiina ilaahey haka qariyo

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @adilahmed-sk9gv

    @adilahmed-sk9gv

    17 күн бұрын

    Muslim la dilo ma jihaad gal yahow sheydaanka ah

  • @Mohamedcadeye

    @Mohamedcadeye

    15 күн бұрын

    Jihad foodada ha laga daayo falastin aad bro

  • @ahmedhaashihirsi9746

    @ahmedhaashihirsi9746

    13 күн бұрын

    Mujrim Eebe Ka furtay aa tahay Ma khawaarjita dadka layso Aa Mujahideen ah

  • @NightingaleTorso

    @NightingaleTorso

    8 күн бұрын

    Adeer diinta islaamka si wanaagsan u baro oo culumada aad habaarayso ayagaa diinta kaayaqaane ka baro . Muslimiin laguna jihaado .

  • @cambobago9925
    @cambobago9925Ай бұрын

    اللهم أَرِنا الحق حقاً وارزقنا اتباعه، وأرِنا الباطل باطلاً وارزقنا اجتنابه، ولا تجعلنا يا ربنا ممن قلت فيهم ﴿الَّذِينَ ضَلَّ سَعْيُهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَهُمْ يَحْسَبُونَ أَنَّهُمْ يُحْسِنُونَ صُنْعًا﴾ اللهم آمين آمين آمين

  • @Muxammed22

    @Muxammed22

    Ай бұрын

    Allahumma aamiin

  • @mahmoodsaciid--9467

    @mahmoodsaciid--9467

    Ай бұрын

    حقيقة

  • @axmeddaauud3983

    @axmeddaauud3983

    Ай бұрын

    آآآمين

  • @ZakariaIbrahimIssack
    @ZakariaIbrahimIssackАй бұрын

    Xariifoow taas waan fahanaye kuwa kiristan iyo yahuuda isbaheestee wadamada islaamka kusoo duuley kawaran car ka hadal

  • @qasaaye7383

    @qasaaye7383

    Ай бұрын

    Xamasaad inay ku qaado AS aad hee😅

  • @S.USAwg6ux

    @S.USAwg6ux

    Ай бұрын

    Manta xukunkaas sheekh ku dhiirani karayo ma jiro ilaa Sheekh Xasaan Allah xifdiyo waanu xukun iska cad qiraan kaba ka hadlay aan ubaahneyn ijtihaad iwm

  • @mahmoodsaciid--9467

    @mahmoodsaciid--9467

    Ай бұрын

    ​@@S.USAwg6ux haaheey

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    Hadii kuwaan la sheegaayo wadankeena imaaden goorme shisheeye wadankeena iman lahaa

  • @Geomahamed

    @Geomahamed

    Ай бұрын

    ​@@qasaaye7383,su'aasha ka jawaab

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762Ай бұрын

    Ilaahay haunaxariisto Sh Osama, waa Mujaahid mukhlis ahaa, Ummadana ilaahay ku anfacay

  • @Salahfarah1

    @Salahfarah1

    Ай бұрын

    war ilaahay ka baq

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    Ай бұрын

    @@Salahfarah1 wax khalad ah miyaan iri, adeer orad wax soo baar wax walbaad baraha Bulshada ku'aragtid lama rumeysto. Sheekhu gaalo iyo daba dhoonafooda ayuu lahalgamay ilaa uu lashahiiday, tarikhdiisa waa lawada yaqaana, lkn cida ay mareykan iyo reer Galbeed indho uyihiin wax badan xaqiiq ah waa dhabar gadiyey. Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

  • @Salahfarah1

    @Salahfarah1

    Ай бұрын

    @@dayurwarfa9762 war waa aragagxiso inta qofo islaam ah uu dilay wa yaabaysa subxanallah

  • @Geomahamed

    @Geomahamed

    Ай бұрын

    , sheekh USAAMA رحمة الله تعالى عليه ​@@Salahfarah1

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @FaayMacalin-sg1we
    @FaayMacalin-sg1weАй бұрын

    Shibliyow xiqdiga iyo xaasinimada waalga fiicnyahy shiekh usaame waanin alle owkusharfay cilmi iyo geesi nimo waana nindacwadiisii gutay allana shahada ku arzaaqay alxmdulillah lkn adi manta waxaa ceebkugu ah sh usaame o dunidaan joogin inaad xagxagato waxa gaalo islaamka kusooduulayna aadmalin xitaa kahadlin taas waa adunyo raadis

  • @ayubmohamedhassan

    @ayubmohamedhassan

    Ай бұрын

    Khudbadan asoo nool inee ahed jeclahy

  • @user-kl2ek7lb5v

    @user-kl2ek7lb5v

    Ай бұрын

    Shibli waa ganacsade nairobi hotel9 ku leh kana shaqeysta dhismaha guryaha, marka maka sugeysid xaqa inuu sidiisa uga hadlo aan ka aheyn inuu ka laallaado raga mujaahidiinta ah, mujaahidiinta ninkani iney wax iska dhahaan weeye howshiisa masahlanee

  • @bilanomar4800

    @bilanomar4800

    Ай бұрын

    Hadalkaas ilaaheey wuukugu xisaabin doonaa sheydaan yahoow ee shuhadada kadhamaaw munaafaqyahoow jihaad kacararkaaa malakakul mowd kabaxso halagu arkee sh usaamane inaa af lagaadeysay ilaaheey maxka madiisa anakaa kugu marag furu dono qof dhintay baa xan iyo xaqirid isugu dartay shiiq usaamane naftiisa iyo maalkiiisa buu jihaadka kubixiyay mareykan waa ninki jilbaha dhulka udhigay qaatumo xun baa kuu dan beeysa

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @user-xw9hr6kh3c
    @user-xw9hr6kh3cАй бұрын

    Ama dhaleeceey ama jaahil ku sheeg, sheikh usaama allah u naxariisto. Gaalo iyo gaalo raacyo waa leyska celinayaa cidna warkooda looma joojinayo.

