Sanbaloolshe '' Siyaasadda markii aad ku jirto ookiyaale baa la wataa markii aad ka maqan tahay

Sanbaloolshe '' Siyaasadda markii aad ku jirto ookiyaale baa la wataa markii aad ka maqan tahay ookiyaale kale baa la xirtaa.

Пікірлер: 541

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis29844 жыл бұрын

    Ninkaan si xun umahadlin haddi ilaahy lagabaqayo

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan58754 жыл бұрын

    Xil Talihii NISA & AMP Sanbaloolshe Aqoonyahhan dhamaystiran oo aad u aragti dheer RUNTANA ka hadla Xafidahu-Laah

  • @kpksd9899

    @kpksd9899

    4 жыл бұрын

    Samboleshe noolow waliga

  • @keynanfan7012

    @keynanfan7012

    4 жыл бұрын

    Abshir Cadaan adeer kani wa tuug wana cadahey. Horta hawiyuhu qalibiika aad u jecelyihin lkn ayaga dhexdooda is neceb somaliya burburkedana sabab bey uhiyiin

  • @saaiidsaaiid5817
    @saaiidsaaiid58174 жыл бұрын

    wa sax sanbalollshe dadkada waad uhadli karta mana ahan ceeb inuu uhadlo uu sodhiso kadib somaliya wax isku darsato

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis58054 жыл бұрын

    HAWIYE HADAAN NAHAY QABIIL HADUU MACAAN YAHAY IYO HADUU QARAAR YAHAY WAAN SOO ARAGNAY QAD CAGAARAN AYAA NOO KALA YAALAY MAANTA MIYAA 2019 INAAN DHAGEYSANO DOQONKAAN XILKIISA LAGA QAADAY ADER HANA WAREERIN

  • @mrmidnight3148

    @mrmidnight3148

    4 жыл бұрын

    Markaad leeday qad cagaaran baa jiray ee hogaamiye kooxeed yadu jireen intii hawiye ka dhimatay iyo intii maalintuu c/laahi yusuf xamar amxaarada keenay ilaa maanta kaa dhimatay waxaa badan intii 2006-2019 dhimatay markaaa nin hargaysa ama putland ama garbahaaray ka soo shaqo tagay yaanu dhulkaaga bandaw ku saarin ee hawiye ha tashado ninkana run buu sheegay

  • @1saamax

    @1saamax

    4 жыл бұрын

    @@mrmidnight3148 2009 ilaa 2017 dhiigu muxuu ujoogsanwaayay ileen meeysan joogin rag puntland ama Garbahaareey kasoo shaqo tagaye, Hargaysana dhadhan ahaan baad oogu soo dadhaye Xerada Barakeeysan inaad taabacsantahay baad ku qarineeysaa.

  • @baadilchannell7548

    @baadilchannell7548

    2 жыл бұрын

    2ba sana kadib bal kwrn maxaa iska kaa badalay

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse4 жыл бұрын

    Qabilkeeyga 2021, qabyaalad u ma hadlo-bal ha la is qabadsiiyo 2daas--(magaceyga waa sanbloolshan, aniga ma ihi sanbaloolshe) - goobjoog nin wareersan ayeey wareysi ka qaadayaan,.

  • @tssthesomalistar5775
    @tssthesomalistar57754 жыл бұрын

    Masha allah its good my poeple seeking understand

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan60822 жыл бұрын

    Sanbaloolshe waa geesi geesi dhalay waliga noolow intey nolool jirto allah ku xafido insha allah

  • @museabdi4338
    @museabdi43384 жыл бұрын

    Sanbololshe maanta waa hawiye 90's yuu ahaa. Runta waxay tahay sanbololshe waa Ninka ugu liito ebid somaaliya soomaray. Hawiye waa magac ee umada waa soomaali

  • @hornent132
    @hornent1324 жыл бұрын

    This journalist is biased.... unprofessionalism!

  • @afrodir4828

    @afrodir4828

    4 жыл бұрын

    Sharu films and Vlogs exactly my point!

  • @yool-kaas3598

    @yool-kaas3598

    4 жыл бұрын

    this man was not jornalist but he is IR in one of the university in somalia

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi67874 жыл бұрын

    Mashallah wariyaha waa nin adag oo Soomaalinimada ku weyn tahay sanbaloolshe Allaha cafiyo wuu Soo hoydaa waligay ma arag isagoo hiiraan ayuu ka Soo jeedaa isagoo wabiga ku soo butaacay xitaa dadka masaakiinta wax uma qaban ee foowdo in uu wadanka ku jiruu rabaa oo Kenya iyo Ithopia ayuu lacag ka Soo qaatay Qalbi dhagax ayuu dhiibay ilaahoow isaga iyo intii la mid ah Qabiilkii doono ha ahaadee Qabyaaladiistayaasha naga Qabo yaa Rabi.

