SAWIRAD SIDA LOO QAADAY IYO RAFAADKA LAGA SOO MARAY || BEHIND THE SCENES PHOTO SHOOT

Ғылым және технология

Пікірлер: 79

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431Ай бұрын

    Calaamaadka aaqira samaanka ayaa soo baxaayo dumar dar qabo qaawan ayuu rasuulka ka dhahay (alkaasiyaatu caariyaad)waley sidaa ahayd dhinac ha ugu dhaqaaqin fadligaan alaa ku siiyey binaa aadin kuma siinin mar walba asaga wuxuu raali ka yahay sameey.

  • @naciimaxassan1435
    @naciimaxassan1435Ай бұрын

    Xijaabka Ku qurxan tahay yaa lagaa waalin inaa kubka feedato sharaf kuuma ahan dhoocil ha iska dhigin marka dambe waxaa la arki doonaa adoo timaha banaanka dhigto oo wax walbo tar tartiib u tuuray aa adhici karto waa iga talo hadaa xumaan aragtane raali noqo ❤

  • @Dhaqankasuban

    @Dhaqankasuban

    Ай бұрын

    Oo hada maxijaabna miya duli adigo kale ah waaye wax dadka waala

  • @naciimaxassan1435

    @naciimaxassan1435

    Ай бұрын

    @@Dhaqankasuban in wax leysku sheega ceeb maahan ogowtaas ee inee aakhiro jirta ogow

  • @deeqoabdulqadirahmed7219

    @deeqoabdulqadirahmed7219

    29 күн бұрын

    👹😈👺👿👽👾👻💀☻☹😱😠😬

  • @caashofaarax2523
    @caashofaarax2523Ай бұрын

    Qurux iyo qiimabo mahaysid alaah haku hadeeyo qiimihii bulshada xataa wey kaa dhunty

  • @ANHARITA
    @ANHARITAАй бұрын

    mashaAllah NASRADEYDA you so gorgeous 😍 😊❤

  • @user-kf7yh9cu3l
    @user-kf7yh9cu3lАй бұрын

    Nasraay abaaayo location ka meshan ii sheeg❤ soo beautiful 😍

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman676828 күн бұрын

    Masha allh abyo allh Haku barkeeyo allh Haku xafido

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9yАй бұрын

    Ilaahay xishood hakuu yeelo

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367Ай бұрын

    Nice vlog 😊😊😊 Aqalkaaaga waa qurux Plz Vedio house 🏡 tour ah soo geli next time

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228Ай бұрын

    Manshaallah 😊 qurux xijaabka mec apka❤

  • @user-fd2em9uo5i
    @user-fd2em9uo5iАй бұрын

    ilaahay haku soo hadeeyo wllo

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089Ай бұрын

    Marsha Allah amazing 👏 💖

  • @munomaxamuud2372
    @munomaxamuud237225 күн бұрын

    Maashallah qali waa meel quruxbdn❤❤❤

  • @xubiqaali7065
    @xubiqaali7065Ай бұрын

    ❤masha allaah makeup 💄 waa quruxbadayah

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7kАй бұрын

    Masha allah very beautiful place

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848Ай бұрын

    Masha Allaha nasro abtidon

  • @DeqaaHassan-ef8gs
    @DeqaaHassan-ef8gsАй бұрын

    Masha allah ❤xppti

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniizaАй бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359Ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1pАй бұрын

    Masha Allah abayo macaan ❤❤❤

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein761829 күн бұрын

    Mash Allah ❤

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe299128 күн бұрын

    maasha allah❤❤❤

  • @fardowsaali4899
    @fardowsaali4899Ай бұрын

    Masha allah ❣️ abaayo

  • @khadaraaxmedxassan6043
    @khadaraaxmedxassan6043Ай бұрын

    nasra maykab la aanta ku qurux badan tay

  • @xamdaxikma6999
    @xamdaxikma699929 күн бұрын

    Mansha allah❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588Ай бұрын

    Masha alah nasro qurux

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612Ай бұрын

    Wcs m.a wlashy qrux bdn wa tgty illhy hku xfido ❤

  • @xariirmaxamed1111

    @xariirmaxamed1111

    19 күн бұрын

    Abaay wlshaa gabarmiyaa mise

  • @filsanabdullahi2811
    @filsanabdullahi281121 күн бұрын

    Mansha Allah Mansha Allah

  • @user-xf4og2ck5j
    @user-xf4og2ck5j28 күн бұрын

    So cute❤

  • @user-ry9vx1wn7i
    @user-ry9vx1wn7i25 күн бұрын

    Wwwww m.a nasriina homar wacn🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💋👌👏

  • @user-ed4wb1fb7s
    @user-ed4wb1fb7sАй бұрын

    Machallah ❤🎉

  • @Yoniscali-hi6uo
    @Yoniscali-hi6uoАй бұрын

    M.a hormar wcn

  • @Aaliyaqueen-mt5xx
    @Aaliyaqueen-mt5xxАй бұрын

    Nasro wlhi wa ku jeclahy xbbti 🥺🫶

  • @user-zb7gm5lg2p
    @user-zb7gm5lg2pАй бұрын

    Mashallh

  • @naimo2024
    @naimo2024Ай бұрын

    Nasro queen ❤

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rcАй бұрын

    Nasro waagi hore shekhad ba ahyde yan laga walin quruxi waa xijaab

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407Ай бұрын

    Qurux weyaan

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Waa qafiiftey Qofkan kamero e qalada ka fahantey naa isku xiishoo maxeytahay nimankan ku labisayo bisinka xeytahay xiishood laantan yaab waaye