  • @S.USAwg6ux

    @S.USAwg6ux

    Ай бұрын

    ❤❤

  • @adanadow4967

    @adanadow4967

    Ай бұрын

    ❤❤

  • @user-kl2ek7lb5v

    @user-kl2ek7lb5v

    Ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @maryan1642
    @maryan1642Ай бұрын

    Sheekh usaama mujaahid faqiih shujaac allaah yarxamuh

  • @CaaliyoOmarshooli-dz9kq

    @CaaliyoOmarshooli-dz9kq

    Ай бұрын

    Amin shiqyadan shilimadyaryay lsosiyo waye

  • @user-kl2ek7lb5v

    @user-kl2ek7lb5v

    Ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @adanadow4967
    @adanadow4967Ай бұрын

    Sheikh Usama Ilaahay ha unaxariisto inta xaqqa uu kutaagnaa kula dirirsana Ilaahay hasoo hanuuniyo

  • @user-yf5xj4cq1l

    @user-yf5xj4cq1l

    28 күн бұрын

    Cali dheere iyo mahad karateey iyagana mujaahidiin miyaa??

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.Ай бұрын

    Usaama biladen wuxuu ahaa qof mukti milllioner ah kaas oo heli karay waxkasta oo nolosha uga baaahanyahay wuxu ka doorbiday raaxadas rafaad iyo ino duurka galo oo jihaado

  • @user-yf5xj4cq1l

    @user-yf5xj4cq1l

    Ай бұрын

    Jihaad maahan wuxuu ka doorbidey inuu duurgal dad cun ah noqda fikir qashin ah oo shaydaani ah abuuro ugu dambeyn dowlada mareynkanka dhegta dhiiga u dartay.

  • @dahiromarwarsame4234

    @dahiromarwarsame4234

    Ай бұрын

    Mararka qaar waa dhacdaa inaad addoo lacag haysta inaad duurka gasho.tusaale kuwii titacnic aadayay kawaran.

  • @50jirpes12

    @50jirpes12

    Ай бұрын

    ​@@user-yf5xj4cq1l mujrim ayaa tahay

  • @user-xg5xt3md2q

    @user-xg5xt3md2q

    Ай бұрын

    Usaama islaanka inta maraykan ugsystey inka Darran ayuu ugaystay

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    Fikir xagjir ah ayuu qaatay...qofka sidiisiba hadii lacagta iyo raaxada kabada ...meel qaldan ayuu farxada ka raadiyaa

  • @AbuuSaamiya
    @AbuuSaamiyaАй бұрын

    Sh usama Marnama magareyso Adaa magac uyeel ah Oo Gaalada wadanka jogane kahadli karin ninka kahoseyane Waxad rabta iska dhaheysaa

  • @ahmedhersi9169

    @ahmedhersi9169

    Ай бұрын

    Usama muxuu soo kordhiyay oo ahayn baaba muslimiinta

  • @AhmendyJully-tx5xe

    @AhmendyJully-tx5xe

    Ай бұрын

    Osama bin laden xageyga waa Laga jecelyahay in aan sidiisa ookale noqdaana waxaan uarkaa wax aan nafteyda ugu faano Allhamdullilah ALA nicmatil slam

  • @abdalasaid8927

    @abdalasaid8927

    Ай бұрын

    Shekhul Amir usama bin Laden wuxu aha Hayley mujahid muwaxid ah , jihadkana casrigan noleyay,Alle yaraxma , ninkan ioekuwa Lamida aha wa kuwa culumaa usuu ilahey hanaga qabto imade dhuminayam caamda ah

  • @colonelmoe966

    @colonelmoe966

    Ай бұрын

    Sheikha kuwa oo kahaldaayo waa adoo miiran xagjirnimo iyo dhiig jaceyl horta magac labaxa intaa abuu abuu iska dhaaftaan

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    Usaama muxuu ku qabtay fikirkiisa waakaas wadankeena sidaa ugalee

  • @pashirow
    @pashirowАй бұрын

    cadowgo daalibaan ku duulay muqdishana wey kuso duleen

  • @user-mz4zn4st1k

    @user-mz4zn4st1k

    24 күн бұрын

    Caqliga Allaha kuu siyaadiyo.

  • @Amiin1AK
    @Amiin1AKАй бұрын

    Sheekhow alle ka baq alle haku waafajiyee towbada

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @user-kl2ek7lb5v
    @user-kl2ek7lb5vАй бұрын

    Shibli waxa uu hormuud u yahay qolyaha Murji'ada casriga ah.

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheereАй бұрын

    Ninkan sheekh maahan diinta Allah buu kabeen sheegay shekh usama mujahid buu ahaa mantana wa shahiid biidnillah adiga afka xun saa utaag

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    Mujaahid beele sow taas fikirkiisa xagjirnimada ah wadankeena manta sidaas u galay

  • @Fikir-dheere

    @Fikir-dheere

    Ай бұрын

    @@yusufmohd192 xagjir waxa lagawado soo baro afka uraayo haigu soo taagine anibo xagjir baan ahay waana kufaaana gishanti nugnugelka haila imaanin

  • @osmannuur653
    @osmannuur653Ай бұрын

    وليس بمعنى كل من يدافع الجهاد أنه من حركة الشباب كلا هناك فرق بين تطبيق الشريعة وحركة الشباب

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    @@osmannuur653 waan aragnay waxa ay al shabab somalia ku sameeyeen...mana u baahanin faalo...dadka caqliga usaaxiibka ah sida shiikh shibili fitnada al shababkii qaatay fikirkii al qaacida so wadeen ayuu ka sii digay iyo halaaga somalia uu u geysan karo....waana waxa..mashaqo maanta na heysto..oo dil,burbur iyo nabad la,aan ah...ilaah ha hanuuniyo intii ka dhunsan wadada saxda ah...inta dulmiga wadana Alle umamada haka qabto

  • @saami3406

    @saami3406

    29 күн бұрын

    اذا طبقت الشريعة فى ستصبح تلقائيا من حركة الشباب او القاعدة الحرب على الإرهاب ليس الا تدمير للشعوب الإسلامية اعتقد اننا فى عصر الحروب الصليبة