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis81734 жыл бұрын

    shalay Somali oo dhanbaa somaliinimo ku dulmanayd maantana Moqdisho oo qudhaa somalilnimo ku dulman... oo nin kastaa wixiisii meelbuu soo dhigtay moqdishona waa wada leeyahay.... ilaahoow u gargaar..

  • @saabiryare5848
    @saabiryare58484 жыл бұрын

    Best journalist!

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious4 жыл бұрын

    The journalist is amazing. Weriyihii sanadaka 👏🏾 He was direct and challenged the mans views. If he was in somaliland/puntland he will be in jail. Well done young man. Ilaahay ha ku barakeeyo,

  • @guledcigaal3452

    @guledcigaal3452

    3 жыл бұрын

    Fake nationalism , sanbalooshe fikirkiisu waa xalka kaliya ee koonfuri ku dhisan karto nidaam waara , waa hawiye oo nidaam samaysta , wax dusha lagaga keeno shaqayn waa, fake nationalism ka shaqayn waa xamar.

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo35364 жыл бұрын

    Soomaliya haguulaysato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedwadani4524

    @ahmedwadani4524

    4 жыл бұрын

    Ahmed Abdullahi zheik Ahmed hawiye 20 sano baa la sugayaa haddii dowladda ayaa dhisanayaa si kuwii mogadisho isku dilaya ayagoo al shabaab Iyo aminson joogin allaha ha caafiyo Ninkan shariif xasan iyo xasan sheikh waa labo madaxweynaha oo hawiye ah.

  • @jiijodaqere8881

    @jiijodaqere8881

    4 жыл бұрын

    Caqli ilahey ha ku siyo diinteena waxey ku dhisantey umad ka kalayimid aduunka oo dhan kala yimid cadaan carab iyo madowe ilahhey caqliga ha idin cafiyo

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman69684 жыл бұрын

    Kan wariye maba ahee ya so fadhisiye mesha aqash sanbololshe nin rageed runta kugu jeclhy keeep going ❤️👈

  • @shoole293

    @shoole293

    4 жыл бұрын

    Wariyaha Wuu ka cabaajiyay sanbalooshe marki uu su'aala adag sanka kaga balooliyay. Jawaabihi uu bixiyay sanbalooshe caqli xumadiisa iyo hadal xumadiisa ayay soo saareen

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7534 жыл бұрын

    Wariye maxaa ka qaldan ma wariyaa mise waa doode, sanbaloolshe waad yeeshay dardaaranka adeer kaa Allah unaxariisto mahamed qanyare afrax geesi adigoo kale buu ahaa guulayso guuuuuuuuul guuuuuuuuul inshallah

  • @ibroosdirie603

    @ibroosdirie603

    4 жыл бұрын

    Sanbolooshe ma hawiyee mise irir wax iska hubso.

  • @aishaahmed7171
    @aishaahmed71714 жыл бұрын

    Libax baa tahaye hor soco ilahaye haku xafido nin jiro aya tahaye

  • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
    @MOHAMEDHASSAN-ts8yo4 жыл бұрын

    Somali hadaan nahay cidno ma jeclo runta waa caadadeena Somalimelwalba eey ku nooshahay ninkaan sanbaloolshe waa xaqiiqo

  • @mohabashiir8754
    @mohabashiir87544 жыл бұрын

    Wariye fiicn oo qalbi wangsan somli jecel like 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodanc6526

    @hodanc6526

    4 жыл бұрын

    Moha Bashir wa runta aso kale ma arag masha Allah

  • @abdifataahhassan1245
    @abdifataahhassan12454 жыл бұрын

    Wariyaha nin rag dheh,waa adiga sidaad u arkaysay xasan sheekh.

  • @cumarcabdulqaadir3973
    @cumarcabdulqaadir39733 жыл бұрын

    Wasax nanbalolshe thnk you

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye9794 жыл бұрын

    Sanbaloolshe waa geesi geesi dhalay ceeb maha aan dhulkeena aan nadiifsano waa rayi geesinimo u baahan waan kugu taageeesanahay maansja Allah soo dhawoow mudane.

  • @adanbile4237
    @adanbile42373 жыл бұрын

    Inankaa ugu horreeya waa nin aqooni ka muuqato,👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman8374 жыл бұрын

    Illaahoow 100 sanbaloolshe hawiye u soo bixi somalilana guusheeda gaarsii

  • @waqtilumis4094

    @waqtilumis4094

    4 жыл бұрын

    Intaa sanbaloolshe taageereesid midnimo soomaaliyeed ka bixi sababtoo ah qabiilo badan ayaan rabin sanbaloolshe Maxaad ka rabtaa midnimo qabiil ayaa ka wanaagsan midnimo soomaaliyeed

  • @deqah

    @deqah

    4 жыл бұрын

    Ibado Osman Aamiin Aamiin yaa Rabi.

