SCHOOLADI OO DIB LOO FURAY KENYA # QISO YAAB LEH OO IGA QABSATAY ISLII MANTAY.

#unoloow #naftaada #

Пікірлер: 15

  • @nimcosalat2075
    @nimcosalat20756 ай бұрын

    Subxana Allah Illahayow samirka inobadi Ya Rabi 😢😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o6 ай бұрын

    Gabadhaas yartaa hadhow ayey iska raacee ninkii laqoslaba ileyn dhibkaas ayaaheystee meel aan munasab aheyn ayeygalan gabdhuhu hooyooy ilahey kabaq walhi wiil yaroon dhaley oo sualwal ku cabiraayey inuu xishoday tukan meeshaas kasoo horjedan baryey

  • @munaawad3874
    @munaawad38746 ай бұрын

    Waxaa laga yabaa hooyo dhiban inaytahay oo cidla ku ah la caawin ma oga waxay samaynayso ee alaha caawiyo aamiin

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty83586 ай бұрын

    Hoyoyinka somaliye wa ubadan nahay dhaqankaas allha naga koriyo

  • @user-eq4yh5er1o
    @user-eq4yh5er1o6 ай бұрын

    Dadka yamani laguna mashquulin

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed44166 ай бұрын

    Subxaanalah mamada we xanunsaned ciilka carada aabaha uqabto kala duldhacesa mayeeran ka dhashey waxba oran karin 😢😢😢😢ilma xun majiro waalidka sida ubarbaariyo noqonayaan qeelada ilmaha dhega adeeg ka qaadan naxariis la aan ilma cuqdadesan caasi waalid noqonayan Habaar usi dheer murugo cabsi kalsonida lunto gabdhaha 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @umuomar1782
    @umuomar17826 ай бұрын

    Subxanalaah

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer6 ай бұрын

    Wcs

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o6 ай бұрын

    Horta waxaan layaabey islii markey 1 malin amo 2 ayey suuqa iska soo buuxiyaan why last minute aniga waligeyba horaan u diyaarsadaa markasto weyfuranyihiin malimahaas suqaba ma aado buuq iyo nago wada qeylinaayo

  • @user-hk2uo5so9r
    @user-hk2uo5so9r6 ай бұрын

    Hon har problem kanske bisinka eller hon sjuk min grannar hon också walahi qaylo

  • @user-pk6xl3jt9q
    @user-pk6xl3jt9q6 ай бұрын

    That is not good srey

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane44886 ай бұрын

    Asc. Hooyo amey u aheyn?hooyo xun waa jirtaa. Hooyo walba waxaad ogaataa hadaadan dhaqaaleyn markey yar yihiin adna markaad dugowdo kuma dhaqaaleyn naayaan.

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim48656 ай бұрын

    Dumarka ilmaha wey iska dalan jacel umadalan , buq iyo qaylo bey kudilen. Mxa gurya badhan hosta kahol cayan .waxa laarka iney Maser snthy ninka cil ey uqabto iney ilmaha kuladaceyso . Wax fican maaha dumarka wanka waniya walalayow emotionalkina ilmihina hakuladicina.

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed68466 ай бұрын

    Hooyo kaligeed hadii ay ilmo korinkorto ilaahay ilmo aabe la aan buu siinlahaa ilmo laakin waxaa ilmaha hooyo & Aabe loowada siiyay waa in ay isla korsadaan. Hadii aan diinta sifiican ubaran lahayn oon ku dhaqmi lahayn wax badan baa noo hagaagi lahaa

  • @abdirashidkhalid5540

    @abdirashidkhalid5540

    6 ай бұрын

    Asc wallaal imam shafici ogonino baa hooyadii Ku soo korisay ilaa heerkay gaadhsiisay waa wada ognahay Ilmaha aan u dulqaadano aabe iyo hooyoba