SAXAAF OO XAASKA LABAAD !!!! IYO CIMRAAN DAGAAL NAAG DARTEED GACAN QAAD

Ойын-сауық

Пікірлер: 410

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel Жыл бұрын

    CIMRAAN CHANNEL KIISA PLZ AAN CAAWA 10 k Gaar Siino kzread.info/dash/bejne/Y5V9r5ejlszMqag.html

  • @miskimohamed4608

    @miskimohamed4608

    Жыл бұрын

    Adna Maxa ku taganthy akhwan 😂😂

  • @Ramlo275

    @Ramlo275

    Жыл бұрын

    Xilliga adna marka lagaaro baan saaraa ani 😂

  • @xagsoabdikadir6728

    @xagsoabdikadir6728

    Жыл бұрын

    Adnoy xishooda heer aaboob zam zam hadal wadkeeda wa idinku bataye dumashidiin ka xishooda

  • @zuuzaanmacalin5729

    @zuuzaanmacalin5729

    Жыл бұрын

    Ani wa sosar. Mugo

  • @laylamuhumed4916

    @laylamuhumed4916

    Жыл бұрын

    keep going cimraan waan saray waan sugi la aaba

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Жыл бұрын

    Walaahi cimraan waa aamusan yahay laakiin caqli iyo ixtiraam baa ku duugay keep going cimraan allaha isku kiin barakeeyo adiga iyo zamzam walaalo❤🎊🎉🥰🥰🥰

  • @a.mohamed1958
    @a.mohamed1958 Жыл бұрын

    Maasha allah dad qurux badan oo qalbi fiicana leh waan idin wata from hargeisa ❤❤❤

  • @drsxaliimoabshir2509
    @drsxaliimoabshir2509 Жыл бұрын

    Cimraan dumashi juraah oo caqli badan mashaa allaah sodhowow wlshy qliyaah zamzam mahmud Ali allaah hnokadaayo

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын

    Ilahaay cimran waxuuh jecel yah sih Markah sam sam iyo cimran ilahaay hakah dhigoh kuwah is helah oo is Aroosah oo ubad kher khabah isuh dhalah oo kuligin in afacah oo bariyin in ah kuligin amiin

  • @Maryamasuldaana

    @Maryamasuldaana

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 Жыл бұрын

    Maasha Allaah,beautiful family Cimraan waa wiil dagan smart na ah.Keep going guys

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Жыл бұрын

    Maasha alaah adna wiilka u guure ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmohaurur3947
    @cabdiraxmaanmohaurur3947 Жыл бұрын

    Walahi cimraan legend waaye, lkn xanaaaqa iska daa walal mcn funny tahay. Salaamah pro

  • @nadiatreek2495
    @nadiatreek2495 Жыл бұрын

    Wow ma sha allah ka yareeya su aalaha congrats cimraam

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Жыл бұрын

    Amira Funny waye Wallahi qosol igu dishay saay u qoslayso aa iga qoslisay 😂😂😂😂 Adna hamlyo one Million Instagram ❤ Youtubkana 1 million ku rajeyna inad gadho Insha Allah

  • @najma649
    @najma649 Жыл бұрын

    allahaisku xafido waa laba qalbi wanaagsan cimraaniyo zamzam waan idin jecel nahay❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::

  • @AyaanSiciid-xj6sb

    @AyaanSiciid-xj6sb

    Ай бұрын

    Hee walma

  • @deeqomaxamed3395
    @deeqomaxamed3395 Жыл бұрын

    Masha Allah adan wakudaa adan abaayo mcn hambalyo horusoco

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Жыл бұрын

    Kkkkkkkk walaahi cimran waa cajiib masha Allah waa inka yaabi

  • @hazanmoha6845
    @hazanmoha6845 Жыл бұрын

    Saxaaaf waa legend dhamaan asiga ayaa Si caqli leh ku wada hishiinsiindoono Waayo wuxuu yiri ayadoo joogta ayaa Fiicneed suuashaan taas waxaa iiga cadaatay In eyy isku dhawaansho dhici doono 👍

  • @user-eg2rh9up2h
    @user-eg2rh9up2h Жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah

  • @caasha_cadow
    @caasha_cadow Жыл бұрын

    Waaw jecelkiina hajiro waligis imran iyo zamzam

  • @nafisafarah7
    @nafisafarah7 Жыл бұрын

    Keep going my Family aan jeeclahay👏❤

  • @sacdiyamohamed9719
    @sacdiyamohamed9719 Жыл бұрын

    Guul insha allaah

  • @fatumaelyas9664
    @fatumaelyas9664 Жыл бұрын

    Masha Allah wil caqli badan masha Allah kun jeer iscalfada oo isku wara biidnillah😍😍🌹🌹😍😍😍💯