  • @halane6523

    @halane6523

    4 жыл бұрын

    Ibado Osman qabiil Haiti uu wax kuu tarayo 30sano ayaad xaarka cuneesay maxaad samaysay hawiye waa tuug aan tuugo kala jirin

  • @waqtilumis4094

    @waqtilumis4094

    4 жыл бұрын

    Somaliland in ay wadan madaxbanaan noqoto geeska Africa waa sida qof hadii uu dhinto masoo noqonaa in ay somaliland wadan Somalia ka baxsan noqoto waxay lamid tahay aabahay oo dib iigu soonoolaado mana dhacayso wadamada reer yurub ayaa Somaliland kula gorgortamaayaan Somalia si looga helo heshiis reer galbeedka iyo maraykanka hadii Somalia iyo reer galbeedka ay kuwa qancaan somaliland meeshaas ayee ku dhamaaneesaa taasi qodobka koowaad mida labaad wadamada dariska ma rabaan in ay Somalia gobol kamid ah badaxbaanin qaato sababtoo ah qabiil yar oo tiro yar hadii madaxbanaani helo qowmiyado ka badan malaayiin ayaa wadamada dariska ka goosanaayo iyo waliba dhibkii laga dhaxlay itoobiya iyo Eritrea oo wali dagaalkooda taagan south Sudan oo wadanka aduunka ugu dambeeyay wali dhibaato ka taagantahay gabadhaa yar wiil reer muqdisho ah oo qaadka cunin xoog leh ayaan kuugu dareenaa malaha kuwa reer waqooyi qaadka ayaa raganimada ka qaaday rag in ay wax la qeebsadaan ma rabaan.

  • @masbaalh4270
    @masbaalh42704 жыл бұрын

    Allah nodayo wiilasha yaryarka ah masha Allah odogan waxanuunsanyahay yana lagudayan

  • @baadilchannell7548

    @baadilchannell7548

    2 жыл бұрын

    Manta kwrn aragtidaada maxaaa iska badalay

  • @waalamahuraanciidanqaranab7471
    @waalamahuraanciidanqaranab74714 жыл бұрын

    Sanbaloolshe waa gubtay wlhi

  • @muhyadinali9497
    @muhyadinali94974 жыл бұрын

    Kk walaahi sanbalooshe ciyaal baa helay hada law yaa waysiga dhameeyaaa haysa

  • @book2316
    @book23164 жыл бұрын

    Waa runti!

  • @zahraawil6373
    @zahraawil63734 жыл бұрын

    Anigoo qof dumar ah ayaa wllhi xishooday waxaan muxuu ahaa alow alle. Siyaasadeey Xaalqaado

  • @Kannotwait

    @Kannotwait

    4 жыл бұрын

    Zahra Awil lemme kiss you

  • @aminahasan1394
    @aminahasan13944 жыл бұрын

    hhh wariyahaan waan kuhaysdaa fariid

  • @user-rn3zk7tb1t
    @user-rn3zk7tb1t3 жыл бұрын

    All politics is local,Qabiil dhiisan baa dawlad dhiisi kara oo caqli ,xeer iyo sharcii adag dhiigta ,oo cadaalad Ku dhiisan. Marka mudane #Sanbaloolshe ( future president)waa nin fiikir wacan. Xaaqsiinta qabil kasta ilaan Somali waa qabiil,tribal Democratization politics, and consensus building

  • @sahruja5777
    @sahruja57774 жыл бұрын

    Viva Sanbaloolshe runtaad sheegtay.

  • @mohamedduale5520

    @mohamedduale5520

    4 жыл бұрын

    Waan kugu raacsanhy

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel34764 жыл бұрын

    Sanbaloolshe waa run sheikh

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms21634 жыл бұрын

    Shiikh shariif Iyo xasan shiikh Maxay xal u keeni waayeen

  • @jerrypelter
    @jerrypelter4 жыл бұрын

    Dhibaatada soomaliya kajirta ayaa ah jirada qabiilka.

  • @adanbile4237
    @adanbile42373 жыл бұрын

    Ingiriiska ilbaxnimada ka jirta ,horumarka iyo doorashada wax wada lahaanshaha madaxa ugu soo qaadi weydey? Oo qabyaalada nooguma soo noqotay???? Weriye dhab Ah waa ku sugay!!!👍👍👍

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed42894 жыл бұрын

    Sanbalooshe hore usoco

  • @dahirkassim9891
    @dahirkassim98914 жыл бұрын

    Hadalkiisu waa sax haduu yirey aanu nadad raadsano ceeb maahin deegaan kasto waxaa u damqo nin kasoo jeedo nin kastana wuxuu u yimid in boorsada buuxsado qabyaalad waxaa ugu badan oo ku hadlay intaaan ogahay c/wali gaas, Faroole, Ahmed Madoobe iyo kuwo kale oo badan lagama hadlo waxaada la yiray Naayaxo inta ay ku nabto ayay Nabiga kaaga hormartaa waana sax hadalkiisa100%

  • @saidaali412
    @saidaali4124 жыл бұрын

    Very good

  • @mrmidnight3148
    @mrmidnight31484 жыл бұрын

    Walaahi ninkaan run buu sheegay

  • @abaaraaxeeye5774
    @abaaraaxeeye57744 жыл бұрын

    Sanboleeshe you have my vote and support, we are all behind you #move forward

  • @maxamed9673
    @maxamed96734 жыл бұрын

    Hadalka hawiye dhulkiisa ha nabadeeyo waa sax anigoo reer Puntland ah ayaa qaba reerkaas waa in ay xoraystaan dhulkooda oo amnigooda sugtaan.