  • @hafiirwadani8902
    @hafiirwadani8902Ай бұрын

    Wllhi kan shiikh ma aha

  • @SalmanOmar931

    @SalmanOmar931

    Ай бұрын

    Adiga miyaa shiikh ah marka

  • @fanproj338

    @fanproj338

    28 күн бұрын

    Khawarijyohow naga amu al shabab inay gaalo yihin buu cadeeyay sheikhu

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    26 күн бұрын

    khawarij cad,

  • @user-mz4zn4st1k

    @user-mz4zn4st1k

    24 күн бұрын

    Xaaraami waaye

  • @user-wh2ns3dd9l

    @user-wh2ns3dd9l

    13 күн бұрын

    ​@@fanproj338 Gaalada iyo murtadiinta dhegta dhiiga loo dari doonaa insha'allah

  • @Alon_404
    @Alon_404Ай бұрын

    sheyquna kabiir osama geesigii qarniga 21aad Allah jannada fardows hanagu kulmiyo, wadadaa martey annagane allah hanagudilo.

  • @AkramAbdiraxman

    @AkramAbdiraxman

    Ай бұрын

    Aamin

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @Alon_404

    @Alon_404

    22 күн бұрын

    @@c.xamiidaadan9881 nin diinteyda una ag farisanayo manaracayo waxu shegayo waxan racaya kitabka io sunnada

  • @naam9190
    @naam9190Ай бұрын

    Hada mahan dadka somaliyed marki hadba qof shaabad logu dhajin jiray indhuhu way ufurmeen xaqana way fahmeen mujahid iyo dhuuni raacna wan kala naqaan shiikh usamana waxba lagaa waydiin mayo wxu ahaa mujahid shahiid halyay muslim ah allaha unaxristo

  • @guhaadmedia9961
    @guhaadmedia9961Ай бұрын

    Shiikh shibilli kheer Allaha siiyo muxaadarodaan waxaan daawaday 2011 kahor markaas maqaan gaarin xamar xiligaas inyar ayeey dowlada kahoogtay Micnaha hadalkiisa markaas waankuwareersanaa balse hadeer anigoo weyn markaan daawaday aad ayaan ufahmay Allaha xafido sheekha ninka kaliya ee xaqiiqda sheegay waa asiga wixii kale oo xiligaa kahadlay Soomaaliya qofba dhinac ayuu kararnaa, qaar naceyb salafiyo ayaa qaaday qarna ilaalinta mgca salafiyiinta ayaaaqaaaday markaaseey cadaalada hadalka kawada tageen, xaqiiqda ma eysan abaarin balse qofka sida daacada ugu hadlay waa sh shibìlli حفطه الله

  • @KhadraWi-hx3vp

    @KhadraWi-hx3vp

    Ай бұрын

    Ma inuu mujaahidkaas gaalada kayaabiyay uu caayo buu kusaxanyhy

  • @MohamedAbdullahi-vd9iz

    @MohamedAbdullahi-vd9iz

    Ай бұрын

    muxaadarada magaceda

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    Waa asataan dadka cilmiga leh . sh.shibili Allw cilmigiisa ha u barakeeyo anagana hanagu anfaco...bal kwrn 2011kii ragii qiyaasey al qaacida in aysan faaido so wadin..daalibaana sheegey in ay wadada toosan ku taaganyihiin...wlhi cilmiga diinta iska yeel yeel mhn ...maanta dhamnateen waa anagaan aragnay fikirkii al qacida soamlia halkuu gaarsiyey...iyo guushii daalibaan 13 sano ka dib ....

  • @osmangab8680
    @osmangab8680Ай бұрын

    Maraykanka xooga ku jooga ka warran sheekow haddaadan baqeyn

  • @qasaaye7383

    @qasaaye7383

    Ай бұрын

    Usa hanoo danbeeyo wxa uusheegay qalad mia shiiqa

  • @Abdulahi99

    @Abdulahi99

    Ай бұрын

    ⁠@@qasaaye7383USA maxa udanbeysiin iyaga fidnada koowaad

  • @ahmedabdiaziiz4682

    @ahmedabdiaziiz4682

    Ай бұрын

    Mareeykan kacbaduu ilaaliyaa ee kacb xoree xagaa lagu dabamaraye

  • @user-kl2ek7lb5v

    @user-kl2ek7lb5v

    Ай бұрын

    Isaga islaaamka wax uguma yaalo oo nairobi ayii hotelo ka dhisanayaa marka marna kama fileysid wax maanta mareykan dhibaya kama maqli doontid, waxa uu amaanaa meesha uu isleyahay saameyn kuguma yeelaneyso messha saameynta ku yeelaneysana wuu durayaa illeen waa ganacsade marnaba aan ganacsigiisa garaafo u rabin

  • @SalmanOmar931

    @SalmanOmar931

    Ай бұрын

    ​@@ahmedabdiaziiz4682 beenta umada ka dhaaf ninyhw

  • @Daacimudafar
    @DaacimudafarАй бұрын

    Sheekh usama iyo sheekh muqtaar abu zubeer allaha unacariisto

  • @fanproj338

    @fanproj338

    28 күн бұрын

    Naarta alaha kufogeey Osama bilaadi waa ninka kadanbeeya inay khawarij wadankena dadka kugawravdo nacalatulahi Osama gaal gaal dhalay weeye kufaarka

  • @abdinasirmoalimuu9125
    @abdinasirmoalimuu9125Ай бұрын

    Qof walpo oo diinta ku adag gaaalada waxay dhahaaan Al qaacoda waaye se sh. Shibilooow. Adinka tii itixaaad ee soomaaliya allaha naga cafiyo ma dhahday

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @hanadmohamedhassan8943
    @hanadmohamedhassan8943Ай бұрын

    Masha.allah jazakallah allaha ku xafido

  • @HassanAdan-j2o
    @HassanAdan-j2o27 күн бұрын

    Walhi shekhena Allah barakeeyo runbuu sheegay

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranleАй бұрын

    Sheekhow dariiqaad ku socoto adigu ka waran oo ah fadhiidnimada wadan gaalo la dhex fadhiyo , xaaladda soomaaliya ka taagan iyo gaalada kusoo duushay ma waxa ay u baahantahay sida idinku aad yeesheen oo ah in la iska fadhiisto oo la iska aamuso iyo in gaalada soo duushay lagu sheego dad nabad raadis ah oo مستأمنين ah oo aan la taaban karin ?

