Sh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka hadlay Xajka & Acmaasha Cumrada 🕝9-6-2024

Пікірлер: 2

  • @samirr546
    @samirr54627 күн бұрын

    Malaa shiikhow in dacwada laga bilaabo laa ilaaha illaaAllaahu Sxw muxammadu rasuulu Allahi Dar Allaah laysu jeclaaso Dar Allah loo naco cid Dhulka daaqa biyaha muslimiintu wada leedahay laysa saamaxo miyi iyo magaalaba wacyi gelin laga bilaabo ducaad kala wada qabiil ah loo saaro meel kasta oo la wada dego Olole qaad iyo macaasi joojin ah la bilaabo Dumarka iyo caruurta cid ka masuul ah oo ilaalisa loo sameeyo booskoodii sharfanaana lagu celiyo Cidii fidno kicisana isha lagu hayo oo la habaaro Lana canbaareeyo Wacyi gelintaa oo keli ah mudo la wado natiijadana laqiimeeyo Ka waran sidaa sheekh xaliili?

  • @user-gv9bv8kg9i

    @user-gv9bv8kg9i

    27 күн бұрын

    Mahadsanid wl

Келесі