  • @fatimadjamal8647
    @fatimadjamal86474 жыл бұрын

    The best Journalist of the year

  • @Naxariiso
    @Naxariiso4 жыл бұрын

    Sanbalooshe Waa Danbiile Qaran waa nin baraarujinaya Qabiilada Somaaliyeed oo ugu dhibka badan xaga nabadgalya la aanta waana dhexdooda qabiilkaaa waa qabiilka hawiye su aal hawiye maant diyaar ma u yahay inay dib ugu laabtaan fowdadii warlord muqdisho ninkaan dhiibay geesi Somaaliyeed oo qalbi dhagax nacayb qabiil ahaan war hadee ma ila socotaan Sanbalooshe waa argagixiso dhaqso hallo Qabo xabsi daaina halagu xukumo

  • @cilmifowdcadde6188
    @cilmifowdcadde61884 жыл бұрын

    Sanbalolshe marku ahaa taliyaha sirdoonka maxu usheegi wye hdl kan Midakle hdlkisa waxo u egyahay Sida qof xanaqsan

  • @xalanekahiye6412
    @xalanekahiye64124 жыл бұрын

    Sanbalooolshe waaa nin adag wllhi lkm kan wariyaha ah waà daaalan yahay.

  • @colaadgaaldile8397

    @colaadgaaldile8397

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhh wlhi bentaa ma ahan waa daalanyahy waryaha

  • @muhiadinlugey616
    @muhiadinlugey6164 жыл бұрын

    Somali waxey tiri runta waa kanaxan qabiilkana duqsi ee kadhigtan. Somali waxey wax kuqeebsatey 4.5 qabiilada qaarkood madaxweyne ama wasiirka kowad iskuma sootagi karo. Saxibkey Cabdulahi Sanbaloshe waa sax runta ayuu sheegey cidii kanaxda waa qabiileyste.

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani45244 жыл бұрын

    Masha Allaha dhalinyaradda soomaaliyeed mogadisho joogo indhowohoodu furanyihiin tuugan meesha ka hadalayaa 20 sano baa ninka siyaasiga ee uu dhashaya magaalda baa shacabkooda xasuuqaya walin caqli xumadii Wali meesha ku ahayn adeer. Dhalinyaradda mustaqbal bay rabaan. Tuugan London ku noqo cayrta qaado

  • @hdmovies6911
    @hdmovies69112 жыл бұрын

    San baloolshe meeshan ciyaalka iskugu yimaadeen waa lagu soo khiyaanay

  • @sulebanqasin390
    @sulebanqasin3904 жыл бұрын

    Weriyahaa lanbarkisaa halayshego iishegaa qabiilku waa uf

  • @Fiza-nx3jp
    @Fiza-nx3jp4 жыл бұрын

    Walee sanbalooshe waa xaq kahadal horay usoco

  • @adanbile4237
    @adanbile42373 жыл бұрын

    Foodduu fadhi ku dirir ka 👍👍👍👍👍

  • @goobweynmedia4933
    @goobweynmedia49334 жыл бұрын

    Dameerkaan ciyaya oo dacayda wayn yaa umada ka aamusiya. Akhli xumo iyo xishood la'aan ayuu meel kasta la taagan yahay waayo shaqadii uu hayay ayaa laga ceyriyay darteed.

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du4 жыл бұрын

    sanbalooshe waa ka dhamaatay

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms21634 жыл бұрын

    Amison oo joogin Alshabaab oo joigin 4.5 joogin Baa is dileyseen buu ku yiri weriyuhu wuu yaabey

  • @mustafyasinabdulle2659

    @mustafyasinabdulle2659

    4 жыл бұрын

    Wariyha waa jirnyhy dhamaad su uyhy fiiri

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse81404 жыл бұрын

    Kani waa danayste dad baa HAA HAA iska leh war kani waa danayste XILWAAYAY OO XIL DOONA:

  • @sbofficial3140
    @sbofficial31404 жыл бұрын

    Haa waa run Hawiye waa khoomiyado. 36 Khabiilo oo isku AF aheen xataa.