  • @EngAbdalla4009

    @EngAbdalla4009

    Ай бұрын

    Wadan gaalo maxaa la dhahaa dhulku waa dhul ilaahay ilaahayna si qora ayuu ugu caabudaa waliba diinta islamka ayuu ku faafiyaa oo sanad kasta boqolal baraa wax kasta meesha looga baahan yahay ayaa la geeyaa dadka uu la joogana diinta way u baahan yihiin haddii wadaad kastaa ka cararo yaa maantay ka tukan lahaa kenya bal iswaydii

  • @ahmedw5

    @ahmedw5

    Ай бұрын

    Walaalow runta baad sheegtay. Culumadan waan jeclahay laakin fadhiga bey ku duqoobeen. Kuwooda ugu badan weligood jidka ilaahay (jihaadka) uma baxi doonaan. Ilaahay xaqqa ha ku tooso culimadeena iyo tusale fiican ha inoo dhigo.

  • @GaraadWaranle

    @GaraadWaranle

    Ай бұрын

    @@EngAbdalla4009 Wadan gaalo ma jiro miyaa oo gaalo ay dagantahay ? In dhulka oo dhan uu dhul ilaahay yahay waa la ogyahaye . In lagu noolaado dhul gaalo diinta maxay ka qabtaa ? Sheekhu in uu dad diinta baro cidi kuma heysato dad buu dhaleeceeyay , si qaldanna in ay waxyeeleen waa tilmaamay, asagu muu la yimaado jihaad saxan oo la ilaalinaayo sharciga maadaama raggi isku dayga sameeyay ee wadanka aan difaaceynaa dhahay uu ku khalad kuxmiyay mise jihaad waa dhamaaday ? Asagu waa fadhiyaa gaalada wadanka qabsaneyso xitaa umadda ma dhihi karo hala iska qabto .

  • @qasaaye7383

    @qasaaye7383

    Ай бұрын

    ​@@ahmedw5yaa jihaad sax ah wado oo lala saftaaa

  • @ahmedw5

    @ahmedw5

    Ай бұрын

    @@qasaaye7383xarakat Al Shabaab al mujaahidiin

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144Ай бұрын

    anagana waa qaldanayn goormee nala dhihi yaab Shabaab waxa ay geysanayaan eega

  • @ahmedabdiaziiz4682

    @ahmedabdiaziiz4682

    Ай бұрын

    Ha sugin in aan u kacno gacmeheena ku suulino kliya

  • @user-mz4zn4st1k
    @user-mz4zn4st1k24 күн бұрын

    Sheekh Usama Allaha ka aqbalo Shahaadadiisa. Futa ku xaarre adoo kale ah inuu afkiisa urka badan ku taago wuu ka weynyahay.

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311Ай бұрын

    Sh shibli ilaahay ha ku xafido waa run Beentaas yaa Dowladihii muslimka lagu burburiyay waana wax Reer Galbeedku soo abuureen

  • @user-dy9vg5vm8z
    @user-dy9vg5vm8z25 күн бұрын

    Ilaahay haxafidho sheikh shibli

  • @moustafaali7297
    @moustafaali729728 күн бұрын

    Wadaadku intuu ka hadlayo masar iyo ciraaq kasa,ir Muxuu isheegi waayay itixaadkii somalida madhiyay!!!!!!

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pkАй бұрын

    Sheekh shibli ilaahey ha xifdiyo wixii shar wada ee dhiiga muslimka baneystay dhaqankii khawaarijtana ku sifoobay toos ayuu noogu tilmaamay

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif.Ай бұрын

    Muxaadarada oo full ah xagee laga helaa

  • @MaxamadDeeq-zo2uy
    @MaxamadDeeq-zo2uyАй бұрын

    Nin ciilan ayaa tahay shibilli

  • @zaksom9146
    @zaksom9146Ай бұрын

    Ninkaan yaa dhagaysta horta? Maalintaan arkay illaa hada waxbaan hayaa ayuu kuhayaa mana soo bandhigo waxuu sheegayo...tuhun iyo waa layira ayuu wax kuxukumaa!!

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192Ай бұрын

    Saxnanta daalibaan iyo qaldanaanta alqaacida sow taariikhda ma cadeynin....daalibaan guuleyste alqaacida hoog iyo halaag waa ayagaas ku jira

  • @user-kl2ek7lb5v
    @user-kl2ek7lb5vАй бұрын

    Shible in lagula xisaabtamayo weeye hadalkan, siduu u hadlayo markii la eego waa yaan gaalo lala diririn sidey doonto ha yeeshee, isaga gaal lama dirirayo oo waa ganacsade nairobi hotelo ku leh ragii gaalada la dirirayana sidaas u jaaifeynaya.

  • @AbdiazizGesei

    @AbdiazizGesei

    Ай бұрын

    Shiiqa ilaah xaqiisa soo bixiyay maanta alqaacido waa kala jabeen iyagaa isgaalaysiiyay waa kuwa u kala baxay isis iyo Alqaacido.

  • @AbdiazizGesei

    @AbdiazizGesei

    Ай бұрын

    Shiiqa ilaah xaqiisa soo bixiyay maanta alqaacido waa kala jabeen iyagaa isgaalaysiiyay waa kuwa u kala baxay isis iyo Alqaacido.

  • @AbdiazizGesei

    @AbdiazizGesei

    Ай бұрын

    Shiiqa ilaah xaqiisa soo bixiyay maanta alqaacido waa kala jabeen iyagaa isgaalaysiiyay waa kuwa u kala baxay isis iyo Alqaacido.

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5uАй бұрын

    Asalaamu Aleeykum wr wb Sheeikh Jzk Allaahu kheral jazaa noo sheeg kitaabka oogu fiican oo qoray .

