SAGAL O DIL UGU HANJABATAY AK DEEQ GEESOD O SOY SOY KU SHEGAY...❓ AK OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW ⚖️

Музыка

Пікірлер: 46

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn2 күн бұрын

    Allaahu Akber Bini'aadan saan in uu kibro Illaah ma jeclo.

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu2 күн бұрын

    Kenyo ayey joogtaa markaas ayey ku hanjabaysaa Xabado Naagtaan waa Naag waalan walahi waxay rabtaa inay dad dhan Gumaysato aad Iyo aad bay U edeb daran tahay Gabadhaan waa jiran tahay Ninkeeda iyo mareexaankay kufaanaysay may dhaqtar geeyaan

  • @nasraarale6253

    @nasraarale6253

    Күн бұрын

    Tell her here is not somalia

  • @umumascuud3307
    @umumascuud33072 күн бұрын

    maseer iga dheh naa gabdha ha naga cunin qaraarkii qabiil buu ku so koobay

  • @Xaawo399
    @Xaawo3992 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤geesi geesi dhly daahir

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz2 күн бұрын

    Sagal ninkeda ayey burisee yaa kula heshiya

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan2 күн бұрын

    Naagta Sagal ah maa la xiro oo lagu dacweeyo erayga ah waa dilayaa waa dilayaa naagta iska qabta haddii aad dad nool tihiin

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555Күн бұрын

    Sagal waa walantahay malaha waa masersantahay😂😂😂😂😂

  • @HaweeyoAbdi
    @HaweeyoAbdi2 күн бұрын

    Adaa qanisa somalidu waxay ku mahmahda qofku wuxuu yahay ayuu ku mooda

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq2 күн бұрын

    Ar maxaa awoodaa adiga sagal ah Ooyinta cay ku qarin lkn adigey ku dhibeysaa hadii edeb yeelan wayside huuuh yaaa huuuuu Hala xiro naagtan waalan uf dheh Wax baan dilayaa qof baan ka adkahay war anaga warkaas naga daaaa sagaley ceeb kugu dhacdey

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan68142 күн бұрын

    Alle maxey sagal walatay naa edab yelo qofad ka xog badan tahay ma jirtee

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399Күн бұрын

    Waa Naag kibirtay waa lagu dacween kara hadalkaa

  • @Sulub22
    @Sulub222 күн бұрын

    Meesha dowlad miyaanay ka jir polis ma jiro

  • @rorobano6907
    @rorobano69072 күн бұрын

    Tan noocan mey eheed qeyliso yahuu

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm2 күн бұрын

    Sagal waxey ku walatey team 22 kkkkk wa cilaj cadi ah

  • @Xaawo399
    @Xaawo3992 күн бұрын

    Habargidir kadhamaaw gobanimey dad dheertahaye

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi993523 сағат бұрын

    Mamdan qabil bisika allow cafi secml

  • @luulshire1152
    @luulshire11522 күн бұрын

    Bisinka alaha ku caafiyo waaba naag jiran

  • @____0934
    @____09342 күн бұрын

    Bisinka de haded sagal waxegu waxasidnimo😅😅

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tgКүн бұрын

    War gabadha cilaaj geeya sheikh Rusheeye kharashka anaa bixiniye

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389Күн бұрын

    Waa habar fadaraa yaahuudaa

  • @zeynababdullhizeynab1769
    @zeynababdullhizeynab1769Күн бұрын

    Sagal ka dhamaata wad kuwada qafiifteene yur tiinee

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389Күн бұрын

    Dacwee marqaati waxaa kuu ah video yoowgaan

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf135821 сағат бұрын

    Nag dab ishiday madamo acudu billal mina sheydhani rajiim sagal dambige ilahey nama saro

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z2 күн бұрын

    Ma ayadoo kenya joogtay xabad kuhanjabaysaa

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389Күн бұрын

    Maantoo dhan qabiil beey ceeyneysaa waa Boosoneero jabtay uf

  • @hannahani192
    @hannahani192Күн бұрын

    Naagtaan Kalsooni daraa haysaa, naa waxiialle waayi mayside dadka amaangali, hadey kugu qabiil yihiin oo diruuf shalay kuu keentay miyaad moodey inaad iska leedahay😭

  • @abdiismacil9683
    @abdiismacil96832 күн бұрын

    Gaaasi gaaasi dhaalaay eeker

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380Күн бұрын

    Waa run teed dee sagal weyna saxan tahy ak doqon baa tahy uf

  • @zeynababdullhizeynab1769

    @zeynababdullhizeynab1769

    Күн бұрын

    Ala maxaad run sheegtay. Sagal ayey kuwada qafiifeen yur dheh kkkkkkkkkkkkk

  • @yasmiinabdi1380

    @yasmiinabdi1380

    Күн бұрын

    @@zeynababdullhizeynab1769 wlhi sagal sameyn bee ku rebtay dadkii wey wad ciyayaan bisinka xitaa comment leey midkle ninka hg wlshii buu garab tagan yahy lkn Ak ma qalbdaa tagan doqonka xuni

  • @zeynababdullhizeynab1769

    @zeynababdullhizeynab1769

    Күн бұрын

    ​@@yasmiinabdi1380wan yaabay wlhi dhabti dadkaan qabiilbay isu raaceen ek na madareen sano. Daahirkaan way xanunsantahay leh. Asagaa xanunsan is ogayna

  • @yasmiinabdi1380

    @yasmiinabdi1380

    Күн бұрын

    @@zeynababdullhizeynab1769 Haa naagtan saa u quruxda badan io kartida quruxda io lacgtaa loo quri waye m.a allow u barkeey ooisha cadowga ka qabo

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd2 күн бұрын

    Sagal wey waalatay

  • @user-uy5gi6qz4z
    @user-uy5gi6qz4zКүн бұрын

    Yaya maxa kaqaldan dey sagaley

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid22222 күн бұрын

    Horta aawey asad ??

  • @Maria28832
    @Maria28832Күн бұрын

    NAA NACAS YAHAY SAGAL HABAR WAALAN BAA TAHAY RAGA WAA XOR QOFKEEY RABAAN RAACI KARAAN OO GUURSAN KARAAN MASKAXDA HA LA GEEYO

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaidaКүн бұрын

    Ninkaaga muu kuqabsado abaayo maxa xoog miyaa waxaaada gabada hadey kutiri Saad KZread ufurato maxaad udiideeysa Saad adiga nolol ad rabtit Ayu Aya Dana urabtaa inuu qof walbo unoolado

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534Күн бұрын

    Ninkeeda maa ku filnaan wayay Ninkeeda waa sixran yahay ee marexaanka Quran hasaraan

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed48832 күн бұрын

    Dahir nagtan Hawada kasar sidi Sharma Boy

  • @zahraabdullahi3008

    @zahraabdullahi3008

    2 күн бұрын

    Dahir udhiibo xoolo laba midgaan ayaa tahay

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed48832 күн бұрын

    Faan weyna

  • @HimaadhassanJinow
    @HimaadhassanJinowКүн бұрын

    Sagal san mau maleyneynin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale34902 күн бұрын

    Naagtan Sagal la leeyahay way xanuunsan tahay cilaaj ayay u baahan tahay.

  • @IkraanCalicartan
    @IkraanCalicartanКүн бұрын

    Walayna kulaha oo yay ka xoog badan tahay 🙄😏

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701Күн бұрын

    War habartan miyay waalatay kkkk macbuudkoow war surow qoftan dabiibta maa fayoobe 😂😂😂