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.4684 жыл бұрын

    Sanbalooshe waali ayuu soo wadwadaa

  • @ramlaabdi8103
    @ramlaabdi81034 жыл бұрын

    Sanballeeshe. Cida uu matalo Malahan. Xumo. Kasto. Waa u kaligii

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah42134 жыл бұрын

    Waa qaran dumis kani oo dhaadhaan ah

  • @issadihre2066
    @issadihre20662 жыл бұрын

    Sanbaloolshe Wuu Sax San Yahey waxa Ladhuuqaayocwaa Hawiye Muqdisho na Hawiyana leh Dafkiina ceynaayo Ka xishooda daemroodow dhulkiisa waa Soo odateene. Naga wareejiya Somaalijimo marabne hawiye Nahey

  • @asxaabithinker9041
    @asxaabithinker90414 жыл бұрын

    Hawiye cadho iyo xanaaaq kama dhamaato wax sida loo dhiso Ma yaqaanan balse sida wax loo dumiyo alla waa barey

  • @sugaallaki1639
    @sugaallaki16394 жыл бұрын

    New feesal cali waraabe

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere88814 жыл бұрын

    Ilahhey ba cebeyey sanbalooshe ilahhey islaamka ha ka qabto

  • @farduusismael4987
    @farduusismael49874 жыл бұрын

    Waa wareer san balooshe waa isku xaary

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER4 жыл бұрын

    Is he reporter or politician? Waxaani weriye maahan waxa uu iska dhigayaa siyaasi. Qabiil aduunyada wax waa lagu qaybsada. Weriyuhu MA dadkaluu difaacaya saxaafad maaha waxaane

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed54724 жыл бұрын

    soomaaliya horey usocotey qabyaalad iyo burbur dambe uma noqoneyso

  • @huseinbeyra3538

    @huseinbeyra3538

    4 жыл бұрын

    maxamar berigaas dhegabadan ayaa idin qabtay waana dir

  • @linguisticman9651
    @linguisticman96514 жыл бұрын

    Qabiilada hawiye horta ayiga dhexdooda hasoo heshiiyaan kadib heshiis weeyn Oo hawiye ah ha qabsadeen, sideey wax uqeeyb sanlaayeen iyo sideey umaamulan lahayeenba

  • @ayanelmi5169

    @ayanelmi5169

    4 жыл бұрын

    Isma haystan hawiye cidkastana dhulkedu wey hastan kuna filan ee haku dalin

  • @yuusufali
    @yuusufali4 жыл бұрын

    Sanbaloolshe waa libaaxa Hawiye noolow sxb

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed31474 жыл бұрын

    Caqligaada ka hadal #Marxum kaas iska daa allaha u naxariista umada afka ha u galin maskiinka dhintay oo godka ka hooseeya iyo carada illahoow u naxariisa daqon kaana inoo soo hadeey waxaan ayaa ahaa nin u shaqeeya qaranka xasbunallahu

  • @samiiraxasan8358
    @samiiraxasan83584 жыл бұрын

    Wwwww san baloolshe maahmaah shidan daanyeerada warkooda dhaade💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @istarbeauty3560
    @istarbeauty35604 жыл бұрын

    hunguri ayaa waaalaayo ee hawiye jaceel ma ahan

  • @ciiloow9451
    @ciiloow94514 жыл бұрын

    wr nikaan af somaliga ma yiqaano su wariye ku naqdy qabiilka io isticmaalkiiza kulahaaa adeero qabiilka iyo ku dhaqankiiza ku qurxoon hdlka

  • @qadaafixasan68

    @qadaafixasan68

    3 жыл бұрын

    Xooolo caadi ayaa thy wuu kaa aqoon badan yhy wariyaha

  • @ciiloow9451

    @ciiloow9451

    3 жыл бұрын

    @@qadaafixasan68 😂😂😂 dugsi hoose iyo heer jamcad waxan ku qaatey dalka filand ma nin africa wax ku barty ba iga aqoon badan cawaanyahoo keleb

  • @mqaanlow1234
    @mqaanlow12344 жыл бұрын

    Hawiye clans are the power of Somali no else seen in war Somali power

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman8374 жыл бұрын

    Siyaasad ma yaqaan weriye cabsanaya waaye

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac124 жыл бұрын

    Please walal Sanbaloshe warkaagu wa cadyahay ee ka gabso Interview dambe. Farid iyo gesinimo waad mujisay oo hal mar ayad hadashay. Mar dambe apology ha laso fashisan meshan. We support you from Hargeisa.

  • @kolyaale8357
    @kolyaale83574 жыл бұрын

    Wariyaha waa wadani, su’aalahanoo weydiinayo waa kuwa oo ka jawaabi kari waayey sanbalooshe. Waana ka dhidhiyeey in somali qabyaalad lala yimaado. Thumbs up for this journalist.