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127Ай бұрын

    raximahu laah usaama binlaadin aamiin

  • @GAROORE40
    @GAROORE40Ай бұрын

    Sheydaan shibli waligiis kamuusan hadal dimoqaradiyada iyo laynta diyaaradaha mareekanka iyo kenya ay ku haayaan shacabka masaakiinta ah balse wuxuu fag fagayaa been abuurna ka sameynayaa mujaahidiinta waa sheydaan af weyn wuxuu wax ka sheegayaa nin naftiisa allah ka gatay sheekh usaama binlandin raximahullah imaamul casri ay ku tilmaamaan fuqaha casrigeeen iyo xakiimul umah isagoo naagaha hoosta kaga jira ayuu wax ka sheegayaa dad gaalada la xisaabtamaayo . Waxaan cml ayey dadka qaar u yaqaaniin sheekh

  • @mrkeepgoing7959

    @mrkeepgoing7959

    Ай бұрын

    soobe qarxi aad aragtid inaa jano gashee jaahil

  • @ahmedabdiaziiz4682

    @ahmedabdiaziiz4682

    Ай бұрын

    Marka adna waad layn miyaa dhinacaadaa ka gali nacladi kugu dhscday

  • @abdisamadhassan2011

    @abdisamadhassan2011

    Ай бұрын

    Gaalada aad sheektay waxaa ka daran munaafiqiinta uu ka hadlaayo dhibka ay ummadda ku hayaan.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297Ай бұрын

    Sheekh Dr Maxamuud Shibli iyo Culumadda Soomaaliyeed dhammaantood Allaha xifdiyo 34 sano oo Dowladna aysan waxba kutarin ayey si Mutadacnimo ah oo Bilaash ah ay umadda wax ugu taraan oo xattaa Xoolahooda ugu daraan marar badan Allaha xifdiyo. Sharwadayaasha sharkooda Allaha naga qabto. أللهم ردنا إليك ردا جميلا.

  • @user-kl2ek7lb5v

    @user-kl2ek7lb5v

    Ай бұрын

    Ganacsade shible iyo ganacsatada kale ee shaarka culimada wadata haka daba lumin waligaana qof ganacsade xaqa haka sugin oo kamaba suurtowdo inuu wax walba sidooda ugaga hadlo sida mareykan iyo dhibka islaamka ku hayo eysan waxba ka oraneyn farna u taageyn.

  • @hajiabdo1116
    @hajiabdo1116Ай бұрын

    Masha Allah sheikh sheikh mufti waye Halaga faideyso sheikh

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078Ай бұрын

    Sh shibli hadalkisi tarikhda galay ayu aha kaas wakas dhaliban guleysatay alqacida iyo dacishna. Islaynayan manta culumada warkoda iyo taladoda midna luguma khasaro hadii lamaqlo. Xassan takar Aya kuben aburtay sh shibli wagas mantana alshababki u udodaye Aya wilkisina dilay asagina kuraadjogo.

  • @S.USAwg6ux

    @S.USAwg6ux

    Ай бұрын

    Shabab daacish dhaaliban Al qaacida waa isku mid dhaliban 20 sano ayey jihadaayeen Al Shababna 18 sano marayan insh. Allah wey guleysanayan Nasriga Illheyna wu dhow yhy waxa doontaan sheega😒

  • @hiilculumomediachanel7078

    @hiilculumomediachanel7078

    Ай бұрын

    @@S.USAwg6ux ninka dacish ah ninka shababka ah diigisa wa u xalal hadadan Ogen. Dacish hada waxay qarxiyan madaxda dhaliban gaalo ayey uheystan

  • @mohameddhuhhussein9097
    @mohameddhuhhussein909720 күн бұрын

    "Hadalka qaar diciif kaa dhigiyo, dawdar baa jira" Bal maad iska aamustid waxyaabahaad tidhi baa loo meel la'yahaye shiblow!!!

  • @KamilBaresare
    @KamilBaresareАй бұрын

    Mnshalaaaha

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603Ай бұрын

    MAXAAD HADDA UGU SOO CELISEY CAJALKAAN QADDIIMKA AH?

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9qАй бұрын

    Aduunyadaan waa mixno qof 100% meel walba ka dhisan arkimeysid wadaadkaan bal waxa uu ku hadlayo dhageyso yaab wlhi war umada in kitaabka allah iyo sunada nabiga sala allahu calayhi wasalam lagu dhaqo miyaa dood ka qabtaa cida hortaagana in yoolkaas lagaarona la laayo oo hada ma waxaa rabtaa dadka muslimiintaa iney noqdaan dad iska taag daran oo liska adoonsado aaway الإسلام يعلو ولا يعلا عليه aaway taasi muslim gacan ku sameys ah baa rabtaa lkn alx umadu wey soo jedaa wadaad doolar lasiiyey ama iska qaabdaran warkiisa uma baahno waxay rabtaa umadu ninka runta u sheegayo dhiba ha ahaatee

  • @Daacimudafar

    @Daacimudafar

    Ай бұрын

    Akhii jazakallahu kheeran

  • @user-nb2uj3uj9q

    @user-nb2uj3uj9q

    Ай бұрын

    @@Daacimudafar sidoo kale wll

  • @bilanomar4800
    @bilanomar4800Ай бұрын

    Waxaa tahaynuuca uu ilaahey s,w,t sheegay ee uuyiriلاولا هئولا لا الا ئهولا مذبذبين بينهم

  • @MohamedsheikhDayib-i3k

    @MohamedsheikhDayib-i3k

    Ай бұрын

    Ree magaal iska dhig

  • @SadiiqAxmed-wz9wv
    @SadiiqAxmed-wz9wvАй бұрын

    Doqon hadal kama Damana shible meel walbo shab ayuu dhahaa

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366Ай бұрын

    sh allaha ku barakeeyo si fcn ayd uga hadashay kooxahaan dhiigga musliminta baneystay oo wax ay katagaayaan aysan jirin waxey ku so hugamiyaan wadanka dowlado shishiiye Rajana malahan kuwaan waa bahlo dadkii iyo diintiina waa burburiyeen dadaka somaliyeed musliminta ah waxaan leyahay iska qabta kooxdaan fashilka ah meel ay joogaanba nolol kama jirto cidii la joogtana nolol kamamuuqato no mustaqbal wye dhibka allaha naga qaado somalia kor