  • @Rabiyownabadbaadi

    @Rabiyownabadbaadi

    Жыл бұрын

    ASC wllo qali,, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts ka dawo produits.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @anabhooyo7670
    @anabhooyo7670 Жыл бұрын

    Amiira qurux kuma faxasana sheekada Zamazam iyo Cimraan fiiriya way aamusantahay mafaraxsanaa 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 Жыл бұрын

    mshalllh cimraan waa xikmadii oo qofa

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Жыл бұрын

    Keep going my family's

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Жыл бұрын

    BISINKA WIILKA KALEEXDA WAABA KUGOOBATAAN CIMRAAN. UDAAYA CALAFKIISA ZAMZAM QURUX DAAYA JACEYLKA. HAWAARO❤❤❤ WAA KUULA JIRAA JOOGA ISWAARA XALWADA SOODADAJIYA INSHALAAH❤❤❤❤❤ ADNA ANIIRA SAXAAF MAXAMED JOOGA CAGA DHIGTO SU AALIHIINA WAA XAD DHAAF AH

  • @shamsoali2056

    @shamsoali2056

    Жыл бұрын

    Adna waxay leedahay anaga maba ku bixinine ma gabadha la doontaa oo la bixiyaa mise wiilka ? Cunsirinima ka muuqataa Adna ayan lagaa dareemin.Zamsam waa gabar fiican walahi

  • @najaxxasannajaxnada859
    @najaxxasannajaxnada859 Жыл бұрын

    Maash allha cimraan hôre usoco wll

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Жыл бұрын

    *👉🏻INSHA ALLAH* *Salat Duha* *🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹* *HA ILAABIN* 👇👇👇 *BARI WAA KHAMIIS* 👈 *Ka Faaidaysi Wacan* 📝 *Allah Drtis Ixasuusi Aan ku xasusiisay Khyrka* *Barakallahfikum 🎁*

  • @sahrocaedy4110
    @sahrocaedy4110 Жыл бұрын

    Keep going abwoe mcn 🥰♥️♥️

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 Жыл бұрын

    Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын

    boqorka jacaylka cimraan👏👏👏👏👏

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Жыл бұрын

    😂😂😂😂👌👌 aniga cimran waan Wataa Manshallah Waa Nin casiima leh cadi mahan 👏👏💯💯💯👏

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣😂 Cimran waah lacaala lee waaye

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 Жыл бұрын

    From sariirteyda naga daaya kaftanka niyad dhista

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 Жыл бұрын

    Cimraan big boy👏👏

  • @salmosalmo8163
    @salmosalmo8163 Жыл бұрын

    Caawa adna iyo saxaaf dhaadhera waa ka shakiyay amiirna gaabanaa😅😅😅😅

  • @hamduushintell4554

    @hamduushintell4554

    Жыл бұрын

    Kursi ku taaganyhn 😅😅

  • @matar574
    @matar574 Жыл бұрын

    Masha family isku farasan Isjecel❤️😍

  • @zahraahmed834
    @zahraahmed834 Жыл бұрын

    Saxaafoow dhirir jeclidaa adliisdi waxa yar oo lafahmeen maadkordid

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 Жыл бұрын

    Adna wilka cawa waad ku goobateen soo dhawoow abwe cimraaan

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 Жыл бұрын

    Were is imran channel i can't see

  • @khaalidissehildiid5132
    @khaalidissehildiid5132 Жыл бұрын

    Saxaaf iyo adno meel eey ku istaak sanyihiin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Жыл бұрын

    Subxanallah allahu akbar

  • @nazriinibraahiim9719
    @nazriinibraahiim9719 Жыл бұрын

    Family aan izka jeclahy walipa marka ey si wda jira video uzameynayaan 😩♥️

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana Жыл бұрын

    Cimraan soo dhawoow. You are very intelligent. Adiga iyo zamzam isku waara

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Жыл бұрын

    Kooxodan caadi masha

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Жыл бұрын

    Keep going💪

  • @siradm
    @siradm Жыл бұрын

    Ani waa soo saaray see waaye, from Saxaaf iyo Adno, Adna cawada ma xanuunsan tahay maskiinta?