  • @maryanahmed2927
    @maryanahmed29274 жыл бұрын

    niinkan wa ki rabay in dowlada fashilanto marku dhibay qlbi dhagax asago u adegayay mel kale lkn Allah aya ma hadleh ku fashiliyay xilka laga qaday .qabil ayu hada ku qarabana ee wa fidnalale daneyste ee umada Allah ka qabto insh Allah

  • @dagandagan1408
    @dagandagan14083 жыл бұрын

    Sanbalooshe waa xawaadle wadankiisa haxaliyo yaahuu

  • @walggo
    @walggo4 жыл бұрын

    asc ninkan hadalkiisu waa cad yahay wax qaldana kuma hadlayo. hadalkiisu waa run marka dadkiisu heshiiyaan bay koonfur hagaagaysaa anaba ku raacsan hadalkaas

  • @nfdrepubliquethelionofthed5108
    @nfdrepubliquethelionofthed51084 жыл бұрын

    THE DIVISIVE POLITICS OF US vs THEM, IS ONE OF THE REASONS SOMALIA IS IN THIS DEPLORABLE STATE. SOME ONE SHOULD TELL THIS GUY THAT SOMALIA HAS NO SHORTAGE OF FOOLS.

  • @omaniyare4031
    @omaniyare40314 жыл бұрын

    Wariye Xalaala Weeye

  • @jimaleibrahim3089
    @jimaleibrahim30894 жыл бұрын

    Ascwr Soomaaliyey waan idin Salaamay Walalaha Hawiye ee ninkan taageerayaw illaahay ka baqa Wax walba dooni mayno iska daaya,Dawladii Siyaad bare idinkaa dumiyay,markuu tagay Muqdisho idinkaa dumiyay,oo Soomaalidii kalana ka caydhiyay,Waxaa maamulkii usoo hadhay Hawiye kaliya Haddii hal reer oo soomaaliya Meel isugu yimaado waligood Ma heshiiyaan,Cali Mahdi,Caydiid,Cabdi Qaasin, SH Shariif,Xasan sheekh,intaas oo dhan waxay ahaayeen Hawiye,hadda Raysal wasaaraha waa Hawiye,Ciidamada kala duwan ee dawlada oo dhan waa Hawiye,shaqaalaha dawlada 90/100 waa Hawiye, Baarlamaanka dalka wixii aan Hawiye ahayn,waa dad magan ku jooga Muqdisho, Galmudug,iyo Hir Shabeele waa Hawiye,Juba land,S/land iyo maamulka Baydhabo intaba Hawiye way ku jiraan Muqdishana waa maamulkii dawlada dhexe ama Caasimadii dalka,haddaan dalka wada leenahay siday u dhici kartaa in Hawiye kaligii Kursiga fadhiisto, Madaxwaynaha hadda jooga Qabiilkayga maaha laakiin isaga iyo Raysal wasaarihiisa waa kuwii ugu fiicnaa ee dalka soo mara,Haddii Hawiye uu Cunsuriyeeyaan Farmaajo Kaliya Hawiye maaha, Soomaali way idin eegaysaa Haddal iyo dhamaantii ninkan iyo Fikirkiisa iyo qof kastoo taageersan,waxay u dhimanayaan Cudur aan dawo lahayn oo la kala qaado,sida Xasad+Caadifad+Cuqdad+kursi jacayl+Beenaale=Burbur iyo kala fogaanta Soomaalida. Nasiib wanaag ninkan fikirkiisa Hawiye kuma raacsana waana la og yahay inuu raadinayo Jago wasiir dawlada soo socota, waxaan ka baqayaa ama u malaynayaa inuu heli doono haddii Gurguurte soo laabto. Nabad iyo Nolol Soomaaliya ha Noolaato Ascwr

  • @Banooda

    @Banooda

    4 жыл бұрын

    Arintaan inaa galo ma rabin lkn idnka baydhabo isku soo doontay horta digil ii mirifle 33 qabiil ka badan waaye waan dadka loogu yimid koonfur 1960 ka hor lix gobol koonfur federal u doodi jireen waxaana shirqoolay hawiye iyo darood 50 sano kadib aa ogolateen markii shaar system dowladeed iyo shisheeye laisu adeegsaday 9 jiido 9 ajuuraan 9 abgaal aa la yiri waa sida xamar loo kala soo horeeyay jiido niman digil/raxaweyn ahayeen waxaa kala wareegay xukunkii ajuuraan markii xukunkood ee bursheen qabaail digil ii mirifle ah bimaal oo dir ah iyo qabaail hawiye ah ee abgaal qooto qooto ku qabsadeen xamar 1960 waxi ka danbeeyay na system shaar dowladeed ee si fiican kula wareegeen dhul hawiye megan aa laga yahay inta kale na waa laisl leeyhay fuck off with tht shit idnka iyo darood ba waxaa isdhaantaan iska yar 2 munaafaqiin dhul ku waashay aa tihiin oo asalkood na dhagax kayimid waa kanaa odayga abgaal la doodaayo nin reer xamar ah syl oo hawiye iyo darood ee ka danbeyeen inee jaajusiin ahayeen oo qiraa xamar na ajuuraan aa ka kacsanay oo leeyhay ee ayaga ba awal xoog ku qabsadeen kzread.info/dash/bejne/ipp60JeTpsezlNo.html shabeelada hoose ilaa kismaayo digil ii mirifle iska leh iyo inta la degto sida bimaal gaaljecel shikhaal baajuun mushunguli darood dad soo degay waa jiraan balse ayagoo minority ah ee boob bilaween shaqo aa na laga qabanaa sooner or later hawiye dego shabeelada dhexe iyo galmudug oo xamar isku dhe dhejinaayo lixda gobol koonfur xaba kama gelin walaa darood puntland jigjiga gaarisa kayimid meeshiina ku ekaada