  • @user-kl2ek7lb5v

    @user-kl2ek7lb5v

    Ай бұрын

    Ganacsadahan waad ku sirantahay ee waxbaro si aad xaqa u fahamto

  • @saami3406
    @saami340629 күн бұрын

    walee jihaadka Soviets (ruush) ka lala galay waa xalaal kan USA na waa xaaraan adeer sow raggu raggii maaha ma hadey isbedeshey bahashu dastuur & kitaab alle mrba haddii lakala dooranayo kitaabka alle iyo sunaha nabiga ayaa dastuur ii ah somalina wn u layn karaa waligaaba argagixso iyo khawaarij bd thy ku meereyso waayo ma adaa igula doodi kara inaan walaalo nahay kitaabka alle la'aantii NO manihin walaalo aasiyaanka iyo afrikaanta Muslimiinta ah ayn wllo nhy islaamnimadaa na walaaleysey dhiiga iyo isku isir nimaduna waa wx la isku grto qofka toorey kaa taago ee kaaga taga iyo kan kugu jiljila keeba daran dawladahan reer galbeedka ah wey i darreen tooreeyda lkn xukuumadaha (madaxda) carbeed iyo islaamkaba wey igu jiljileen tusaalena wxa igu filan FALASTIIN, FG: uma ol'ololeynayo wx jabhad ah ama ururo diimeed ah

  • @CabaasHusseinAamin
    @CabaasHusseinAaminАй бұрын

    😂 shekh Usama Allah unaxristo

  • @ahmadsudi606
    @ahmadsudi606Ай бұрын

    Mashaalaah jazaakalaah shiiqumaa alaah yarxamuk rahma adhim

  • @Hunger388
    @Hunger388Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ik4uo9qj3s
    @user-ik4uo9qj3sАй бұрын

    Jaajuus maatahay maxaa magac yadooda kudaba dhigay

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic29 күн бұрын

    Alla run badinidaa

  • @AhmedMohamed-tv4zt
    @AhmedMohamed-tv4ztАй бұрын

    Baaraka LAAH Mufti Sheikh shubli

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow5228Ай бұрын

    Sheekhow dadkaas wey shahiideen hada kuuma jawaabi karaan kheyr Baan u rajeyneynaa adiga taada ka feker

  • @c.xamiidaadan9881

    @c.xamiidaadan9881

    24 күн бұрын

    Dhagaha maa la'dahay maxaa isaga indha tiree xaqiiqda uu Ka sheegaayo, ma wax aad ku radiso ayaa heesaa, waa nin kaaga cilmi badan arinta, oo Ka salgaaray, qofkii hub qaataaba ma ahan mujaahid, diinta baro siaad xaqa u fahanto.

  • @BlissfulNasheeds-vx4ip
    @BlissfulNasheeds-vx4ip15 күн бұрын

    Shabaab daaliban bay isku haystaan lkn isku caqiido ma aha😂😂😂

  • @kafeeyeaadan9563
    @kafeeyeaadan9563Ай бұрын

    Tii itaxaadkii somaliya kawarn sheekh

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cxАй бұрын

    In uu caami yahay dhibka uu inookeenay maantay muslimka dhib badan ayuu ku jira, reer galbeedkane dhibtaada ayey inoogu soo ganbadeen magacaaas.

  • @user-sq2yq8cy2u
    @user-sq2yq8cy2uАй бұрын

    Usama bin ladan shahiidul qarni. ❤❤❤

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998Ай бұрын

    صحیح هذا القول والله وهو الذی ادین الله عز وجل الی یوم الدین، بارک یاشیخ محمود شیبلی حفظه الله هذه الصراحه هی التی عرفنا بک منذ زمن بعید فالتزم بها ولا تخضع لاهل البدع المنتشره من هنا وهناک. فان القاعده هی راس الفتن والفساد الذی حصل ومازال یحصل فینا الان بکثره واربابها هم ورثه قتله الخلفاء الراشدین آلخوارج من الافکار والاعتقادات المنحرفه نجانا منها جمیعا وایاکم ایها الشیخ الفاضل عندی منذ ایام الفتوه فبارک الله فیک وفی علمک وعقلک ونضجک ووعیک الرائع العمیق...

  • @Geomahamed

    @Geomahamed

    Ай бұрын

    انت جا سوس اليهود من ءال سبأ الشيعي

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xeАй бұрын

    Makudhahayo been bad shegtay lkn maxambaarikaro Al Qaeda ayaa takfiirah ama caano ah may may may

  • @AbdullahiIsse-er3bq
    @AbdullahiIsse-er3bq24 күн бұрын

    U noolow sida masaakiinta lkn ha caayin libaaxyada

  • @saidosman1527
    @saidosman1527Ай бұрын

    Pole sana 😂😂

  • @MucbaadNuur
    @MucbaadNuurАй бұрын

    Sheekh wacdiyada salaaaada iyo soonka un kahadal oo naguwacdi arimahaan jihaadka hafaragishanin waadkulidataa inaad kas uyeeli iyo inkalena walaahu aclam

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656Ай бұрын

    I'll ahayd Uma banana dad Askar u ah, oo Difaaca Ilaahay, kana Difaaca Dadkii kale ee uu Ilaahay Abuuray jihad ku Dila.