  • @nafisaahmed9190

    @nafisaahmed9190

    29 күн бұрын

    Maseer kaahaayo miyaa qolka kaso dhex qore

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d21 күн бұрын

    Markey nimcadu kabadato dadka qaar wey waashaan salamaad

  • @canabmaxamuud7510
    @canabmaxamuud7510Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ramlaabuubakar4940
    @ramlaabuubakar4940Ай бұрын

    Nasroy cajiska nagaday 1m ina garna rabnaa wamaseranay fadhiga kakacy wax sogali

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani.Ай бұрын

    Waku wataah walashay

  • @SucdiYalaxow-uu5to
    @SucdiYalaxow-uu5toАй бұрын

    𝕞𝕒𝕪𝕜𝕖𝕡 𝕜𝕒𝕒 𝕟𝕒𝕘𝕦 𝕕𝕚𝕤𝕙𝕒𝕪❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍💖💖💖💖

  • @user-nu3oi7xi1g
    @user-nu3oi7xi1gАй бұрын

    ❤❤woow

  • @reysmohamud2359
    @reysmohamud2359Ай бұрын

    Walaaley hadicin😂😂😂😂

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Walee Turkiet waa ku qafiiftey heer magalo xumo iyo fudeed iyo iney waxa kasto commet gareyso AFK isku qaban meyso waa naag reer baadiyo ah sidan e xaas iyo hooyo ku tahay naa waa is ceebeysey iska amuus qof yahow heer baadiyaha Subxanallah

  • @HodanSiciid-ud4dx

    @HodanSiciid-ud4dx

    29 күн бұрын

    Maseer

  • @nafisaahmed9190

    @nafisaahmed9190

    29 күн бұрын

    @@HodanSiciid-ud4dxmaseer badna oo hada xaas iyo ilmo leedahay guriga ku ur malagu dhahay adiga cml yaab

  • @huaweiy9s21
    @huaweiy9s21Ай бұрын

    Dum qurux ❤❤

  • @Ifraaxabdihakiin
    @IfraaxabdihakiinАй бұрын

    Aniisa links geedi mee nasro anu followgareene

  • @hafsamohamed8941
    @hafsamohamed894129 күн бұрын

    Markii aad Allah ka fogaato dadkana waa ku nacaan KZread kaga xitaa ma dhaqaqayo ileen naag iss qawisoo aqlaaqdii lagu bartay ka tagtaa tahayee Walley anaga asturnaan iya xijaab iya cuna karis kugu baranay herna kugu garsinay lkn noocaan kuguma baran kugumana tagereno ee ilahay ulaabo xagiisa Allah ku hadeeyo

  • @nafisaahmed9190

    @nafisaahmed9190

    29 күн бұрын

    Oo sawir hadi lagalayo illah malaga fogaaday maseer badna naagahan

  • @shshss1192

    @shshss1192

    25 күн бұрын

    Ma saana sharaf eh marka? Ina dhar kugi dhagan la xirto oo niman islaamed geesaha ka qabtan oo ku sawiraan sidi rabaan camerada kugu so dhaweeyan!?? See cml plus dharka jirkeda bay muujinayan subxanallah. Adna ado is dhaheysid difaac qofta dambigeeda baad la wadaage la soco​@@nafisaahmed9190

  • @user-vq1ds5be8c
    @user-vq1ds5be8cАй бұрын

    Kamisoon 1m

  • @bashiircade-bw3xq
    @bashiircade-bw3xqАй бұрын

    qofki oogo horeeyay ayaan noqday ❤❤

  • @naciimaxassan1435
    @naciimaxassan1435Ай бұрын

    Nasrooy joog sanadahaaan dambe waa halaawday waxaa aheed marwo asturan sawiiradeeda la arkin waxaa sameysa waa History bari ilmahaada arki doono adiga is kala qabanaayo hadey arkaano waa nasiib daro

  • @MariaShafka
    @MariaShafkaАй бұрын

    Qofkii 2noqday❤

  • @DeqaaHassan-ef8gs
    @DeqaaHassan-ef8gsАй бұрын

    Walhi Ani waxan u maleyayi qof kale inu furayo manata 😂

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xjАй бұрын

    Maxaa rafadka ugu maree sawirka dambi waxan aheyn miyaa laga faidaa ilaahow na astur

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane29 күн бұрын

    Nasroy san isuku dhan wah wapa ka darte😂

  • @Maxamedabdiqani697
    @Maxamedabdiqani697Ай бұрын

    100

  • @user-qj2rp4dl6r
    @user-qj2rp4dl6r28 күн бұрын

    M,a

  • @sakinourchannel1
    @sakinourchannel1Ай бұрын

    Maro labo qof leh baa kuu xidheen

  • @Umu-ibtizaam
    @Umu-ibtizaamАй бұрын

    Iso booqda wllyal🙏🫶🏻🥰

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed111119 күн бұрын

    Horta yarta malaqabaa

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Nasro dabaale waa is ceebeysey ceeb badana nin ajanib ah a ku labisayo ceeb nololsha a kugu cusub iska amuus

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Shimibirta xaat ee kugu qubeysey uff

  • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
    @MaryamoMaxamuud-vk6zpАй бұрын

    Abyo ilahey ka cabso marwa tahay ninkada isku qurxi

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490Ай бұрын

    make up lanta ku qurxontahay kana ma kusijiro

  • @DeqaaHassan-ef8gs
    @DeqaaHassan-ef8gsАй бұрын

    Masha allah ❤xppti

  • @Yoniscali-hi6uo
    @Yoniscali-hi6uoАй бұрын

    M.a hormar wcn

Келесі