  • @Kannotwait

    @Kannotwait

    4 жыл бұрын

    Kgs Arlaadi Digil and mirifle is a confederation of somalis negroes and oromos, i support the somali D&M as long as you get rid of your terrorist and jareer sheegatos aabihina cuune, drop the maay may crap as well it's a horrible language meant for peasants

  • @afrodir4828

    @afrodir4828

    4 жыл бұрын

    Jimale Ibrahim Qabiilna iska dhaafa wad keedahay reerna wad aflagaadaynaysa adiga oo reer difaacaaya. Sxbow anigu Hawiye ma ihi balse waxan arkay nimankaasi in ay yihiin dadmasaakin oo danhoodi ku seegay in ay soomaali wax u hagaagaan. Car walkaasi nin hawiye ah wax haka qabto boosaaso? Why ba loola yaabayaa in u Hawiye aayihiisa haka tashado. War Alle ka cabso ee qabyaalada iska dhaaf adiga qudhaadu oo haka makhruuqin walaalahaaga soomaaliyeed.

  • @jimaleibrahim3089

    @jimaleibrahim3089

    4 жыл бұрын

    Al Xaad Ascwr Walaal waan ku salaamay,Walaal waxaan ka baqayaa inaad khalad Fahamtay,anigu reer ma aflagaadayn reerna ma difaacin,wax kasta oo Qabyaalad ku Saabsana waan ku kufriyay,waxaan ka soo jeedaa gobolada woqooyi galbeed,Qabiil kastoo Soomaaliyeedna waxaan ku leehay Asxaab igumana yaqaanaan dhaliishaa aad igu sheegtay. Walaal ma diidin in reer danahooda ka tashadaan, Walaal Soomaali markay Qabiil ka gudbi waayeen waxay samaysteen Baarlamaan 5 Qabiil ah iyo Gobolo Hab Qabiilo ah ku Samaysteen iyo Dawlad dhexe ooy federaal ugu yeedheen ooy xarunteedu tahay muqdisho,Dawladaas dhexe waxaa ku jira Qabiiladoo dhan Baarlamaankaa Qabiilka ku dhisan ayaa madax waynaha soo doortay,madaxwaynaha hadda jooga Hawiye ka mid bay ahaayeen kuwa soo doortay,Haddaba ninkan hadlaya,isagoo Cunsurinaynaya madax waynaha hadda jooga ayuu yidhi,Kursigii kaliya ay Soomaali wada lahayd ha qaato Hawiye oo yaan la siin cid kale wuxuu ula jeedaa Farmaajo,waraysigii danbe wuxuu yidhi ha noqoto wareegto,iyo hadalkan waxaan ka keenay qanyare,Been buu sheegayay Sabab 1)hadduu wareegto ogol yahay maxaa diiday Farmaajo mar haddii labadii hore ahaayeen Hawiye. 2)Qanyaraa igu dardaaray Qanyare miyuuna u Codayn Cabdillaahi yuusuf 3)Haddalkaasi wuxuu kala fogaynayaa Soomaalida. 4)Siyaasiyiinta kursi ku raadinaya qabyaalada waa in aan la rumaysan. Marna ula qof ama qabiil uguma gafo adiga iyo qofkastoo sidaa u fahmayna waxaan waydiistay Caf iyo Saamax. ASCWR

  • @suhfly.
    @suhfly.4 жыл бұрын

    Wariyaha waa masha Allah wuuku sugay. Dhalinyarada dib haw celin wixii 30 sano mustaqbalkooda lumiyay dib hawgu celin horaa loosoconayaa

  • @samiiraxasan8358
    @samiiraxasan83584 жыл бұрын

    Sanbalolshe Good

  • @fadumohassan4486
    @fadumohassan44864 жыл бұрын

    Waxan layabay marki nin hawiya ah madax yahay somlibu xukuma mark midkale imado waxa laleyahay hawiya lagumeya war 8 yearski u mesha qabilkas hayay maxay wax uqaban wayen tankale casimadi waxay noqotay mel laisugu cagajoleyo o marki nin an hawiye ahen xafiska jogo laleyahay unaga leh marka kanhawiyana yu xukumi ma muqdishu kaliyu unoqon almino mesha halagu kalayaco walahi waligay dowlad waxey ledahay maarag wana jeclahay inan arko lkin markan kano kale iyo dadka lafikir kaah wan kasamra Somalia