  • @bilanomar4800
    @bilanomar4800Ай бұрын

    Munaafaq xadeystay noloshi balcaan bini baacuuro baakuudameyso shibil gafka aad sheeq usaame kagashay qaatuma xumuu kudhaxa shin waa hubaal suutatu towba ragey sheegtaybaa koow katahy shiiq uyaal aalu cadaab ah

  • @Daacimudafar

    @Daacimudafar

    Ай бұрын

    Waa sax illaheyfadligiis umada maanta xaqa waa ucadaday

  • @Daacimudafar

    @Daacimudafar

    Ай бұрын

    Sheekh Usama sheekhul umaha

  • @Daacimudafar

    @Daacimudafar

    Ай бұрын

    Ictisaam waa sidaan awaalkooda in umada laga hor leexiyo weeye

  • @amira-tb2rh
    @amira-tb2rh15 күн бұрын

    Sheekhu ku xamasadeysan. Uu sheegayo comentiyada ka eeg.

  • @mohamedhuseinabshir7417
    @mohamedhuseinabshir7417Ай бұрын

    Filimkaan waa midka hada naheysta shabaabka Allah Naga qabto.

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6drАй бұрын

    shiikha waxaan weydiinaya shalay markii aad culumada ka ahaydeen mucaskarkii bari ka dagaalamayey iyo kii gedo ka dagaalamayey ma khaldaneydeen oo aad magaca itixaad xambaarsanaydeen mise markii odagii marekanahaa usha ligligay yaad lahjada badasheen oo dadkiina dhinac ka raadeen

  • @yusufmohd192

    @yusufmohd192

    Ай бұрын

    Sideedaba al itixaan ...al qacida marnaba isku fikir ma noqon al itixaan ..waxay rabeen in ay wax dhisaan...weyna u socon weydey..oo waa laga itaal roonaday..oo shababkii so baxay ayey ragii badankiisa raacen ku fikrkaas la qaldaana..wey iska aamuseen ...sh shibili 2011 ayuu sii sheegey fikirka al qaacida wax faaido aheen in uusan so wadin..oo dhiig muslim in ay daadiyaan ma heen....waana waxan maanta marqaati ka nahy waxa shabkaasa sameynayan....

  • @CabdiraxmanIbrahim-hb4yf
    @CabdiraxmanIbrahim-hb4yfАй бұрын

    Shabab oo inaan iska,qabano waye al qaacida

  • @nasamaale6176
    @nasamaale6176Ай бұрын

    Sheekha allaha xafido runtuu ka sheegay, Alqaacidda & dhammaan wixi ku abtirsada sideedaba waa MAFİA Burcad diimeed aan Muslimiinta nolol iyo sharaf midna u oggolayn wax ay xeerinayaan iyo wax ka xaaraan ahina jirin, asal ahaanna waa mashruuc galbeedku samaystay oo lagu doonayo in muslimiinta argaggixisanimo bahala dadka qasha ah lagu shaabadeeyo si hadhow marmarsiyo loogu helo in dalalkooda lagu duulo.!

  • @anasmuhumedkilas6143
    @anasmuhumedkilas6143Ай бұрын

    War taariikhda muxadaradan laqabtay hala iga daba gayn.

  • @Abuu_Zubeyr
    @Abuu_Zubeyr29 күн бұрын

    Subxaanallaah Subxaanallaah War Sheekhaani Maxaa iSku Qal Qaldayaa,, Sheekhaani Umaduu Kala Shaki Galinaya, Waa Sheekh Kasoo Horjeedo Jihaadka Laguls Jiro Gaalo Caalamiya,, Ay American Hormuudka,ka Ah....

  • @oljanalp82

    @oljanalp82

    25 күн бұрын

    Maqnuudyow argigixisada ah tawbada allah kuwaajiyo waad hoogsantahaye cilmi la'aan baa kuhaysee amrican ugu tagto dalkiisa annaga hana leynin

  • @Dalmarlogistic
    @DalmarlogisticАй бұрын

    Sheikhow somalia waa shuyukh oo din ban haya leeh ayaa ani I dhagaso leeh. Ayaaga burburiyay somali. Ee yaa la dhagaysta.inigu so kala baxa

  • @juraijkaahmed8540
    @juraijkaahmed8540Ай бұрын

    Wakaa dhaal8baan guusha gaareen, lkn AS, AQ iyo daacish waxaa ku adeegata reer galbeedka, Sh Shibli jazakkallahu khayr.

  • @user-ik4uo9qj3s
    @user-ik4uo9qj3sАй бұрын

    Waxa laladagaalamayo gaalo mayihiin Mise ma aha

  • @ahmedabdiaziiz4682

    @ahmedabdiaziiz4682

    Ай бұрын

    Gaalada 2000 ma joogen Gaalada waaweyneeyd Ayaa 1994dalka baxeen ma kuwa madoow baa nagu daahaya soo adiga ma keenin

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011Ай бұрын

    Soomaalida waa jaahiliin intooda badan qofkii maalinba wax ula imaadey iska daba ordaan. Dawlad fiican oo ummaddan caqiidadeeda dhawrta Allaha inoo keeno. Waxaa igu yaabka badneyd, kuwa shabaab ahoo Gaalkacayo lagu qabqabtay waxaa la weydiyey in ay salaadda tukadaan iyo inkale asey ku jawaabeen MAYA😢

  • @Ashrafaxmed-p6z
    @Ashrafaxmed-p6z13 күн бұрын

    Adiga. Maxaa kaa galay bila camalyahow

  • @maadabdi6409
    @maadabdi6409Ай бұрын

    waar.fuleyohow.usaame.mujaahidbuu.ahaa.alshabaabse.waaqaldanyihiin.dhiiga.islaamku.mabanaana.

  • @mukhtaarciise2585

    @mukhtaarciise2585

    Ай бұрын

    Soo wada bax niyow waxaad tidhi Usaame Mujaahid buu ahaa al shabaab na waa qaldanyihiin markaa xaggeed u kala waddaa al shabaab iyo al qaacida ilayn shabaab waxay ka mid yihiin al qaacidee kaabul ayaana laga soo amraaye

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1cАй бұрын

    Shekh shibili khar Allaha ku siyo si fican ayu nogu sharaxay dhaqanka khawarijta

  • @bin_dahir8525
    @bin_dahir852520 күн бұрын

    Gormay ahyd khudbadani

  • @mohaniAkwac
    @mohaniAkwacАй бұрын

    Muxaadarada magaciid aa dhaqaysannii

  • @suweysupdyrisak3730
    @suweysupdyrisak373026 күн бұрын

    Mujaahid ahy dhiiga muslinkana waa ibanaanyhy halays qabadsiiyo ?