  • @cabdinaasirfarxaan5645
    @cabdinaasirfarxaan5645 Жыл бұрын

    Mansha allah camraan

  • @munaelmi152
    @munaelmi152 Жыл бұрын

    Keep going my family from Minneapolis

  • @Rabiyownabadbaadi

    @Rabiyownabadbaadi

    Жыл бұрын

    ASC wllo mcn, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts ka dawo produits.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @farxiyoabdinuurcabdulaho8734
    @farxiyoabdinuurcabdulaho8734 Жыл бұрын

    Cimran wa nin adag walee🤣🤣

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Жыл бұрын

    Zamzam aargudasho ayey usocota gabadhas weji malahan please wiilka ka ceshta waa iga dardaaran ✍🏾✍🏾✍🏾✍🏾✍🏾✔️

  • @nasim4370
    @nasim4370 Жыл бұрын

    Adna anagaba kumana bixinin 🤣🥰

  • @artenmunachannal7304
    @artenmunachannal7304 Жыл бұрын

    Jah jag waxaas jacayl kaa ah❤

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Жыл бұрын

    Aaway hee chanelka cimran

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын

    Walahih waa runtis oo iyadoh fadhidah buh kasoh tagey cimran sam sam Markah waa wiil kartih tih leh ee ilahaay kamah dhigoh nimankah naguh ey utaliyan cimran amiin Way way way cimran jaceel xog ban ahaya kaftankih as umaleye run iyaah sidas mah lojecladah nag Waxad jeclatey nag leh wayeh ee haskadilin walalakah isgah kuh afacayah birih oo jacel waa dhamaan walal nimanah Madhamatoh cimraan isdajih walalkey hanah xanakhin waxan shakuh wayeh .famil dhaxmartah waanah kaftan mahan run

  • @faadumomaxamedcismaan8673
    @faadumomaxamedcismaan8673 Жыл бұрын

    Cimraan funny wye

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Жыл бұрын

    Funy family ilahay haidin xifdiyo

  • @salmaa-xz9pr
    @salmaa-xz9pr Жыл бұрын

    M.a ♥️♥️

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 Жыл бұрын

    Laadirinta haso dhaweya samsam😂😂 sualaha ha yareeyan

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 Жыл бұрын

    CIMRAAN.. Masha’Allah jawab aa dhamatay Masha’Allah..

  • @fartuunmohamed2713
    @fartuunmohamed2713 Жыл бұрын

    Var var saxaaf waxba ku taganyahay siduu ugu dherado cimran iyo mohamed waa waree

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын

    Wlhi cimraan he is smart ❤️

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 Жыл бұрын

    Saxaaf iyo adna wax bay ku tagan yihiin 😂😂😂😂😂😂

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Жыл бұрын

    Saxaaf iyo adna maanta dhadheera maxaay ku taaganyiin

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 Жыл бұрын

    Kan yar waa dhib soconayaa wlhi funny waaye

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Жыл бұрын

    Dad alle barakeyey marka dhexda ka gasho waa qasab ina meel fuusho 😂😂😂😂free adna iyo saxaf gaabow

  • @najma649
    @najma649 Жыл бұрын

    zamzamwaa gabar qaali ah

  • @yuuyohkevin2144
    @yuuyohkevin2144 Жыл бұрын

    Wr cimraan la dhaho wuu iga qosliyaaa 🤣🤣🤣

  • @sucaadaxmed5608
    @sucaadaxmed5608 Жыл бұрын

    Saxaaf iyo adno xagay saran yiiihiin wan yabaye🤣🤣

  • @kadijaabdi3120
    @kadijaabdi3120 Жыл бұрын

    Ka dhamaada wiilkq!!!!!!

  • @sadiamohamed3151
    @sadiamohamed3151 Жыл бұрын

    Vaar adna iyo saxaaf meel bay fuuleeen😅😅😅😅

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    War adna dheeraa maxay ku taagan tahay tolow🤣 Keep going my family. Woow Cimraan Jaceylkiisa siduu u difaacanaayo.♡♡♡