  • @oa8699

    @oa8699

    4 жыл бұрын

    Fadumo Hassan, Hawiye biyo dhexdooda ayaad ka aragtay

  • @faraxyasincabdi1478
    @faraxyasincabdi14784 жыл бұрын

    Runbuu shegay sanbaloolshe dadkaan caqligay ka walanyihiin dhulkeena an hagaajino adiguna nagu hogaami mudane

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu4 жыл бұрын

    Sanboleeshe waa geesi nlow

  • @aali8892
    @aali88924 жыл бұрын

    Wariyaha waa wasaq runta ayuu diidaa eey eey dhalay

  • @shariifwarcadaday3424
    @shariifwarcadaday34244 жыл бұрын

    Laguguma tilmaami karo siyaasi

  • @masim107
    @masim1074 жыл бұрын

    Anigu waxaan ka yaabanahay sida uu wariyuhu u cadastay in uu ka soo hor jeedo qofkan uu waraysanayo aqoontu waa inay ku xorayso hadii kale waa qasaare waayo xataa martida uu soo xushay waxaa uu ku talogalay inaay suaalo aan qiimo bandan lahay ay waydiiyaan qabiilku waa wax wanaagsan waana isir raac somalidu maada isir saxaleh dadka ingiraka waxa ku badan dadka aan xalaasha ku dhalan man aqaanaan waan qala in aad ku dayato

  • @jmk7b947
    @jmk7b9474 жыл бұрын

    Akhiru zaman sanbalooshe hawiyaha dhaladka eh waaa ka ilbaxeen reer hebalnimo siyaasada somalia waxey u gudubtay xisbiyo hurdada ka toos ceeb kugu ma ahaateen hadaad danta xawaadle u hadli laheyd waxaan dhihi laheen ninka dhiigaa qaaday xaqbadana ka maqan lkn afhawiyaa ku hadlaa nin dhintay o maanta ku beeninkarin an marqaati gashanaa saqiirada ka yeeleyn siyaasada kalsooni iyo aqoon wax kula wadaag

  • @Unknown6667
    @Unknown66674 жыл бұрын

    Mudane sanbalooshe wareeysigan kadih aadan kuu taagersanahay.Somalida weey is indhatiree ine Growe iyo Hergeisa nabad kadhigteene leeyihin muqdishi waan wada leenahay nacalaa abihiin kuyaaln.Anuga Qabiil uma hadlaayi lkn Madaxweeyne waa inu Noqdaa Mudane Thapit si muqdisho xaqeeda u hesho.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE4 жыл бұрын

    40:12. Qabyaaladdu hadday maraq tahay Aniga Mindi ayaan ku cabbaa Kuwa Qaylina EE iska dhigaya Waddaniyiinna Baaldi Wayn bay ku cabbaan..hhh Odayga Waa iga qosliyay.. Taliye Sanboloshe Tala Mahayo, Laakiin Waa Aragti loo baahnaa In laga Doodo..inakstoo Da’yarta Maanta ayna Waxaan oo kale Ka Daadagayn....

  • @zinorecord2772

    @zinorecord2772

    4 жыл бұрын

    Waa Langaab xuni inaa adeer 😂😂😂

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    Ma isweydiistay waxa amisom iyo shabaab isugu kaa kor dilayaan malin walba, beeraleydadana looga qaadayo sakawaadka? Sababta waxaad ka dhex fiirisa soomalinimada ad ku dhex sirantay

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere88814 жыл бұрын

    Caqli ilahey ha siyo

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan53834 жыл бұрын

    aqoonyahan hawiiye waa siidan oo kale un hawiiye dhankaste waaka liidatan

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa24484 жыл бұрын

    Niic niicle xamar tako tako isbaro iyado aheyd ninki baydhabo ilaa villa somalia jidka furay yu ahaa Abdullahi Yusuf miyusan aheyn mise xasan shiikh bu ahaa Kkkkkkkkkkk

  • @mohamedsalad2058

    @mohamedsalad2058

    4 жыл бұрын

    Iska aamus doqonyahay in dad maati ah oonan wax galabsan lalaayo laguma faanee

  • @habanewaikaa2448

    @habanewaikaa2448

    4 жыл бұрын

    Doqoni waa tan aan is ogeyn kkkkkkkk

  • @abassmohaa9349
    @abassmohaa93494 жыл бұрын

    Very talented journalist wilkaan love yuh sxb

  • @hdmovies6911
    @hdmovies69112 жыл бұрын

    San baloolshe waa aqoon yahan soomaaliyeed

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman8374 жыл бұрын

    Wuxuu sheegay waa suuro gal Hadalka sanbalooshe