  • @user-mz4zn4st1k

    @user-mz4zn4st1k

    24 күн бұрын

    Waxaan hubaa inaadan qof sidaas dhahay soo heli doonin ee is deji ina adeer.

  • @suweysupdyrisak3730

    @suweysupdyrisak3730

    23 күн бұрын

    @@user-mz4zn4st1k muuhiimadu waxa afka lagadhahayo maahan ee waa ficilka afcaashi hadeysan isqabaneyna sidas ey kadhiganthy

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78Ай бұрын

    Osama ahlu naar allaha kadhiga insha allah

  • @FuadAbdi-qu7vf

    @FuadAbdi-qu7vf

    Ай бұрын

    Mxa.. 😂

  • @S.USAwg6ux

    @S.USAwg6ux

    Ай бұрын

    Adi lee ha isku noqon Axmaq yahow

  • @halkahaleel4594

    @halkahaleel4594

    Ай бұрын

    Allaah waa xikmad badane, naartuna gacantaadu hadday ku jirto adiga waxa rabto sameey.

  • @abdallah22abdi78

    @abdallah22abdi78

    Ай бұрын

    @@S.USAwg6ux al khushaash ayaad tahay lamid baa tahay

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan412711 күн бұрын

    ninkaan jihaadka ayuu kasohorjeedaa

  • @abdirahman_ahmed
    @abdirahman_ahmedАй бұрын

    dagaalka ciraaq soo US lagulama jirin? soo gaalo soo duushay maahan? sidoo kale adiga war maka heesay muslimiinta suniga ah sida loo baabi'iyay ee raafidada shiicada u baabi'isay? sidee baad uga warameesaa waxaadan ogeen oo aadan soo koobin dhinac walba waa wax lagaaga sheegay oo iclaamka gaalada iyo kuwa lasocdaba ee sooo wariyeen allah kabaq wadaadow inkastoo videogaan waa hore ahaay lkn waxee ku tuseesaa waaqica jiro inuusan aqoon u laheen sheekha

  • @calicade3834

    @calicade3834

    Ай бұрын

    Al qaacido wax ay qabatay bal noosheeg daalibaan waan haynaahe

  • @SadiiqAxmed-wz9wv

    @SadiiqAxmed-wz9wv

    Ай бұрын

    ​@@calicade3834 alqaacida ciraaq maba joogin

  • @abdirahman_ahmed

    @abdirahman_ahmed

    Ай бұрын

    @@calicade3834 wax qabad yaa kahadlay? sheekh informationkiisa waa qaldanyhay intaas ayaan kahadalnay dood kale meeesha mataalo

  • @CabdulaahiCabdiqadir
    @CabdulaahiCabdiqadir15 күн бұрын

    😂😂 kan iyo sheq usaama iskuma dhigmaan nin diin cilmi lacag leh iyo nin aan cilmi lahen xa iska quseya amu duli ba the

  • @osmanmohumad.
    @osmanmohumad.Ай бұрын

    Waxaan waa 14 sano kahor maxaa sacadan loosoo celiye

  • @abdullahiabdiqadir7860

    @abdullahiabdiqadir7860

    Ай бұрын

    Waa sax wll.

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    Ninka rag runta ayuu sheegayaa

  • @keyseabdisheikh8541
    @keyseabdisheikh8541Ай бұрын

    Dadkan wa cawan sheikh usama alle haunaxaristo mujahid buu ahaa wajibkii sarna wuu kutay lakin sheikh shibili adiga wajibkaga madan gudan

  • @qasaaye7383

    @qasaaye7383

    Ай бұрын

    maxa waxad rabtay sh shibil inu AS ku biiro oo zobe isku qarxiyo

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN14 күн бұрын

    KAAMA SIISAN WALH

  • @user-by1ge5wx8f
    @user-by1ge5wx8fАй бұрын

    Nbi siduu dabaq ooga heli lahaa ayuu ku jiray waagaan hada wuu dhistaye hada wareesta nimanyahow

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919Ай бұрын

    Fikirka sheeqa inu isbadalay aya laga yaba

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    Ninka rag ah shubili waa wahaabi runta sheega

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127Ай бұрын

    kan jihaadka ayuu kasoo horjeedaa

  • @EngAbdalla4009

    @EngAbdalla4009

    Ай бұрын

    Jihaadku aaway muslimka ha dilin miyaa lagugu kari la yahay ninkan muslimka ha la nabad galiyo ayuu leeyahee

  • @ahmedw5

    @ahmedw5

    Ай бұрын

    ​@@EngAbdalla4009 jihaadka waa baaqi ilaa yawm al qiyamah. Necbow intaad rabtid, way sii socon doonta insha Allah. Mujahidiinta israafkooda ilaahay ha ka dembi dhaafo, nasrigana Allah ha siiyo, amiin

  • @EngAbdalla4009

    @EngAbdalla4009

    Ай бұрын

    @@ahmedw5 Hal tuulo oo alqaacida diinta gaarsiisay io awal gaalo ahay ma ka keeni kartaa dunida guudkeeda intaan io magaalo oo ay gubeen muslimkii joogayna ay laayeen waa la hayaaye ????

  • @ahmedw5

    @ahmedw5

    Ай бұрын

    @@EngAbdalla4009 Diintu adiga ma jaahil baad ka tahay? Ciidan gaal haday wadan muslim ah soo duusho jihaadko wuu caynoobaa. Bal hal mar ay dawlada federaalka gaalada la dagaalantay ii sheeg? Boqolaal jeer bay kooxda wadaadada gaalo la dagaalameen. Hadaad gaalada sidaas u jeceshahay bal orod tahriib. Gaal raac kale wadanka uma baahna.

  • @calicade3834

    @calicade3834

    Ай бұрын

    jihaad hadaw diidanyaha maxaw afgaanistaan udiidi waayay

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan412711 күн бұрын

    beenlow beenlow beenlow