  • @nacimaaliabdinacima5040

    @nacimaaliabdinacima5040

    Жыл бұрын

    Kursi😂😂😂😂😂😂

  • @saadiass3644

    @saadiass3644

    Жыл бұрын

    Adna iyo Sahaf waxbay kutagan yihin 😂

  • @xamdixasanmuumin1266

    @xamdixasanmuumin1266

    Жыл бұрын

    Kursiga nahida fuusha

  • @shukrisharaf

    @shukrisharaf

    Жыл бұрын

    Gambar ayey soo qaadatay🤣😂😂

  • @sowdaahmed6917

    @sowdaahmed6917

    Жыл бұрын

    @@shukrisharaf 😂 😂 😃 😄

  • @mariamakran-3902
    @mariamakran-3902 Жыл бұрын

    Adna iyo saxaaf gambarka kadaga😄😄🙈

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 Жыл бұрын

    Isha nagaha nigu naxsan allh idinka qabto

  • @quruxdhowr
    @quruxdhowr Жыл бұрын

    maxamed siciid iyo adnomexe ku taagan yhn😂😂😂😂😂

  • @nimcohappy6306
    @nimcohappy6306 Жыл бұрын

    Saxaaf inta og inuu meel saaran yahay dheeraan jeclaa😄🤣

  • @filsanmohamed795

    @filsanmohamed795

    Жыл бұрын

    Hhhh xataa adno amiro gormy kadheraty

  • @rahmoruun972

    @rahmoruun972

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣ala sidee ku ogatay

  • @najma649
    @najma649 Жыл бұрын

    cimraan hooyadii waa mama fiican

  • @amazingshorts1498
    @amazingshorts1498 Жыл бұрын

    Saxaaf Iyo adna intee saarantihiin cawa

  • @aaminacabdillahi6154
    @aaminacabdillahi6154 Жыл бұрын

    Wllhi soobadiya waa qosol miidhanee hhhh

  • @fardusismacilfardusismacil9224
    @fardusismacilfardusismacil9224 Жыл бұрын

    Cimrankan Huno ilay ban kugudharye qofkan inaga qabta walan ilka hana kaxidha na adna ukac waa inan kini yarye

  • @najma649
    @najma649 Жыл бұрын

    qaali ah waana jecel nahay

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Жыл бұрын

    Amira maxe sas ugu gabatay marke Mohamed ag istagtay 😂😂

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 Жыл бұрын

    10:08 aniga maskin ah saxafo lcta 150$isii ples ilko ayaa kuxiran lha plea 🥺

  • @salmaadan9424
    @salmaadan9424 Жыл бұрын

    Adna iyo saxaaf intee ku taagan yihiin 😅

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Жыл бұрын

    Manshalah tabarakalah cimraan wan kuwata ila hada Alla yaa cisak 😊👍 dadkan meel saartey mashalah lkn away link maba arkoyi be se cml

  • @raqiyogym
    @raqiyogym Жыл бұрын

    Keep going 😁🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 Жыл бұрын

    Kan jcyl wxba kama yaqane ee bal update ka soo dhiga

  • @raximamohamoud3427
    @raximamohamoud3427 Жыл бұрын

    Adna iyo saxaf wan idin fahanayi😉🤣

  • @abdiazizmuhudin5563
    @abdiazizmuhudin5563 Жыл бұрын

    Adna dhaar caawo amiro gaaaab😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @dhaayowcaddeofficial2345
    @dhaayowcaddeofficial2345 Жыл бұрын

    Maad Ka Qaleesaan maskiinkaan Waadba Garbaashteen 😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Жыл бұрын

    Mashallah keep going my family jeclhy ....☺❤ adno dheera caawa waxay ku tagan tahy talow 😂😂😂

  • @yasminkulmiyechanali6864

    @yasminkulmiyechanali6864

    Жыл бұрын

    😂😂 wadfahantay

  • @aaminaindho3742

    @aaminaindho3742

    Жыл бұрын

    @@yasminkulmiyechanali6864 HAA 😂😂

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 Жыл бұрын

    Adnoooy Wilkina Yaraaa Oo Cimrana Aha Tagay...Gacan Kuma Jiro

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Жыл бұрын

    Where channel cimran ?

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 Жыл бұрын

    Adna mxy ku tagantahy 😂😂😂😂😂😂 ar adnay mid ma tihid 😂

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 Жыл бұрын

    Acuudubillah familka dhan wiilkan may fayl su aalo ah uso qorteen hay cunina

  • @hawoyare1587
    @hawoyare1587 Жыл бұрын

    Adan wan ku jeclahy abyo

  • @AdamAdam-pd5oh
    @AdamAdam-pd5oh Жыл бұрын

    soo dhawow cimran 🌹

  • @user-pg5ie8wb5h
    @user-pg5ie8wb5h Жыл бұрын

    Inta aragty in uu saxaf meel saeanyahy kk

  • @Rabiyownabadbaadi

    @Rabiyownabadbaadi

    Жыл бұрын

    ASC wlaalo qali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts ka dawo produits.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @fartuunabdikariin6413
    @fartuunabdikariin6413 Жыл бұрын

    War kalee adna io saxaaf xagee dulsaarantihiin 😆😆😆😆😆

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🥰🥰🥰 zamzam nasib lethahay

  • @aaminayuusuf9516
    @aaminayuusuf9516 Жыл бұрын

    Wiilka kadhamada maxaa waxas mawax qof lawaydiiyaa macaa

Келесі